cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

TAREENKA NOLASHA

waxad ka helaysaa xikmado, qisoyin, gabayo, iyo barnamijyo diini ah oo ku anfaca nolashada.

Mostrar más
Finlandia2 787El idioma no está especificadoReligión y espiritualidad63 541
Publicaciones publicitarias
1 178
Suscriptores
Sin datos24 horas
+97 días
+6630 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

FARIIN MUHIIM AH: Waa hadalkii inoogu laabnaa sadarrdii aan kula dardaarmenay gabdhaha (xijaabka). Gabadha is qaawisa waa gabar la jahartay (soo muujisatay) macsiyada; qofka macsida la jahrana waa qof ka fog cafiska alle waxana u daliila qawlka rasulka ﷺ: ((كُلُّ أُمَّتِي مُعَافًى إِلَّا الْمُجَاهِرِينَ)). {Umadaydoo dhan waa cafis illaa kuwa xumaanta muujista oo la jahra mooyee}. Nin walboo xagaaga soo fiiraya dambiga waxbad ku leedahay oo dambiga ayaad la qeebsanaysa, haddii aad baraha bulshada is soo dhigto sawir ama muuqal dambiga intaas waa uu kasii badanaya, aayadan u fiirso micnaheeda: ﴿لِيَحْمِلُوا أَوْزَارَهُمْ كَامِلَةً يَوْمَ الْقِيَامَةِ ۙ وَمِنْ أَوْزَارِ الَّذِينَ يُضِلُّونَهُم بِغَيْرِ عِلْمٍ ۗ أَلَا سَاءَ مَا يَزِرُونَ﴾ [سورة النحل/25] {Inay xambaaran dambiyadoda oo dhan maalinta qiyamaha iyo dambiyada kuway lumiyeen cilmi la'aan waxana xumaaday waxay xambaaranayaan}. Gabareey qof walboo kugu dayda oo dumara dambigeda wax baad ku leedahay iyo dambiga qof walboo iyada ku siidayda illaa maalinta qiyaamaha. Annaga iyo idinkaba alle hanagu hanuuniyo waxa uu jacelyahay raalina ka yahay, gabareey adigana xusuunow nolashu inay gaabantahay aakhirana ay kheyr badantahay baaqina ahaanayso. QORAALKII HORE HALKAN TAABO.
Mostrar todo...
Qormada 23aad ee barnamijka {QORMO} 📌 𝗪𝗮𝗮 𝗺𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗖𝗶𝗯𝗮𝗮𝗱𝗼 ? CIBAADO : waa magac kulminaayo wax kasta oo allah uu jeclyahay raalina uu kayahay waxaas ama hamuuqdaan.ama haqarsoonaadaan Cibaadadu waaba sabta naloo.abuuray oo allah swt nooma uusan abuurin wax aan.ka aheen inaan caabudno قال الله سبحانه " وَمَا خَلَقْتُ ٱلْجِنَّ وَٱلْإِنسَ إِلَّا لِيَعْبُدُون " inaat allah kacabsato waa cibaado inaat allah wax karajeyso waa cibaado Baryada allah waa cibaado Fahanka cibaadada ma ahan kaliya acmaasha waaweyn ee ah salaada iyo soonka ,sadaqada ee cibaadadu waa Wax kutacaluqa nolosheena oo dhan ilaahey swt waxaa uu yiri قُلْ إِنَّ صَلَاتِي وَنُسُكِي وَمَحْيَايَ وَمَمَاتِي لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ" Waxaan ayadaan kabaran karnaa in cibaadadu aysan.aheen kaliya acmaasha waaweyn bal nolosheena oo dhan ay cibaado tahay . Maa daama nolosheena oo dhan ay cibaado tahay si aan ajirkeeda uhelno waa inaan wax kasta oo aan sameyneyno aan lanimaano niyad __Hadaad guursaneyso uguurso inaat badineyso qoysaska islaamka oo niyeeso ajirkeeda maxaa yeelay waa cibaado __hadaad shaqeyneyso oo aat kashaqeyneyso waxaan allah Cara galineynin niyeeso ajir maxaa yeelay waa cibaado Qofka muslimka ah waxaa laga rabaa inuu shaqeysto oo uusan gaal.gacanta uhoorsan oo uu dhulka Camiro kheyraadka kujirana uu kalasoo baxo Qofka muslimka ah shaqadaas waxa ay utahay cibaado kamida cibaadooyinka shardigu waa haduu niyad layimaado Hadii aan nolosheena oo dhan kadhigno cibaado xaqiiqatan nolasha aduunyana waxaan kunoolaaneynaa kheyr iyo baraaro aakhirana jano iyo raali ahaasho allah Shiikhul islaam 𝙄𝙗𝙣𝙪 𝙏𝙖𝙮𝙢𝙞𝙮𝙖𝙝 Waxaa uu yiri : " إن في الدنيا جنة ، من لم يدخلها لن يدخل جنة الآخرة " " Aduunyada dhaxdeeda jano ayaa taala qofka aan janada aduunka galina tan aakhiro magalaayo " Janada aduunka taalo waxaa kunoolaan kara oo sacaadada iyo kheyrkaas heli kara ruuxa nolashiisa oo dhan kadhiga cibaado Saaxibayaal inaan fahano maf-huumka cibaadada waxay kadhigantahay inaan fahanay sababta koonkan naloo keenay iyo sababta aakhiro jano iyo naar lagu mudeeysanayo Allaha nasiiyo cibaado suuban walalayaal Aan kunoolaano nolol wada cibaada ah si aan ugu noolaano janada aduunka mida aakhirana uhelno insha allah 💖 @ismaildheere
Mostrar todo...
6
FARIIN MUHIIM AH: Waa hadalkii inoogu laabnaa sadarrdii aan kula dardaarmenay gabdhaha (xijaabka). Gabadha is qaawisa waa gabar la jahartay (soo muujisatay) macsiyada; qofka macsida la jahrana waa qof ka fog cafiska alle waxana u daliila qawlka rasulka ﷺ: ((كُلُّ أُمَّتِي مُعَافًى إِلَّا الْمُجَاهِرِينَ)). {Umadaydoo dhan waa cafis illaa kuwa xumaanta muujista oo la jahra mooyee}. Nin walboo xagaaga soo fiiraya dambiga waxbad ku leedahay oo dambiga ayaad la qeebsanaysa, haddii aad baraha bulshada is soo dhigto sawir ama muuqal dambiga intaas waa uu kasii badanaya, aayadan u fiirso micnaheeda: ﴿لِيَحْمِلُوا أَوْزَارَهُمْ كَامِلَةً يَوْمَ الْقِيَامَةِ ۙ وَمِنْ أَوْزَارِ الَّذِينَ يُضِلُّونَهُم بِغَيْرِ عِلْمٍ ۗ أَلَا سَاءَ مَا يَزِرُونَ﴾ [سورة النحل/25] {Inay xambaaran dambiyadoda oo dhan maalinta qiyamaha iyo dambiyada kuway lumiyeen cilmi la'aan waxana xumaaday waxay xambaaranayaan}. Gabareey qof walboo kugu dayda oo dumara dambigeda wax baad ku leedahay iyo dambiga qof walboo iyada ku siidayda illaa maalinta qiyaamaha. Annaga iyo idinkaba alle hanagu hanuuniyo waxa uu jacelyahay raalina ka yahay, gabareey adigana xusuunow nolashu inay gaabantahay aakhirana ay kheyr badantahay baaqina ahaanayso.
Mostrar todo...
#Xikmada: 157aad Macaanka guusha wuxu tirtiraa qaraarka sabarka.
Mostrar todo...
2
#Xikmada: 156aad Caadil noqo ka hor intaadan noqon deeqsi.
Mostrar todo...
Repost from N/a
🌷Dooro midkaa rabto🌹dhamaantood waa kanaalo add u fiican loona sooxulay qomanaantooda waxaa rajaynaya inaa dooqaga kaheli doonto i.a💐 [🌴Al-Raxma waa kor uqadaha kanalkaga🌴] ------------- ----------- ------------- ----------- ----------- ------ 🌙( Diini )🌙 --------------------- 🌻 @machadudarukheyrchanel 🌻 @AMirSHaCraWi 🌻 @Wanaagmedi 🌻 @muntkhab ----------------------- 🌷 @quraan103 🌷 @Cilmig_n4axwah 🌷 @FIIRAAN ---------------------------------------------- 🌾Sheeko--jacayl🌾 ----------------------------------- 🌺 @dareenfahan123 🌺 @qalbi_dhaye1 🌺 @Dareenjacel143 🌺 @Manhadal 🌹 @mirojaceyl 🌹 @xurmojaceyl 🌹 @AMirBUlShaWi ----------- ------------ ------- ------- --- 🌻Xulasho-wcn🌻 ---------------------------------- 🌸 LIVEG00/00 🌸 @teammi1adadaaliye 🌸 @hamdimohamed44 🌸 @noloshuwaahalgaan 🌸 @Bulshokaabmedia1 🌸 @Sirtanolasham24 🌸 @Wanaagmedi 🌸 @Dareenjacel143 🌸 @Jaceylkiilumay 🌸 @AlRaxmachannel 🌸 @Sooyalmedia 🌸 @BaroEnglish1 🌸 @ONLINE_MARKET_24 🌴xulasho🌴 -------------- 🌾 @dhigal 🌾 @zainasharafchannel 🌾 @hoygaxikmada7 🌾 @xikmado222 🌾 @iskaashiAcadamy ---- -------- ------ ---------- ✏Qural--xigmado🔦 ------------ ------- ----------- ---- 💐 @Q0RM0 💐 @kixkmad100 💐 @XIKMADAHA_NOLOSHAA 💐 @MURTISIDE --------------------- ☔ @islamicdigital@murtimaal1@Cajaa_ibta_dunida@Dareenjacel143@abditahad@XARGO_JECEL -------- ----- ------ ------ ------- --------- 📙Books📚 ------------------------------------------- 🌴 @xikmadjacayl 🌴 @sompdfbooks 🌴 @BaroEnglish1 🌴 @oldwrite 🌴 @Bulshokaabmedia1 ------ ----- ---- ------- 🌴 @dhiirigalin100 🌴 @Doogso 🌴 @Besty_photos 🌻 @fududeeye209 🌻 @quraan103 🌻 @MURTI_MADALO1 --------------------------------- 🍀Xulasho🍀 --------------------------------- 🌹 @KHATARCAAFIMAAD 🌹 @xikmadjacayl 🌹 @hamdimohamed44 🌹 @sahmiyedigital 🌹 @ishwaaq2 🌹 @Dacwah_Channel --------------------------------- 💖*Xasan-Albasri* Ayaa La Weydiiyey Waa Maxay Sirta Ka Dambeysa Inaad Adduunyada Ka Zaahido ?Wuxuuna Yidhi Waa Afar Shay: (1)Waxaan Ogaaday Riziqeyga Inaanu Qof Kale Qaadaneynin''Kadibna Qalbigaa Ii Dagay. (2)Waxaan Ogaaday Camalkeyga Inaanu Ruux Kale Qabaneynin,,Kadibna Kaligey Baan Ku Mashquulay. (3)Waxaan Ogaaday In Allaah i Arkayo Waxaana Ka Xishooday,Inuu Macaasi Igu Arko. (4)Waxaan Ogaaday In Geeridu Isugeyso,Waxaana Sahay U Diyaarsaday Rabbigey La Kulankiisa💖 👇 🌹 https://t.me/AlRaxmachannel ------------------------------------------------ --------------------------- 💪Dhiira---Galin💪 ------------------ --------- ----------- 🌹 @XIKMAD_MURTI_CHANNEL 🌹 @kabtanhaaraxikmawi 🌹 @Qoraaladii_Qarniga 🌹 @ustadAntonio✍️📚 🌷 @jiiladvert -------------------------------- 🌷 @HAGAHAJIILKA12 🌷 @wayahaadunka 🌷 @fardawsafiican1 🌷 @SULTHANTYPINGXIKMAD0 🌷 @noqomufakir 🌹 @RAJO_MAAL_CHANNEL --------- --------- ------ ------ ----- --- -------------------------------------- ❤hoyga--jacelka❤ ------------------------------------------------- 💐 @jowharadi1ifeysay 💐 @Dabiibe_Jacayl 💐 @mirojaceyl 💐 @Jaceylkiilumay 💐 @tareenkanolasha 💐 @Daaruladham122 🌹@aadan123 -------------- -------- --------- ------- ----------- 👉Maleedahay kanaal madoonaysaa subscribers badan iyo asxaab kanaal kaaga ku xiran hadaba Kanaal ku darista iyo waxii faah faahin ah hadii aad rabto inaa kooxda kamid naqato Laxariir👈 🌹 @Suhayb52 --------- ------- ----- ----- ---------- 🌹@bahjasooyaalka 🌹@Riyooyinkeena56 🌹@xikmado222 🌹@dhiiriye 🌷 @Dadweynha 🌹@XasUus_QoR_JecEYl 🌻Dhamaad-----end🌻 ----------------------------------- @jowharadi1ifeysay Kanaalkaan waxaa ka helaysaa wararka bariga dhaxe iyo arimaha Gaza jion dheh 🌹 @Gazanewsm25 barnaamish ka baro diin taada Youtube subscribers Dheh wll 👇 👇 https://youtube.com/@alraxmachannel1696
Mostrar todo...
🌷Al raxma_____channel🌹

Gacmo furan ku so dhawaw Waxaa kaheli kar taan quraanka kariimka tafsiir quraanka axaadiis nabiga scw iyo suaalo diini ah waxaa kale oo kaheli doontaan qisooyin iyo sheekoyin idin xiiso galin doono i.a☑ ku________soo____dhawaw___Al Raxma _ channel🌷🍁

FARIIN MUHIIM AH: Kuna socota gabar walboo fududaysata xijaabka ama dib dhigta xirashadiisa. Hadaad ogaan lahayd inta ay la egyihiin dambiyada aad xambaarsantahay markaad guriga ka baxayso iyo markaad ku soo labanayso, ma ogtahayse inta ay la egyihiin dambiyada kuu socda intaad nooshahay iyo xattaa markaad dhimato. Xijaabkoo aad ka tagto wuxu kugu xambaraya waxadan kari karin oo dunuub ah; maxayelay is qaawinta waxay kamid tahay dunuubta waa weyn. Xijaabkuna waa waajib waxana lagu sheegay qur'aanka qowlka alle uu leeyahay: ﴿يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ قُل لِّأَزْوَاجِكَ وَبَنَاتِكَ وَنِسَاءِ الْمُؤْمِنِينَ يُدْنِينَ عَلَيْهِنَّ مِن جَلَابِيبِهِنَّ ۚ ذَٰلِكَ أَدْنَىٰ أَن يُعْرَفْنَ فَلَا يُؤْذَيْنَ ۗ وَكَانَ اللَّهُ غَفُورًا رَّحِيمًا [سورة الأحزاب/ 59] {Nabiyow ku dheh xaasaskaaga iyo gabdhahaada iyo haweenka mu'miniinta isku dada xijaababkiina taasaa idin kugu dhaw in laydan aqoonsan oon laydin dhibinee, allane wuxu ahaaday dambi dhaaf badane naxariis badane ah}. Gabadadha is qaawisa jannada ma gasho carafteedana ma hesho waxana u daliila nabiga ﷺ qawlkiisa: ((وَنِسَاءٌ كَاسِيَاتٌ عَارِيَاتٌ مُمِيلَاتٌ مَائِلَاتٌ، رُؤُوسُهُنَّ كَأَسْنِمَةِ الْبُخْتِ الْمَائِلَةِ، لَا يَدْخُلْنَ الْجَنَّةَ وَلَا يَجِدْنَ رِيحَهَا، وَإِنَّ رِيحَهَا لَيُوجَدُ مِنْ مَسِيرَةِ كَذَا وَكَذَا)). {Haween dhar hugan hadana qaawan, lunsan dadkana lumiya, madaxyadoodana aad moodo hasha kuruskeedu leexday, jannada ma galayan udgoonkeedana ma helayaan, udgoonkeedana waxa laga helaa in u jirto masaafo dhan intaa iyo intaa}. Hadalkale ayaa inoogu laaban markale ayeynu idiin soo gudbin haduu alle idmo.
Mostrar todo...
👍 4 1
Mostrar todo...
مركز الدعوة

أُسِّـسَ لـنـشْـر الـدّعْـوةِ الإسـلامـيّـة عـبـر الإنـترنـت.

NOQO MU'MIN SI UU ALLE KUU DIFAACO. ﴿إِنَّ ٱللهَ يُدَافِعُ عَنِ ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ﴾ Difaacida alle uu difaacayo mu'minka waa mid ka run badan difaacida sxb kuu dhaw oo ku jecel, waana mid ka xoog badan suldaan awood leh difaacidiisa. Difaacida alle uu difaacayo mu'minka kuma soo dhici karto mu'minka qalbigaisa sida ay noqonayso, goorta ay noqonayso, iyo halka ay noqonayso, difaacida alle waa mid ka wayn in qalbiga lagu suuradaysto. Wuxu noqon karaa waqti aadan ogayn, wuxu noqon karaa qaab aadan horay u suuradaysan, wuxu kaloo noqon karaa xilli aadan filaynin. Difaacida alle uu difaaco mu'minka waxa kamida: Xilliga dhibaatoyinka wuxu ku ilhaamiyaa sabar, marku cadawgoda dhakarayana wuxu cadawgoda u diyaariya dhagar ka daran dhagartooda. Difaacida alle waxa helaa waqti walbo ee adiga noqo mu'min dhab ah si uu alle kuu difaaco, iimaankaga inta uu la egyahay ayuu noqonaysa difaacida alle uu ku difaacayo.
Mostrar todo...
1
Photo unavailableShow in Telegram
1
Elige un Plan Diferente

Tu plan actual sólo permite el análisis de 5 canales. Para obtener más, elige otro plan.