cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Wanaag Badan

Maanta Noqo Akhriye Si Aad Berito U Noqoto Hogaamiye.📖📚 ✅ Xikmado & Oraahyo. ✅ Dhiiro-gelin. ✅ Ereyo Macaan. ✅ Arimaha Jacaylka. ✅ Arimaha Diinta. @Wanaag_Badan

Mostrar más
Finlandia974El idioma no está especificadoReligión y espiritualidad14 895
Publicaciones publicitarias
6 233
Suscriptores
+424 horas
+837 días
+41930 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

• Qur'aanku waa daawo waa shifaa. • Qur'aanku waa wehel. • Qur'aanku wuxuu kuu shafeeca qaadaya maalinta qiyaamaha waa qofkii ahaa Ehlul Quraan. • Quraanku waa sheyga kaliya aan ku hilmaameynin aduun iyo Aakhiro. Abayo/Aboowe Qur'aan joogta inaa leedahay isku day maalmahaaga. Alle hanaga dhigo Ehlul Quraan.
Mostrar todo...
2
أَيَحْسَبُونَ أَنَّمَا نُمِدُّهُم بِهِۦ مِن مَّالٍ وَبَنِينَ, 💐🌸
Mostrar todo...
👍 4🥰 2
🔴🔴
KULMIS
🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 99 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah 👇👇👇👇👇 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/_kji2unnViZlNTQ8
Mostrar todo...
KULMIS 1AAD

You’ve been invited to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 99 chats.

"Qofkii raba in haweenaydiisu u noqoto malaa'ig waa inuu sameeyo janno, waayo malaa'igtu jaxiima kuma noolaato". @Wanaag_Badan
Mostrar todo...
👍 4🥰 4
Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk
Mostrar todo...
Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 89 chats.

Haddii uu qof wanaag kuu sameeyo, ha iloobbin wanaagga marwalba diyaar u ahaaw sidaa ugu abaal gudi laheyd, sidaas ayuu ahaa marwalba dhaqanka Nabigeenaa Muxammed ﷺ.
Mostrar todo...
👍 6 3
اللهم أحسنت خلقي فأحسن أخلاقي.🤲 Ilaahayow saad u wanaajisey abuuritaankeyga u wanaaji Akhlaaqdeyda.🤲
Mostrar todo...
7👍 1👏 1
dadku waxay nacaan duruufaha Lkn ani waaba saaxiibaday duruuhu😘
Mostrar todo...
😢 5 2
Sabankan aan hada joogno Aadbaan ugu baahi qabnaa inaan bilowno balwada aamuska.🌻🍀🤐
Mostrar todo...
👏 7👍 3👌 2
Marnaba lagama yaabo inuu akhriskaaga  maalinlaha ah ee Qur'aan uu noqdo qayb noloshaada ka mid ah ilaa aad ula dhaqantid sida salaaddaada faralka ah oo kale, oo aad wakhtigaaga ugu wanaagsan u doortid kuna ilaalisid wakhtigiisa..haddii uu ka taganna aad soo qalaysid. Allow Ahlul Qur aan Naga Dhig🤲 xigasho👇 @tareenkanolasha⭐☂️
Mostrar todo...
8👍 4