cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

MG STUDY 📖

Mostrar más
El país no está especificadoEl idioma no está especificadoLa categoría no está especificada
Publicaciones publicitarias
1 697
Suscriptores
Sin datos24 horas
Sin datos7 días
Sin datos30 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Photo unavailableShow in Telegram
Waligaa ma ku hamiday in aad noqoto duuliye diyaard ✈️? Se ma jeclaan lahayd in aad wax ka ogaato jaamacadaha ugu horeeya wadanka Turkiga ee lagu barto dulimaadka🛫? Barashada dulimaadka🚁 waa mid ka mid ah hiigsiga arday badan oo ku nool caalamka daafihiisa🌍. Jaamacadaha wadanka Turkiga🇹🇷 waxay ku fiican yihiin in ardayga ay siiyaan tababaro badan oo practical 🛬ah oo ay garab socdaan tabarada theoretical🖋 ka ah, si uu ardaygu u noqdo mid dhamaystiran oo shaqo gali kara marka uu dhameeyo🚀. Jaamacadaha lagu barto Aviation wadanka Turkiga ee lagu barto Luqada English ta: 🔸جامعة أوكان Istanbul okan üniversitesi 🔸جامعة أوزيجين özyeğin üniversitesi 🔸جامعة بهشه شهير Bahçeşehir üniversitesi 🔸جامعة إتيليم atılım üniversitesi Waraaqaha lagaa rabo sid aad isga diiwan galiso Aviation ka: * Passport. * Sawir kur ah. * Shahaado dugsi sare. Nala soo xidhiidh si aan kuusino wixii warbixin ee ku saabsan waxbarashada Dalka turkiga 🇹🇷🤳🏻 +90 543 166 7595 +90 542 174 8781 +252 63 437 9881
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
Ma isu aragtaa in aad tahay qof shaqo oo leh mustaqbal👨‍💻? oo hiisganaya in uu wax ku soo barto mid ka mid ah jaamacadaha wadanka Turkiga🇹🇷 ugu horeeya? Hadaba aan kaaga warano qaybaha iyo wax yaabaha lagaa rabo Business Management ee wadanka Turkiga: 1️⃣ Wakhtiga la barto Business Management: waxaa la dhigtaa 4 sano se hadaad wax ka barato mid ka mid ah jaamacadaha xisaabiya saacadaha waxaad ku dhamayn kartaa 3 sano ugu badnaan. 2️⃣ Qaybaha Business Management: ▪️ Human Resources ▪️ Public Relations ▪️ General Administration ▪️ Marketing ▪️ Supply chains and supply ▪️ Financing ▪️ Entrepreneurship ▪️ Business Administration ▪️ Accounting 3️⃣ Waxyaabaha lagaa rabo si aad u dhigato Business Management: * Shahaado Dugsi sare. * Transcript Dugsiga sare. * Passport. * Sawir Kur ah. Nala soo xidhiidh si aan kuusino wixii warbixin ee ku saabsan waxbarashada Dalka turkiga 🇹🇷🤳🏻 +90 543 166 7595 +252 63 4379881 https://wa.me/message/3G6UQ5OYDLI2G1 Maamo Group
Mostrar todo...
Halkan Waxaad Ka dalban kartaa qalabka guruyaha oo lagaaga soo dhiibayo wadanka Turkiga 🇹🇷👇 https://t.me/MGFurniture
Mostrar todo...
MG Furniture

Waxaad naga helaysaa dhamaan qalabka guriga lagu sharaxo noocyadooda kala duwan 🇹🇷 +90 543 166 75 95 +90 542 174 87 81

Halkan Waxaad Ka dalban kartaa qalabka guruyaha oo lagaaga soo dhiibayo wadanka Turkiga 🇹🇷👇 https://t.me/MGFurniture
Mostrar todo...
MG Furniture

Waxaad naga helaysaa dhamaan qalabka guriga lagu sharaxo noocyadooda kala duwan 🇹🇷 +90 543 166 75 95 +90 542 174 87 81

Halkan Waxaad Ka dalban kartaa qalabka guruyaha oo lagaaga soo dhiibayo wadanka Turkiga 🇹🇷. https://t.me/MGFurniture
Mostrar todo...
MG Furniture

Waxaad naga helaysaa dhamaan qalabka guriga lagu sharaxo noocyadooda kala duwan 🇹🇷 +90 543 166 75 95 +90 542 174 87 81

Photo unavailableShow in Telegram
🌟Qiimaha Waxbarshada Caafimaadka dadka: waxay u dhaxaysaa 14000$ ilaa 25000$. F.G : Waad nala soo xidhiidhi kartaa si aan kuugu sheegno jaamacada kugu haboon ee qiimaha aad awoodo. 🌟hadaad is waydiinayso jaamacadaha privet ka ah ee ugu caansan Turkiga ee lagu barto cafimaadka waa: ميدي بول Medipol📈 جامعة ايدن istanbul aydın Üniversitesi📈 استينيا İstinye Üniversitesi📈 اسكودار Üsküdar Üniversitesi📈 التن باش Altınbaş Üniversitesi📈 يدي تيبه Yeditepe📈 مالتبه Maltepe📈 أوكان Okan📈 بيروني Biruni📈 Nala Soo xidhiidh si aan kuu siino wixii faah-faahin dheeraad ah +90 543 166 75 95 https://wa.me/message/3G6UQ5OYDLI2G1
Mostrar todo...
Marabtaa in aad noqoto dhakhtar🏥? Waxaan ku siinayaa warbixino muhiim ah si aad cafimaadka ugu barato wadanka Turkiga🇹🇷 🌟 Inta sano ee aad ku baran karto cafimaadka: 6 sano aya la dhigtaa, se hadaanad haysan shahaado luqada ah 1 sano ayaa ku kordhaya. 🌟sanadka luqada: Jaamacadaha wadanka turkiga si guud waxay ardayga ka rabaan level cayiman in uu ka gaadhay luqada Turkiga ama Englishta(Waxay ku xidhan tahauy luqada aad doorato in aad ku dhigato jaamacada). Hadii aanad gaadhin level ka lagaa rabo waxaad u baahan tahay 1 sano in aad ku diyaariso luqadii aad dooratay. 🌟Sanadaha barashada Cafimaadka waxay u kala qaybsamaysaa sidan: 🍀1-2aad waxaa lagu barayaa casharada muhiim ka u ah cafimaadka sida( Xisaabta, physics ka, chemistry iyo qaarkale). 🍀3aadwaxaa lagu barayaa (biology, dawooyinka dabiiciga ah iyo i.wm) 🍀4-5aad waxaa laguda galayaa qaybta pratical ka ah iyo clinical ka ah si aad u dhex gasho casharada cafimaadka ee pratical ka ah. 🍀6aad oo ah sanadka ugu danbeeya waxaa lagu tiriyaa sanadka pratical ka ah, waxaadna qaadanaysaa mushahar yar. 🌟waxyaabaha lagaa rabo si aad Turkiga ugu barato cafimaadka: 🎖️waa in aad haysataa shahaado laga aqoon sanyahy wadanka Turkiga. 🎖️waa in aad haysataa shahaado dugsi sate ah oo celcelis keedu gaadhayo 90%. 🎖️waa in aad apply garayso wakhtiyada diiwan galintu furan tahay. 🎖️hadaad rabto in aad ku barato luqada English ta waxaa muhiim ah in aad haysato shahaado TOEFL, IELTS.
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
Ma dooneysa inaad iska diiwaan galisid jaamacadaha wadanka turkiga, waxaan kuu damaanad qaadeyna aqbalaada jaamacada aad rabto inshaa allaah. Ogeysiis: waxa bilaabmay isdiiwaan galinta sanadka 2022-2023. Baraarujin: anagu wax lacag ah kama qaadno ardeyga ubaahan in jaamacad. Cid kasta oo daneynaysa inay isdiiwaan galiso waxa lala socodsiinayaa ina ay la soo xidhiidho number ka hoosta ku qoran: +905431665795 https://wa.me/message/3G6UQ5OYDLI2G1
Mostrar todo...
Qofkii xiisaynaya ama raba in uu si lacag la'aan ah ku barto afka carabiga haku biiro kannaalkaan. https://t.me/Alcatiiq
Mostrar todo...
معهد العتيق

" مــعــهــد الــعــتــيــق بــوّابــة الــمــعــرفــة "

Qofkii xiisaynaya ama raba in uu si lacag la'aan ah ku barto afka carabiga haku biiro kannaalkaan. https://t.me/Alcatiiq
Mostrar todo...
معهد العتيق

" مــعــهــد الــعــتــيــق بــوّابــة الــمــعــرفــة "