es
Feedback
SAMAKAAL SIDE

SAMAKAAL SIDE

Ir al canal en Telegram

Waxad ka heeli karta orahoyin kali jad ahh sida xigmadooyin io sheekoyin io aqoon guud ama intaas wixi lahal malo ee kamid noqo saxiibada anuu bartan ku saxiib naye @mrdiiya

Mostrar más
3 523
Suscriptores
Sin datos24 horas
-137 días
-2930 días
Archivo de publicaciones
Si uu nabarkaagu u bogsado, ha taaban adigoo ku marmarsiyoonaya inaad hubiso,💔🥺😔 maxaa ku  Haysta ❤️LOVETA AMA 👍 ╭┈───────── ╰┈➤@seiyalxmdulilaah

Waa wax cajiib ah sida sawiradaadu u soo celin karaan xusuusteydoo idil 🥺 maxaa ku Haysta ❤️LOVETA AMA 👍 ╭┈───────── ╰┈➤@se
Waa wax cajiib ah sida sawiradaadu u soo celin karaan xusuusteydoo idil 🥺 maxaa ku  Haysta ❤️LOVETA AMA 👍 ╭┈───────── ╰┈➤@seiyalxmdulilaah

photo content

“Qofkii mar ku khiyaameeyaa kun jeer buu ku gacangelin doonaa. Uma baahnid inaad cabto biyaha badda oo dhan si aad u ogaato i
“Qofkii mar ku khiyaameeyaa kun jeer buu ku gacangelin doonaa. Uma baahnid inaad cabto biyaha badda oo dhan si aad u ogaato inay milix leedahay. " maxaa ku  Haysta ❤️LOVETA AMA 👍 ╭┈───────── ╰┈➤@seiyalxmdulilaah

Marbay fiicantahay in aanad weligaa waxba jeclaanin. maxaa ku Haysta ❤️LOVETA AMA 👍 ╭┈───────── ╰┈➤@seiyalxmdulilaah
Marbay fiicantahay in aanad weligaa waxba jeclaanin. maxaa ku  Haysta ❤️LOVETA AMA 👍 ╭┈───────── ╰┈➤@seiyalxmdulilaah

Kala saar baahidaada, io shaqsiyadaada ,si aadan unoqon dhuuni raac

Message (80) “ Ha baryin, hana u isticmaalin awood, ha cayrsan, keliya inta tamar ah ee ay kugu bixiyaan dib ugu celi.”

Qofka inta aadan baran waa baahal, marka aad baratana, waa boqor ama waa balaayo! "Barasho horteed ha nicin".
Qofka inta aadan baran waa baahal, marka aad baratana, waa boqor ama waa balaayo! "Barasho horteed ha nicin".

Qofka inta aadan baran waa baahal, marka aad baratana, waa boqor ama waa balaayo! "Barasho horteed ha nicin".
Qofka inta aadan baran waa baahal, marka aad baratana, waa boqor ama waa balaayo! "Barasho horteed ha nicin".

"Majiro Qof Noloshu Ciishay  Balse Waxaa Jira  Afkaar Dhalineeysa In Qofka Nolosha Ku Ciilnaado. 😔

Kala ogsoonow in dadka qaar dantooda awgeed kuu xasuustaan, kuwa kalena dareen gaar ah oo ay kuu hayaan! maxaa ku  Haysta ❤️LOVETA AMA 👍 ╭┈───────── ╰┈➤@seiyalxmdulilaa

Dadka qaarkiis waligood kuma caawin donaan waayo waxay kabaqayan waxa aad noqon doonto..... !!!

Dumarka oo dhan Kor uma fiiriyo marka laga reebo ayada😊 waayoo indhaheeda ayaa ah ciwaanka farxadda😊

Waxa uu Yiri "Dekadda waanu ka kireynay" balse saxaafadda Caalamka waxa ay leedahay "Soomaaliland oo markii ugu horreeysay Itoobiya u suuragalisay in ay bad yeelato" maxaa ku  Haysta ❤️LOVETA AMA 👍 ╭┈───────── ╰┈➤@seiyalxmdulilaah

Hadaan Amar Farida Shacabka Wx Ku Yeelan lahaa Wxn Amri Ama Fari Laha Gaadiid Dumar Saran ine Rag Raacin Mid Rag Saaran nh Dumar ay Raacin🥴. #AdoontiiRabbi

1. Waxan arkay gabar tiir lagu xirxirey oo tiirkaas kaso laaladan naasaheeda 2. Waxan arkay gabar kle taaso cuneysa kirkeeda misana xageeda hoose uu dab ka baxaayo ? 3. Waxan arkay gabar kle oo meel lagu xiray gabadhaas waxa loo cadaabaya si daran iyado gaajo darteeda u cuneysa xididadeeda 4. Waxan arkay gabar kle waxa lagu xiray gacmaheda io lugaheeda waxana si bilaa naxaris ah u cunaaya jirkeeda masas Waxan arkay gabar kle wey dhaga la'dahay ino la'dahay io hadal la'dahay dabka lagu gubaayo waxa ku kalifay in maskaxdeeda ay kaso boodo madaxeeda iyada oo kar kareysa jirkeeduna uu noqodey sidii juudaan oo kle Waxan arkay gabar kle oo tiir laga so laaladiyey lugaheeda madax dhulka ku haysa Waxan arkay gabar kle waxa si aad u yar yar cad cad loogu jarjaraya jirkeeda maqas naar ka sameysan Waxan arkay gabar kle waxay leedahay madax aad u weyn jirkeeduna wuxuu u egyahay dameerka waxaana saiinaya ciqaabo kala duwan Waxan arkay gabar kle u wajigeedu Waxan arkay gabar tiir lagu xirxirey oo tiirkaas kaso laaladan naasaheeda 2. Waxan arkay gabar kle taaso cuneysa kirkeeda misana xageeda hoose uu dab ka baxaayo ? 3. Waxan arkay gabar kle  oo meel lagu xiray gabadhaas waxa loo cadaabaya si daran iyado gaajo darteeda u cuneysa xididadeeda  4. Waxan arkay gabar kle waxa lagu xiray gacmaheda io lugaheeda waxana si bilaa naxaris ah u cunaaya jirkeeda masas 5.Waxan arkay gabar kle wey dhaga la'dahay ino la'dahay io hadal la'dahay dabka lagu gubaayo waxa ku kalifay in maskaxdeeda ay kaso boodo  madaxeeda iyada oo kar kareysa jirkeeduna uu noqodey sidii juudaan oo kle  6.Waxan arkay gabar kle oo tiir laga so laaladiyey lugaheeda madax dhulka ku haysa 7. Waxan arkay gabar kle  waxa si aad u yar yar cad cad loogu jarjaraya jirkeeda maqas naar ka sameysan 8.Waxan arkay gabar kle waxay leedahay madax aad u weyn jirkeeduna wuxuu u egyahay dameerka waxaana saiinaya ciqaabo kala  duwan 9.Waxan arkay gabar kle u wajigeedu wuxuu u egyahy eeyga dabka wuxuuna ka baxayaa afka waxaana silsilad naar ka sameysan ku garaacaya malaaikta

Gabadhu dhanka ilaahay way uga dhawday ninka oo halka ay yadu  ka cafinayso gafafkiisa waaween isagu kama cafinayo dhacdhaceda u yaryar!! George Bernard Shaw