🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎
Ir al canal en Telegram
Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏
Mostrar más4 548
Suscriptores
-824 horas
-287 días
-15030 días
Archivo de publicaciones
Wali janada maan arag
Ajashayna lama goyn
Inta iilka lay dhigay
Kama tegin adduunkana
Waxse aan ka marag ahay
Ifka janada taaliyo
Naxariista aan gudhin
Inay hooyo uun tahay.❤️✨
*
#Hooyo_macaan* ❤️🥰
Waxa jiro Ubaxyo qurux badan balse aan lahahyn wax udgoon ah, sidaasi si lamida waxa jiro Qalbiyo wanaagsan balse aan lahayn nasiib wanagsan.💔😪
Qof kastaa wuu ku Rabi karaa balse Jaceylku wuu ka Duwan Yahay Goortii uu Qof Si Dhab Ah Kuu Qiimeeynaayo🥰❤️
Mar kasta oo aan raaco talada qalbigeyga ❣️ waxay igu hogaamiyaa adiga sidii aan kuugu heli lahaa kadibna adiga gacanta kugu dhigi lahaa si aan shumis xamaasad ku jirto kuugu hadiyadeeyo 🤍🖤
Kadawo linkiga hoose join dhaho
https://t.me/studiofanprojnet
https://t.me/studiofanprojnet
https://t.me/studiofanprojnet
Sheeko xariif ku xiran BBC Somali misana marqaansan
Sheekadani waa sheekada ugu dambeyso qormadeysan xulka ah ee ku saabsan sheekooyin qosol badan kuwooda aanan caadiga ahayn.
Sheekadu waxa ay ku bilaabaneysaa sida tan:
Xariif marqaansan oo wado Ambalaas, ayaa 15 qof ka soo qaaday goob lagu dagaalamay, isagoo wado 15 qof oo meyd ah ayaa waxaa soo gashay BBC Somali.
Halkani aad naga dhageysaneysaa waa BBC Somali, oo aad ka dhageysataan mowjadaha gaagaaban iyo kuwooda FM ka ah, magaalooyinka Muqdisho, Hargeysa, Garowe iyo Boosaaso.
Kadibna BBC da ayaa sheegtay in 10 qof ay dhimatay, intuu baabuurkii istaajiyay, oo gadaal furay ayuu yiri:
5-ta nool soo dega, ciyaarta naga daayee, BBC da ayaa idin sheegtaye.
Waad ku mahadsantahay in aad na soo booqatay!
Sheeko xariif ku xiran BBC Somali misana marqaansan
Sheekadani waa sheekada ugu dambeyso qormadeysan xulka ah ee ku saabsan sheekooyin qosol badan kuwooda aanan caadiga ahayn.
Sheekadu waxa ay ku bilaabaneysaa sida tan:
Xariif marqaansan oo wado Ambalaas, ayaa 15 qof ka soo qaaday goob lagu dagaalamay, isagoo wado 15 qof oo meyd ah ayaa waxaa soo gashay BBC Somali.
Halkani aad naga dhageysaneysaa waa BBC Somali, oo aad ka dhageysataan mowjadaha gaagaaban iyo kuwooda FM ka ah, magaalooyinka Muqdisho, Hargeysa, Garowe iyo Boosaaso.
Kadibna BBC da ayaa sheegtay in 10 qof ay dhimatay, intuu baabuurkii istaajiyay, oo gadaal furay ayuu yiri:
5-ta nool soo dega, ciyaarta naga daayee, BBC da ayaa idin sheegtaye.
Gunta iyo Gunaaddka
Waxaan rajeyneynaa in aad ka heshay oo aad si fiican u qososhay. la soco sheekooyin qosol badan qeybta labaad, Lana wadaag asxaabtaada, adigoo kaliya riixayo calamaadaha Social Mediyaha ee halkaan hoose kaaaga muuqanayo.
Waad ku mahadsantahay in aad na soo booqatay!
Jacaylow maxad dhibkeentay
Dadkiina maxad dhantaashay
Quluubo maxad ku dheeshay
Maxad ruux dhawac yeeshay
Ilmiyo dhaxalsiisay qiiro😥💔
*Qaar kamida faaiidooyinka inaad maalin kaste quraanka aqriso :-*
🌻) qalbiga ayaa kuu dagaa🫀🤍.
🌻) Ruuxda ayaa kuu xasilaysa 🫂✨.
🌻) xarad kastoo aqriso ajirkiisa ayaa laguu qoraa📋🖊️.
🌻) Illahey ehelkiisa (dadka) asaga qaaska u ah ayaad ka mid noqonaysaa🥺❤️.
🌻) Jaceelka aad illah, nabiga iyo Diinta u qabto ayaa sii kordhaya📈🥹.
🌻) qof waxaad noqonaysaa aqiro kuwayn tahay oo geerida marwalbe xasuusan😔❤🩹.
🌻) Illahey wuu kuu danbi dhaafaa wuuna ku jeclaanaa😭❤️.
🌻) khalqiga oo idilna wee ku jeclaanaayaan weena ku imtiraamaayaan🧕🏻👑.
🌻) walwalka iyo murugada aduunka ayaa kaa yaraanaysa💖☺️.
🌻) Illahey wuu ku hanuuninaa wuuna kuu danbi dhaafaa🥺💜.
✨️🏆 KA FAA'IDAYSI WANAAGSAN🏆✨️
🎉 @KOOXDA_SIYAADSO 🎉
🔷️ [ WAX WALIBA EBER { 0 } AYEY KA BILOOWDAAN ]
■ DIINI🕌 ■
🌻 @QULUUBTA
🌻 @AQOONYAHAN1
🌻 @SAAAFI114
🌻 @ATUUNNUUR
🌻 @WANAAGFIDIYE
🌻 @quraan103
🌻 @Kbciy
🌻 @CHANELTITANIC
■ XIKMADO🧠 ■
🏆 @ASMAKADIYE
🏆 @SIRTAGUSHA021
🏆 @FAHANGUUD
🏆 @MUFAKAR1
🏆 @XIGMADLE
🏆 @GARAADKOBOC
🏆 @DRSFARDOWSA
🏆 @HAMIGENA
🏆 @Hoygaaqoonta2
🏆 @SALMAXIKMAWI
🏆 @Xikmadoiyodhiirigalin
🏆 @hoyganoolashachannel
🏆 @xikmado_iyo_sugan_6
🏆 @noloshuwaahalgaan
🏆 @kaahanolosha
■ DHIIRIGALIN🗣 ■
✨️ @HLGANKA
✨️ @ABDITAHAD
✨️ @Nuurka_Nolosha
✨️ @NUCAYM24
✨️ @islamicdigital
✨️ @ifinoloshaada
✨️ @Murti_maal
✨️ @dhiirigaliyaha_nolasha1
✨️ @MASKAX_KAAB
✨️ @hamdimohamed44
✨️ @CILMIYEYS
✨️ @HogaankaNolosha
✨️ @dhaxalrebchannel
✨️ @Xikmaawi_15
✨️ @fahanka6
✨️ @WADADAGUUSHA1
✨️ @Saakhawi
✨️ @fordawsafiican1
■ ORAAHYO✍️🌼 ■
✍️ @BAYAANKA_NOLOSHA
✍️ @IFIYE2222
✍️ @Anwarmedia88
✍️ @AQOON_AROOR
✍️ @reporter2
■ JACAYL💖 ■
💝 @AADAN123 #ERAYO_JACAYL
💝 @NOLOSHUWAAGUUL
💝 @ROYAAL_CHANNL
💝 @Qalpijaceyl42
💝 @darajo24
💝 @JEESTOLE12
💝 @Fuaadcarab
💝 @weheljaceY
💝 @bilicdawaayaha
💝 @wadnojacayl
💝 @mirojaceyl
💝 @fariimojaceyl1
💝 @jacayl_aan_dhamaanayn
■ CILMI-BAARIS🔎 ■
🔍 @fududeeye209
🔍 @fududeeye209
🔎 @Team_khibrad
🔎 @Team_khibrad
■ BUUGAAG📚 ■
📚 @Hamda_Nour
📚 @Hamda_Nour
📚 @Hamda_Nour
HABAYN WANAAGSAN 🌃🥰
-------°○-----------------•●-------------------
Channel ku daridda iyo wixii faah-faahin ah ka eeg
● @KOOXDA_SIYAADSO
Gudoomiye @Mr_siyaadso
---------- 🔝-------------°○----------------•●
SPONSORED BY:
🥇 @QULUUBTA
🥈 @dhiirigaliyaha_nolasha1
🥉 @NOLOSHUWAAGUUL
🏅 @Qalpijaceyl42
🎖 @AADAN123
☆ DHAMAAD ☆
https://t.me/dhiirigaliyaha_nolasha1
Maamo rer mudug ah ayaa diyaarad soo raacday kadib nin aad u buurnaa oo diyaaradda saarnaa baa musqul u kacay.
Kadib maamadii baa aragtay oo qeylo ku dhufatay ayadoo dhahaysa iimaanka Alle kaa qaadye diyaaradda hanala ridin ee fariiso 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Sheeko qosol gaaban: Nin ku haminayo in uu noqdo afar xaasle
Nin oday ah baa maalin walbaa marka uu salaada tukado, waxa u ku duceysan Jiray:
ILAAHOW: Naag Labaad ii sahal.
Maalin maalmaha kamid ah ayaa markuu salaada ka baxay xaaskiisa soo ag istaagtay.
Saaxiibkaa kulahaa “Ilaahow siddii aan isku ogeyn lee ha inoo ahaato.. 😅😅😅😅
Shukaansi waxa u nacay Telefoonka adiga igu jar iyo adigu jar ☹😂
kuwiina xariirka ka door biday kali ahaanshahaw sidee tihiiin😁😁✌😅_____🫣🫥 *
𝑶𝒈𝒐𝒐𝒘 𝒊𝒏 𝒅𝒉𝒊𝒃𝒂𝒂𝒕𝒐 𝒘𝒂𝒍𝒃𝒂 𝒂𝒚 𝒍𝒆𝒆𝒅𝒂𝒉𝒂𝒚 𝒙𝒂𝒍!
𝑹𝒂𝒂𝒅𝒊 𝒙𝒂𝒍𝒌𝒂🤔 𝒌𝒖𝒏𝒂 𝒅𝒉𝒂𝒒𝒂𝒂𝒒 𝒔𝒂𝒎𝒂𝒚𝒏𝒕𝒊𝒊𝒔𝒂! 𝒔𝒊𝒅𝒐𝒐 𝒌𝒂𝒍𝒆 𝒊𝒔𝒌𝒖 𝒅𝒂𝒚 𝒊𝒏 𝒂𝒂𝒅 𝒍𝒂 𝒘𝒂𝒅𝒂𝒂𝒈𝒕𝒊𝒅💫 𝒂𝒔𝒙𝒂𝒂𝒃,𝒕𝒂𝒂𝒔 𝒘𝒂𝒙𝒂𝒚 𝒌𝒖𝒖 𝒔𝒖𝒖𝒓𝒕𝒂 𝒈𝒆𝒍𝒊𝒏𝒂𝒚𝒔𝒂 𝒊𝒏 𝒂𝒂𝒅 𝒉𝒆𝒔𝒉𝒐 𝒙𝒂𝒍 𝒃𝒂𝒅𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒂𝒂 𝒎𝒂𝒒𝒂𝒏𝒂𝒂.🥺
𝑫𝒂𝒅𝒌𝒂 𝒒𝒂𝒂𝒓𝒌𝒐𝒐𝒅 𝒘𝒂𝒙𝒂𝒚 𝒍𝒂 𝒚𝒂𝒃𝒂𝒂𝒏 𝒂𝒎𝒂 𝒊𝒔
𝑾𝒆𝒚𝒅𝒅𝒊𝒊𝒚𝒂𝒂𝒏 𝒔𝒂𝒃𝒂𝒃𝒕𝒂 𝒅𝒉𝒊𝒃𝒂𝒂𝒕𝒂𝒅𝒂 𝒖𝒈𝒖 𝒔𝒐𝒐 𝒏𝒐𝒒𝒏𝒊𝒒𝒐𝒏𝒂𝒚𝒔𝒐, 𝒎𝒂 𝒐𝒈𝒂 𝒊𝒏 𝑰𝒎𝒕𝒊𝒙𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂😢𝒊𝒚𝒐 𝒄𝒂𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒅𝒂 𝒍𝒂 𝒔𝒐𝒐 𝒄𝒆𝒍-𝒄𝒆𝒍𝒊𝒚𝒐 𝒊𝒍𝒂𝒂 𝒒𝒐𝒇𝒌𝒂 𝒘𝒂𝒙 𝒌𝒂 𝒃𝒂𝒓𝒂𝒕𝒐 𝒂𝒎𝒂 𝒘𝒂𝒙 𝒌𝒖 𝒒𝒂𝒂𝒕𝒐!
Subax wanagsan ❤️
Waa Malin kale oo qurux badan waxaadna fursan uheshay inaad wax qabsato kana faaidaysato inta xanuunsan allah caafiyo🤲❤️
¡Ya disponible! Investigación de Telegram 2025 — los principales insights del año 
