cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Dhigaal

Yoolka adduunka.

Mostrar más
Finlandia1 514El idioma no está especificadoReligión y espiritualidad23 674
Publicaciones publicitarias
3 974
Suscriptores
+2524 horas
+627 días
+19230 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Photo unavailableShow in Telegram
Aasaasaha shirkadda Amazon, Jeff Bezos. Waxa uu maalintaa ka shaqaynayay riyadiisa ah inuu yeesho shirkad mustaqbalka uu leeyahay. Gidaarka ayuu ku qoray, shirkaddiisa magaceeda. Miisyar ayaa u yaala. Dhanka kale waxaa aan muuqan kabadh uu buugaagta ku guran jiray, oo wax akhriska ayuu aad u jeclaa. Maantase riyadiisii wuu ka midha dhaliyay. Haddii aanu shalay dedaalkaa iyo naf hurkaa bixin lahayn, maanta wuxuu ahaan lahaa qadaa ma dharge, nolosha la lagtama. Ilaahayna qolkaaga haka yeele, waxa aad bilaabayso ku bilaw. Waar noloshu waxay garab gashaa ninka soo orday ee ay inyari u hadhay, balse qof fadhiya oo aan orodba isku dayin, lama hadasho.
Mostrar todo...
👍 1
🔴🔴
KULMIS
🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 96 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah: Barashada Quraanka kariimka. 👇👇👇👇👇 Ma joogtaa wadamada Europeanka ama amerika ama wadamada carabta. Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Oo barashaada Quraanka ah Halkan hoose iska diwaan gali 👇👇👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/h3vQESiP3J02Yjc0
Mostrar todo...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 96 chats.

Photo unavailableShow in Telegram
" Nabi ayuub cs wuxuu samrayey( Dulqaatay ) 18 sano " " Nabi Yuusuf cs wuxuu samrayey( Dulqaatay ) 13 sano " " Nabi muuse cs wuxuu samrayey( Dulqaatay ) 40 sano " " Nabi Yacquub ce wuxuu samrayey( Dulqaatay  ) 14 sano " Wuu ku aqbali doonaa Ilaahay wuuna ku siin doonaa waxaa rabto ee haka quusan wax waydiisigiisa.
Mostrar todo...
5
Qodobbo muhiima _________ 1. Ma jiro qof u imanaya inuu ku badbaadiyo. Kac oo noqo geesiga naftaada. 2. Weligaa qofna ha ku qasbin inuu ku doorto. Waxaad baran doontaa farshaxannimada ah, inaad waqtigaaga aad keligaa ku qaadanlahayd. 3. Baro shucuurtaada/dareenkaaga caadifadeed. Maskaxda degan ayaa xamili karta xaalad kasta. 4. Si aad uga fogaato niyad jabka, waxaad u baahan tahay inaad dadka u qaadato kuwa aan ahayn waxaad rabto inay noqdaan. 5. Qof kastaa wuu ku tusi doonaa cidda uu yahay, ee sii wakhti. 6. Naftaada ayaad nabad kula jirtaa marka aad ka fikirto ganacsigaaga. 7. Hubi inaad si wanaagsan u daryeesho naftaada, haddii ay wax kugu gaadhaan, dunidu way socon doontaa. 8. Qofna kuma danaynayo ee, ku dedaal si aad maalin walba wax adiga kaamida u hagaajinlahayd. 9. Hadii aad ka shaqayn waydo inaad riyadaada dhisto, qof ayaa ku shaqaaleysiin doona oo ku siin doona sabab aad ugu shaqayso. 10. Ka xorow talada ay ku siiyaan dadka kala duwani, badankoodu ma garanayaan waxay doonayaan iyo waxay diidayaanee. 11. Noloshu sugimayso inyaad caadiga ama wax isugu kaa toosayaan. Subax walba kac oo u dedaap riyadaadda. 12. Waligaa talo haka qaadan dadka aan ku noolayn sidaad rabtay inaad u noolaato. Almacnow waar qof aan heer wanaagsan gaadhin talo haka qaadan. 13. Noloshu 100% way ka wanaagsantahay, marka aanay cidina waxba kaa ogayn. 14. Waxaad noqonaysaa 10x jeer oo laban laaban mid ka caqli badan, markaad iska dayso dhagaysiga wararka iyo mawduucyada siyaasadda la xidhiidha, aad ka saarto noloshaada. 15. Waxaad u baahantahay inaad caqligaaga adeegsato si aad fursadahaaga nololeed usoo baxaan. Waar waligaa hasugin cid intay guriga kuugu timaaddo, guul ku gaadhsiinaysa.
Mostrar todo...
💯 3
Photo unavailableShow in Telegram
Photo unavailableShow in Telegram
Maalinta aad ninka ragga ah noqotay, waa maalinta aad boorsadaada ka xidhxidhato gurigiinna. Aadna wajahdo duufaannada noloshada. Maalinta aad culayska walaashaa ka qaaddo, dhar maydhistaadii hadba mid aad soo wasakhayn jirtay. Koolkoolintii hooyo ee ahayd ha dhicin ha jabin. Cuntadii aad ku maagi jirtay ee meeday aad o dhan jirtay. Dhammaan noloshii aad adigu boqorka ka ahayd marka aad bannaanka uga baxdo ayaad noqonaysaa qof nool oo jira. Ee bax oo soo arag nolosha dabadda ka jirta, haddaad nin ragatahay.
Mostrar todo...
💯 4
https://t.me/addlist/cWNOybPhgqM3NWI8 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad2 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
Mostrar todo...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 98 chats.

Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
Mostrar todo...
💻 ONLINE MARKET⌨
📖 TAFSIIRKA QURANKA
تعلم اللغةالعربية 📕
📕 تعلم حديث
🌙 التقويم الهجري
🕋 QUR'AN REMINDER
📚 Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA 🖼
LEARN ARABIC WITH MUSAB 📚
ENGLISH CONVERSATION 📙
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
🖥IIBIYE ONLINE🖨
XIFDINTA QUR'ANKA
✊Team kordhis🫠
🤝ADMIN
Photo unavailableShow in Telegram
Tajikistan ayaa lagu soo waramayaa inay mamnuucday xijaabka iyo dabaaldegyada ciida, iyadoo ku dhawaaqday dhaqan shisheeye. Wadanku waxa uu sidoo kale xadiday magacyada ilmaha islaamka ah loo bixinayo, waxaanay soo jeediyeen in DNA laga qaado si looga hortago guurka dadka ilmaadeerkaa, waxaanay il gaara ulahaadeen masaajidada hadii ay dhacdo kooxaha xagjirka ah. Haddii maamulku uu u janjeedho dhanka reer galbeedka, ma aqbalayaan in Islaam iyo wax la mida la isku dabaqo.
Mostrar todo...
💯 2
Photo unavailableShow in Telegram
Waxaan kugula talin lahaa walaal inaae social media ka dhex baxdo haddii aad nolol horu mar ah leedahay. Kaliya isticmaal kuwo aad wax ka faa'iidayso. Insha Allah habeen danbe ayaynu soo dhigaynaa Youtube-keenna saamaynta ay leedahay, in aad 10 saacadood maalin walba is ticmaasho social media. Si aad ula socoto oo aadan hadhow u Search garayn, waakan Link-giisii hoose. https://youtube.com/@dhigaal-media?si=xzP9Ixyd1fp2UrHJ
Mostrar todo...
💯 2 1
Elige un Plan Diferente

Tu plan actual sólo permite el análisis de 5 canales. Para obtener más, elige otro plan.