cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

MUFAKAR

╭══♡════════ღ❦ღ══╮                     WAX-AKHRISKU                            WAA                      HAB NOLOLEED                          القراءة منهج حٌاة ╰══ღ❦ღ════════♡══╯ Kala soco  Qormooyin sugan, afkaar, falsafad,  iyo xikmado.

Mostrar más
Finlandia1 057El idioma no está especificadoReligión y espiritualidad15 717
Publicaciones publicitarias
5 968
Suscriptores
-224 horas
-17 días
+1230 días
Distribuciones de tiempo de publicación

Carga de datos en curso...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
Análisis de publicación
MensajesVistas
Acciones
Ver dinámicas
01
Gabadhaan maskiinta ah ee Waraabaha loo geeyay waxaa la leeyahay waxay joogtaa goob cilaaj ah oo dadka looga daaweeyo say sheegeen Jinka iyadoo la adeegsanayo Waraabaha oo la leeyahay jinka ayuu arkaa kaddibna cunaa sidaasna qofka uga baxaa. Waa jahli meeshii ugu dambeysay iyo damiir xumo waxa wadaad xumahaas dhiig miiradka ah ee xaruntaas leh uu magaca ilaahay dadka ugu furanaayo isaga oo ka faaiideysanaya wacyiga liita ee bulshadeennna. Illaahay caafimaad taam ah ha siiyo gabadhaas miskiinta ah ee dhaawaca jireed iyo kan maskaxeedba la daala dhaceyso. Sidaas oo kale iyagana haka abaalsiiyo cid kasta oo magaca illaahay dadka ku dhacda iyaga oo ka faaiideysanaya daruufaha nololeed iyo tan wacyi ee dadkeenna. Cumar Baashane
2200Loading...
02
Waxay laabtu doontoo jirku diidayaa jira Dacar shey dhadhamayoo dantu kaa gashaa jira qofaa door kadhigatoo ku daryeelin baa jira Duunya maal nin heystoo dawarasanaaya baa jira xaqa ruux dadaayoo dulmi garabsadaa jira daganaasho nabadeed Kuwo doonin baa jira isku duubni wada jira ka dagaalamaa jira cadawgoodii kala direy rag uduuban baa jira. Galab wanaagsan .
3210Loading...
03
https://t.me/addlist/dskn1hSr4pBiMTU0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad2 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @jowharadi1ifeysay ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
2020Loading...
04
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
630Loading...
05
Tani waa diyaaradii Malaysia ee la waayay 11 sano ka hor (2013), oo laga helay Badda salkeeda. Dadku wali waxay saaranyihiin kuraastoodii iyagoo qalfoof ah, suumankiina u xidhanyihiin, xawaanna uma soo galin, kaliya way milmeen.. Waa Xabaal wadareed biyaha dhexdeeda. Sida warbixintu sheegtay ur la dhibsado ma leh, sababtoo ah Milixda darteed.
3310Loading...
06
Ixtiraamku/xushmaddu; waa hab-dhaqan dabacsan oo aad u wanaagsan. Waa asluub hagaagsan oo aadanaha dhan ku jecleysiineysa. Waa sifo qurux badan oo Alle SWT raalli ka yahay. Qaar kamid ah calaamadaha/astaamaha lagu garto dadka qalbiyada wanaagsan :- 1. In badan ayay kuu cudur-daarayaan 2. Aad ayay u cafis badan yihiin 3. Markasta dhanka wanaagsan ayay wax ka eegaan. 4. Xumaanta iyo qaladaadka yaryar wey iska maahiyaan 5. Ma dacwo iyo eedeyn badna 6. La sheekeysigooda aad ayaad ugu farxeysaa 7. Dhoola-cadeyn iyo farxad ayay kugu qaabilayaan 8. Dadka oo dhan ayaa wada jecel 9. Inta badan sahal kuma carodaan 10. Saaxiibtimadoodu waa dhab Allow qalbiyada inoo wanaaji.
3160Loading...
07
Subax wanaagsan| Intii Alle Wafajiyey Salaadda Subax Alle Haka Aqbalo,intii aan Alle wafajina Eebbe Hasoo Hanuuniyo, Salaad Subax Waa Saladah Ugu Ajarka badan Shanta Salaadod, ALLE haynga Aqbalo Acmaasheena,wanaags'n
2910Loading...
08
Khuraafaadka TUFAAGA iyo xarumaha "Cilaajka" Sida ay sheegaan Kaahinnada kaniisadaha Kristaanka iyo Yahuudda marka ay timaamayaan calaamadaha lagu garto in uu kugu dhex jiro JIN waxaa ka mid ah: 1- Calool xanuun soo noq-noqda 2- Madax xanuun, Goonjab 3-Dhabar xanuun siiba lafta dheer “Lafdhabarta” 4-RUUXA OO NACA BAYBALKA iyo wax kasta oo muqaddas ah diinta masiixiyada 5- Hurdo yaraan iyo qarow badan 6- Riyooyin argagax leh hurdada dhexdeeda habeen iyo maalin. 7- Xanaaq iyo cadho joogta ah 8- Inuu maqlo codad/dhawaaq magaciisa loogu yeerayo. 9- Jirka oo dubaaxiya, ama kabuubyooda sidii in irbado lagu mudmudayo. 10- Habeenkii inuu ilkaha isku xoqo kuwa sare iyo kuwa hoose, Sidoo kale inuu dareemo qabow iyo dhaxan. Intaas aan ku joojiyo calaamadaha uu sheegay KAAHINKA Orthodox-ka ah ee LUBNAANIGA (Isla intan oo kale ayay sheegaan wadaaddada tufka ee furtay xarumaha CILAAJKA. Khuraafaadkaas diinteennu shaqo kuma laha ee bulshooy sidaa u ogaada.) Waxaan ka soo guuriyay Kaahinka masiixiga ee caanka ah ee la yiraahdo: “Father Elias Rahal” wuxuuna u sheegay xertiisa inay akhristaan xirsi-xidhkan. ““بقوّة اسم يسوع المسيح وصليبه ودمه الثمين دمّر اللهمّ كلّ سحر وكلّ شعوذة وكلّ روح شرّير موجود في هذا الطعام وهذا الشراب”.
3090Loading...
09
Subax wanaagsan. Rajo. Suurayso nolosha aan noollahay oo ay ka marantahay qaybta rajadu. Nimcooyinka eebbe ku galladay adoomihiisa waxaa ka mid ah rajada oo ah filasho wax san oo soo aaddan taasoo la xiriirta doonista qofka. Qofba waxbuu rajaynayaa, qof baa rajaynayaa inuu shaqo helo, guursado, aabo/hooyo noqdo qalin jebiyo, la doorto, guri dhisto , ganacsi samaysto, dhoofo, dallaco, iyo guud ahaan in muslimiintu ugu dammayn ay alle janno ka helaan. Cid kastaaba waa rajo ku nool oo xataa dadka guulaystay waxay leeyihiin waxyaabo kale oo ay weli rajaynayaan. Rajadu waa dhiirigeliyaha ugu awoodda badan ee qofka u suurta gelisa inuu inuu ku socdo xaqiijinta yoolashiisa, waxad arkaysaa qofku xataa hadduu ku fashilmo qorshe uu ka shaqaynayay wuxu markaba u weecinayaa rajadiisa qorshe kale, wuxu isku leeyahay hawshaasu waa ku qabsoomi wayday lakiin taa kale ayay macquula inay qabsoonto. Ninka sannadka dallici waaya wuxu rajaynayaa sannadka dane, qorsha kasta oo kale waa la mid. Cidda quusata ama raja dhigtaa waa cid ay ka dantay laam badii iftiinka nolosha ilaahay inaguma keenee.
3620Loading...
10
Seeska Horumarku waa joogtaynta . Hadafka waa laga siman yahay lakiin fulinta ayaa lagu kala duwanyahay. Qofkas taaba hadaf ayuu ka leeyahay nolosha lakiin tiro yar ayaa ku guulaysta hadafyada ay lahaayeen halka tiro kalana ay ku fashilmaan. Sabab tuna waa adiga oo aan joogtayn Qaabkii aad ku gaadhi lahayd hadafkaaga  joogtee wixii aad ku gaadhi  lahayd hadafkaaga.
4840Loading...
11
Baadida nin baa jira  kula daydayayoo  daalna kaa badane, oo aan doonayn in aad hesho daayin abidkiiye. Qamaan Bulxan.
4560Loading...
12
"geeri lama huraayee Godka maalintaan galo Garbihii adduunyadu Maalintay i gooyaan Allow guri jannaad iyo iiga yeel gal raaxa leh."🤲 muuji Galab wanaagsan idin la ahaantiinba .🥰
5030Loading...
13
Firaaqadu waa cadowka kowaad ee Noloshaaada . Ka fagow firaaqada  kuna dadaal waqtigaaga sidaad u maal gashan lahayd hadh iyo habeenba. Waqtiga gasho wax aad is leedaahay aduun iyo aaqiro labada  way ku anfacayaan kana fagow  firaaqadu waa cadawga nolosha iyo waqtigaga ba e.
4790Loading...
14
Dumar badan ma Guursan dooni , sobobtoo ah waxa iga badan intuu alle ii baneeyay 😉.🖐
4600Loading...
15
Hilibka lo'da ee la beero waa la mamnuucay: "Ilaah wuxuu abuuray hilib dhab ah" sidaa waxa yiri gudoomiyaha gobolka Florida. Habka soo saarida hilibka la beero wuxu maraa dhowr marxaladood sida ka muuqata jaantuska halkan idiinka muuqda. Marka hore, muunad yar oo ka mid ah unugyada xayawaanka ayaa laga qaadaa, inta badan waxa laga qaadaa cad-cad yar. Unugyadan ayaa markaa la gelinayaa bioreactor, kaas oo ah weel loogu talagalay inuu unugyada siiyo nafaqooyinka lagama maarmaanka u ah inay koraan oo ay taraaraan. Faallo: Waligaa ma maqashay Hilib la beero, Waa duni tawakhday, waxan isleehay aqoontayda yar ee gaaban hilibkan la beero waxyaabaha Cancer-ka keena inuu qeyb ka yahay.
5550Loading...
16
Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, Nagu Soo Biir Kama Qoomameyn Doontid, Sponsored ⬇️ @QALINKA24 @HOYGAJACAYLKA @KAAHANOLOSHA @WADNOJACAYL Admin || @Timow1
2910Loading...
17
https://t.me/addlist/UWZfCag0ILQ0NTJk Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad2 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
2500Loading...
18
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
880Loading...
19
Media files
620Loading...
20
Mabda'a Shuucigu waxa uu dhalaa (Mulxidka) Mabda'a Dimuquraadigu waxa uu dhalaa (Calmaaniga) Mabda'a Islaamiga ahi waxa uu dhalaa (Muminka) Yuusuf-shaacir.
4850Loading...
21
“Inan yahay la’aantaa Dumar lama abuureen Gabadh lama ammaaneen Jacayl looma ooyeen” M.I.Warsame HADRAAWI. A .N.
5040Loading...
22
Bronnie Ware, waxa ay ahayd gabadh kalkaaliso ah, waxa ay ka shaqayn jirtay cusbitaal ku yaalla dalka Ustareeliya oo dadka xanuunsanaya la dhigo. Waxa ay samaysay Cilmibaadhis, Waxa ay su’aalo waydiin jirtay dadkii qarka u saarnaa dhimashada ee xanuunsanayay wixii ay ka qoomamaynayeen ee ay ahayd inay sameeyaan ama ayna samayn, wayna diwaangelin jirtay. Shantan arrimood ayay qortay: 1- Waxa aan jeclaan lahaa in aan noolaado nolosha aan rabay anigu ee aanan noolaan tii dadku ila rabeen. 2- Waxa aan jeclaan lahaa in aanan si xad’dhaafa u shaqayn lahayn: waayo qofku waqti umuu helin ehelkiisii, reerkiisii, carruurtiisii IWM. 3- Waxa aan jeclaan lahaa geesinnimo aan dareenkayga ku cabbiri lahaa. 4- Waxa aan jeclaan lahaa in aan joogteeyo xidhiidhka saaxiibbadayda fiican. 5- Waxa aan jeclaan lahaa in aan naftayda u oggolaan lahaa in ay farxad ku noolaato. Buugga ‘ Xilkas’, Cabdikariin Cismaan.
6140Loading...
23
“In aad dadka jeclaataa waxa ay la macne tahay in aad Eebbe jeclaatay, jacayl walba oo aad ku dhex aragto dadka dhexdiisu waa nuqul ka mid ah Kalgacalka Ilaahiga ah ee waaraya”. Jalaalu-diin Ruumi.
5680Loading...
24
Marwalba oo aad dadka dhex-gasho waxaad ogaaneysaa in Akhlaaqda iyo dhaqanka wanaagsani ay la mid yihiin sida Arzaaqda oo kale, ILAAHAY ayaa dadka u qaybiyey. Waxa jira Dad akhlaaqda wanaagsan hodan ku ah iyo kuwo sabool ka ah. ILAAHAY (SW) markuu Nabiga tilmaamayey ma tilmaamin Abtiriskiisa, Maalkiisa, Iyo muuqaalkiisaba balse wuxuu Tilmaamay inuu Nabigu (NNKH) uu lahaa dabeecad iyo dhaqan wanaagsan. ‎قال تعالى( وإنك لعلى خلق عظيم)
5860Loading...
25
(Boqorka Saylac waa Muslim haysta ciidamo tiro badan, farda fuul iyo kuwa lug ah, waa geesiyo aad u hubaysan, dhammaantood waa Maxammadiyo (diinta nabi Maxamed ayay haystaan). Sidaa waxa yidhi Varthema 1505. Farshaxankan sare waa 1879 suuqa Saylac, waxa sameeyay Bernardi.
5700Loading...
26
Subax wngsn. Ogow Noloshu Ma ahan Mid adag Marka aad ku Xirantahay Rabbigaa. Laakiin Way Adagtahay Marka aad ka tagto Daacada allaah SW.. Sida Salaadaha, Soonka, Zakada, Iyo IWM.
5220Loading...
27
https://t.me/addlist/mjsUP8SoMYNmYmE0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @mustaqbalkacaafimaad ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
740Loading...
28
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
150Loading...
29
Tusaalaha ugu Fudud ee Cadaaladarida ka jirta Dalkeena Somalia.
5750Loading...
30
Kulamada, shirarka iyo wada-tashiga Iskuuladu ku Amraan fasalladooda iney go’aan soo gaadhaan ama wax ay isla soo qaataan, waa sidii kulamadii jaamacada carabta, meel wada qeylo ah, khilaaf badan iww. Mida kale, tani maaha xoriyad, waa qoolkii addoonnimada oo loo debciyey.😁
5840Loading...
31
Farxada laguu sheegayaaba Waa lacag iyo Gabadh.
5760Loading...
32
Sadex arimood ayaa uu waxsoosaarku isugu soo uruuraa: 1. Diirad inaad yeelato. 2. Kucelcelin iyo joogteyn. 3. iyo inaad saameyn yeelato oo wixii aad qabatay noqdaan wax shaqeeyay oo raad reeba. Ref Book name: dopamine detox by thibaut meurisse.
6300Loading...
33
Media files
6620Loading...
34
Ka fogow malaha xun aad nasiimo iyo raaxo heshide.
6590Loading...
35
https://t.me/addlist/mjsUP8SoMYNmYmE0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @mustaqbalkacaafimaad ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
1720Loading...
36
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
440Loading...
Gabadhaan maskiinta ah ee Waraabaha loo geeyay waxaa la leeyahay waxay joogtaa goob cilaaj ah oo dadka looga daaweeyo say sheegeen Jinka iyadoo la adeegsanayo Waraabaha oo la leeyahay jinka ayuu arkaa kaddibna cunaa sidaasna qofka uga baxaa. Waa jahli meeshii ugu dambeysay iyo damiir xumo waxa wadaad xumahaas dhiig miiradka ah ee xaruntaas leh uu magaca ilaahay dadka ugu furanaayo isaga oo ka faaiideysanaya wacyiga liita ee bulshadeennna. Illaahay caafimaad taam ah ha siiyo gabadhaas miskiinta ah ee dhaawaca jireed iyo kan maskaxeedba la daala dhaceyso. Sidaas oo kale iyagana haka abaalsiiyo cid kasta oo magaca illaahay dadka ku dhacda iyaga oo ka faaiideysanaya daruufaha nololeed iyo tan wacyi ee dadkeenna. Cumar Baashane
Mostrar todo...
🤯 5👍 2😢 2
Waxay laabtu doontoo jirku diidayaa jira Dacar shey dhadhamayoo dantu kaa gashaa jira qofaa door kadhigatoo ku daryeelin baa jira Duunya maal nin heystoo dawarasanaaya baa jira xaqa ruux dadaayoo dulmi garabsadaa jira daganaasho nabadeed Kuwo doonin baa jira isku duubni wada jira ka dagaalamaa jira cadawgoodii kala direy rag uduuban baa jira. Galab wanaagsan .
Mostrar todo...
6
https://t.me/addlist/dskn1hSr4pBiMTU0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad2 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @jowharadi1ifeysay ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
Mostrar todo...
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
Mostrar todo...
💻 ONLINE MARKET⌨
📖 TAFSIIRKA QURANKA
تعلم اللغةالعربية 📕
📕 تعلم حديث
🌙 التقويم الهجري
🕋 QUR'AN REMINDER
📚 Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA 🖼
LEARN ARABIC WITH MUSAB 📚
ENGLISH CONVERSATION 📙
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
🖥IIBIYE ONLINE🖨
XIFDINTA QUR'ANKA
✊Team kordhis🫠
🤝ADMIN
Photo unavailableShow in Telegram
Tani waa diyaaradii Malaysia ee la waayay 11 sano ka hor (2013), oo laga helay Badda salkeeda. Dadku wali waxay saaranyihiin kuraastoodii iyagoo qalfoof ah, suumankiina u xidhanyihiin, xawaanna uma soo galin, kaliya way milmeen.. Waa Xabaal wadareed biyaha dhexdeeda. Sida warbixintu sheegtay ur la dhibsado ma leh, sababtoo ah Milixda darteed.
Mostrar todo...
4👍 1
Ixtiraamku/xushmaddu; waa hab-dhaqan dabacsan oo aad u wanaagsan. Waa asluub hagaagsan oo aadanaha dhan ku jecleysiineysa. Waa sifo qurux badan oo Alle SWT raalli ka yahay. Qaar kamid ah calaamadaha/astaamaha lagu garto dadka qalbiyada wanaagsan :- 1. In badan ayay kuu cudur-daarayaan 2. Aad ayay u cafis badan yihiin 3. Markasta dhanka wanaagsan ayay wax ka eegaan. 4. Xumaanta iyo qaladaadka yaryar wey iska maahiyaan 5. Ma dacwo iyo eedeyn badna 6. La sheekeysigooda aad ayaad ugu farxeysaa 7. Dhoola-cadeyn iyo farxad ayay kugu qaabilayaan 8. Dadka oo dhan ayaa wada jecel 9. Inta badan sahal kuma carodaan 10. Saaxiibtimadoodu waa dhab Allow qalbiyada inoo wanaaji.
Mostrar todo...
9👍 3
Subax wanaagsan| Intii Alle Wafajiyey Salaadda Subax Alle Haka Aqbalo,intii aan Alle wafajina Eebbe Hasoo Hanuuniyo, Salaad Subax Waa Saladah Ugu Ajarka badan Shanta Salaadod, ALLE haynga Aqbalo Acmaasheena,wanaags'n
Mostrar todo...
7
Khuraafaadka TUFAAGA iyo xarumaha "Cilaajka" Sida ay sheegaan Kaahinnada kaniisadaha Kristaanka iyo Yahuudda marka ay timaamayaan calaamadaha lagu garto in uu kugu dhex jiro JIN waxaa ka mid ah: 1- Calool xanuun soo noq-noqda 2- Madax xanuun, Goonjab 3-Dhabar xanuun siiba lafta dheer “Lafdhabarta” 4-RUUXA OO NACA BAYBALKA iyo wax kasta oo muqaddas ah diinta masiixiyada 5- Hurdo yaraan iyo qarow badan 6- Riyooyin argagax leh hurdada dhexdeeda habeen iyo maalin. 7- Xanaaq iyo cadho joogta ah 8- Inuu maqlo codad/dhawaaq magaciisa loogu yeerayo. 9- Jirka oo dubaaxiya, ama kabuubyooda sidii in irbado lagu mudmudayo. 10- Habeenkii inuu ilkaha isku xoqo kuwa sare iyo kuwa hoose, Sidoo kale inuu dareemo qabow iyo dhaxan. Intaas aan ku joojiyo calaamadaha uu sheegay KAAHINKA Orthodox-ka ah ee LUBNAANIGA (Isla intan oo kale ayay sheegaan wadaaddada tufka ee furtay xarumaha CILAAJKA. Khuraafaadkaas diinteennu shaqo kuma laha ee bulshooy sidaa u ogaada.) Waxaan ka soo guuriyay Kaahinka masiixiga ee caanka ah ee la yiraahdo: “Father Elias Rahal” wuxuuna u sheegay xertiisa inay akhristaan xirsi-xidhkan. ““بقوّة اسم يسوع المسيح وصليبه ودمه الثمين دمّر اللهمّ كلّ سحر وكلّ شعوذة وكلّ روح شرّير موجود في هذا الطعام وهذا الشراب”.
Mostrar todo...
👎 1
Subax wanaagsan. Rajo. Suurayso nolosha aan noollahay oo ay ka marantahay qaybta rajadu. Nimcooyinka eebbe ku galladay adoomihiisa waxaa ka mid ah rajada oo ah filasho wax san oo soo aaddan taasoo la xiriirta doonista qofka. Qofba waxbuu rajaynayaa, qof baa rajaynayaa inuu shaqo helo, guursado, aabo/hooyo noqdo qalin jebiyo, la doorto, guri dhisto , ganacsi samaysto, dhoofo, dallaco, iyo guud ahaan in muslimiintu ugu dammayn ay alle janno ka helaan. Cid kastaaba waa rajo ku nool oo xataa dadka guulaystay waxay leeyihiin waxyaabo kale oo ay weli rajaynayaan. Rajadu waa dhiirigeliyaha ugu awoodda badan ee qofka u suurta gelisa inuu inuu ku socdo xaqiijinta yoolashiisa, waxad arkaysaa qofku xataa hadduu ku fashilmo qorshe uu ka shaqaynayay wuxu markaba u weecinayaa rajadiisa qorshe kale, wuxu isku leeyahay hawshaasu waa ku qabsoomi wayday lakiin taa kale ayay macquula inay qabsoonto. Ninka sannadka dallici waaya wuxu rajaynayaa sannadka dane, qorsha kasta oo kale waa la mid. Cidda quusata ama raja dhigtaa waa cid ay ka dantay laam badii iftiinka nolosha ilaahay inaguma keenee.
Mostrar todo...
👍 2 1

9👍 1👎 1