Daryeelka caafimaadka ๐ฅผ๐ฉบโค๏ธ
Soo dhawoow walal dariiqii an Ku tagi lahayd 3k. If Allah say โค๏ธ๐ค Waxad Ka helaysaa Macluumad Ku saabsan Caafimaadka inagu xeeran Ka qaado wixii Ku Anfaca kaliya join dheh si ay igu Noqoto dhiirigelin โค๏ธ๐
Mostrar mรกs6 967
Suscriptores
-224 horas
-67 dรญas
+2930 dรญas
- Suscriptores
- Cobertura postal
- ER - ratio de compromiso
Carga de datos en curso...
Tasa de crecimiento de suscriptores
Carga de datos en curso...
Photo unavailableShow in Telegram
Hablaha buur buuran iyo Hablaha dhuudhuuban kuweeba hore u qaangaadha labadooda? Hablaha buur buuran ayaa hor qaandhaagi og.
โค 7
Dhagaxaanta iyo xameetida | Cholelithiasis
Warbixin kooban ka bogo, anoo ka jawaabaya suaalo ay ka mid yihiin
1. waamaxay xameetida
2. dhagaxaanta ku samysma xameetida maxaa keena
3. qaabkee loo daweeyaa, kiniino ma leeyihiin mise qaliin uun waaye daawado?
4. maxaa ka dhalan kara hadii qof leh dhagaxa xameetida aan laga daaweynin
Suaasha aad: xameetidu waa xubin kamida qaab dhismeedka jidhka ee deefshiidka waxayna door ka ciyaartaa kaydinta dheecaanka xameetida ee beerku sameeyo, kaasoo muhiim u ah deefshiidida cuntada nooca dufanka ah (fatty food)
2.suaasha 2aad: waxyaabaha keena dhagaxaanta xameetida way beden yihiin laakiin waxaa aas aas u ah dhagax sameesan ka xameetida dheecaankeeda isu dheelitirankiisu isbedelayo ayadoo uu bedenaayo qaybaha adkaha ahi ay bedenayaan( dheecaanka xameetidu waxa uu isugu jiraa biyo iyo adkayaal sida calcium, bilirubin, sodium, cholesterol).... sidoo kale infectionada xameetida, miisaanka oo kordha, xanuunada dhiiga ku dhaca.....iwm
Suaasha 3aad: qaabkee loo daaweeyaa. Suaashan waxay ku xidhan tahy qofka dhagaxa ku leh xameetida inuu leeyhy calaamado xanuun iyo inuusan laheen. Hadii uusan wax calaamdo ah laheen, uma baahno wax daaween ah, hadii uu leeyhy calaamado ay ugu horeeso caloosha dhinaca kore ee midigta ama naaska hoosteeda oo xanuunta, dibiro, subaga iyo hilibka oo qofka dhiba...iwm, qofka waa in laga daaweeyo. Wax kiniina oo lagu daaweeyo majiro ee waa qaliin uun xalkeedu maxaa yeelay Mar hadii dhagax xameetida ku sameesmo xameetida dhan ayaa bukoonaysa.
Suaasha 4aad: qofku haduu iska daawyn waayo maxaa ka dhalan kara. Waxaa ka imaan karo xaalado(complications) ay ka midyihiin; infekshino xameetida oo malax sameen kara, beer xanuun, cagaarshawo, mindhicirka oo xidhma iyo sidoo kale cancerka xameetida.
Dhagaxaanta xameetidu waa yaraan karaan(Hal xabo), waana bednaan karaan (kumanaan)
Sawirkan hoose waa bukaan dumar ah oo 130 xabo kasoo saarnay oo ku qalnay Diriye speciality clinic mudana la xanuunsaneed.
Wixii dheeri ah waxaad noogu imaan kartaa Burale medium clinic, Diriye speciality clinic.
โ๐ปโ๐ปโ๐ป: Dr. Abdinasir Mohamed, assisstant prof of surgery
Dr.Herari Omer MD
๐ 5
Repost fromย N/a
Photo unavailableShow in Telegram
๐ ๐ฎ ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ท๐ผ๐ผ๐ด๐๐ฒ๐ ๐๐ฎ๐น๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ผ๐ผ ๐๐ฎ๐พ๐๐ถ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐บ๐ฎ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐
๐ฎ๐ ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐ป๐ป๐ฎ๐ฎ๐น๐ผ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ผ ๐จ'๐น๐ฒ๐ต ๐ป๐ผ๐น๐ผ๐๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ, ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ป ๐ต๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐ป ๐ธ๐๐ ๐๐ผ๐ผ ๐
๐๐น๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐น, ๐ธ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ด๐ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ผ๐ผ ๐ป๐ผ๐ผ๐ฐ ๐ธ๐ฎ๐๐๐ฎ ๐น๐ฒ๐ต, ๐ฏ
๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ณ ๐ถ๐๐ผ ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐บ๐ผ, ๐ก๐ฎ๐ด๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ฏ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐๐พ๐ฟ๐ถ๐๐๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ฎ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ป๐ผ๐พ๐ผ ๐ฏ๐๐น๐๐ต๐ผ ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐ป๐ฎ๐ด๐ ๐
๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ป ๐
@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@noloshuwaaguul
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin
Admin - @Zaxiibka_nolosha
๐๐ผ๐ถ๐ป ๐ป๐ผ๐ ๐๐ธ๐ต๐ฟ๐ถ๐๐๐ฒ โค๏ธ

โค 1

๐ฅฐ 1
๐๐ผ๐ถ๐ป ๐ป๐ผ๐ ๐๐ธ๐ต๐ฟ๐ถ๐๐๐ฒ โฅ๐
Madal aad ka helayso fariimo diimeed, taariikheed, murti iyo waydiimo aqooneed.
Kusoo dhawoow Minbar
Igu biira Azxapy wax yar iga hadhay 500 subscribe
https://t.me/Minbar_0
๐ 3
Repost fromย N/a
Photo unavailableShow in Telegram
๐ ๐ฎ ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ท๐ผ๐ผ๐ด๐๐ฒ๐ ๐๐ฎ๐น๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ผ๐ผ ๐๐ฎ๐พ๐๐ถ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐บ๐ฎ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐
๐ฎ๐ ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐ป๐ป๐ฎ๐ฎ๐น๐ผ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ผ ๐จ'๐น๐ฒ๐ต ๐ป๐ผ๐น๐ผ๐๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ, ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ป ๐ต๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐ป ๐ธ๐๐ ๐๐ผ๐ผ ๐
๐๐น๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐น, ๐ธ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ด๐ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ผ๐ผ ๐ป๐ผ๐ผ๐ฐ ๐ธ๐ฎ๐๐๐ฎ ๐น๐ฒ๐ต, ๐ฏ
๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ณ ๐ถ๐๐ผ ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐บ๐ผ, ๐ก๐ฎ๐ด๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ฏ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐๐พ๐ฟ๐ถ๐๐๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ฎ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ป๐ผ๐พ๐ผ ๐ฏ๐๐น๐๐ต๐ผ ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐ป๐ฎ๐ด๐ ๐
๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ป ๐
@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@noloshuwaaguul
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin
Admin - @Zaxiibka_nolosha
๐๐ผ๐ถ๐ป ๐ป๐ผ๐ ๐๐ธ๐ต๐ฟ๐ถ๐๐๐ฒ โค๏ธ
#Keratoconus
xuubka daboola qaybta midabka leh ee ishu (cornea) waa mid muhiim uu ah aragtida, Wuxu qaybta ugu wayn ka qaata gudbinta iftiinka si arragtidu u samyesanto. xuubkan wuxu u sameysanyahy qaab goobo ah.waxa jira xanuuno iyo xaaldo kala duwan oo ku keena inuu isbadelo qabka xubkan oo uu noqdo qaab qaanseed xaaldan ayaa loo yaqaana โkeratoconusโ
#Sababaha
Si saxa looma yaqan waxse jira qodobo horseedi kara in qofku yeesho xaladan
โก๏ธXasasiyada indhaha
โก๏ธXoqninka ama marmarka indhah
โก๏ธDhaawac soo gadhaha indhaha
โก๏ธShucaaca qorraxda
โก๏ธCabista-sigaarka (mudo dheer)
โก๏ธ hidde sidaha qoyska
#Calaamadaha
โก๏ธArraga oo Shucaac noqda
โก๏ธMadax xanuun
โก๏ธIftiinka oo qofka dhiba
โก๏ธWaddista gadidka oo qofka dhib ku noqota , laydhka iyo nalalka oo u baaha
โก๏ธIsbedelo joogta oo ku timad garadada ama cabirka indhah
#Daaweynta
Xaladan sida loo mareeyo wa kala duwantahay
โ
Murayado ama okiyalo
โ
Baliisha indhaha (contact lenses) iyo
โ
Qallin lagu saxo qaabka cornea mararka qaarna waxa la sameya qallin lagu bedalayo xuubkan.
โ ๏ธFadlan ka fogow ama jooji inaad xoog u xoqdid ama u marmartid indhaha, hadii cuncun aad ka dareento booqo oo u tag dhakhtarka indhah.
โ๏ธDrkhalid Suldan
๐ 1โค 1