cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

GEERAAR JACEYL CHENNEL 2022

Geeraar jacayl ♥️ Geeraar amaan Geeraar qalin Jabin Geeraar aroos Geeraar dhiirigalin Erayo jacayl ❤️ Xigmad jacayl ♥️ Oraah jacayl ❤️ Intaba waxaad ka helaysaa @geeraarjacayl . Ku soo biir: geeraarojaceyl .♥️❤️😍✅✅

Mostrar más
Somalia7El idioma no está especificadoReligión y espiritualidad7 373
Publicaciones publicitarias
12 265
Suscriptores
+4324 horas
+3297 días
+1 37330 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Part 1 LAMAAANE Abdinuur Ayaaneey abaayo Adigaan ku doorto Ashqaraar walaal Adduunka kaa rabaa Ee aadmi kale huuno Ha iga aadin ee Ani Ila dhiso bal aqal .. Ayaan jawaab .. Aqbal waan ajiibee Aboowe adiga ayaa Igu abuuray Caashaqa Ee arooska noo keen Aan aqal dagneeee ! Lamaanaha sidan Rabo magaca ha soo qoraan waa loo sameynaa 🥰 @geeraarjaceyl !
Mostrar todo...
2
Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk
Mostrar todo...
Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 89 chats.

CALAF DOON soo qor fariin jaceyl adiga oo qalbiga ka hadlaayo waxaa ku soo jawaabaayo qof kaloo kula mid ah . Baarakalah ♥️ @GeeraarJacayl Anigaa bilaabaayo . ( Dhabtii waan u xiisay agtaada, waxaadna tahay boqorad lama helaan ah, uma maleynaayo in aan helaayo adoo kale ) .
Mostrar todo...
🤣 7🤔 2👍 1
Soo dhawaada xaliimooyinka love saara ♥️ Is MUUJIYA ❤️ @Geeraarjacayl
Mostrar todo...
4
Waan dareemay jaceylka Kolka aan ku daneeyey Adoo aanan durkeyne Dawo laabta u kaalay 🌷 @GeeraarJACAYL
Mostrar todo...
😍 2
Soo qabo magaalo ama gobol ka bilowda xarafka ( B ) @geeraarjacayl
Mostrar todo...
🤣 4
Yoolkaaga haw sheegin Qof yabaalsanaan jiray Ka yarayso hadalkaaga @GeeraarJACAYL
Mostrar todo...
10👏 1
Hadii lagula dabagalo Xumo lagula day,dayo Ha,qaniinin dabinte Udulqaado aadmiga🤕✍
Mostrar todo...
8👍 1
Part 2 Lamaanaha is jecel dalabkooda 🌷 @Geeraarjacayl nagu soo biir
Mostrar todo...
👍 2 1
DALABKA LAMAANAHA 🌷 Soo dalbo xarafka aad ka bilaabataan adiga iyo lamaanahaaga . @geeraarjacayl
Mostrar todo...
👍 2