cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegaciรณn. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

CAWAYSKA NOLOSHA ๐Ÿ“โœ๏ธ

๐Ÿ“Erayo jaceyl xikmad ๐Ÿ“–Dhiragalin qoraa ๐Ÿ–‹ hana Naga ilaawinina naguso biirto

Mostrar mรกs
Finlandia1 774El idioma no estรก especificadoReligiรณn y espiritualidad29 910
Publicaciones publicitarias
3 031
Suscriptores
+724 horas
+917 dรญas
+44230 dรญas

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Repost fromย N/a
๐ŸŽ๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹๐ŸŽ Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ https://t.me/Qalbitabat14 @Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข @Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’ @Erayojaceyl23 โค๏ธโ€๐Ÿฉน @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ https://t.me/addlist/wdDvsbTm6IY2ODRk
Mostrar todo...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder โ€œMIDNIMOโ€, which includes 88 chats.

Wax oon saara asxpta๐Ÿ˜‚โ˜บ๏ธ๐Ÿ˜ณ๐Ÿ™ˆ๐Ÿ’‹๐Ÿ˜Š๐Ÿ˜…๐Ÿ˜ฑ๐Ÿ˜ก๐Ÿ˜ƒ๐Ÿ˜‹๐Ÿ‘Œ๐Ÿ˜œ๐Ÿ˜ณ๐Ÿคš๐Ÿ˜ก๐Ÿ˜ƒ๐Ÿ’‹โ˜บ๏ธ๐Ÿ˜„๐Ÿ’”โค๏ธ๐Ÿ˜š๐Ÿ˜ฑ channelka ay wax udari adi dhan kaaga wax wayn Maga aha
Mostrar todo...
โคโ€๐Ÿ”ฅ 3
Part2 Qiso / qadar dhacay Canaan maleh Waa laba wada dhigatay axdi aan dumayn iyo shuruuc bar kulan u ah jacaylkooda, o0 midi hadii uu mid ku qaldamo xeerka u yaala ayaa lagu qaadaa. Halka mararka qaarkood marka mukhtaar qalad sameeyo ay ka khafiifiso Ayaan ciqaabta Wakhtigii ay wada dhigan jireen dugsiga waxay ahaayeen laba arday oo aadu dadaal badan, waxaa u dhaxeeyay tartan aad u adag. Ayaan nmarka ay ka badiso tartanada iyo dhibcaha imtixaanka wuu u hambalyayn jiray mukhtaar iyaduna sidoo kale. Goobaha qaayaha iyo qimaha leh waxay u ahayd caado inay tagaan maalmaha ay fasaxa ka yihiiin waxbarashada. galabtii markay cadceedu sii dhacayso waxay u dalxiรผs tagi jireen dhinacyada magaalada o0 ay ku yaalaan beero dhirta ka baxdaa dhaayahii bogtaa ay aad ula ashqaraaraan. Waa laba qof oo iyagu isku mashquulay way wada kaftamaan qosol iyo Dhoolo caddayn waa astaan gaar u ah labadooda. Marar ka qaarkood haddaad u fiirsatid hadalada ay ku hadlayaan waa kuwa ku salaysan dareen jacayl oo dhab ah iyo weedho xoodaamiya kashooda xubigana barbaarsha. Midiba midka kale ayuu dhegta u dhigayaa inta uu hadlayo haddii shimbir ku soo dul degi lahayd ma ay darcemeen shangadheeda xeel dheerida iyo heerka uu gaadhsiisan yahay jacaylka samaanta ku kobcay. Waxbarashada dadaalkii ay ugu jireen wuu sii laban laabmay, kaliya jacaylku muuna mashquulin, waxay wada akhristaan duruustii ay soo dhigteen sidoo kale laylisyadii loo soo diray ayay si wadajir ah uga shaqeeyaan. Waxay gaadheen heer jaamacadeed mukhtaar waxaa uu noqday dhakhtar, halka Ayaan iyaduna ay noqotay injincer, waxay galeen jawi kaduwan kii hore waxay ku soo barteen iyadooy kala duwan yihin waaxyaha ay bartaan hadana sidii wakhtigii dugsiga ayay isu caawiyaan. Ilbidhiqsigii wuxuu isu beddelay daqiiqad daqiiqadi waxay isu beddeshay saacad, saacadii waxay isu beddeshay maalmo, maalmihiina waxay isu beddeleen bilo, bilihiina waxay isu beddeleen โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€ โ•ฐโ”ˆโžค โ @Cawayskanolosha
Mostrar todo...
โค 1
Photo unavailableShow in Telegram
fool ka fool umaanu kulmin, balse naftayc isku mid ayey ahayd, oo qalbiga ayaanu is aragnay, mid kasta oo naga mid ahina wa aanu isku arkayay sida qoto dheer oo suurtogalka ah...Tani waa sheekada adig iyo aniga, haa waxa aan kula noolaa Dare aan la barbar dhigi karin wax kasta oo ku ilaawi maayo inta aan noolahay, waan ku jeclahay adiga xita hadii aanad iso xiriirin farriimo la'aan. Mar walba waxaad tahay Illahay xifdintisa iyo qalbigeyga โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€ โ•ฐโ”ˆโžค โ @Cawayskanolosha
Mostrar todo...
Wax saara Hee ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜‚โ˜บ๏ธ๐Ÿ˜ญ๐Ÿฅน๐Ÿ˜ณ๐Ÿ’‹๐Ÿ˜๐Ÿ˜…๐Ÿ˜ณ๐Ÿ˜ก๐Ÿ˜‰waxaan lee iska saara
Mostrar todo...
๐Ÿ‘ 1๐Ÿ”ฅ 1
Part 1 Qiso /qadar dhacay Canaan maleh Noloshu maalin waa farxad maalina waa murugo,maalin waa qayrkaa akhriste maalin waa adiga ,waa hadhka labadiisa galin Mukhtaar iyo ayaan waa lamaano jacayl dhab ah uu ka dhaxeeyo , midba midka kale ayuu ku dhaata, sida qorrax iyo dayaxa , ayey nuurka u kala qaataan dhayahoodu iyo qalbigoodu waa mid qudha midkastaaba waxa uu ka danqadaa ka kale dhibta soo gaadha halka ay isla qayb sadaan farxada iyo guusha mid kood u soo hooyata jacayl kalsooni ku dhisan waaye, xiisaha iyo xasuusda waa mid joogto ah had iyo jeer waqtiyada ay kala maqanyihiin way istabaan wayna iska war hayaan wayn isu walwalaan midba midka kale ayuu waydiiya howsha uu hayo iyo waxa uu qabanaayo Dhalinyaradu aad ayey ugu sheegaystaan oo hadal hayndoodu waa mid saamayn wayn ku yeelatay bulshada ay ku dhexnoolyihiin , mararka qaarkaad aflagaado iyo cay ayey kala kulmaan bulshada halka qaar dhalinyaradu ay hiigsadaan quruxda nolosha wadaageen
Mostrar todo...
โค 7
Majicishahay Qisooyin ka nuuc walbo ay yihiin in aan halkaan ku soo gud binoAnonymous voting
  • Haa
  • Maya
0 votes
๐Ÿ† 2
Repost fromย N/a
๐Ÿฆ’KOOOXDA HORSEED๐Ÿฆ’ ๐Ÿ’ซFadlan aqriste channelka aad ka heshay jion dhahoโœจ mid ka aad ka hesho ku bir๐Ÿ”ฅ @NolosheydiHore๐Ÿ’”๐Ÿ˜ฐ ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @Kaligariyow ๐Ÿง  ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @Nafisa021๐ŸŒน ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @Abdullahidhaqane๐Ÿ’”๐Ÿ’‰๐Ÿฆ‹ ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @SULTHANTYPINGXIKMAD0 ๐ŸŽ ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @Maan_maal1 ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @Jacaylkiiqarsoonaa ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @Samiirbook ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @Hogaanka_nolasha1 ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @SYL_MEDIA ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @Ilaah_kaliya_lahadal ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @Hamigena ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @Cawayskanolosha ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @DRSFARDOWSA ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @iftiinka_nolosha1 ๐Ÿ˜œ ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @DhirigalintaNafta ๐Ÿซ‚๐Ÿซ€ ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ                      โœจ----------๐Ÿ†---------โœจ       powered By : @DhirigalintaNafta๐Ÿชซ๐ŸŒŸ                                      ๐Ÿ†---------๐Ÿ’Ž-------๐Ÿ†       ๐Ÿ…Vip channel @DhirigalintaNafta๐Ÿ•Š                    KOOXDA HORSEED๐Ÿ•Š https://t.me/DhirigalintaNafta/1561             Channel ku darista iyo faah-faahin dheeri ah โœ@AbdullahiDhaqane๐Ÿ’ฐ
Mostrar todo...
๐”‡๐”ฅ๐”ฆ๐”ฏ๐”ฆ๐”ค๐”ž๐”ฉ๐”ฆ๐”ซ๐”ฑ๐”ž ๐”‘๐”ž๐”ฃ๐”ฑ๐”ž

Sawirkan aynu u cimaamadno sawirkii sanadka! Subax walba waxa ay hooyo noo qaybin jirtay lacag nusasaace ah. Maanu garanayn meel ay ka keento iyo sida ay ku keento. Waxa isoo xasuusiyey sawirkan oo saaka laga qaaday ardaydii imtixaanka shahaadiga ah u fadhiisanaysay. Hooyo Illaahay caafimaad iyo cimri dherer ha ku siiyo. โค๏ธ๐Ÿฆ‹

Repost fromย N/a
๐Ÿฆ’KOOOXDA HORSEED๐Ÿฆ’ ๐Ÿ’ซFadlan aqriste channelka aad ka heshay jion dhahoโœจ mid ka aad ka hesho ku bir๐Ÿ”ฅ @NolosheydiHore๐Ÿ’”๐Ÿ˜ฐ ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @Kaligariyow ๐Ÿง  ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @Nafisa021๐ŸŒน ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @Abdullahidhaqane๐Ÿ’”๐Ÿ’‰๐Ÿฆ‹ ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @SULTHANTYPINGXIKMAD0 ๐ŸŽ ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @Maan_maal1 ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @Jacaylkiiqarsoonaa ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @Samiirbook ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @Hogaanka_nolasha1 ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @SYL_MEDIA ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @Ilaah_kaliya_lahadal ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @Hamigena ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @Cawayskanolosha ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @DRSFARDOWSA ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @iftiinka_nolosha1 ๐Ÿ˜œ ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @dhiirgelintaNolosha๐Ÿ˜˜ ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ @DhirigalintaNafta ๐Ÿซ‚๐Ÿซ€ ๐Ÿ‚Hada ku bir๐Ÿ’ซ                      โœจ----------๐Ÿ†---------โœจ       powered By : @DhirigalintaNafta๐Ÿชซ๐ŸŒŸ                                      ๐Ÿ†---------๐Ÿ’Ž-------๐Ÿ†       ๐Ÿ…Vip channel @DhirigalintaNafta๐Ÿ•Š                    KOOXDA HORSEED๐Ÿ•Š https://t.me/DhirigalintaNafta/1561             Channel ku darista iyo faah-faahin dheeri ah โœ@AbdullahiDhaqane๐Ÿ’ฐ
Mostrar todo...
๐”‡๐”ฅ๐”ฆ๐”ฏ๐”ฆ๐”ค๐”ž๐”ฉ๐”ฆ๐”ซ๐”ฑ๐”ž ๐”‘๐”ž๐”ฃ๐”ฑ๐”ž

Sawirkan aynu u cimaamadno sawirkii sanadka! Subax walba waxa ay hooyo noo qaybin jirtay lacag nusasaace ah. Maanu garanayn meel ay ka keento iyo sida ay ku keento. Waxa isoo xasuusiyey sawirkan oo saaka laga qaaday ardaydii imtixaanka shahaadiga ah u fadhiisanaysay. Hooyo Illaahay caafimaad iyo cimri dherer ha ku siiyo. โค๏ธ๐Ÿฆ‹

Photo unavailableShow in Telegram
สœแด€แดส™สŸสแด สœแด€แดส™สŸสo Marka hore waxay mahat usug naade Allah marka xigta dhamaanta inta halkaan ikula zxpte oo idhirihalise aad ayaad umahatsan tihiin wax aan abaalkiina kugudo makasaaye kaliya waxaan idin awooda mahatsanidiin oo kale ah waxaana idin ka rajayna in aad igaar seen doon taan intaan iyo in ka badan oo walalalo soonaliyeed ah Allah na janada na kuwada kulmiyo
Mostrar todo...
โค 4
Elige un Plan Diferente

Tu plan actual sรณlo permite el anรกlisis de 5 canales. Para obtener mรกs, elige otro plan.