cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

QURAANKA IYO SAYNISKA

Ma ogtahay in kanaalkan yahay kanaalka kaliya ee ka hadla xidhiidhka wayn ee ka dhexeeya sayniska iyo quraanka. Kuso biir kanaalkan. MAWDUUCYADA OO muuqaal ah waxaad kasoo daawan kartaa halkan. https://www.facebook.com/profile.php?id=100086491036194

Mostrar más
Finlandia344El idioma no está especificadoReligión y espiritualidad5 554
Publicaciones publicitarias
15 198
Suscriptores
+924 horas
-37 días
+2930 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA! KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍ ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore . Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo. Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay. Shuruudaha. ⏭Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa . ⏭ inay kaa go'antay wax dhigashadu. ⏭ inaad ka wayn tahay 15 jir. ⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya . Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida: ●Introduction to windows ● Microsooft  word ●Microsooft ppt ●Microsooft excel ●Microsooft access ●Microsooft publisher ●Microsooft outlook Mudada koorasku waa 3 bil . Shahadaduna waa diploma. Nasiib fiican. 24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho. ⏭ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Mostrar todo...
2
MAWDUUC: XAQIIQOOYIN AANAD HORE UGA OGEYN  WADNAHA / QALBIGA. السلام عليكم ورحمة الله وبركاته AKHTISTE MUDO AYAYNU KALA MAQNAYN SABABTUNA AY TAHAY MASHQUUL ARIMEED. HADABA AKHRISTE MAWDUUCEENU WAXA UU MAANTA KU SAABSANYAY XAQIIQOOYIN CAJIIBA OO KU SAAB SAN QALBIGA AMA WADNAHA. SIDAYNU OGNAHAY WADNUHU WAA MID KA MIDA XUBNAHA DHAMAN JIDHKOO DHAN UGU MUHIIMSAN SABAB TUNA AY TAHAY INUU MASUUL KA YAHAY MAAMULIDA DHIIGA IYO GAADHSIINTA LA GAADHSIIINAAYO DHAMAAN QAYBAHA KALE EE JIDHKA NOOLAHA SIDOO KALE WAA KA SABABAYA IN LA QAADO HAWADA AYNU NEEFSANO EE OGSAJIIN IYO SIDOO KALE IN JIDHKA LAGA SOO SAARO HAWADA SUNTA AH EE KAARBOON LABA OGSAYDHKA . INTAA WAXA DHEEER: MA OGTAHATAY AKHRISTE ALBAABKA LAGA GALO MASKAXDA INUU YAHAY QALBIGA AMA WADNAHA. HAA , WADNAHU WAA QAYBTA U HORAYSA EE FIKIRKA IYO IN MASKAXDA FARIIN LOO SHEEGAA AY KA BILAABANTO. TUSAALE: HADII MANTA AAD DIIQADAYSANTAY AMA XANAAQSANTAY OO ISKU DAYDO INAAD WAX QAYBTO MA QAYBI KARTID SABABTU WAXAY TAHAY WAXAAD UUN TAHAY NIN QARAACAAYA ALBAAB XIDHAN OO FURIHIISANA LUMAY. AKHRISTE WAXAAN UJEEDAA DIIQADA , CADHADA IYO XANAAQA DHAMAANTOOD WAXA KA MASUULA WADNAHA SIDAA LAAJIGEED IN MASKAXDA SHAY LA GASHADO OO LAGU XIFDIYO WAXA MASUUL KA AH OO MARKA U HORAYSABA LA SOO MARIYAA WADNAHA. 2: MA OGTAHAY AKHRISTE HAL KA  LAGA  NAXO EE LAGA BAQO INAY TAHAY QALBIGA. HAA , WADNAHU WAA QAYBTA QAABILSAN BAQASHADA IYO NAXDINTA . TUSAALE :  QOF AYAA LOOSOO SHEEGAYA WAR AAD UNAXDIN BADAN SIDA GEERI QARAABADIISA KUWA UGU DHAW AH DABEETANA MARKIIBA WADNA ISTAG AYAA KU DHUFTAY. WAAXAY  TAHAY TAN MACNAHEEDU !!!! DABCAN, WADNUHU WAXA UU LEEYAHY XADI UU UGU ADKAYSAN KARO NAXDINAHA WAAWEYN HADII HALKAA U DHAAFANA AY SAHLAN TAHAY IN UU WAX NOQDO . 3: MA OGTAHAY AKHRISTE IN HAWEENKU AY KA NAXDIN BADAN YIIN RAGA SABABTUNA AY TAHAY WADNAHA.  XALQADA DANBE LASOCO SABABTA.... 4: MA OGTATAHAY AKHRISTE IN DHAMAAN XUBANAHA JIDHKA KU YAALA AY XIDHIIDH LA LEEYIHIIN WADNAHA. 5: MA OGTAHAY AKHRISTE XIDHIIDHKA KA DHEXEEYA ISHA IYO WADNAHA. 6: MA OGTHAY AKHRISTE XIDHIIDHKA KA DHEXEEYA DHAGTA IYO WADNAHA. 7: MA OGTAHAY AKHRISTE XIDHIIDHKA KA DHEXEEYA MASKAXDA IYO  WADNAHA. 8: UGU DANBAYN MA UMALAYNAYSAA IN WADNUHU YAHAY QAYBTA U DANBAYSA EE JIDHKA  EE AY NAFTU  KA BAXDO . DHAMAANTOOD FILO IYAGOO SHARAXAN XALQADAHEENA KU XIGA XALQADAN. BARAARUJIN : GAADHSII DADKA KUUGU JIRA AKHRISTE MAWDUUCEENAN. KANAALKA : QURAANKA IYO SAYNISKA QORE:  @Abdirahmanmohamed1 @THEKURAN
Mostrar todo...
QURAANKA IYO SAYNISKA

Ma ogtahay in kanaalkan yahay kanaalka kaliya ee ka hadla xidhiidhka wayn ee ka dhexeeya sayniska iyo quraanka. Kuso biir kanaalkan. MAWDUUCYADA OO muuqaal ah waxaad kasoo daawan kartaa halkan.

https://www.facebook.com/profile.php?id=100086491036194

5👍 1
Fursadii Qarniga BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 5aad ee sanadka 2024 oo kala ah. 1) Quraanka iyo axkaamtiisa. 2) Barashada carabiga. 3) Barashada Englishka. 4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah . 5) photoshop and graphic designs 5) xisaabta( dadka wawayn ) 6) Higaadda  oo bilow ah 7) cv writing 8) pharmacology(barashada daawoyinka) 9) photo shop and graphic design. Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado  dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas. Ku baro cilmiga adoo # Gurigaaga jooga # Adoo shaqadaada jooga # Adooo ciyaalkaga dhex jooga # Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta. # Adoo shaqynaya baro cilmiga . Halkan hoose  iska diwaan gali:👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Mostrar todo...
*MAWDUUC:  MAXAA UU QURAANKU KA YIDHI DABEECADAHA BANI AADAMKA(DADKA).* *السلام عليكم ورحمة الله وبركاته* Qoraalkan kooban waxaynu kaga warami doonaa waxa uu quraanku ku sifeeyay dabeecadaha bani aadamka iyo dhaqankooda. Runtii ,inagoo inaguba ka makhraatiya inaynu nahay makhluuq madax adag ayaa hadana waxa uu ILAHAY Leeyahay bani aadamku waa mid gaalnimo badan . Sidoo kale sifooyinka quraanku ina siiyay wax ka mida ; inaynu nahay dad inkira jiritaanka Allahii abuuray ,inaynu nahay dad jecel xumaanta inay tijaabiyaan lkn aan jeclayn inay tijaabiyaan wanaaga . Tusaale aan kaa siiyo siday naftu u jeceshahy inay tijaabiso xumaanta. Qof ayaa looga digaya cabida sigaarka hayeeshee waxa kaliya umuuqata una fiican inuu sii wato cabidiisa walaw khatar ba ha ugashe naftiisuye . Tusaale kale qof ayaa la odhanaya iskada dhagaysiga heesaha lkn naftiisu waxay ku qancinaysa bal inuu yar tijaabiyo waxan loo diidaya siduu yahay markaas ayuu ku fogaanaya sidaana ku noqonaya mid qalbi duugay leh. Dhinaca kale naftu way necebtahay inay tijaabiso wanaaga .tusaale hadii lagu dhaho hantida ayaa ku badata ajarna waa  lagu helaa in sadaqada la bixiyo way yar tahay inta is odhanaysa bal tijaabi oo sadaqo farabadan bixi. Waayo naftiisa ayaa ku riixaysa  inay wanaaga tijaabintiisa diido. Sidoo kale quraanku waxa uu ku sheegay in bani aadamka badankiisu gaalo yihiin halka inta yari muslim yihiin maantana Waad arkaysaa Islamku kaliya waa 25% halka 75% gaalo iyo kuwo aan rumaysanany ILAHAY ay yihiin waana sababta Alle badanaka quraanka uugu xusay aayadaha ah **ولكن أكثر الناس لا يعقلون* *ولكن أكثر الناس لا يفهمون* *ولكن أكثر الناس لا يؤمنون* *وأكثرهم كافرون* *وأكثرهم فاسقون** Dhaman ayadahan oo dhan waxay ina tusinayaan  sida badanka bani aadamku uu yahay mid aan raacsanayn ILAHAY lkn raacsan Ibliis waayo Alle ayaa yidhi Ibliis ayaa malihiisii ka dhabeeyay kaas oo ahaa in bani aadamka uu u af duuubi doono dhinaca iyo jahanama. Sidoo kale quraanku bani aadamka waxa uu ku sheegay makhluuq la abuuro inay yihiin kuwii sida ugu fiican loo abuuray inay yihiin wax kastana ILAHAY udiyariyay lkn Ilahay waxaynu ugu abaal gudno oo mahad naq ah Iska daaayoo jiritaankiisii ayay maanta dad badan OO Islaam ihi shaki galinayaaan. Sidoo kale quraanku bani aadamka waxa uu ku sheegay inay yihiin kuwo ilowshiyo badan OO markiiba iloowa dabeecadanina waa mid faa'ido iyo khasaare labadaba leh Khasaareheeda waxa ka mida in bani aadamkii markiiba si Dhib yar ku iloowo nimcooyinka ILAHAY iyo jiritaankiisaba kana raaco shahwad iyo aduunyo . Faa'ido ahan waxay leedahay hadii maanta qof inaga mid Cid uuu aad ujecelyahay uu ka dhinto laba iyo sadexda cisho ee uhoraysa wuu murugaysnaanayaa lkn todobaadyo ka Dib waxad arkaysa kiiyoo kusoo labtay sidii uu markii hore ahaa OO farxadiisii Iska wata Tanina waaba sababta aynu wali unoolnahay una faraxsanay. Hadaba akhriste Cid kale maaha bani aadamka la shegaya lkn waa aniga iyo adiga ee maxaa inala gudboon si aynaan uhoogin maalin la hortagayo Alle OO cadhaysan una cadhaysan dadkii jiritaankiisa inkiray. Nimcooyinkiisana Iska indho tiray. وصدق الله في قوله: .....  وَكَانَ ٱلْإِنسَٰنُ كَفُورًا "Bani aadamku wuxuu ahaaday mid ka gaaloobay Allaah"
Mostrar todo...
👍 4 1
Kusoo dhawaada kuliyada ALRAHMA ONLINE SCHOOL 2024 qorshahaaga makuugu jirtaa inaad wax kabarato diintaada suuban, hadaba kuliyadu waxa ay kuu diyaarisay maadooyinka hoos kuxusan oo bilaabmi doona bishan 5/2024 ➡️siiro: taariikhdii nabiga صلى لله عليه وسلم ( Hal bil) ➡️ xadiith ( Hal bil) ➡️caqiidada islaamka ( hal bil) ➡️fiqhi ( dhamaan dahaarada iyo cibaadaadka ( hal bil) Hadaba si aad warbixin faahfaahsan uhesho ama isku diwaan galiso kudhufo linkiga hoose @alrahma_academy@alrahma_academy @alrahma_academy
Mostrar todo...
1
Laba  maalmood ayaa ka hadhay diwaan galinta fursadan  hadii aad ubaahan tahay hore isku diwaan gali links ka hoose
Mostrar todo...
يوم لا ينفع مال ولا بنون ____ وفي يوم كان مقداره خمسين الف سنه _ يوم لا يجزي والد عن ولده__ يوم تبيض وجوه وتسود وجوه____ يوم يقوم الناس لرب العالمين ____ يوم الصاخة___ Maalinta qiyaame ilaa intee baa la taagnaanayaa? 50,000 oo sanno . Bal qaiyaas maaha sanad, maaha bil, maaha isbuuc(week) , maaha maalin, maaha saacad ee waa 50 kun oo sano. Bal qiyaas adigoo taagan adigoo dhididaya adigoo saf dheer ku jira oo u taagan in lagu xukumo . _Maxaad u tukan wayday? Maxaad Alle danbi dhaaf u waydiisan wayday? Maxaad masaakiinta u caawin wayday? ~~Waan mashquulsanahay ! Maxaad ku mashquulsantahay, waxaan daawadaa ciyaaro , shaqo ayaan leeyahay. Waa run haa waa run tani waa dhibta ina haysata waa jawaabta ay bixiyaan badh kamida ibnu Aadam. Tan way dhamaanaysaa waana laga tagayaa aynu u shaqaysano maalinta la qatanyahay.
Mostrar todo...
Repost from N/a
Kusoo dhawaada kuliyada ALRAHMA ONLINE SCHOOL 2024 qorshahaaga makuugu jirtaa inaad wax kabarato diintaada suuban, hadaba kuliyadu waxa ay kuu diyaarisay maadooyinka hoos kuxusan oo bilaabmi doona bishan 5/2024 ➡️siiro: taariikhdii nabiga صلى لله عليه وسلم ( Hal bil) ➡️ xadiith ( Hal bil) ➡️caqiidada islaamka ( hal bil) ➡️fiqhi ( dhamaan dahaarada iyo cibaadaadka ( hal bil) Hadaba si aad warbixin faahfaahsan uhesho ama isku diwaan galiso kudhufo linkiga hoose @alrahma_academy. @alrahma_academy @alrahma_academy
Mostrar todo...
👍 4
Sadex maalmood ayaa ka hadhay diwaan galinta fursadan  hadii aad ubaahan tahay hore isku diwaan gali links ka hoose
Mostrar todo...
🔴🔴
KULMIS
🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 98 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/LtjKPtfpKp4xZTM0
Mostrar todo...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 98 chats.

1