cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Faiidada Nolosha💌

ʷᵉˡᶜᵒᵐᵉ😊_________🤍

Mostrar más
Finlandia2 747El idioma no está especificadoReligión y espiritualidad60 818
Publicaciones publicitarias
1 269
Suscriptores
Sin datos24 horas
-27 días
-730 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Maanta dadka soon maku jirtaa?Anonymous voting
  • Haa
  • Mya
0 votes
Maalin maalmaha kamid ah arimuhu wey hagaagi doonaan dhamaan waalaga gudbi doona dhibaato kasta kani waa balankii ilaahay ❤️😭 Culeyska lajirankiisa fudeydbaa ahaaday🤍 @Faiidada Nolosha💌
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
Salaadu dhaqanka qofka wax ayeey ka badashaa, akhlaaqdiisa ayeey wax ka badashaa oo xumaha ayeey ka rebtaa, hadii aad aragto adiga oo dhaqankaagu is badalin xumihiina aan wali ka harin hadana salaad. Tukanaayo saladaas ayaan ahayn saladii saxda ahayd ilee allah ayaa qur,aanka noogu shekagay in salaadu xumaha ay dadka ka reebto Sh.mustafa xaaji ismaciil❤️
Mostrar todo...
𝗞𝘂 𝗱𝗮𝗱𝗮𝗮𝗹 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗱 𝗾𝗮𝗿𝘀𝗮𝘁𝗶𝗱 𝘄𝗮𝘅 𝘄𝗮𝗹𝗯𝗮 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗸𝘂 𝘀𝗮𝗮𝗯𝘀𝗮𝗻. Qarso awoodahaaga rabbaaniga ah ee aysan dadku ogeyn. 🤗 Qarso dadka qiimaha leh ee noloshaada ku jira. 🤝 Qarso waxyaalaha kaa farxiya ee aad heysatid. 🤩 Qarso dadka ehelkaaga ah ee wanaagsan. 😊 Qarso qofka gobta ah ee aad nolosha ama xiriirka wadaagtaan. ❤️‍🩹 Qarso caruurta baarriga ah ee aad dhashay. 🫰 Qarso ilaha dhaqaale ee aad heysatid. 😌 Qarso qorshayaasha waaweyn ee aad leedahay. 👍 Qarso guulaha cajiib ka ah ee aad caqligaaga ku xaqiijisay. 👌 Qarso cibaadooyinkaaga joogtada ah ee Alle kuu fududeeyay. 🤍 Qarso dadka sida saa’id ka ah kuu jecel, ee madaxa ku saarta. 😘 Qarso ballanqaadyada waaweyn ee ay dadku kuu sameeyaan. 😇 Qarso waxyaalaha dadka ku adag, ee adiga alle kuu sahlay. 💯 Subax Wangsan ❤️
Mostrar todo...
1
Way adagtahay inaad fahanto safarada qaar dhinaca ay usocdaan ama ay ugooshayaan se ha qaadin dariiqaas hadaad garanayn bartaaas uu usocdo. ❤️😊👍
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
Khalad ku faafay bulshada Erayga hambalyada loo adeegsado oo ah mabruuk alfu mabruug, macnahedu waa sawirka kuu muuqda geel haakugu fadhisto waaye 🙊😁😄 Sidaa darteed sida saxdaa waa inaad tiraa mubaarak alfu mubaarak,
Mostrar todo...
😁 1
Sanadka cusub ee Hijriga, Mid Khayreysan Allaha nooga dhigo اللهم امين عام هجري جديد ♥ "Happy Islamic New Year!" 1446 H🌙
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
Wuxuu waayay laxaadkiisi balse marna ma niyad jabin si kasta oo ay duruuftu ugu adkaato "Waa naafo la labada cagood balse wuxuu ku dhiiraday inuu ka shaqeeyo shaqo aad u adag taas macneheedu waxay ku tusinaysaa in ayna naafa nimadu ayna ahayn gacmaha ama lugaha balse ay tahay nafanimadu mida ku dhacda qalbiga taas oo keenta ma shaqaystanimada "
Mostrar todo...
5
Habeen wanagsan asxaabta ❤️
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
Hadafka aad leedahay ee marar badan kugu adkaaday waad ku guulaysan kartaa sida xadhiguba geedka u gooyay waa haddi aad samir ku darto ku celcelintana joogtayso 🤍❤️‍🩹💯
Mostrar todo...
1
Elige un Plan Diferente

Tu plan actual sólo permite el análisis de 5 canales. Para obtener más, elige otro plan.