cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Mohaz Online

I'm mohaz, i have 4 years of experience in digital marketing and multimedia, I'm olso web designer and fx trader. I can assist you everything about my skills. Welcome with open hands.

Mostrar más
Publicaciones publicitarias
7 232
Suscriptores
+1124 horas
+1107 días
+25830 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Mostrar todo...
TikTok · Mr web

61 likes, 4 comments. “meeqa saac buu kuso gaaray muuqalkan”

👍 5
Waa dadki ugu dambeyay ee loo sameeyay tiktok ciwaan USA ah kaas oo ay lacag ka sameyn kartaan marka ay buxiyan shurudaha titkok waxan urajeyneynaa guul dhamaatod ✅ Hadii aad dooneyso tiktok ciwaan dibada ah waxad ku hele 24 saac Nadaawo kaliya ama nala faaiid Whatsapp number Wa.me/+252613181404
Mostrar todo...
👍 5
Photo unavailableShow in Telegram
Ardey Walba oo koorsadan qaata waxan damaanad buuxdo usiineynaa in uu tiktok lacag ka sameyn doono 💯 Waxa ay kamid noqon doontaa koorsadan koorsooyinka ugu faaiidada badan ee aan diyaarinay waxayna soo bixi doontaa 18 July maalinta qamiista ah. Qiimaha koorsada waxa uu noqon doonaa 19$ balse kahor inta aysan soobixin koorsada waxa aad iskaga diiwaan galin kartaan 15$✅ Waxan rajeynaa in ay kuu noqon doonto koorsadan midi kugu horeysay ee aad ku faa'iido Hadii Aad Tahay qof raba in uu lacag ka sameeyo Tiktok Bilow ilaa dhamaad. Halkan iska diiwaan gali Wa.me/+252613181404
Mostrar todo...
👍 8🥰 2🔥 1💯 1
Photo unavailableShow in Telegram
Guuleestasha: 1. zakariye nour mohamed 2. naahil yuusuf maxamed 3. Mowliid xuseen diiriye 4. Cabdi salaan xasan cismaan 5. Abdullahi adan hassan Waa guuleystayasha ku guuleystay abaalmaringo aheyd in qof walba oo kamid ah uu heli doono USA tiktok Account free ah✅ Hadi aad halka sare ka aragtay magacaga nala soo xiriir oo noosooqor gmailka aad galisay formka si aan u aqoonsano in aad tahay qofka saxda ah mahadsanidiin. Fadlan nala soo xiriira si aan idin gudoonsiino abaalmarintina hambalyo dhamaantiin ✅
Mostrar todo...
👍 8💯 3
Photo unavailableShow in Telegram
waxa buuxisay 44 qof shuruudaha abaalmarinti tiktok daqiiqado kadib waxan soo bandhigi doonaa 5 ta qof ee guuleystayasha ah.
Mostrar todo...
👍 7👏 2🥰 1
Photo unavailableShow in Telegram
Ajaanibta waxay ku sameyan tiktok Account USA ah 38.9$ halka inaga aan ku sameyno kaliya 5$ waxan nahay shirkada ugu weyn ee sameysa adeegyada tiktok✅ Waxan soosaaŕnay in ka badan 10kun oo qof oo tiktok lacag ka sameeya👍🌟 Hadii aad dooneyso in aad aragto halkan ku dhifo 👉 LINK Hadii aad dooneyso in aad kamid noqoto dadka aan taba barnay waxad ubaahan tahay tiktok account mid kamid ah wadamadan USA 🇺🇸 Uk 🇬🇧 Germany 🇩🇪 Hadii aadan heysan nagala soo xiriir halka hoose Whatsapp number Wa.me/+252613181404
Mostrar todo...
👍 8🥰 2
Caawa waxan soo bandhigi doonaa guuleystayaasha fadlan weli waxad heysaaa jaanis ee ka faiideyso.
Mostrar todo...
👍 13👏 2
Dhamaan bahda nagu xeran waxan ugu hambalyeyneynaa in aan bixineyno 5 ciwaan oo tiktok ah laguna sameeyay USA 🇺🇸 kaas oo qofkii ku guuleysta uu lacag ka sameyn karo. Buuxi shuruudahan 1: udir linkiga telegram keena 10 qof hadibna join hasoo dhahaano channel kan riix linkigan si aad u copy gareyso 👉 https://t.me/mohazonline 2: u shere garee postigan 5 qof 3: qor gmail kaga iyo magacaga adiga oo taabanaya linkigan 👉 https://rb.gy/8bc3zq 4: like saar postigan 👍 Waa shuruudo aad u fudud oo qofkatsa buuxin karo guul wacan ✅
Mostrar todo...
👍 49👏 3💯 1
00:36
Video unavailableShow in Telegram
Waa macmiil aan si qurux badan ugu sameynay tiktok ciwaan USA ah oo cusub oo uu lacag ka sameyn karo marku buuxiyo shuruudaha inshallah waxan urajeyneynaa guul waxa uu goaansaday in uu hormariyo naftisa✅ Whats number https://wa.link/ggjz5p
Mostrar todo...
2.09 MB
👍 5 3💯 1
Photo unavailableShow in Telegram
Waxa uu iibsadey tiktok ciwaan lacagta u furan tahay oo shuruudihi kale buuxiyay muuqaal walba uu soogalin doono lacag ayuu sameyn doonaa maanta kadib mustaqbalkiisa wuu dhisan yahay hambalyo ✅ Waxad ku heli doontaa qiimo jaban ilaa sabtiga ciwaan tiktok oo buuxiyay shuruudaha hadaba waxan heynaa ciwaano kooban waxana nasiib u heli doono qof walba oo raba in uu ka boxo nolosha faqriga ah 💰 Whatsapp number Wa.me/+252613181404
Mostrar todo...
👍 3 1🥰 1
Elige un Plan Diferente

Tu plan actual sólo permite el análisis de 5 canales. Para obtener más, elige otro plan.