cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

U-FIIRSO 🫵

Saacadii wareegtaba qofna weey dhibaysaa qofna waay dhayaysaa.💔😔 YouTube || www.youtube.com/@OGAALBULSHO

Mostrar más
El país no está especificadoEl idioma no está especificadoMotivación y presupuesto8 156
Publicaciones publicitarias
3 555
Suscriptores
+324 horas
+217 días
+6230 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Sida aynu horay usoo sheegnay waxaa inoo billaw ah Dawro lagu baranaayo luuqada carabiga Gaar ahaan fanniga naxwaha iyo sarfiga Marka halaga faaidaysto Cidaad wanaaga lajiceshahay sii gaadhsii 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://t.me/duruustasheekhmaxamadnuur
Mostrar todo...
قناة الشّيخ محمد نور إبراهيم

Qanaatkan waxaan ugu talo galnay inaan kusoo gudbino duruusta fadiilatu sheekh muxamed nuur Ibrahim Lasocod wanaagsan

https://t.me/duruustasheekhmaxamadnuur

Photo unavailableShow in Telegram
Kama dhigna dhibatooyinkan kugu dhacayo in uu Allah ku jeclayn balse ogow الله سبحانه وتعالى wuxuu imtixana qofka uu jecelyahy maxaa ka wangsan haduu Allah ku jeclaado YAASALAAM🥹💕ku qanacsanow noloshaada oo dheh الحمد لله mahad oo dhan Allaah ayay u sugnatay Sabar oo noqo qof Allaah ku xeran📿 mar walba Malmihii wacna way imanayan insha Allah 😊 Nafteyda iyo naftiinaba Waxan u dardarmayaa Alle  ka cabsiga🍂 https://t.me/duruustasheekhmaxamadnuur
Mostrar todo...
👍 2
🌕- 5 talo oo ku saabsan horumarka nafta: 1️⃣- Xusuusnow in maalin kasta ay tahay fursad cusub oo aad naftaada kaga fiicnaan karto. Ka faa'iidayso oo dadka kale u noqo dhiirigelin. 2️⃣- Guushu waxay bilaabataa marka aad ka gudubto xadkaaga shakhsi ahaaneed oo aad ka baxdo aagga raaxada. Ka dhig caqabadaha qayb ka mid ah safarkaaga guusha. 3️⃣- Ha u ogolaan dadka kale inay qiimeeyaan qiimahaaga. Waxaad leedahay awood iyo karti aad ku gaarto weynaanta Naftaadu. 4️⃣- Ku raaxayso safarka oo ha saarin oo kaliya meesha ugu dambeysa. Tallaabo kasta oo aad qaado waxay kuu soo dhawaynaysaa riyadaada. 5️⃣- Xusuusnow in aad awood u leedahay in aad wax ka beddesho oo aad ku guulaysato noloshaada iyo nolosha dadka kale. Ha dhayalsan awoodaada iyo saamayntaada https://t.me/duruustasheekhmaxamadnuur Join dheh
Mostrar todo...
قناة الشّيخ محمد نور إبراهيم

Qanaatkan waxaan ugu talo galnay inaan kusoo gudbino duruusta fadiilatu sheekh muxamed nuur Ibrahim Lasocod wanaagsan

https://t.me/duruustasheekhmaxamadnuur

👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
MIYAYSAN SHARAF AHAYN IN ALLE S.W.T GACANTIISA KUGU ABUURAY Abtirsinyaha adanaha, qowmiyadaha, dawladaha, qabilada waxa ka rasmi san oo run ah, abtirsiin xaqiqiga ah ee ah meesha aan ka nimid oo ciidda iyo ruuxda ah. Soo kuguma filla inaad tiraahdo waxaan ku faanayaa in Eebbe gacantisa igu aburay, ruuxdisana igu afuuday, isagaas ayaan ku xirnaanaya. Waa Alle aan wax waayin, laga adkan, wax loo sheegin, wax ku cuslaan, aan walwal iyo armaa lagaa gulaystaa aysan ku jirin. Haddii aad rabto millions dollar oo lacag ah, Alle si sahlan oo u dhiganta “Kun” (Ahow) ayu kugu siin karaa. Hadaba isku xir Allahas intii aad ku xirnaan lahayd qabiil iyo dawlad iyaguba faqri iyo dulli ka baqaya Ha is yaraysan ma yarid. Ha baqin kaligaa ma tihid ee waxad leedahay Eebbe hodan ah, awood leh, xakiima oo yaqaana wax walba halka ay ku habboon yihiin. https://t.me/duruustasheekhmaxamadnuur
Mostrar todo...
WARBIXIN SIDAANO HORAY USOO SHEEGNAY QANAATKAN WAXAANU UGU TALI GALNAY INAAN KUSOO GUDBINNO DURUUSTA 《 FADIILATU SHEEKH MAXAMAD NUUR IBRAAHIM 》 WAXAYKA KAKOOBAN TAHAY LABO MUSTAWE 《MUSTAWAHA 1aad》 {1} MATNUL AJRUUMI {2} TUXFATU ALSANIYYAH {3} ICRAABUL AJRUUMI {4} NADMUL CIMRIIDI {5} KAWAAKIB 《MUSTAWAHA 2aad》 {1} LAAMIYAHA ALAFCAAL {2} XADIIQATU ALSARFI {3} MULXATUL ICRAAB {4} IBNU MAALIG DURUUSTA WAXAA LASOO GALIN SADDEX CISHO 《1》ARBACDA 《2》KHAMIISTA 《3》JIMCAHA WAQTIGA LASOO DHIGAYO 4:30 https://t.me/duruustasheekhmaxamadnuur
Mostrar todo...
قناة الشّيخ محمد نور إبراهيم

Qanaatkan waxaan ugu talo galnay inaan kusoo gudbino duruusta fadiilatu sheekh muxamed nuur Ibrahim Lasocod wanaagsan

https://t.me/duruustasheekhmaxamadnuur

Photo unavailableShow in Telegram
"Waan Jeclaan Lahaa In aad Halkaanna Nagu Wehlisaan👇 Www.youtube.com/@ogaalbulsho Subscribe 👍
Mostrar todo...
1.*Gaaritaanka yoolalkaaga*: Qofkii aan shaqada sii wadin uusan ka dhigin mid la joogteeyo ma gaari karo yoolkiisa, ha yaraato ama ha weynaato hadafyadaasee. 2.*Helitaanka khibrad*: Qofku mar kasta oo uu sii wato shaqadiisa, waxa sii kordhaaya waayo-aragnimada uu ka helayo shaqadan, taas oo ka caawisa in uu si fiican u barto una horumariyo waxqabadkiisa. Waa ay badan faa'idooyinka laga helo joogtaynta shaqada. Laakiin waxaa faa'iido leh oo ah inaad fahamto ayaa ah in shaqada aan qabanayno aan u qaybino qaybo yaryar, taas oo noo sahlaysa in aan dhamaystirno iyada oo aan dareemin caajis ama daal. Tan kale oo muhiimka ah ayaa ah in la sabro oo loo adkaysto, oo aan la niyad jabin marka ay dhibaato soo wajahdo ama aan aragno wax khalkhal galiya nolosheena. https://t.me/duruustasheekhmaxamadnuur
Mostrar todo...
قناة الشّيخ محمد نور إبراهيم

Qanaatkan waxaan ugu talo galnay inaan kusoo gudbino duruusta fadiilatu sheekh muxamed nuur Ibrahim Lasocod wanaagsan

https://t.me/duruustasheekhmaxamadnuur

Photo unavailableShow in Telegram
*JOOGTAYNTA CAMALKA* *أحب الأعمال إلى الله، أدومها وإن قلّ.* | Abii hurayra : Waa xadiis Saxiix ah. Wuxuu yiri Rasuulka scw "Camalada loogu jecel yahay xagga Eebe waa kan la joogteeyo, haba yaraadee" Camalka Alle loogu jecel yahay dabcan waa camal Alle raali-galiya uu jecel yahayna waa *ficilada uu qofku sii wado oo aanu ka daalin*, *consistency* Xitaa haddii ay yar tahay oo falalkani ay yar yihiin. Xaqiiqdii shaki kuma jiro in sii wadida camalada ay aad muhiim u tahay, faa’iidooyin badana ay leedahay waxaa kamid ah: https://t.me/duruustasheekhmaxamadnuur Waa meel lagu barto luuqada carabiga Gaar ahaan fanniga naxwaha iyo sarfiga https://t.me/duruustasheekhmaxamadnuur
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
Hogaamintu maaha cabir ee waa karti iyo maskax. 💯✅ 🧏‍♂️ https://t.me/duruustasheekhmaxamadnuur Waa .eel lagu baranayo luuqada carabiga
Mostrar todo...
1