cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Jowharadi qalbiga❤☘💡🥀

Qora 🖋dhiragalin ✅ereyo jeceyl ❤⛓gabayo hal abuur🖤urahyo wacan Dajiyaha wadnaha io qalbi deeqa weyo manku daweya ⛓🖇❤

Mostrar más
Finlandia979El idioma no está especificadoReligión y espiritualidad15 061
Publicaciones publicitarias
6 158
Suscriptores
-224 horas
+847 días
+32730 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk
Mostrar todo...
Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 89 chats.

Waxaan Uxiisa qabaa inan Mar uun laabtaada galo Cidlada Iyo Gali Ahaanshaha wan Ku Daalayyy Jacaylkuna Qalbigayga ayuu Dab Ku Shidaya Aan Damaynin la,aanta😢❤️🫂
Mostrar todo...
5🥰 1
Wax Aqrisku wuxuu Kordhiyaa Maskaxda Bini,adamka Sido kale Garaadkaaga Iyo waya Aragnimadaada way Siyadee Hadii aad Tahayy mid wax Aqriyo✍❤️
Mostrar todo...
7
Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk
Mostrar todo...
Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 89 chats.

Jacaylku Waa Nolol Qurux badan Markii Kalsoonidiisu Buuxdo LakiN MAR Hadii Kalsoonidu Lunto Waa Rafad Iyo Dhib🥹💔
Mostrar todo...
😢 6🔥 1
Isirkaagu waxa uu galaa. Odaya waa,weyne❤️🫶 Adigaa Suldaankii Arliga Iyo Ahaa Aarka Dunidane🦁❤️ Waxaan Kuu Ahaan oori iyo Aaya Nololeede👸🫂❤️ Adigaa Mcn Noo Arimin Oon Ku Eegtaaye✍❤️ Kumanan Anaa Kala Baxay Waygu kaligaaye❤️🫀 Hadii Aad Afqaadayso ood Ehelkq Gaarayso😘❤️ Ood Aabe iyo Utagi Odayadeeniba❤️🤴 waa eebe Mahadii hadad Noo Ariminayso❤️C❤️
Mostrar todo...
10👍 2😘 1
Isirkaagu waxa uu galaa. Odaya waa,weyne❤️🫶 Adigaa Suldaankii Arliga Iyo Ahaa Aarka Dunidane🦁❤️ Waxaan Kuu Ahaan oori iyo Aaya Nololeede👸🫂❤️ Adigaa Mcn Noo Arimin Oon Ku Eegtaaye✍❤️ Kumanan Anaa Kala Baxay Waygu kaligaaye❤️🫀 Hadii Aad Afqaadayso ood Ehelkq Gaarayso😘❤️ Ood Aabe iyo Utagi Odayadeeniba❤️🤴 waa eebe Mahadii hadad Noo Ariminayso❤️🫂

Buugii Xubiga Baryahan ma qorin Jacaylkii Bogiyo beerkayga dagayy Oo Bilayska Iyo Bukaankan ibadayy Burhaantii Cishqiga Baylah igu rido. Waxaan baafiyaba wan ka baaqday oo Buur Aan Jabayn baa Na kala xirtee. Byy byyy wll🥹💔
Mostrar todo...
4🥰 1
Fiiri Qof walba Meesha uu Ku Dhigay Dhig Dareensii In illahey mooye. Cid kale wax uga baahnayn❤️🥹Naftaada ood Ixtimaanto Iyo alle ood Tala saarato Wax kaaga Ficn Ood samayn laheed ma jirtee Marna aadmi haysku Dhaginin✍❤️
Mostrar todo...
13🥰 1