cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Fardawsa Fiican1

kusoo dhawaaw channel-kan. ● Waxaad ka heli doontaa: •Qoraallo Dhiiri-galin ah. •Sheekooyin xikmado leh. •Wax kasta Oo faa'ido leh. •NALA JOOG😇 Mahadsanid.♡

Mostrar más
Finlandia1 603El idioma no está especificadoReligión y espiritualidad25 893
Publicaciones publicitarias
3 531
Suscriptores
+624 horas
+497 días
+15130 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Barnaamijka qormo Qormadii 22 aad (Mahadnaqa alle) Horta cida ugu horaysa ee mudan in mar walba loo mahad naqo waa alle wayne kii ku jirsiiyay adoon jirin Kii kuu dhigay qaabkan san kii ku barbaariyay ee heerkaan kusoo gaadhsiiyay maanta aad joogto ka xubnahan quruxda badan eed ku xaragooto marna ku wax ku qabsato ku siiyay Mahadnaqu waa dabarka nicmada wixii lagu siiyay hadaad ku mahad naqdo way kuu barakoobi oo way kuu balaadhan wanay kuu joogi doontaa ilaa intuu alle doono Lkn wixii aan lagu mahad naqin wuu suulaa ycnii wuu baaba'aa  barakana ma yeesho Bini aadamku waxay ku siiyaan way kuugu galad sheegtaan oo mar walba waxay ku odhan waanigii barigii waxaas ku siiyay hadaanad uga abaal gudina way kuu xanaqaan illhay ayaa tusaalaha sare iska leh🌸 fiiri wll  korantada guryaheena ku xidhan bil walba lacag ayaa laynaga xisaabiyaa  hadaanad bixina waa lagaa goosan laydhka Bal ka wrn rabbi (swt) lugaa   gacmaha indhaha sanka aad ka neefsanayso caloosha cuntada aad ku qaadato 30 sano 40 sano 50 sano 60 sano 70 sano 80 sano  kuugu shaqaynayay bilaa lacag.bal alle ayaan kugu dhaarshee   ma waxaad awoodi waysay kaliya inaad dhahdo alxamdullhi Yaa rabbi  allow waad ku mahadsanthy nicmooyinkaaga aad igu manaysatay Nabi muhamed ﷺ Alle wuxu amray inuu ku shukriyo ama ku mahad naqo nicmadiisa Wuxuuna idhi  alle 👇 وَأَمَّا بِنِعْمَةِ رَبِّكَ فَحَدِّثْ Nabi nuuxna cs alle wuxu iri wuxuu ahaa adoon mahad naqa Xadiis kale rasuulku ﷺ wuxu iri (التحدُّث بنعمة الله شكر، وتركها كفر، ومن لا يشكر القليل لا يشكر الكثير، ومن لا يشكر الناس لا يشكر الله) 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐤𝐚𝐲𝐬𝐨 𝐧𝐢𝐜𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐥𝐚𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐜𝐞𝐥𝐢𝐧 𝐚𝐚𝐝 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐚𝐦𝐚 𝐬𝐡𝐮𝐤𝐫𝐢𝐧 𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐬𝐡𝐮𝐤𝐫𝐢𝐝𝐚𝐲, 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐠𝐭𝐨 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐜𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐞𝐧𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐠𝐚𝐚𝐥𝐧𝐢𝐦𝐨, 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚 𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐲𝐚𝐫 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐮𝐠𝐮 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐢𝐧 𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧𝐧𝐚 𝐤𝐮𝐦𝐚 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐢𝐲𝐨, 𝐬𝐢𝐝𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚 𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐮 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐜𝐞𝐥𝐢𝐧𝐧𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐮𝐦𝐚 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐜𝐞𝐥𝐢𝐲𝐨 Xadiis kale oo anas warinayo rasuulku ﷺ wuxu iri 👇 قال رسول الله ﷺ: (إن الله ليرضى عن العبد أن يأكل الأَكْلَة فيحمده عليها، أو يشرب الشَّربة فيحمده عليها Alle wuxu ka raali noqdaa adoonka markuu cunto cuno ku mahad naqa ama markuu wax cabo ku mahad naqa Walaalayaal waxaan naftayda iyo naftiinaba kula dar daarmayaa inaynaan marnaba ilaawin mahadcelinta rabbigeen WQ #FARDAWSA✍
Mostrar todo...
3
Rasuulku N.N.K.H wuu diiday maalinta Sabtida in Soon Sunne ah la soomo, laakiin arinkaasi wuxuu ku gaar yahay Soonka aan Sabab lahayn, hadaba Soonka berri oo Sabti ah la soomayo wuxuu leeyahay sabab u gaar ah oo ah in uu ku beegmay maalintii Carafa; sidaa darteed way banaan tahay in berri oo Sabti ah la soomo iyada oo aan laga horaysiinayan Jimcaha.
Mostrar todo...
6
Photo unavailableShow in Telegram
Mararka qaarkood quruxdaadu waa inaadan u ekaan iyaga Ha ka xishoon ka-duwanaantaada.. 🌸
Mostrar todo...
3
💐🌻أذكار الاستيقاظ من النوم👀🌹🍀🌼 Ducada marka hurdada laga soo tooso🌹🍁📿 الْحَمْدُ للَّهِ الَّذِي أَحْيَانَا بَعْدَ مَا أَمَاتَنَا، وَإِلَيْهِ النُّشُورُ 🌷🌸🤲 ( لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَحْدَهُ لاَ شَريكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ، وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ، سُبْحَانَ اللَّهِ، وَالْحَمْدُ للَّهِ، وَلاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ، وَاللَّهُ أَكبَرُ، وَلاَ حَوْلَ وَلاَ قُوَّةَ إِلاَّ بِاللَّهِ الْعَلِيِّ الْعَظِيمِ، رَبِّ اغْفرْ لِي ).💐 🪴 الحمدُ للهِ الَّذِي عَافَانِي فِي جَسَدِي وَرَدّ عَلَيَّ رُوحِي وَأَذِنَ لِي بِذِكْرِهِ 🌸🌱 اللهمَّ صلِ عَلَى مُحَمَّد  وَعَلَى آلِ مُحَمَّد، .كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيْمَ  وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيْمَ، إنَّكَ حَمِيْدٌ   مَجِيْدٌ. اللهمَّ  بارِك على  محمَّد وعلى آل محمد، كما باركتَ على  إبراهيم وعلى آل إبراهيم،   إنَّك حميدٌ مجيد.☘🌼🌺 💫 اللَّهُمَّ يا مُقَلِّبَ القُلُوبِ ثَبِّتْ قُلُوبَنَا على دِيْنِكَ،  🌷🥀🍁
Mostrar todo...
Repost from N/a
🌷Dooro midkaa rabto🌹dhamaantood waa kanaalo add u fiican loona sooxulay qomanaantooda waxaa rajaynaya inaa dooqaga kaheli doonto i.a💐 [🌴Al-Raxma waa kor uqadaha kanalkaga🌴] ------------- ----------- ------------- ----------- ----------- ------ 🌙( Diini )🌙 --------------------- 🌻 @machadudarukheyrchanel 🌻 @AMirSHaCraWi 🌻 @Wanaagmedi 🌻 @muntkhab ----------------------- 🌷 @quraan103 🌷 @Cilmig_n4axwah 🌷 @FIIRAAN ---------------------------------------------- 🌾Sheeko--jacayl🌾 ----------------------------------- 🌺 @dareenfahan123 🌺 @qalbi_dhaye1 🌺 @Dareenjacel143 🌺 @Manhadal 🌹 @mirojaceyl 🌹 @xurmojaceyl 🌹 @AMirBUlShaWi ----------- ------------ ------- ------- --- 🌻Xulasho-wcn🌻 ---------------------------------- 🌸 LIVEG00/00 🌸 @teammi1adadaaliye 🌸 @hamdimohamed44 🌸 @noloshuwaahalgaan 🌸 @Bulshokaabmedia1 🌸 @Sirtanolasham24 🌸 @Wanaagmedi 🌸 @Dareenjacel143 🌸 @Jaceylkiilumay 🌸 @AlRaxmachannel 🌸 @Sooyalmedia 🌸 @BaroEnglish1 🌸 @ONLINE_MARKET_24 🌴xulasho🌴 -------------- 🌾 @dhigal 🌾 @zainasharafchannel 🌾 @hoygaxikmada7 🌾 @xikmado222 🌾 @iskaashiAcadamy ---- -------- ------ ---------- ✏Qural--xigmado🔦 ------------ ------- ----------- ---- 💐 @Q0RM0 💐 @kixkmad100 💐 @XIKMADAHA_NOLOSHAA 💐 @MURTISIDE --------------------- ☔ @islamicdigital@murtimaal1@Cajaa_ibta_dunida@Dareenjacel143@abditahad@XARGO_JECEL -------- ----- ------ ------ ------- --------- 📙Books📚 ------------------------------------------- 🌴 @quotes_lov3 🌴 @sompdfbooks 🌴 @BaroEnglish1 🌴 @oldwrite 🌴 @Bulshokaabmedia1 ------ ----- ---- ------- 🌴 @dhiirigalin100 🌴 @Doogso 🌴 @Besty_photos 🌻 @fududeeye209 🌻 @quraan103 🌻 @MURTI_MADALO1 --------------------------------- 🍀Xulasho🍀 --------------------------------- 🌹 @KHATARCAAFIMAAD 🌹 @quotes_lov3 🌹 @hamdimohamed44 🌹 @sahmiyedigital 🌹 @ishwaaq2 🌹 @Dacwah_Channel --------------------------------- 💖*Xasan-Albasri* Ayaa La Weydiiyey Waa Maxay Sirta Ka Dambeysa Inaad Adduunyada Ka Zaahido ?Wuxuuna Yidhi Waa Afar Shay: (1)Waxaan Ogaaday Riziqeyga Inaanu Qof Kale Qaadaneynin''Kadibna Qalbigaa Ii Dagay. (2)Waxaan Ogaaday Camalkeyga Inaanu Ruux Kale Qabaneynin,,Kadibna Kaligey Baan Ku Mashquulay. (3)Waxaan Ogaaday In Allaah i Arkayo Waxaana Ka Xishooday,Inuu Macaasi Igu Arko. (4)Waxaan Ogaaday In Geeridu Isugeyso,Waxaana Sahay U Diyaarsaday Rabbigey La Kulankiisa💖 👇 🌹 https://t.me/AlRaxmachannel ------------------------------------------------ --------------------------- 💪Dhiira---Galin💪 ------------------ --------- ----------- 🌹 @XIKMAD_MURTI_CHANNEL 🌹 @kabtanhaaraxikmawi 🌹 @Qoraaladii_Qarniga 🌹 @ustadAntonio✍️📚 🌷 @jiiladvert -------------------------------- 🌷 @HAGAHAJIILKA12 🌷 @wayahaadunka 🌷 @fardawsafiican1 🌷 @SULTHANTYPINGXIKMAD0 🌷 @noqomufakir 🌹 @RAJO_MAAL_CHANNEL --------- --------- ------ ------ ----- --- -------------------------------------- ❤hoyga--jacelka❤ ------------------------------------------------- 💐 @jowharadi1ifeysay 💐 @Dabiibe_Jacayl 💐 @mirojaceyl 💐 @Jaceylkiilumay 💐 @tareenkanolasha 💐 @Daaruladham122 🌹@aadan123 -------------- -------- --------- ------- ----------- 👉Maleedahay kanaal madoonaysaa subscribers badan iyo asxaab kanaal kaaga ku xiran hadaba Kanaal ku darista iyo waxii faah faahin ah hadii aad rabto inaa kooxda kamid naqato Laxariir👈 🌹 @Suhayb52 --------- ------- ----- ----- ---------- 🌹@bahjasooyaalka 🌹@Riyooyinkeena56 🌹@xikmado222 🌹@dhiiriye 🌷 @Dadweynha 🌹@XasUus_QoR_JecEYl 🌻Dhamaad-----end🌻 ----------------------------------- @jowharadi1ifeysay Kanaalkaan waxaa ka helaysaa wararka bariga dhaxe iyo arimaha Gaza jion dheh 🌹 @Gazanewsm25 barnaamish ka baro diin taada Youtube subscribers Dheh wll 👇 👇 https://youtube.com/@alraxmachannel1696
Mostrar todo...
🌷Al raxma_____channel🌹

Gacmo furan ku so dhawaw Waxaa kaheli kar taan quraanka kariimka tafsiir quraanka axaadiis nabiga scw iyo suaalo diini ah waxaa kale oo kaheli doontaan qisooyin iyo sheekoyin idin xiiso galin doono i.a☑ ku________soo____dhawaw___Al Raxma _ channel🌷🍁

Photo unavailableShow in Telegram
Naxariistu waa shagay kaliya ee qofnimadaada xitaa badala 😋☝️
Mostrar todo...
🥰 5
Photo unavailableShow in Telegram
noloshu yaanay ku ilowsiin geerida oo ha u noolaan  sida  inaad  ku waarayso oo kale" waxaad u malaynaysaa in aad wakhti yar joogtay aakhiradaada..💯
Mostrar todo...
👍 9
💐🌻أذكار الاستيقاظ من النوم👀🌹🍀🌼 Ducada marka hurdada laga soo tooso🌹🍁📿 الْحَمْدُ للَّهِ الَّذِي أَحْيَانَا بَعْدَ مَا أَمَاتَنَا، وَإِلَيْهِ النُّشُورُ 🌷🌸🤲 ( لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَحْدَهُ لاَ شَريكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ، وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ، سُبْحَانَ اللَّهِ، وَالْحَمْدُ للَّهِ، وَلاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ، وَاللَّهُ أَكبَرُ، وَلاَ حَوْلَ وَلاَ قُوَّةَ إِلاَّ بِاللَّهِ الْعَلِيِّ الْعَظِيمِ، رَبِّ اغْفرْ لِي ).💐 🪴 الحمدُ للهِ الَّذِي عَافَانِي فِي جَسَدِي وَرَدّ عَلَيَّ رُوحِي وَأَذِنَ لِي بِذِكْرِهِ 🌸🌱 اللهمَّ صلِ عَلَى مُحَمَّد  وَعَلَى آلِ مُحَمَّد، .كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيْمَ  وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيْمَ، إنَّكَ حَمِيْدٌ   مَجِيْدٌ. اللهمَّ  بارِك على  محمَّد وعلى آل محمد، كما باركتَ على  إبراهيم وعلى آل إبراهيم،   إنَّك حميدٌ مجيد.☘🌼🌺 💫 اللَّهُمَّ يا مُقَلِّبَ القُلُوبِ ثَبِّتْ قُلُوبَنَا على دِيْنِكَ،  🌷🥀🍁
Mostrar todo...
🥰 1
💐🌻أذكار الاستيقاظ من النوم👀🌹🍀🌼 Ducada marka hurdada laga soo tooso🌹🍁📿 الْحَمْدُ للَّهِ الَّذِي أَحْيَانَا بَعْدَ مَا أَمَاتَنَا، وَإِلَيْهِ النُّشُورُ 🌷🌸🤲 ( واحد مرة ) ( لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَحْدَهُ لاَ شَريكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ، وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ، سُبْحَانَ اللَّهِ، وَالْحَمْدُ للَّهِ، وَلاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ، وَاللَّهُ أَكبَرُ، وَلاَ حَوْلَ وَلاَ قُوَّةَ إِلاَّ بِاللَّهِ الْعَلِيِّ الْعَظِيمِ، رَبِّ اغْفرْ لِي ).💐  💐🌻أذكار الاستيقاظ من النوم👀🌹🍀🌼 Ducada marka hurdada laga soo tooso🌹🍁📿 الْحَمْدُ للَّهِ الَّذِي أَحْيَانَا بَعْدَ مَا أَمَاتَنَا، وَإِلَيْهِ النُّشُورُ 🌷🌸🤲 ( لاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ وَحْدَهُ لاَ شَريكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ، وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ، سُبْحَانَ اللَّهِ، وَالْحَمْدُ للَّهِ، وَلاَ إِلَهَ إِلاَّ اللَّهُ، وَاللَّهُ أَكبَرُ، وَلاَ حَوْلَ وَلاَ قُوَّةَ إِلاَّ بِاللَّهِ الْعَلِيِّ الْعَظِيمِ، رَبِّ اغْفرْ لِي ).💐 🪴 الحمدُ للهِ الَّذِي عَافَانِي فِي جَسَدِي وَرَدّ عَلَيَّ رُوحِي وَأَذِنَ لِي بِذِكْرِهِ 🌸🌱 اللهمَّ صلِ عَلَى مُحَمَّد  وَعَلَى آلِ مُحَمَّد، .كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيْمَ  وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيْمَ، إنَّكَ حَمِيْدٌ   مَجِيْدٌ. اللهمَّ  بارِك على  محمَّد وعلى آل محمد، كما باركتَ على  إبراهيم وعلى آل إبراهيم،   إنَّك حميدٌ مجيد.☘🌼🌺 💫 اللَّهُمَّ يا مُقَلِّبَ القُلُوبِ ثَبِّتْ قُلُوبَنَا على دِيْنِكَ،  🌷🥀🍁
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
Saaxiib Ma ogtahay inaa tahay kiniinka aan ka liqo xumada murugada😋✌🌱
Mostrar todo...
6