es
Feedback
🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎

🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎

Ir al canal en Telegram

Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷‍♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏              

Mostrar más
4 575
Suscriptores
-624 horas
-297 días
-16330 días
Archivo de publicaciones
Waligaa ma dhageesatay qof been sheegaya ado og in waxa uu ku sheegaya ay been tahay😭😂🙈 🙈😂

Damac kale ma yeshoo 🔥👌 dumar lama tisqadee.......🚶‍➡️ adaan kugu deceesta🤲 Wax kastana adan kaa hormayaayo kugu darsada
Damac kale ma yeshoo 🔥👌 dumar lama tisqadee.......🚶‍➡️ adaan kugu deceesta🤲 Wax kastana adan kaa hormayaayo kugu darsada qorshaheyga 🦋Subxnimo wngzn💛 ❤️ ㅤ    💬ㅤ        🖇 ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ

Via @Faaido_team T 1 Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀ
Via @Faaido_team T 1 Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇    📍Ku biir📍 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌 @Hagaha_nolosha @halgnka @Maskax_maaal @qoraal09 @Manhadal @dhiiriye @Dabiibe_Jacayl @Cilmu_nafsi_10 @Naxariis_jacayl 🥺 Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Repost from N/a
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶�
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @jaceylqore @Enjoy_boy1 @Saxiibka_Nolosha @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha

Hada dirso hada hel 613048342 Yan Laga hormarin
Hada dirso hada hel 613048342 Yan Laga hormarin

Toortada 5k waa came song eeadaa ka dhiman join dheh🔥

" Wax walbaa way cadayeen, laakiin kuma fahmi karno calaamadaha, waxaan ku fahamnaa dharbaaxo " 🙃 -Erayada 📜
" Wax walbaa way cadayeen, laakiin kuma fahmi karno calaamadaha, waxaan ku fahamnaa dharbaaxo " 🙃 -Erayada 📜

Via @Faaido_team T 1 Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀ
Via @Faaido_team T 1 Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇    📍Ku biir📍 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌 @Hagaha_nolosha @halgnka @Maskax_maaal @qoraal09 @Manhadal @dhiiriye @Dabiibe_Jacayl @Cilmu_nafsi_10 @Naxariis_jacayl 🥺 Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Dumar waxa lagala baxaa Mid uu hadal kaaga deeqo😘 oo aan foodley👱‍♀ la heesan hinaaso midaan ku waalan🤗 hub siimada laga h
Dumar waxa lagala baxaa Mid uu hadal kaaga deeqo😘 oo aan foodley👱‍♀ la heesan hinaaso midaan ku waalan🤗 hub siimada laga habaarin garad keedo hagayo👸 horteeda marka aan istaagto🧍‍♂ mid aad ku ilaawo hawsha😰 haraad iyo daala ku weystay habeen iyo dharaarba🫂🥹 dhankeeda aad u ordo..🧍‍♀❤️🏃 Haben wngsan asxpta🤝❤️

Repost from N/a
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶�
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @jaceylqore @Enjoy_boy1 @noloshuwaaguul @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha

-Ma maqashay waxa ku dhacay hebel iyo heblayo ? -Maya, maan maqal. - halkeed ku nooshahay!? - Waxaan ku noolahay noloshayda,
-Ma maqashay waxa ku dhacay hebel iyo heblayo ? -Maya, maan maqal. - halkeed ku nooshahay!? - Waxaan ku noolahay noloshayda, kuma noola nolosha dadka kale.🙅‍♂️

Dareenka ninku wuxuu ka badan yahay jilicsanaanta hooyada 8 jeer marka uu doonayo inuu barto gabdh cusub..💔👌!
Dareenka ninku wuxuu ka badan yahay jilicsanaanta hooyada 8 jeer marka uu doonayo inuu barto gabdh cusub..💔👌!

Ninka u maseyra gabar uusan qabin, waxa uu la mid yahay nin sabool ah oo si free ah u ilaalinaya hantida nin taajir ah 🤦‍♂️ lol 💔😁

"Waxaan had iyo jeer u tababaray qalbigayga inaan ka tago qof kasta oo qadarintiisa aan ku habboonayn xiisaha aan u qabo isag
"Waxaan had iyo jeer u tababaray qalbigayga inaan ka tago qof kasta oo qadarintiisa aan ku habboonayn xiisaha aan u qabo isaga." 🙌 - Xeerka nolosha 📜

Qalbigaygu ciqaab iyo Cidla wuu so dhameeste Allow ruux aad cisaysay Adu ii caleemo saar🥹🤲
Qalbigaygu ciqaab iyo Cidla wuu so dhameeste Allow ruux aad cisaysay Adu ii caleemo saar🥹🤲

● daruuruhu ☁️ way socdaan, cadceedu ☀️ way socotaa waana isbadal joogta ah oo Uu xikmad Alle uga dhigay dhulka dayaxuna 🌟 w
● daruuruhu ☁️ way socdaan, cadceedu ☀️ way socotaa waana isbadal joogta ah oo Uu xikmad Alle uga dhigay dhulka dayaxuna 🌟 waa tagaa Isagoo hadana ahaa mid baaba'ay, hadaba wakhtigu ⏱️ waa " money💸" ee cadceed walibo kuu dilaacda 🌤 is xisaabi maalin walba iswaydii oo ku qor warqada 📄 ✍️_