cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

RUUXDA 'DAGAN 💚 هدوء الروح💚

كن شخصاً هادئاً وابتعد عن ضجيج ال جهلا 18/1/2021⁰ 🎻💙 Noqo qof deggan oo ka fog buuqa jahliga ⁽18/1/2021 🎻💙

Mostrar más
Finlandia964El idioma no está especificadoReligión y espiritualidad14 721
Publicaciones publicitarias
6 330
Suscriptores
+6024 horas
+1337 días
+31830 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

⭕️❗️ Community ++ ❕⚪️ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ┌ @Diinteenna_Macaan@Al_xakiim@Quruxdaislaamka@Hidaayatu_Rabi@hogaan_Dumar@Dhaqan_wanaag ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @XikmadoSom@Dhiiragaliye@Mucaashaq_Jacayl@AishaAhmed99@QalbiDhaye143@kalimakariim@xaqiiqadanolosha@Albaanichannel252@Ruuxda ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ├ @Dareen_side@Hasancaashaq) ├ @daren_jaceyl@Mohametahmed@Noqoxiddig@FAAIDOCHANEEL@DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @maanhage@farsamada@goodirfx@KobciAqoontaada2@guuleyso11 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @somalibooks@Somalilibrary@kobciyebooks@somalienglish3 ━━━━━━━🔺━━━━━━━━━ https://t.me/addlist/ZJjScjKEQNYxNTFk ━━━━━━━🔻━━━━━━━━━
Mostrar todo...
SOMALI CHANN

zhacro ™ invites you to add the folder “SOMALI CHANN”, which includes 33 chats.

Marxalad kasta oo nolosheenna ah ayuu Alle inagu furaa albaabada arsaaqada ee kugu habboon, ee ku kalsoonow.❤️💚 #Jima_Dayib @Ruuxda
Mostrar todo...
🖤🥀
Mostrar todo...
Waad salamantahay Akhristaha Qaliga Ah' side tahay manta? waxan Raba inan kaa raligaliyo Hadii Aduunyadada kugu Xuntahay' Oo maalmahagu Xun yihiin' Oo waqtigagu si tartib tartiib ku marayo' Waana ku raligalinaya' maxa yeelay kuwa hareerahaga Jooga Ayaa ku niyad jabiye Oo ku dhawacay' IYO inaad ku hareereysan tahay Nacasyo Aan qiimahaga Ogeen' Waxana ka raaligalinaya' Indhahaga Murugada Xambarsan IYO Qalbigaga'xanuunka xamila' Adiga waad Qurux badan tahay' waxa ka qurux badan tahay' Murugadada🥀💨🖤 ‏مرحبا عزيزي القاريء ! كيف حالك اليوم ؟ أود ان اعتذر لك إن كان عالمك سيء وايامك مملة ، والأوقات تمر عليك ببطىء ، واعتذر لأن جميع من حولك خذلوك وأذوك ولأنك محاط بالمغفلين الذين لا يعرفون قیمتك جيداً ، اعتذر لعيناك التي تحمل الحزن ، ولقلبك الذي يتحمل الألم ، انت جميل وأجمل من هذا الحزن 🖤.🥀💨 @Ruuxda
Mostrar todo...
Maalmahan waxaan u badanahay inaan dareemo sida, marka qofku uu ka buuxo ereyo, laakiin aan garanynin wuxuu ku hadlo."😷💔 "These days I tend to feel that way, when a person is full of words, but doesn't know what to say."😷🥀 ‏"هذه الأيام أميل كثيرًا لذلك الشعور، حين يكون المرء مليء بالكلام ،لكنه لا يعرف ماذا يقول."😷🥀 @Ruuxda
Mostrar todo...
Marka aad qof siisay bilow qurux badan isku day in aad siiso dhamaad' qurux badan ,hana xumayn qof aad si qurux badan ula bilawday,waayo casharku had iyo jeer waa dhamaadka...😌✨ When you give someone a beautiful beginning, try to give them a more beautiful ending. Don't hurt someone with whom you started beautifully, because the lesson is always in the end..✨😌 - عندما تعطي غيرك بداية جميلة ، حاول أن تعطيه نهاية أجمل ، لا تؤلم شخص بدأت معه بشكل جميل ، لأن العِبرة دائماً تكون في النهاية.😌✨ @Ruuxda
Mostrar todo...
Hadii uu xidhiidhkiina maalin u dhamaado qof aad jeclayd, soo ururi sirtiisa iyo sheekadiisa oo dhan oo geli meel qarsoon, oo marnaba ha u ogolaan qofna inuu gaadho, waayo xidhiidhku waa akhlaaq xataa hadduu dhamaado.💚😌 If your relationship ends one day with a person you loved, collect all his secrets and tales and put them in a secret hideout, and never let anyone reach him, for relationships are morals even if they end.💚😌 - إذا انتهت علاقتك يوماً ما بإنسان قد أحببته أجمع كل أسراره وحكاياته وضعها في مخبأ سري ، ولا تترك احداً يصل أليه ابداً فالعلاقات أخلاق حتى لو انتهت.💚😌 @Ruuxda
Mostrar todo...
Hadhafrin'Haweenki Intaad sugeyso In qof kuweydiyo' Xaladada' Naftaada Hodan Ugu noqo dhaman' Hadii Ay xaladada Umuhimsanan Laheed Kama Tagi laheyn Inaad Kaliga dhafarto'🥀🖤 لآَ تَسِهْر الَلِيلْ وأنَتِ تنَتِظرْ سُؤِالَ أحَدِهُمَ عَنكْ ،،كُنِ غَنياً بـِ نَفسِك ْعنَ الجَمِيْعَ ؛ فَ لوْ كآَنَ حَالُكَ يَهمُهمِ مآ تَركِوكَ تَسِهرُ وَحِيِدآ ،..🥀🖤 @Ruuxda
Mostrar todo...
🖤🥀
Mostrar todo...
Waxay dhahaan jaceylku wuxuu ku bilaabmaa eray ama muuqaal ... Kani waa khuraafaad ay abuureen kuwa khasaaray ... Jaceylku wuxuu bilaabmaa marka haweeneydu dareento inaad tahay nin u baqaya, ka ilaalinaya wax walba, xitaa naftaada .. . 💙 Dhameeyay ..! They say that love begins with a word or a look... This is a myth created by losers... Love begins when a woman feels that you are a man who is afraid for her, protecting her from everything, even yourself... 💙 Finished..! يقولون أن الحب يبدأ بـ كلمة أو نظرة ... تلك خرافة صنعها الفاشلون ... الحب يبدأ حين تشعر المرأة بأنك رجل تخاف عليها تحميها من كل شيء حتى نفسك ... 💙انتهى..! @Ruuxda
Mostrar todo...