cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Quruxda islaamka

Kala soco islaamka iyo horumerkisa Caafimaadka, dhaqanka, diinta islaamka dhiirigalinta, quraanka , khayrka iyo wanaaga

Mostrar más
Finlandia331El idioma no está especificadoReligión y espiritualidad4 996
Publicaciones publicitarias
16 573
Suscriptores
-624 horas
+467 días
+34730 días
Distribuciones de tiempo de publicación

Carga de datos en curso...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
Análisis de publicación
MensajesVistas
Acciones
Ver dinámicas
01
Qaza iyo hargaysa oo maanta ku midobay akhŕinta qur'aanka kariimka ah
4740Loading...
02
Wadamada Ireland 🇮🇪 Norway 🇳🇴 iyo Spain 🇪🇸 ayaa aqoon saday Palestine in ay tahay wadan.
5751Loading...
03
Culays walba fudayd ayaa ka danbeeya Ku samir markaa wax kastoo kula soo darsa
6052Loading...
04
Dhacdo ugub ah! Berri haddii Rabbi idmo Salaadda subax laga bilaabo ilaa salaadda maqrib waxa ka dhici doona magaalada Hargaysa dhacdo ugub ah oo aan hore uga dhicin magaalada, dalka iyo qaaradda Afrika midna. 200 oo dhallinyaro ah oo Kitaabka Ilaahay xifdisan ayaa berri u fadhiisan doona in ay hal fadhi ku dhammeeyaan kitaabka Ilaahay oo ay korka ka akhriyayaan. Waa 100 wiil oo xufaad ah iyo 100 hablood oo xaafidado ah, waxa dheer 100 macallin oo ka dhegaysanaya wiilasha iyo 100 macallimadood oo ka dhegaysanaya hablaha. Kumannaan ayaa galay tartan loo qabtay, ugu danbaynna waxa Final usoo baxay 200 oo xufaad ah iyo 200 oo macallin oo iyagana shuruud lagu xushay. 400 oo qof ayay isku yihiin, waxana 12 saacadood ay u fadhiyi doonaan akhrinta kitaabka Ilaahay. Laba Masaajid oo jaar ah ayay saacadahaas fadhiyi doonaan. Dhacdadan inta xasuustayda waxa ay hore uga dhacday magaalada Qasa ee dulmiga lagu garaacayo, sababaha ay u liici la’dahayna waxa dhab ahaan kow ka ah barakada Qur’aanka. Innagana Ilaahay ha innagu anfaco barakada Qur’aanka. Magaalada beryahan kulayl ayaa inna haystay oo xeebihii waynu ka darnay, durbaanno iyo buuqna waa innoo dheeraa, in Ilaahay innagu qaboojiyo oo naxariistiisa iyo barakada Quraan ka innoo aqbalo Aammiin dhaha. Ugu danbayn salaadda Maqrib ayaa dhammaan culimada waawayn ee dalka, xufaaddaas boqollaalka ah, culimo marti innoo ah oo Ehlu Quraan ah oo Sh. Cabdixakiim Sh. Cali Suufi hoggaaminayo iyo boqollaal dadwaynaha magaalada ka mid ahi waxa ay u fadhiisan doonaan duco iyo Alla bari. Ilaahay ha innoo aqbalo. #SharePost
7241Loading...
05
Xisaabinta lacagta sakada Inta lacagta ee Zakada laga bixinayey ayaa lagu dhifan doonaa2.5% (ama 1/40) ama 0.025. Tusaale ahaan haddii lacagta Zakada laga bixinayo ay tahay $5000; qaabka loo xisaabinayo Zakadii waa: 0.025 x $5000 = $125 Sidaas darteed $5000 waxaa laga bixinayaa $125 oo Zako ah.
7773Loading...
06
Haddaad haysato lacag gaadhaysa 5000$ oo dollar oo sannad gaadhay ama bil bisheed , lacagtaa oo aad doonayso inaad ku guursato ama ganacsi ku furato, ama wax kale ku qabsato , Sakkaa laguleeyee iska bixi sakada walaal Guurku hakuu danbeeyee 👍 Waa iga baraarujin Mahadsanid Sheekh Abubushra .
9240Loading...
07
Adkaar sabaax aan ku dadaalno- baro kuwan gaagaaban.
9141Loading...
08
Dadka Qaar Haday Arkaan Qof Qalbi Wanaagsan, Naxariis Badan Waxay Dhahayan Kan Waa Maskiin, Laakiin Runti Waa Alhu-Jannah Insha Allah, Nabigeena Salalaahu Calayhi Wasalam Waxa Uu Leeyahay "ثلاثة من اهل الجنه وذكر منهم رجل رحيم رقيق القلب لكل ذي القربى ومسلم " Sedex Wa Alhu-Jannah Waxa Uu Sedexdaas Dadka Lagu Sheegay Kamid Ahaa "Nin Naxriis leh oo Qalbi Jilacsan, U Jilacsan Qofkasta Oo U Dhaw Iyo Kan Muslimka Ah, Hadaba Naarta Looma Sameynin Ilaa Ku Dhalaaliiso Qofka Qalbiga Adag Leh, Abaalmarintuna Waa Camalka Aad Qabatid, Hadaad Aduunka Ku Qalbi Fiicneyd Jano Aya Laguugu Abaalmarinayaa, Hadaadna Aduunka Ku Qalbi Adkeyd Naar Aya Kula Tacaamulaysa.
1 0881Loading...
09
?
1 0650Loading...
10
Fajr - 4 daqiiqo Zuhur - 10 daqiiqo Casr - 8 daqiiqo Magrib - 6 daqiiqo Isha - 15 daqiiqo 43 daqiiqo gudahood 24 saac si aad u xasuusato kan waqtiga abuuray Markaa ha odhan ma haysato wakhti aad ku tukato!
1 3041Loading...
11
Yaaa rabi qof walba oo muraad leh u fudaydi oo bilaa macaasiya
1 3001Loading...
12
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🫧 @somalibooks 🌪 █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ Join 👉 @somali_admins ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇 🕋Muslim Channels🕋👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦🎥 @Diinteenna_Macaan ➦🎥 @Al_xakiim ➦🎥 @Quruxdaislaamka ➦🎥 @Hidaayatu_Rabi ➦🎥 @hogaan_Dumar ➦🎥 @Dhaqan_wanaag ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇😂JOKES AND FUN😂👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦🎧 @XikmadoSom ➦🎧 @Dhiiragaliye ➦🎧 @Mucaashaq_Jacayl ➦🎧 @AishaAhmed99 ➦🎧 @QalbiDhaye143 ➦🎧 @kalimakariim ➦🎧 @xaqiiqadanolosha ➦🎧 @Albaanichannel252 ➦🎧 @Ruuxda ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇📽ENTERTAINMENT📽👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦✍️ @Dareen_side ➦✍️ @Hasancaashaq) ➦✍️ @daren_jaceyl ➦✍️ @Mohametahmed ➦✍️ @Noqoxiddig ➦✍️ @FAAIDOCHANEEL ➦✍️ @guuleyso11 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇 📲 Educations 📲👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦📲 @maanhage ➦📲 @farsamada ➦📲 @KobciAqoontaada2 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇📚 Pdf Books📚👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦📕 @somalibooks ➦📕 @Somalilibrary ➦📕 @kobciyebooks █▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🎯Presented by @zomalibot █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
1 5330Loading...
13
Media files
1 4122Loading...
14
Part of @somali_admins
1 4570Loading...
15
Media files
1 6720Loading...
16
Media files
10Loading...
17
Ducada safarka:- akhriso marka koraysa baska, gaariga maalin walba iyo safarada diyaaradaha aad badbaadidee, aad heshid ajar iyo Alle xifdintiis
1 6523Loading...
18
Khayr adduun & Aakhiro Adduunyada oo dhan wanaaggeeda haddii la isu geeyo waxa ay ku uruuraysaa in qofku werwer la’aan noolaado. Aakhiro oo dhan wanaaggeeda haddii la isu geeyana waxa ay isugu biyo shubanaysaa danbi la’aan iyo inaad Ilaahay hor istaaggiisa ku nabad gasho oo janno laguu dhaqaajiyo. Labadaas wanaag oo wada socdana waxa laga helaa Salliga Nebi Muxammad Scw. Waxa ka sugan Nebiga Scw Xadiiska Ubaya bin kacab uu werinayo ee Nebigu Scw ku sheegay “Haddii Salliga Nebiga Scw aad badiso in Werwerka adduun oo dhanna lagaa kor qaadayo, danbigaaga oo dhanna la dhaafayo”. Warku waxa uu ku kooban yahay Salliga Nebiga Scw aan badinno.
1 5872Loading...
19
Isbadaladda ugu waaweyn ee nolosha ku soo aadan kuwooda ugu saamaynta badan waa isbadaladda lacagaha, waxaana maanta awood soo yeelanaaya ama ay suurtagal tahay in sannadaha soo socda in cryptocurrency ay noqoto lacagta koowaad ee adduunka laga isticmaalo. Hadaba si aad wax badan uga barato arrimahaas ku saabsan cryptocurrency waxaad ku biirtaa boggaan Telegram-ka oo looga hadalo dhammaan arrimaha technolojy-dda oo ay crypta-du ugu horayso. https://t.me/IbrahimHajiOmar
1 9422Loading...
20
Sikasta oo nolosha aduunku kuugu macaanaato ogow inaytahay mid dhamaanaysa, lagana dhimanaayo. Lkn Nolosha Aakhiro waa mid aan dhamaanayn, lagadhimanayn. . *("ياقوم إِنَّمَا هَٰذِهِ الْحَيَاةُ الدُّنْيَا مَتَاعٌ وَإِنَّ الْآخِرَةَ هِيَ دَارُ الْقَرَارِ*") . Aakhiro ayaa ah guriga rasmiga ah ee raaxo iyo barwaaqo taalo.
1 9174Loading...
21
⭕️❗️ Community ++ ❕⚪️ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ┌ @Diinteenna_Macaan ├ @Al_xakiim ├ @Quruxdaislaamka ├ @Hidaayatu_Rabi ├ @hogaan_Dumar └ @Dhaqan_wanaag ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @XikmadoSom ├ @Dhiiragaliye ├ @Mucaashaq_Jacayl ├ @AishaAhmed99 ├ @QalbiDhaye143 ├ @kalimakariim ├ @xaqiiqadanolosha ├ @Albaanichannel252 └ @Ruuxda ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ├ @Dareen_side ├ @Hasancaashaq) ├ @daren_jaceyl ├ @Mohametahmed ├ @Noqoxiddig ├ @FAAIDOCHANEEL └ @DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @maanhage ├ @farsamada ├ @goodirfx └ @KobciAqoontaada2 └ @guuleyso11 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @somalibooks ├ @Somalilibrary └ @kobciyebooks └ @somalienglish3 ━━━━━━━🔺━━━━━━━━━ https://t.me/addlist/ZJjScjKEQNYxNTFk ━━━━━━━🔻━━━━━━━━━
1 9710Loading...
22
Media files
1 9691Loading...
23
Gabadha wanaagsan:- hadduu Alle Xaas kaaga dhigo waa gabar saalixad ah oo ku fiican ku dhaqanka diinta oo caqli usaaxiib ah taasi waa nimcadii aduun: maxaa yeelay haddii ay diin wanaagsantahay waxay u ilaalin ninkeeda sirtiisa, maalkiisa iyo caruurtiisa. Gabadha caqliga badani waxay wanaajisaa gurigeeda, caruurteedana si fiican bay utarbiyeeysaa, ninkeedana way farax gelisaa (baariyad), markuu maqanyahayna amaanadiisa way ilaalisaa ma khiyaanto….. Taas weeye gabadha saalixadda ahi oo raaxadda aduun ah
2 1783Loading...
24
"Gabadhu hadii ay Nin yeelato oo ay Guursato Ninkaa ka horeeya labadeeda waalid hadii ay iskhilafaan ninkeeda & Waalidka"Sheekh Mustafa
1 9980Loading...
25
Wanaagsanaa cidi tiri Waxay kaa cabsi galinayaan dadka qaar guurka oo ha guursan ayay kuugu oranayaan Arki maysid qof inaad zino ku dhacdo kaa cabsi galiya🥺 Allah ha Ina fahansiiyo xaqa🤲🤲
2 0962Loading...
26
Fannaanka The Weeknd oo magaciisa assalka ahi yahay Abel Makkonen Tesfaye oo reer Canada ah, balse assal ahaan kasoo jeeda Ethiopia ayaa laba milyan oo dollar ugu deeqay Shacabka Gaza. Gobannimo wayn ayuu sameeyay.
1 9621Loading...
27
💞➰Community ++ ♨️♨️ ━━━━━━━🔺━━━━━━━━ 111k+ 📚Somali Free Books 📙 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 53k+ 📘Somali Librarians 📒 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 32k+ ✨Xikmado iyo murti🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 31k+ 📘Kobciye Books📗 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 23+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 21+k 🪴Dhiirigaliye nolol🍀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 19+k ⚙️Hoyga Farsamda💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 🧠 Dunida suugaanta👅 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 👤Quruxda islaamka🫂 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🪢 alxakiim channel 👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ ➰xaqiiqada Nolosha🪜 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🌱Dareen Side channel🪴 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k+ 🧚 Som Motivation🤳 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 💹 Hassan Caashaq ❇️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♨️ Qalbiyadeena 💢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🔴 Guulaayso bet 🟢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧩 Faiido Channel🪝 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 👩 Hogaan Dumar 🧕 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 💬 albaani channel 🗯 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k 📒 Qoraalo kooban 👀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🍇 Nuxur Side 🌬 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🌎 Haqabtire Online⚡️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 Ruuxda channel 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 MaanHage School 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ ━━━━━━━━━━━━ ⭐️ All Channels ➡️ JOIN ALL ✅ ━━━━━━━━━━━━ anti-delete 🔝12hrs in channel
1 2061Loading...
28
Jimcaha Akhriso Suuratul Kahf, badina saliga “ أَكثِروا الصَّلاةَ عليَّ يوم الجمعةِ “ Salliga Nabiga (Scw) Faa’iidooyinka laga helo waxaa ka mid ah in laguu Danbi dhaafo, in wixii aad ilaahay waydiisatay lagu siiyo, in murugada lagaa qaado, in ilaahay kugu saliyo(naxariisto) iyo in malaa’gtuna kugu saliso( Alla kuu baryaan)… Haye aan ku Sallino xabiibkeenii ﷺ Jumca wanaagsan akhyaareey “ilaahay iyo Malaa'igtiisu waxay ku sallin (amaani) Nabiga, ee kuwa (xaqa) rumeeyow ku Salliya korkiisa oo salaama Salaan” Suurada Al-ahzaab (aayada 56) ﴿ ﷽ ﴾﴿ إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا ﴾ قال رسول الله ﷺ : أَكثِروا الصَّلاةَ عليَّ يوم الجمعةِ وليلةَ الجمعة فمن صلَّى عليَّ صلاةً صلَّى اللَّهُ عليْهِ عشرًا ." Nabigu swc wuxuu yiri “ Badiya Salliga maalinta jimce iyo habeenkeeda, Qofkii igu saliya aniga (nabiga ah) hal Salli wuxuu ilaahay ku saliyaa toban (10) jeer ( salliga Alle waa naxariis) اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكَ عَلَى سَيِّدِنَا مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِهِ وَصَحْبِهِ #جمعة_مباركة #النصيحة
2 1390Loading...
29
Halkani waa Talyaaniga - shacabka reer galbeedka qaybo ka mida ayaa kacdoonno bilaabay lagu diiddan yahay xasuuqqa ka socda Falastiin 🇵🇸
1 9360Loading...
30
Xasanal basri ayaa waxaa u yimid nin Wuxuu waydiiyay: waa maxay sirta ka dambaysa aduunyada inaad nacdo? Wuxuu yiri: 4 shay ayaa sabab u ah 1. Waxaan ogaaday arzaaqadayda inuusan qofna qaadanaynin markaasna qalbigayga wuu xasilay 2. Waxaan ogaaday in camalkayga qofkale oo ii qabanaysa eysan jirin markaasna kaligay ayaa qabsaday 3. Waxaa ogaaday inuu alle idaalacanaayo waxaan ka xishooday inuu dmabi igu arko 4. Waxaan ogaaday in geeri isugayso sahay ayaanan u diyaarsaday la kulanka alle subxaanahu wa tacaalaa
2 1373Loading...
31
Allahu Akbar. Josef oo 81 jir ah maanta ayuu soo islaamay kadib 30 sano oo uu Qur’anka akhrinayay. Sidoo kale waxa uu $50,000 ugu deeqay Masjid dhismihiisu socdo. Alhamdulillah 💚
2 1170Loading...
32
𝐈𝐬𝐥𝐚𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐰𝐮𝐮 𝐤𝐚𝐫𝐚𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐞𝐲 𝐝𝐮𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚🕋❤️😍 💜1.Xaramka qofkii ugu horeeyay ee daga waxay ahayd haweenay #Haajara ayayna ahayd. 💛2. ILaahay wuxuu soo dajiyay suurad la dhaho سورة النساء oo ka mid ah suuradaha ugu dheer Quraanka. 💜3.Qofkii ugu horeeyay iLaahay Dartiis u daadiya dhiigiisa waxay ahayd haweeneey #Umu_Camaar_Aala_Yaasir. 💛4.Qofkii ugu horeeyay ee rumeeya Rasuulka صلي الله عليه وسلم waxay ahayd dumar hooyo #Khadija_Bintu_Khuwaylad. 💜5.Nebiga صلى الله عليه وسلم wuxuu dhahay qofka sadex gabar barbaariya, akhlaaqdooda iyo diintooda ku dadaala wuxuu Rabbi ka xureeyaa Naarta markasay saaxaabadi dhaheen Rasuul Allow labo gabarna, wuxuuna yiri Rasuulku xitaa labo gabar qofka diinta ku barbaariya. 💛 📌Dunidoo hagagtay waa dumarkoo hagaagay Ragga waxa sosaara Dumarka hadii aad dooneesan Rijaal waaweyn oo Qiima leh kudadaala Dumarka oo iyaga bara diintu waxey tahay. 💜 Walaashey qaaliyeey Waxaa kutahay daaciyad Akhlaaqdaada wanaagsan Xijaabkada sharcigaa Hadal wanaagaada dhaqankaadu siduuyahay. 💛 Hasahlan doorkaada dacwada kuna dadaal inaa noqoto daaciyad mida ugu kheyrkabadan insha allaah waa dhanbaal kusocda gabar kastoo wanaagsan♥
2 0302Loading...
33
Waxa laga yaaba inaad ku aragtay Kitaabka Quraanka Kariimka Laakiin aad iswaydiisay maxay utaagan tahay? Calaamadan waxa layidhaah "Sujuudu Talaawa" adigoo akhrinaya Qur’aanka hadii aad soo gaartid Aayada ay ka danbayso calamadaas meeshaada adoo fadhiya ayaad Qiblada u jeedsan Kadibna dhihi Allaahu akbar waad "sujuudi " oo waxaad akhrini ducada sujuudu talaawa hadaa taqaan, hadii kale adkaarta la akhriyo sujuuda akhri, ….. Ducadan ayaana lagu akhristaa Sujuudda. ‏دعاء السجده في تلاوه القران 💛: اللَّهُمَّ لَكَ سَجَدْتُ وَبِكَ آمَنْتُ وَلَكَ أَسْلَمْتُ سَجَدَ وَجْهِي لِلَّذِي خَلَقَهُ وَصَوَّرَهُ وَشَقَّ سَمْعَهُ وَبَصَرَهُ تَبَارَكَ اللَّهُ أَحْسَنُ الْخَالِقِينَ.. Xasuusi walaala kale.
1 96610Loading...
34
8 Hab-dhaqan oo Nabigeenna Muxammad ﷺ innagula taliyay oo hadda Saynisku caddeeyay: 1. Nabi Muxammad ﷺ wuxuu toosi jiray xilli hore. Maalintiisa wuxuu ku bilaabi jiray in uu xilli hore u kaco Salaadda subax. Hadda Saynisku waxa uu caddeeyay subaxa hore oo la kaco in laga helo firfircooni badan. Sidoo kale in uu yareeyo isku-buuqa. 2. Nabi Muxammad ﷺ waxa uu cuni jiray cunto kooban. Nabigu wuxuu cuni jiray cunto yar si uu isaga ilaaliyo daalka iyo xanuunnada. Hadda Saynisku waxa uu sheegay cunista cunto yar in ay kaa badbaadin karto xanuunno badan. 3. Nabi Muxammad ﷺ aad yar ayuu cuntada u cuni jiray. Waxay qaadataa 20 daqiiqo in calooshu farriin u dirto maskaxda si ay ugu sheegto in ay buuxdo. Sido kale aad yar in aad cuntada cunto waxay ka qayb qaadataa degannaan shiyaha dheef-shiidka. Hadda Sayniska ayaa arrinkaas caddeeyay. 4. Cuntada si wadar ah in loo cuno. Nabi Muxammad ﷺ wuxuu in badan inoo sheegay qoysaska iyo dadka Muslimiinta ah ee wada jooga in ay cuntada si wadar ah u cunaan. Hadda Saynisku wuxuu caddeeyay cuntada oo si wadar ah loo cuno inay yarayso isku buuqa, ayna kordhiso kalgacalka qoysaska gudahooda. 5. Biyaha in aad yar la cabo, kabasho lagu cabo. Hadda Saynisku wuxuu cadeeyay biyaha oo mar qudha la qudhqudhiyo inay sababi karto madax xanuun, dawakhaad, iyo heer kulka dhiiga oo khalkhal ku yimaado. 6. Soomka. Nabi Muxammad ﷺ waxa uu Muslimiinta faray inay soomaan bisha Ramadaan. Hadda Saynisku wuxuu caddeeyay soomka in laga helo caafimaad aad u sarreeya. Sidoo kale Saynisku wuxuu sheegay soomku in uu dilo unugyada cancerka ee jidhka ku abuurmi kara. 7. Cunista timirta. Markaynu soomno waxaynu ku affuraa timir. Hadda Saynisku wuxuu caddeeyay in Timirtu isku dheeli tirto sonkorta ku jirta dhiigga. Waxay isku dheeli tirtaa heer kulka dhiigga. Sido kale waxay ka qayb qaadataa kor u qaadida soo saarista Oxycontin gudaha jidhka, taas oo dedejisa foosha. 8. Ilaalinta bad-qabka jidhka. Saddex ka mida shanta tiir ee Islaamku waxay ilaaliyaan bad-qabka jidhka. Salaadda. Soomka. iyo Xajka, saddexdaasuba waa jimicsi, waxay ilaaliyaan caafimaadka jidhka. Hadda Saynisku wuxuu inoo cadeeyay in ay muhiim tahay in aynu jimicsanno si loo ilaaliyo bad-qabka wadnaha iyo maskaxda. Mohamed A. Kahn
1 8813Loading...
35
⭕️🔻 𝗖𝗼𝗺𝗺𝘂𝗻𝗶𝘁𝘆 ++ ❗️❕ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ┌ @Diinteenna_Macaan ├ @Al_xakiim ├ @Quruxdaislaamka ├@Hidaayatu_Rabi ├ @hogaan_Dumar └ @Dhaqan_wanaag) ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @XikmadoSom ├ @Dhiiragaliye ├ @Mucaashaq_Jacayl ├ @AishaAhmed99 ├ @QalbiDhaye143 ├ @kalimakariim ├ @xaqiiqadanolosha ├ @Albaanichannel252 └ @Ruuxda ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 𝗷𝗮𝗰𝗮𝘆𝗹𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗼𝗿𝗮𝗮𝗵 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ├ @Dareen_side ├ @Hasancaashaq) ├ @daren_jaceyl ├ @Mohametahmed ├ @Noqoxiddig ├@FAAIDOCHANEEL └ @DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @𝗠𝗮𝗮𝗻𝗵𝗮𝗴𝗲 ├ @𝗳𝗮𝗿𝘀𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮 ├ @𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯𝘁𝗶𝗿𝗲1 └ @KobciAqoontaada2 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @somalibooks ├ @Somalilibrary └ @kobciyebooks ━━━━━━━━━━━━━━━━ 💎𝗽𝗿𝗲𝘀𝗲𝗻𝘁𝗲𝗱 by @zomalibot ━━━━━━━━━━━━━━━━
1 9130Loading...
36
Waa sawiro dhab ah oo muujinaya البحر المسجور oo ah badaha Alle ku dhaartay, Hadda, 25 qarni kadib ayay culumada Sayniska u suurto gashay in ay ogaadaan. Sawiro iyo muuqaalo badan oo hadda lagasoo duubay badaha oo gubanaya ayaa daliil u ah ayaado Qur’aanka kusoo arooray. Alle swt wuxuu kitaabkiisa ku yidhi; ‎وَالطُّورِ * وَكِتَابٍ مَسْطُورٍ * فِي رَقٍّ مَنْشُورٍ * وَالْبَيْتِ الْمَعْمُورِ * وَالسَّقْفِ الْمَرْفُوعِ * وَالْبَحْرِ الْمَسْجُورِ * إِنَّ عَذَابَ رَبِّكَ لَوَاقِعٌ * مَا لَهُ مِنْ دَافِعٍ) [الطور: 1-8] U fiirso, Sidee dab’ku biyaha badda u dhex gali karaan, dabkii oo aan bakhtiyin, iyo dabkii oo aan biyihii karin. Dab iyo biyo isku jira oo midina midka kale aanu waxba yeelayn - Rabi ayay awood oo dhammi u sugnaatay. سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
2 2663Loading...
Qaza iyo hargaysa oo maanta ku midobay akhŕinta qur'aanka kariimka ah
Mostrar todo...
34👍 3
Photo unavailableShow in Telegram
Wadamada Ireland 🇮🇪 Norway 🇳🇴 iyo Spain 🇪🇸 ayaa aqoon saday Palestine in ay tahay wadan.
Mostrar todo...
9👍 6🥰 2
Photo unavailableShow in Telegram
Culays walba fudayd ayaa ka danbeeya Ku samir markaa wax kastoo kula soo darsa
Mostrar todo...
13👍 1🙏 1
Dhacdo ugub ah! Berri haddii Rabbi idmo Salaadda subax laga bilaabo ilaa salaadda maqrib waxa ka dhici doona magaalada Hargaysa dhacdo ugub ah oo aan hore uga dhicin magaalada, dalka iyo qaaradda Afrika midna. 200 oo dhallinyaro ah oo Kitaabka Ilaahay xifdisan ayaa berri u fadhiisan doona in ay hal fadhi ku dhammeeyaan kitaabka Ilaahay oo ay korka ka akhriyayaan. Waa 100 wiil oo xufaad ah iyo 100 hablood oo xaafidado ah, waxa dheer 100 macallin oo ka dhegaysanaya wiilasha iyo 100 macallimadood oo ka dhegaysanaya hablaha. Kumannaan ayaa galay tartan loo qabtay, ugu danbaynna waxa Final usoo baxay 200 oo xufaad ah iyo 200 oo macallin oo iyagana shuruud lagu xushay. 400 oo qof ayay isku yihiin, waxana 12 saacadood ay u fadhiyi doonaan akhrinta kitaabka Ilaahay. Laba Masaajid oo jaar ah ayay saacadahaas fadhiyi doonaan. Dhacdadan inta xasuustayda waxa ay hore uga dhacday magaalada Qasa ee dulmiga lagu garaacayo, sababaha ay u liici la’dahayna waxa dhab ahaan kow ka ah barakada Qur’aanka. Innagana Ilaahay ha innagu anfaco barakada Qur’aanka. Magaalada beryahan kulayl ayaa inna haystay oo xeebihii waynu ka darnay, durbaanno iyo buuqna waa innoo dheeraa, in Ilaahay innagu qaboojiyo oo naxariistiisa iyo barakada Quraan ka innoo aqbalo Aammiin dhaha. Ugu danbayn salaadda Maqrib ayaa dhammaan culimada waawayn ee dalka, xufaaddaas boqollaalka ah, culimo marti innoo ah oo Ehlu Quraan ah oo Sh. Cabdixakiim Sh. Cali Suufi hoggaaminayo iyo boqollaal dadwaynaha magaalada ka mid ahi waxa ay u fadhiisan doonaan duco iyo Alla bari. Ilaahay ha innoo aqbalo. #SharePost
Mostrar todo...
33👍 3
Xisaabinta lacagta sakada Inta lacagta ee Zakada laga bixinayey ayaa lagu dhifan doonaa2.5% (ama 1/40) ama 0.025. Tusaale ahaan haddii lacagta Zakada laga bixinayo ay tahay $5000; qaabka loo xisaabinayo Zakadii waa: 0.025 x $5000 = $125 Sidaas darteed $5000 waxaa laga bixinayaa $125 oo Zako ah.
Mostrar todo...
👍 16
Photo unavailableShow in Telegram
Haddaad haysato lacag gaadhaysa 5000$ oo dollar oo sannad gaadhay ama bil bisheed , lacagtaa oo aad doonayso inaad ku guursato ama ganacsi ku furato, ama wax kale ku qabsato , Sakkaa laguleeyee iska bixi sakada walaal Guurku hakuu danbeeyee 👍 Waa iga baraarujin Mahadsanid Sheekh Abubushra .
Mostrar todo...
👍 16 7
Photo unavailableShow in Telegram
Adkaar sabaax aan ku dadaalno- baro kuwan gaagaaban.
Mostrar todo...
8👍 1
Dadka Qaar Haday Arkaan Qof Qalbi Wanaagsan, Naxariis Badan Waxay Dhahayan Kan Waa Maskiin, Laakiin Runti Waa Alhu-Jannah Insha Allah, Nabigeena Salalaahu Calayhi Wasalam Waxa Uu Leeyahay "ثلاثة من اهل الجنه وذكر منهم رجل رحيم رقيق القلب لكل ذي القربى ومسلم " Sedex Wa Alhu-Jannah Waxa Uu Sedexdaas Dadka Lagu Sheegay Kamid Ahaa "Nin Naxriis leh oo Qalbi Jilacsan, U Jilacsan Qofkasta Oo U Dhaw Iyo Kan Muslimka Ah, Hadaba Naarta Looma Sameynin Ilaa Ku Dhalaaliiso Qofka Qalbiga Adag Leh, Abaalmarintuna Waa Camalka Aad Qabatid, Hadaad Aduunka Ku Qalbi Fiicneyd Jano Aya Laguugu Abaalmarinayaa, Hadaadna Aduunka Ku Qalbi Adkeyd Naar Aya Kula Tacaamulaysa.
Mostrar todo...
👍 13🥰 8
Photo unavailableShow in Telegram
?
Mostrar todo...
😢 16🥰 1
Fajr - 4 daqiiqo Zuhur - 10 daqiiqo Casr - 8 daqiiqo Magrib - 6 daqiiqo Isha - 15 daqiiqo 43 daqiiqo gudahood 24 saac si aad u xasuusato kan waqtiga abuuray Markaa ha odhan ma haysato wakhti aad ku tukato!
Mostrar todo...
22👍 8