es
Feedback
Yaasir Marketer

Yaasir Marketer

Ir al canal en Telegram

Halkaan igala soo xiriir whatsappkaan hoose 👉 WhatsApp Link : http://wa.me/+252905053619 Waxaan ka hadlaa inta badan waxyaabaha la xiriira Online ka. @yaasirmarketer10

Mostrar más

📈 Análisis del canal de Telegram Yaasir Marketer

El canal Yaasir Marketer (@yaasirmarketer) en el segmento lingüístico de Somalí es un actor destacado. Actualmente la comunidad reúne a 30 392 suscriptores, ocupando la posición 6 310 en la categoría Educación y el puesto 338 en la región Somalia.

📊 Métricas de audiencia y dinámica

Desde su creación el невідомо, el proyecto ha mostrado un crecimiento acelerado, reuniendo a 30 392 suscriptores.

Según los últimos datos del 25 agosto, 2026, el canal mantiene una actividad estable. En los últimos 30 días la variación de miembros fue de -327, y en las últimas 24 horas de 1, conservando un alto alcance.

  • Estado de verificación: No verificado
  • Tasa de interacción (ER): El promedio de interacción de la audiencia es 11.05%. Durante las primeras 24 horas tras publicar, el contenido suele obtener 2.33% de reacciones respecto al total de suscriptores.
  • Alcance de las publicaciones: Cada publicación recibe en promedio 3 357 visualizaciones. En el primer día suele acumular 709 visualizaciones.
  • Reacciones e interacción: La audiencia responde de forma activa: el promedio de reacciones por publicación es 27.

📝 Descripción y política de contenido

El autor describe el recurso como un espacio para expresar opiniones subjetivas:
Halkaan igala soo xiriir whatsappkaan hoose 👉 WhatsApp Link : http://wa.me/+252905053619 Waxaan ka hadlaa inta badan waxyaabaha la xiriira Online ka. @yaasirmarketer10

Gracias a la alta frecuencia de actualizaciones (últimos datos recibidos el 26 agosto, 2026), el canal mantiene la vigencia y un amplio alcance. La analítica demuestra que la audiencia interactúa activamente con el contenido, lo que lo convierte en un punto de referencia dentro de la categoría Educación.

30 392
Suscriptores
+124 horas
-417 días
-32730 días
Archivo de publicaciones
🎉 Hambalyo 🎉 $19-kii ugu horreeyay ayuu kasameeyay ardaygan CJ affiliate asagoo dawaday course keena cj aan kaga hadalnay w
🎉 Hambalyo 🎉 $19-kii ugu horreeyay ayuu kasameeyay ardaygan CJ affiliate asagoo dawaday course keena cj aan kaga hadalnay waa bilow wanaagsan. 💰 Adigana waad bilaabi kartaa haddii aad rabto sida cj loga shaqeesto oo aad tallaabada koowaad uqaaddo. 📚 Course-ka halkan ayuu ku yaallaa kadawo 👇 https://youtu.be/ZxclNldcwAQ?si=qhCctvIYhbvdZsjl

arday ku dayasho mudan
+1
arday ku dayasho mudan

lasoco part 3 caawa

lasoco course ka part 23 bisha habeen dambe sidookale taas oo aad si fiican u baratay affiliate marketing iyo adsense si fiican looga shaqeesto 👍 bishaan ardayda iyo qof walba tartan ayaa la rabaa dhaco qof walba adsense soo aqablo halkan ayaan soo dhigi doona 👍 adsense waa shay aad u qiima badan qiima fiicana jooga xitaa hadii aad iskasii iibineeso 👍 hadii aad isticmaalaysana kasii fiican lasoco course ka habeeb dambe

part course ka waa kan hoose https://youtu.be/s-Xp14u5wzA
part course ka waa kan hoose https://youtu.be/s-Xp14u5wzA

muuqaal dhiirigalin ah bilaw xirfada affiliate marketing ama adsense✅

lasoco course ka qaybtii 2aad

✅ lasoco courae kaan part 2 sidookale course kii cj dhamaan ardayda ha ila soo wadaagto lacagaha ka sameeyeen course kaan hada inoo socda waxaan diirada saareena adasnse 100% sidookale cj wa ku isticmaali kartaa iyo shirkad kasta oo affiliate marketing ah ✅

👍 jimce wanaagsan fursada maanta service ka website blogg iyo affiliate marketing service kaas wa diyaar

masha allah wa ardayda course ka u dambeeyay cj qaadatay kaas leaad ku sameeyay 750 hambalyo 👍 ardayda kale ilaso wadaaga ✅
masha allah wa ardayda course ka u dambeeyay cj qaadatay kaas leaad ku sameeyay 750 hambalyo 👍 ardayda kale ilaso wadaaga ✅

lasoco course ka cusub habeen dambe insha allah Qeybtii 1aad ✅

Mensaje de voz01:07

Hambalyo ✅ lasoco bishan course ka bilaabanaya cusub ✅ ardayda guuleesatay whatsappka ha igala soo hadasho
Hambalyo ✅ lasoco bishan course ka bilaabanaya cusub ✅ ardayda guuleesatay whatsappka ha igala soo hadasho

GUULEYSTAYAASHA FREE WEBSITE Affiliate Marketing Course – Special Recognition Bil kasta waxaan abaalmarinaynaa 3 qof oo si dh
+2
GUULEYSTAYAASHA FREE WEBSITE Affiliate Marketing Course – Special Recognition Bil kasta waxaan abaalmarinaynaa 3 qof oo si dhab ah uga qaybqaata course-ka, daawada casharrada, kana bixiya comments macno leh oo ka tarjumaya waxa ay ka barteen kana faa’iideen 4-ta muuqaal ee course-ka. Abaalmarinta: FREE PROFESSIONAL WEBSITE Guuleystayaasha Bishan: 🏆 @Khalkarecap 🏆 @mystic3dstories 🏆 @nuursomaliofficial1648 Comments-kiinna qiimaha leh iyo sida aad uga hadasheen casharrada 4-ta muuqaal waxay muujinayaan inaad si dhab ah uga faa’iidaysateen course-ka. Ha ka maqnaan! Bil kasta waxaa la dooranayaa 3 qof oo cusub. Learn • Build • Grow • Earn Presented by Yaasirmarketer

🏆 GUULEYSTAYAASHA FREE WEBSITE Affiliate Marketing Course – Special Recognition Bil kasta waxaan abaalmarinaynaa 3 qof oo si
+1
🏆 GUULEYSTAYAASHA FREE WEBSITE Affiliate Marketing Course – Special Recognition Bil kasta waxaan abaalmarinaynaa 3 qof oo si dhab ah uga qaybqaata course-ka, daawada casharrada, kana bixiya comments macno leh oo ka tarjumaya waxa ay ka barteen kana faa’iideen 4-ta muuqaal ee course-ka. 🎁 Abaalmarinta: FREE PROFESSIONAL WEBSITE 🎉 Guuleystayaasha Bishan: 🏆 @Khalkarecap 🏆 @mystic3dstories 🏆 @nuursomaliofficial1648 👏 Comments-kiinna qiimaha leh iyo sida aad uga hadasheen casharrada 4-ta muuqaal waxay muujinayaan inaad si dhab ah uga faa’iidaysateen course-ka. 📌 Ha ka maqnaan! Bil kasta waxaa la dooranayaa 3 qof oo cusub. 🚀 Learn • Build • Grow • Earn Presented by yaasirmarketer Agency

Jimce wanagsan 👍 2 arday waa arday kamid ah kuwii guuleestay kuwaas oo aan u dhameeyay website koodii ✅ 3 guuleesta bishab d
+1
Jimce wanagsan 👍 2 arday waa arday kamid ah kuwii guuleestay kuwaas oo aan u dhameeyay website koodii  ✅ 3 guuleesta bishab dhamaatayna halkan kala soco ✅ kuwaas oo heli doono website qurux badan 👍