es
Feedback
Wararka Crypto

Wararka Crypto

Ir al canal en Telegram

How to learning Forex Trading, Cryptocurrency and Affiliate Marketing. Caawin: @

Mostrar más
1 356
Suscriptores
Sin datos24 horas
+17 días
-830 días

Carga de datos en curso...

Nube de Etiquetas
Sin datos
¿Algún problema? Por favor, actualice la página o contacte a nuestro gerente de soporte.
Menciones Entrantes y Salientes
---
---
---
---
---
---
Atraer Suscriptores
agosto '25
agosto '25
+19
en 0 canales
julio '25
+18
en 0 canales
Get PRO
junio '25
+18
en 0 canales
Get PRO
mayo '25
+27
en 0 canales
Get PRO
abril '25
+40
en 0 canales
Get PRO
marzo '25
+29
en 0 canales
Get PRO
febrero '25
+80
en 1 canales
Get PRO
enero '25
+67
en 1 canales
Get PRO
diciembre '24
+35
en 1 canales
Get PRO
noviembre '24
+103
en 1 canales
Get PRO
octubre '24
+253
en 1 canales
Get PRO
septiembre '24
+264
en 1 canales
Get PRO
agosto '24
+852
en 1 canales
Fecha
Crecimiento de Suscriptores
Menciones
Canales
28 agosto0
27 agosto+5
26 agosto0
25 agosto0
24 agosto0
23 agosto+1
22 agosto0
21 agosto0
20 agosto+1
19 agosto+1
18 agosto+1
17 agosto0
16 agosto0
15 agosto0
14 agosto0
13 agosto+2
12 agosto0
11 agosto0
10 agosto0
09 agosto+2
08 agosto+1
07 agosto0
06 agosto+1
05 agosto+1
04 agosto0
03 agosto+1
02 agosto+1
Publicaciones del Canal
Repost from N/a
Asc Dhammaan walaalaha ku jira channelkan Wax baro waxaan si free ah idiin kula wadaagi doonaa macluumaad aad u muhiim ah oo aanu is leenahay waxay wax ka badeli doonaan wacyigiina annagoo si bilaash ah idiinku soo gudbin doonna. Keliya nagu caawi inaad nagu soo biirto. Join this Channel.

2
Waxay noqon doontaa lacagta mustaqbalka loo guurayo.
332
3
Waa kan wararkii ugu dambeeyay ee cryptocurrency: Xaaladda Suuqa Bitcoin (BTC): Qiimaha BTC wuxuu hadda taagan yahay $82,438,
Waa kan wararkii ugu dambeeyay ee cryptocurrency: Xaaladda Suuqa Bitcoin (BTC): Qiimaha BTC wuxuu hadda taagan yahay $82,438, isagoo hoos u dhacay 0.063% maalintii la soo dhaafay. Ethereum (ETH): Qiimaha ETH wuxuu kor u kacay 0.67%, isagoo gaaray $1,824.95. Wararka Kale Bangiyada Maraykanka iyo Bitcoin: PNC, oo ah bangiga 8-aad ee ugu weyn Maraykanka, ayaa shaacisay inay leedahay $67 milyan oo exposure ah Bitcoin iyada oo loo marayo warbixinteeda 13F ee SEC. Hong Kong iyo Aqoonsiga Bitcoin: Hong Kong ayaa si rasmi ah u aqoonsatay Bitcoin inay noqoto hanti ku filan codsiga degenaanshaha. Jaamacadda Austin iyo Maalgashiga Bitcoin: Jaamacadda Austin waxay qorsheynaysaa inay iibsato $5 milyan oo Bitcoin. CIO-ga sanduuqa jaamacadda ayaa sheegay, "Ma dooneyno inaan ka dambeeno." Maalgashiga Aasaaska Maraykanka: Ballanqaadka Trump ee inuu dalka ka dhigo "superpower Bitcoin" ayaa sababay in aasaaska iyo jaamacadaha Maraykanka ay si degdeg ah ugu kordhiyaan exposure-kooda Bitcoin iyo crypto.
330
4
Suuqa crypto currency markuu Soo daato waxay aad Fursad kalle Uga sii raaci kartaa korr adiga Oo trade garaynaaya. Sida sawir
Suuqa crypto currency markuu Soo daato waxay aad Fursad kalle Uga sii raaci kartaa korr adiga Oo trade garaynaaya. Sida sawirka Ka muuqaata waxa aanad Ka samayn kartaa lacag badan ilaa $3000 doller lkn waa inaad Broker leedahay sida Just market Fbs Broker. Muuqaaladan ayaad daawan kartaa si aad u samaysto. 1.https://youtu.be/2FU_fDks9f4?si=i5_MD812M85WrgAu 2.https://youtu.be/zqdwsWeJ_pg?si=-lmUzPZ7TarPd3bR Waa hadii u baahan tahay inaad lacag wanaagsan Ka samayso crypto currency 💲💵
292
5
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu bisha soo socota safarkiisi koowaad ku tegi doono dalka Sucuudi
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu bisha soo socota safarkiisi koowaad ku tegi doono dalka Sucuudiga isaga oo sidoo kale laga yaabo in uu booqdo waddamada Qadar iyo Imaaraadka Carabta. Trump oo hore u helay yabooh lacageed oo uga timi waddanka Sucuudiga ayaa hadda doonaya in uu Riyaad ka soo qaato dhaqaale ka badan 1 Trillion oo Dollar kaas oo ah maal gelin uu Sucuudigu ku samaynayo waddanka Maraykanka. Sidoo kale Trump waxa uu waddamada Carabta ka doonayaa in ay ka taageeraan dagaalka la filayo in uu ku qaado waddanka Iran.
215
6
🇺🇸 WAR CUSUB: Golaha Wakiilada Mareykanka ayaa qaban doona dhageysi rasmi ah oo ku saabsan sharciga qaab-dhismeedka suuqyad
🇺🇸 WAR CUSUB: Golaha Wakiilada Mareykanka ayaa qaban doona dhageysi rasmi ah oo ku saabsan sharciga qaab-dhismeedka suuqyada lacagaha dhijitaalka ah (cryptocurrency) bisha Abriil 9. Dhageysigan ayaa diiradda saaraya sidii loo waafajin lahaa shuruucda saamiyada Mareykanka si ay ula jaanqaadaan hal-abuurka cusub ee lacagaha dhijitaalka ah, waxaana uu qeyb ka yahay dadaal ballaaran oo lagu doonayo in lagu dejiyo nidaam sharciyeed rasmi ah oo lagu maareeyo suuqa crypto ee Mareykanka.
196
7
Waa kan wararkii ugu dambeeyay ee cryptocurrency: Xaaladda Suuqa Bitcoin (BTC): Qiimaha BTC wuxuu hadda taagan yahay $82,438,
Waa kan wararkii ugu dambeeyay ee cryptocurrency: Xaaladda Suuqa Bitcoin (BTC): Qiimaha BTC wuxuu hadda taagan yahay $82,438, isagoo hoos u dhacay 0.063% maalintii la soo dhaafay. Ethereum (ETH): Qiimaha ETH wuxuu kor u kacay 0.67%, isagoo gaaray $1,824.95. Wararka Kale Bangiyada Maraykanka iyo Bitcoin: PNC, oo ah bangiga 8-aad ee ugu weyn Maraykanka, ayaa shaacisay inay leedahay $67 milyan oo exposure ah Bitcoin iyada oo loo marayo warbixinteeda 13F ee SEC. Hong Kong iyo Aqoonsiga Bitcoin: Hong Kong ayaa si rasmi ah u aqoonsatay Bitcoin inay noqoto hanti ku filan codsiga degenaanshaha. Jaamacadda Austin iyo Maalgashiga Bitcoin: Jaamacadda Austin waxay qorsheynaysaa inay iibsato $5 milyan oo Bitcoin. CIO-ga sanduuqa jaamacadda ayaa sheegay, "Ma dooneyno inaan ka dambeeno." Maalgashiga Aasaaska Maraykanka: Ballanqaadka Trump ee inuu dalka ka dhigo "superpower Bitcoin" ayaa sababay in aasaaska iyo jaamacadaha Maraykanka ay si degdeg ah ugu kordhiyaan exposure-kooda Bitcoin iyo crypto.
219
8
...
1
9
Course Oo dhamays tiran wakaa Ka faa idayso Isha alah wixi aad fahmi waydo I Soo waydii Isha alah. https://jiilxirfad1.com/courses/affiliate-marketing/
524
10
+1
ardayda affiliate marketing ayaa iska leh.
506
11
Qofkii u baahan inuu barto Forex trading websitekeena Jiil Xirfad waxaan Soo galiyay Course dhamays tiran oon kugu nidaamiyay
Qofkii u baahan inuu barto Forex trading websitekeena Jiil Xirfad waxaan Soo galiyay Course dhamays tiran oon kugu nidaamiyay qaab wanaagsan ood ku baran doonta , waxa kalle oon Soo galin doonaa dhamaan course free ah. Kuwaan ood wax badan Ka faa idin doontid Isha alah. 5. Qaybood ayaan kugu qaybiyay ... Halkan taabo. 👉https://jiilxirfad1.com/courses/forex-trading/
511
12
Wali qof ila Soo xidhiidhay ma jiro . Isha alah waan sugayaa
494
13
16 qof ayaa Soo codeeyay Oo sheegay in website samaysteen Halka igula wadaag si aan u eego @MohamedMurtaawi
550
14
Sida Jiilxirfad1.com
594
15
Si aan u sii wado Affiliate Marketing Hosting iyo domin ma iibsatay ❤️
588
16
Ma ila socotaan Love saarra ❤️
616
17
1. Chapter One Lesson.1 Sidee Hosting and Domain loo Samaystaa. Hadii aad fahmi waydo muuqaalkan YouTube ayaan Soo galin doon
1. Chapter One Lesson.1 Sidee Hosting and Domain loo Samaystaa. Hadii aad fahmi waydo muuqaalkan YouTube ayaan Soo galin doonaa Qaybta playlist u gaarra. 👉 Linking hoose hadii aad ka samaysto wuxu qiimaha laga siinaayo lahaa jabiniya 50% waa hadii aad ka iibsato Hosting iyo dominka. 👉https://hostinger.com?REFERRALCODE=WVKTAAWI1W6P Talaabo Talaabo U raac macalinka. Wixi su aalaha igu reeb. Halkan Hoose @mohamedmurtaawi
816
18
Affiliate marketing waa Xirfadda ugu dhaqaallaha badan hadii aad barto aniga sanadkii tagay 2024 waxa aan ka sameeyay lacag b
Affiliate marketing waa Xirfadda ugu dhaqaallaha badan hadii aad barto aniga sanadkii tagay 2024 waxa aan ka sameeyay lacag badan runtii waxay aan bartan dhamaan xirfada Web samaynta. 1.Sida hosting and domain loo iibsado. 2. Sida loo dhiso website ka gudihiisa 3. Sida loo furto website ku shaqaladda leh affiliate marketing 4. Sida loo qore post si mar la Soo booqdo aad ugu hesho commission kaas ood la bixi karto. Hadaba halkan waxaan kugu Soo gudbin doonaa muuqaladii aan daawaday siday ku kala horeeyay wuxu aad fahmi waydo waxaan gadaal kagga Soo gudbinayaa YouTube keenna Jiil Xirfad Qofkii u baahan in website loo sameeyo waa ila Soo xidhiidhi karra hadii y diyaar u yahay. Website kaygan waxa aan u samaystay inaan affiliate marketing kagga shaqaysto https://jiilxirfad1.com/
717
19
Telegram Channel Keena Jiil Xirfad waxaan ka sameeyay $67 muuqaalkii aan ku duubay waa kan 👇👇 Part 1 waa kan 👉https://yout
Telegram Channel Keena Jiil Xirfad waxaan ka sameeyay $67 muuqaalkii aan ku duubay waa kan 👇👇 Part 1 waa kan 👉https://youtu.be/szs9UnCW08E?si=DPXrE5bSgbqHF4p5 Part 2 waa kan 👉 https://youtu.be/SG9prCM8bHI?si=NhK3wCvkrZ_dQ2O4
626
20
Wixi fariin ah ... t.me/mohamedmurtaawi
556