cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

Publicaciones publicitarias
13 555
Suscriptores
+524 horas
+547 días
+20130 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

00:33
Video unavailableShow in Telegram
Season1 | Episode3
Mostrar todo...
1.61 MB
1
saddex kamida siraha iibka(5) marka ganacsiga la joogo wax iibintu waa mawduuca ugu muhiimsan si gaara inad fahanto cilmi nafsi ahaan cidad wax ka iibinayso(macmiilka) si aad ula falgasho, iibkaasina u noqdo mid sida ugu wanagsan u qabsooma waxa jira xeelado badan oo la isticmaalo aan se isla eegno saddex kamida. Scarcity: waa nidaam nafsi ahaan macmiilku dareemayo in alaabtan ama adeegan tayada lihi yahay mid gabaabsi ah(limited) waxana lagu abuura cabsida ah inuu waayo shaygas ahna principle meelo badan oo ganacsiga ah loo isticmaalo lona yaqaano(FOMO) si koobana noqonaysa in macmiilka lagu abuuro cabsi ah in adeegani macamiil badanyahay hadii una hada helina waayi doono inyar kadib, sharcigan wuxu sameeya in macmiilku si kadis ah waxas u gato xitaa isagoon si qoto dheer uga fikirin ma u baahantahay shaygan? hadad aragto kalmada limited ama xadidan ganacsiga dhaxdiisa fikradan baa ka dambaysa(kuraas xadidan,dhawr xabo iyo wixi lamida ayad ku arki xayaysiisyada), sido kale countdown timer ba la isticmaala si gaara markad website leedahay oo ah tiro hoos isku wada tusaale 10 saac kadib shaygan 20$ ahi wuxu ku noqon qiimihiisi hore oo ahaa 130$ Social Proof: inad macamiishada la wadaagto falcelinta Dadkii hore ama macamiishii hore eed u adeegtey waxay abuurta kalsooni waxayna laf dhabar u tahay go'aan qadashada macmiilka si guudna ganacsiga way tayaysaa waxyabaha la isticmaalo waxa kamid ah review and rating oo ah in 10/10 uu macmiilku qiimo ku siiyo sida 8/10, sido kale client Testimonials oo ah in macmiilku si qoto dheer uga hadlo saad ugu adeegteen,waxyabaha aad ku fiicantihiin iyo waxa aydin ku roonayn ba. Reciprocity: somali ahaan waxa ugu dhaw wanaajin macmiil, waa hab macmiilka lagu dareensiinayo inuu mudan yahay sida inad waxa uu ka gadanayo wax dheeri ah ugu darto,fariin fiican u dirto markad kala adeeg qadatan si guudna hal uunba ugu muhiimsan oo ah in waxa macmiilkas ka gatey aad u raaciso mid bilaash ah taasi waxay abuureysa in macmiilku dareemo in abaal loo galey aakhirkana hadii xitaa unan adeegaga uso baahan wuxu ka gudbin sawir wanagsan si guudna tayo lays dheeryahay weeye in macmiilka logu adeego sida ugu wanagsan. –Mohamed Sharif Mukhtar
Mostrar todo...
2 1🤗 1
" Ku mashquul naftaaduun ,tukale kama masuul tihide Lama qaato waxaad maqashay bee ,hubi intaas muujin Caqligaaga soo mari waxaad madal ,ka sheegayo ." -M. Galleydh
Mostrar todo...
13 1🫡 1
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. 🤍
Mostrar todo...
8
"Nin walaalkii ii hiilli yiri hoog allaa badaye". ~jaamac dayuurad. "Nin shisheeye qaaraan la galay qirayey laangaab". ~cali salaad caabbi. "Ha karaama seegina habaar la igu kari waaye". ~Aadan carab. "Rag caddaalad waayaa sida cawshii kala yaacye" ~Cali dhuux. "Siidii odey malluugaha bartiyo mooradiyo faallka bal aan mariyo maansada anay igu majeertaane". ~Yawle "Dhafoor wiil aan ka toogtay dhurwaagoo cuna mooyee midhaa geel kama dhiibo". ~gooni xaaji. "Gob nimaan ka dhalan ciilka waa iskaga gaboobaa" ~cabdi galayax. "Naftu inay maqnaatiyo,inay mahad ku noolaato Maaweelis weeyaan,haddii mid u dhexeeyaaye" ~cabdulaahi dhoodaan. "Qof walaalkii gaday meel shishaa,laga ganaaxaaye Gacal uu xigaalkood hagraday,gocosho dayn waaye" ~sayidkii.
Mostrar todo...
7 7💯 2🫡 1
Dhalinyaro qaar awliyo ah baa idinku jirra illeen! 😄 Illaahey fadligii wax walba khayr iyo wamaag bey noqdeen. Aad baad u mahadsan tihiin walaalayaal.❤️
Mostrar todo...
19🫡 3😇 1🤗 1
Cawa muraad wayn baan leeyahay'e dhalinyaro ducada igu faataxada I mara. Idinkana illaahey waxa laabihiina ku wayn ha idin sikhiro.
Mostrar todo...
22🕊 2🤝 1🤗 1🫡 1
Faro madhnaanto waa gunimo!
Mostrar todo...
😢 12💯 5 1😱 1💔 1
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. 🤍
Mostrar todo...
14
"Gobanimo ku heli maayo Ruux kale gumeyntiisa." –Hadraawi
Mostrar todo...
13 1😁 1🫡 1
Elige un Plan Diferente

Tu plan actual sólo permite el análisis de 5 canales. Para obtener más, elige otro plan.