cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegaciĂłn. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Nuurka Nolosha

Markasta taladaada u dhiibo alle SWT. 🍂adaa naga dhiman Kaalay nagu soo biir maadsanid 🙏

Mostrar mĂĄs
Finlandia1 628El idioma no estĂĄ especificadoReligiĂłn y espiritualidad26 431
Publicaciones publicitarias
3 443
Suscriptores
-324 horas
-107 dĂ­as
+2030 dĂ­as

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Repost from N/a
Bishaaro Bishaaro dhmn asxaapta jecel bahda caafimaadka in ay wax ka bartaa wxn sii naynaa fursad ah in course ka Environmental Health ama caafimaadka deegaanka iyo sida loo ilaaliyo deegaanka diwaangalinta aan ka dhignay 0.5$ munaasibada eid adxada awgeed ardayda aan qaadanayno waa 50 qof yaanay kaa hor buux samin. Halkan iska diwaangali👇👇👇👇 @Health_scienceAcademy @Health_scienceAcademy @Health_scienceAcademy @Health_scienceAcademy @Health_scienceAcademy @Health_scienceAcademy 👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆
Mostrar todo...
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @jaceylqore @Enjoy_boy1 @noloshuwaaguul @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
Mostrar todo...
𝗝𝗼𝗶𝗻 𝗻𝗼𝘄 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 ❤️
Repost from N/a
Kusoo dhawaada kuliyada HEALTH SCIENCE ONLINE SCHOOL 2024 qorshahaaga makuugu jirtaa inaad wax kabarato Caafimaadka hadaba kuliyadu waxa ay kuu diyaarisay coursooyinka hoos kuxusan oo bilaabmi doona bishan 6/15/2024 ➡️cytology &ANATOMY ➡️ parasitology ➡️Environmental Health ➡️primary health care ➡️ Health policy and planning Maadaama oo ay thy dufacadii u horaysay waa bilaash diwaangalintu waa 1$ oo kaliya faa.idaysi wacan Hadaba si aad warbixin faahfaahsan uhesho ama isku diwaan galiso kudhufo linkiga hoose @Health_scienceAcademy @Health_scienceAcademy @Health_scienceAcademy @Health_scienceAcademy
Mostrar todo...
Mostrar todo...
Repost from Aqli koriye
Fursad cusub iyo maalin cusub BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee HAM ONLINE SCHOOL ACADEMY idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 6aad ee sanadka 2024 oo kala ah. 1) Quraanka iyo axaadiista. 2) Barashada carabiga. 3) barashada ogaal nafta. 4) barashada caafimaadka Barashada basicga caafimaadka sida Anatomy physiology cytology ga iyo kuwo kaloo bdn. 5) xisaabta( dadka wawayn ). 6) Higaadda  oo bilow ah. Courses gaaban Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas. Ku baro cilmiga adoo # Gurigaaga jooga # Adoo shaqadaada jooga # Adooo ciyaalkaga dhex jooga # Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta. # Adoo shaqynaya baro cilmiga . Halkan hoose  iska diwaan gali:👇👇 @Dulqaad_pdn @Dulqaad_pdn @Dulqaad_pdn @Dulqaad_pdn
Mostrar todo...
Repost from Aqli koriye
BUSHAARO BUSHAARO. MA JECESHAY INAAD LUUQADA CARABIGA BARATO SHAHAADANA KA QAADATO. KAALAY KA FAA'IDAYSO FURSADAN AY BIXINAYSO HAM ONLINE SCHOOL. ADOO GURIGAAGA JOOGA AMA ADOO SHAQADAADA JOOGA KAALAY BARO LUUQADA CARABIGA. HADAAD DIYAAR TAHAY CIWAANKAN TAABO OO LAHADAL USTAADADA.👇👇👇 @Dulqaad_pdn @Dulqaad_pdn
Mostrar todo...
Repost from ÀQOON KORDHIYE
*SIDEE OGA FAA IIDEE SAN KARAA 10KA CARAFO* 1_الصلاة على وقتها: Salaadaha oo waqtigeeda oo aad ilaaliso, iyo adkaarta ka danbeysa. 2_صيام تسع ذي الحجة.: Sagaalka bari oo aad soontid gaar ahaan maalinta sagaalaad,"يوم عرفة ". 3_قيام الليل: Salaatul leylka oo aad tu katid wallow haba yaraadee "sadex ragco ugu yaraan ". Salaada habeenkii mida ugu fadli badan waa tan hurdada kadib la tukado salaada subax ka hor 3saac. 4_ حافظ على صدقة يومية: "Sadaqo inaa baxsatid malin walba, hadaa weyso kuwan badi 👉 سبحان الله كل تسبيحة صدقة والحمد لله وكل تحميدة صدقة ولا إله إلا الله وكل تهليلة صدقة والله أكبر وكل تكبيرة صدقة. 5_الدعاء: *Kuda daal xiliyada ducada la aqbalo inaad ducada badiso sida salaadaha ka dib, adinka iyo aqinka dhexdooda, markaad sujuudsan tahay, saacadaha u danbeeya habeenkii, iyo saacada u danbeysa maalinka jimcaha. Iyo maalinka sagaalaad ee bisha carafo* 6_التكبير والتحميد والتهليل: Dheh intaa awoodo malin walba. الله اكبر الله اكبر الله اكبر لا إله إلا الله الله اكبر الله اكبر ولله الحمد سبحان الله والحمد لله ولا إله إلا الله والله أكبر 7_إتقاء المحارم: Ka ilaali indhahaada wax walbo inaa fiiriso xaraam yahay, Carabkaadana ka ilaali xanta, namiimyada, iwm. 8_ القرآن،: Isku day inaa dhameyso hal mar inta tobanka bari lagu dhex jiro adoo akhrinaayo sadex juz maalin walba. 9_عبادات القلوب: Inaad ku samirtid daacada, inaad Allah tala saaradid iwm. 10_حسن الخلق،: Dadka oo dhibkaada ka reebatid iyo dhib kooda oo aad udulqaadatid waxaa ka helaysaa ajir. اللهم وفقنا لما تحب وترضاه يارب العالمين ولا قوة الا بك أنت العلي العظيم 🤲. *Sii faafi si ay dadka kale oga faa iideytaataan* الدال على الخير فله مثل أجر فاعله ✅ اللهم أعنا على ذكرك وشكرك وحسن عبادتك يارب العالمين 🤲🏻 #Alhamdulillaah
Mostrar todo...
Repost from ÀQOON KORDHIYE
Telegram iiba oo aad u jaban cidii rabtaa ha ila soo xiriirto @dulqaad_pdn
Mostrar todo...
"Tarbiyadaynta naftu, waa heerka ugu sarreeya ee horumar qofku uu gaadho.!"☝️ #subax_wanaagsan
Mostrar todo...
❤ 5👎 2🫡 1
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @jaceylqore @Enjoy_boy1 @noloshuwaaguul @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
Mostrar todo...
𝗝𝗼𝗶𝗻 𝗻𝗼𝘄 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 ❤️