es
Feedback
Hanuuniye🌍

Hanuuniye🌍

Ir al canal en Telegram
1 028
Suscriptores
Sin datos24 horas
-17 días
-1830 días

Carga de datos en curso...

Nube de Etiquetas
Sin datos
¿Algún problema? Por favor, actualice la página o contacte a nuestro gerente de soporte.
Menciones Entrantes y Salientes
---
---
---
---
---
---
Atraer Suscriptores
oct '24
octubre '240
en 0 canales
septiembre '24
+19
en 0 canales
Get PRO
agosto '24
+9
en 0 canales
Get PRO
julio '24
+1 116
en 0 canales
Fecha
Crecimiento de Suscriptores
Menciones
Canales
22 octubre0
21 octubre0
20 octubre0
19 octubre0
18 octubre0
17 octubre0
16 octubre0
15 octubre0
14 octubre0
13 octubre0
12 octubre0
11 octubre0
10 octubre0
09 octubre0
08 octubre0
07 octubre0
06 octubre0
05 octubre0
04 octubre0
03 octubre0
02 octubre0
01 octubre0
Publicaciones del Canal
DUCADA WEYSADA KA HOR👇 بِسْمِ الله = Bismillaah Magaca ilaahay ayaan ku bilaabayaa

2
DUCADA KASO BIXIDA SUULIGA👇 غُفْـرانَك =Qufraanaka =Allow dambi dhaafkaaga ayaan ku waydiisanayaa
417
3
DUCADA GALIDA MASQUSHA (SUULIGA)👇 بِسْمِ الله) اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوْذُ بِكَ مِنَ الْخُبُثِ وَالْخَبَائِثِ) =Bismillaah al
DUCADA GALIDA MASQUSHA (SUULIGA)👇 بِسْمِ الله) اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوْذُ بِكَ مِنَ الْخُبُثِ وَالْخَبَائِثِ) =Bismillaah allaahumma innii acuudu bika minal khubthi wal-khabaaith =Magaca ilaahay,ayaan ku galayaa, allow waxaan kaa magan galayaa shaydaanka kiisa lab iyo kiisa dhadigba
619
4
WAXA UU ODHANAYO QOFKU MARKU ISKA BIXINAYO DHARKA 👇🗣️ بِسْمِ الله =Bismillaah =Magaca ilaahay {ayaanku siibayaa}
WAXA UU ODHANAYO QOFKU MARKU ISKA BIXINAYO DHARKA 👇🗣️ بِسْمِ الله =Bismillaah =Magaca ilaahay {ayaanku siibayaa}
418
5
DUCADA QOFKA XIDHEY MARO CUSUB👇 تُبْـلي وَيُـخْلِفُ اللهُ تَعَالى =Tublii wa yukhlifullaahu tacaalaa =Waad dhammaynaysaa, il
DUCADA QOFKA XIDHEY MARO CUSUB👇 تُبْـلي وَيُـخْلِفُ اللهُ تَعَالى =Tublii wa yukhlifullaahu tacaalaa =Waad dhammaynaysaa, ilaahayna badalkiisa ayuu keeni
354
6
https://t.me/faafiye001
433
7
DUCADA XIDHASHADA MARADA CUSUB👇 اللّهُـمَّ لَـكَ الحَـمْـدُ أنْـتَ كَسَـوْتَنيهِ، أََسْأََلُـكَ مِـنْ خَـيرِهِ وَخَـيْرِ مَا
DUCADA XIDHASHADA MARADA CUSUB👇 اللّهُـمَّ لَـكَ الحَـمْـدُ أنْـتَ كَسَـوْتَنيهِ، أََسْأََلُـكَ مِـنْ خَـيرِهِ وَخَـيْرِ مَا صُنِعَ لَـه، وَأَعوذُ بِكَ مِـنْ شَـرِّهِ وَشَـرِّ مـا صُنِعَ لَـهُ =Allaahumma lakal-xamdu anta kasowtaniihi,as-aluka min khayrihi, wa khayri maa sunica lahu, wa acuudu bika min sharrihi,wa sharri maa sunica lahu =Allow mahad baa kuu sugnaatay, adigaa ii xiray (maradan) , waxaan ku waydiisanayaa khayrkeeda iyo khayrka loo sameeyay, waxaana kaa magangalayaa sharkeeda iyo sharka loo sameeyay
443
8
DUCADA XIDHASHADA DHARKA👇 الحمدُ للهِ الّذي كَساني هذا (الثّوب) وَرَزَقَنيه مِنْ غَـيـْرِ حَولٍ مِنّي وَلا قـوّة =Alxamdu li
DUCADA XIDHASHADA DHARKA👇 الحمدُ للهِ الّذي كَساني هذا (الثّوب) وَرَزَقَنيه مِنْ غَـيـْرِ حَولٍ مِنّي وَلا قـوّة =Alxamdu lillaahilladii kasaanii haadaa, {al-thawba} wa rasaqaniihi min qayri xawlin minnii walaa quwwah =Mahad waxaa leh allihii ii xidhay maradan, iguna arsaaqay iyadoon jirin, xeelad iyo awood ka ahaatay dhankayga
394
9
DUCADA (4) EE LA AKHRIYO MARKA HURDADA LAGA SO TOOSO👇 4.إِنَّ فِي خَلْقِ السَّمَوَاتِ وَالأَرْضِ وَاخْتِلاَفِ اللَّيْلِ وَالنَّهَارِ لآيَاتٍ لأُوْلِي الألْبَابِ {190} إلي أخرالسورة وهي آل عمران =Inna fi khalqi samawati wa-l-ardi wa khtilafi l-layli wa n-nahari la-ayatin li-uli-l-albab =Ayaada 190 ee surada 'Aala cimraan' ilaa dhamaadka suurada
400
10
DUCADA (3) EE LA AKHRIYO MARKA HURDADA LAGA SO TOOSO👇 3. الحمدُ للهِ الذي عافاني في جَسَدي وَرَدّ عَليّ روحي وَأَذِنَ لي بِذِكْرِه =Al-xamdu lillaahi, alladii caafaanii fii jasadii, wa radda calayya ruuxii, wa adina lii bidikrihi =Mahad ilaahaybaa leh, allihii ii caafimaadiyey jidhkayga, iina soo celiyey ruuxdayda, iina ogalaaday xusiddiisa
429
11
DUCADA ( 2 ) EE LA AKHRIYO MARKA HURDADA LAGA SO TOOSO👇 2.لا إلهَ إلاّ اللّهُ وَحْـدَهُ لا شَـريكَ له، لهُ المُلـكُ ولهُ الحَمـد، وهوَ على كلّ شيءٍ قدير، سُـبْحانَ اللهِ، والحمْـدُ لله ، ولا إلهَ إلاّ اللهُ واللهُ أكبَر، وَلا حَولَ وَلا قوّة إلاّ باللّهِ العليّ العظيم , رَبِّ اغْفرْ لي =Laa ilaaha illallaahu waxdahu, laa shariika lahu, lahul mulku wa lahulxamdu wa huwa calaa kulli shey-in qadiir,subxaanallaah, wal-xamdu lillaah, wa laa ilaaha illallaahu, wallaahu akbar, walaa xawla walaa quwwata illaa billaahi al-caliyyi al-cadiim rabbi iqfirlii =Ilaah xaq lagu caabudo majiro ilaahay mooyee, kaligii cid wax la wadaagtana ma jirto, wuxuu leeyahay boqornimo, wuxuuna leeyahay mahad, wax kastana wuu awoodaa, illaahaybaa ka huffan xumaan,mahadna leh, ahna ilaaha xaq lagu caabudo, allaana weyn, xeelad iyo awoodna waxay u sugnaadeen allihii sareeyay ee weynaa , rabiyow ii dambi dhaaf
531
12
Ducoyinka La Akhriyo Marka Hurdada Laga So Kaco 👇4 duco 1. الحَمْـدُ لِلّهِ الّذي أَحْـيانا بَعْـدَ ما أَماتَـنا وَإليه النُّـشور =Al-xamdu lillaahi alladii axyaanaa bacda maa amaatanaa, wa ilayhinnushuur =Mahad waxaa iska leh allihii na nooleeyay intuu na oofsaday kadib, xaggiisuuna ahaaday soo bixitaanku(maalinta qiyaamaha)
515