cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

📚𝐊𝐨𝐛𝐜𝐢𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐡𝐚𝐧𝐧𝐞𝐥📚

𝙺𝚘𝚋𝚌𝚒𝙰𝚚𝚘𝚘𝚗𝚝𝚊𝚊𝚍𝚊 𝚆𝚊𝚊 𝙶𝚘𝚘𝚋 𝚊𝚊𝚍 𝚔𝚊 𝚑𝚎𝚕𝚒 𝚔𝚊𝚛𝚝𝚒𝚍 ☞︎︎︎𝚃𝚊𝚡𝚊𝚗𝚊𝚢𝚊𝚊𝚕 𝙳𝚒𝚒𝚗𝚒 𝙰𝚑 ☞︎︎︎𝚃𝚊𝚡𝚊𝚗𝚊𝚢𝚊𝚊𝚕 𝙹𝚊𝚌𝚊𝚢𝚕 𝙰𝚑 ☞︎︎︎𝚃𝚊𝚡𝚊𝚗𝚊𝚢𝚊𝚊𝚕 𝚃𝚊𝚊𝚛𝚒𝚒𝚔𝚑𝚒 𝙰𝚑 ☞︎︎︎𝙱𝚞𝚞𝚐𝚊𝚊𝚐 𝙿𝚍𝚏

Mostrar más
Publicaciones publicitarias
18 874
Suscriptores
+1424 horas
+627 días
+38630 días
Distribuciones de tiempo de publicación

Carga de datos en curso...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
Análisis de publicación
MensajesVistas
Acciones
Ver dinámicas
01
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█         🫧 Community ++ 🌪 █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ Join 👉 @somali_admins ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 📮Somali Free Books ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Somali Librarians   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Xikmado iyo murti ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Kobciye Books        ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Mucaashaq Jacayl↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dhiirigaliye nolol   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hoyga Farsamda    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aqoon Kobciye      ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hidaayatu Rabbi   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dunida suugaanta ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Quruxda islaamka   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 jacaylside channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 alxakiim channel    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮xaqiiqada Nolosha  ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dareen Side channel↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Som Motivation       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hassan Caashaq       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Qalbi Dhaye               ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qalbiyadeena          ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Guulaayso bet         ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kalimat Kariim        ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aisha bin Ahmed    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Faiido Channel       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hogaan Dumar       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 albaani channel      ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dhaqan Wanaag     ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dinteena suuban   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qoraalo kooban    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Nuxur Side FXV      ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kaydka Qormo     ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Ruuxda channel    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 MaanHage School ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ █▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🎯Presented by @zomalibot █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ anti-delete 🔝12hrs in channel
3070Loading...
02

10Loading...
03
Indhoole xikmad badnaa ayaa habeen nin u yimi wuxuuna arkay ninkan indhoolaha ah oo faynuus u baxayo dabeed waxaa uu yidhi kii indha qabay waar heedhe maxaad ka shidataa faynuuska ilayn waabad indho la'dehee? ninkii indhoolaa ahaa baa yidhi: waxaan u shitaa inaan kuwa indhaha qabaa i jiidhin habeenkii ilayn waxba arki maayaane,
5722Loading...
04
Madaxweyne Iran Waa Geeriyooday alle ha Naxariisto samir iyo iimaana alle Haka siiyo dhamaan umadda islaamka
8670Loading...
05
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🫧 @somalibooks 🌪 █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ Join 👉 @somali_admins ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇 🕋Muslim Channels🕋👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦🎥 @Diinteenna_Macaan ➦🎥 @Al_xakiim ➦🎥 @Quruxdaislaamka ➦🎥 @Hidaayatu_Rabi ➦🎥 @hogaan_Dumar ➦🎥 @Dhaqan_wanaag ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇😂JOKES AND FUN😂👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦🎧 @XikmadoSom ➦🎧 @Dhiiragaliye ➦🎧 @Mucaashaq_Jacayl ➦🎧 @AishaAhmed99 ➦🎧 @QalbiDhaye143 ➦🎧 @kalimakariim ➦🎧 @xaqiiqadanolosha ➦🎧 @Albaanichannel252 ➦🎧 @Ruuxda ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇📽ENTERTAINMENT📽👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦✍️ @Dareen_side ➦✍️ @Hasancaashaq) ➦✍️ @daren_jaceyl ➦✍️ @Mohametahmed ➦✍️ @Noqoxiddig ➦✍️ @FAAIDOCHANEEL ➦✍️ @guuleyso11 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇 📲 Educations 📲👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦📲 @maanhage ➦📲 @farsamada ➦📲 @KobciAqoontaada2 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇📚 Pdf Books📚👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦📕 @somalibooks ➦📕 @Somalilibrary ➦📕 @kobciyebooks █▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🎯Presented by @zomalibot █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
1 0870Loading...
06
Media files
1 0560Loading...
07
Sidee u fahamnaa qur'aanka Goorta la Abuuray Jinniga: Jinniga waa Abuur ka mid ah Adoomada Alle waxaa uuna ka kooban yahay inta Dadka Insaanka ah ka kooban yihiin oo kale Muslimiin, Mushrikiin iyo Ahlu-Kitaab waxaa uuna Abuur ahaan ka Horeeyay Insaanka taas waxaa Daliil u ah Markii uu Alaah (Cw) Abuuray Aadam waxaa joogay koonka hortiis Ibliis oo ka mid ah Jinniga ayadoo ay Culimada qaar yiraahdaan Ibliis waa Asalka Jinka kasoo jeedo, Markii la yiri u Sujuud Aaadam waa kii Diiday oo yiri Anaa ka Kheyr badan, kuna Faanay in Asaga Dab laga Abuuray. Sababta loo Abuuray Jinnga: Jiniga waxaa loo Abuuray inuu Alle Koonka ku Caabudo sidaba Insaanka Cibaadada Darteen loogu Abuuray, sidoo kalana Koonka oo dhanba waxaa uu Allaah u Abuuray Cibaadadiisa Darteed, mana jiro wax Koonkan ku Dhex jira oo anan Alle Cabuudin ha ahaado Malaaig, Insaan Jinni,Geedo, Biyo, Xawayaanada kala Duawan Shimbira iyo Xasharaadka. Waxaana xasuusin Mudan wax Caasinimo la yimaada ama ilooba Cibaadada ama ka Kibra Cibaadada Alle (Cw) waxaa ka jira Qaar Insaanka iyo Jiniga ka Mid ah sidaa darted ayuu Allaah waxaa uu Naarta u Abuuray inuu ka Buuxiyo Jinni iyo Insaan Fara badan oo Caqligooda iyo Aragooda iyo Maalkooda iyo Mansabkooda ku Kadsoomay oo diiday in ay Allaah (Cw) kaliya Caabudan.
1 2391Loading...
08
Part of @somali_admins
300Loading...
09
Suurada 72aad Al-Jinni Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Jinni Maadaama si aad ah ay uga Sheekeyso Jinniga Makhluuqa la yiraahdo, Jinniga waa Qeyb ka mid ah Uunka Caqliga lagu Beeray waxaa uuna Mukulaf u yahay Sida Insaanka oo kale waana Xaqiiq jiritaankiisa. Suuradan waa Makiyah, Cadadka Ayadaheeduna waa 28 Aayadood, waxa ayna soo dagatay Suurada Al-Acraaf ka dib, waxa ayna Musxafka kaga Beegan tahay bartamaha Qeybta Labaad ee Juzka 29aad. Macnaha Guud ee Suurada Al-Jinni: Suuradan waxaa ay Guud ahaan la mid tahay Xaga Manhajka Suuradaha Madaniga ah waxa ayna faahfaahisaa Asalada Caqiidada sida Toowxiidka, Risaalada, Soobixinta iyo Abaal marinta Malinta Qiyaamaha. Suuradan waxaa ay si gaar ah uga hadashaa Jinniga oo ah Abuur Xaqiiq ah oo ka mid ah Abuurada Alle (Cw) Abuuray ee Caaqiliinta ah sida Maalaaigta iyo Insaanka oo kale. Jinniga inuu yahay Abuur jira waxaa Daliil u ah Nusuusta Sharciga (Kitaabka Sunnaha iyo Ijmaaca) iyo Waaqica Insaanka ku nool yahayba.
1 2782Loading...
10
Media files
1 0791Loading...
11
⭕️❗️ Community ++ ❕⚪️ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ┌ @Diinteenna_Macaan ├ @Al_xakiim ├ @Quruxdaislaamka ├ @Hidaayatu_Rabi ├ @hogaan_Dumar └ @Dhaqan_wanaag ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @XikmadoSom ├ @Dhiiragaliye ├ @Mucaashaq_Jacayl ├ @AishaAhmed99 ├ @QalbiDhaye143 ├ @kalimakariim ├ @xaqiiqadanolosha ├ @Albaanichannel252 └ @Ruuxda ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ├ @Dareen_side ├ @Hasancaashaq) ├ @daren_jaceyl ├ @Mohametahmed ├ @Noqoxiddig ├ @FAAIDOCHANEEL └ @DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @maanhage ├ @farsamada ├ @goodirfx └ @KobciAqoontaada2 └ @guuleyso11 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @somalibooks ├ @Somalilibrary └ @kobciyebooks └ @somalienglish3 ━━━━━━━🔺━━━━━━━━━ https://t.me/addlist/ZJjScjKEQNYxNTFk ━━━━━━━🔻━━━━━━━━━
9740Loading...
12
Faaiidooyinka ku jira Qisada Nabi Nuux Suuradaan waxa ay ka hadahashaa Asalada Caqiidada Islaamka, waxa ayna Suuradan si Faahfaahsan usoo Tabisaa Qisadii Nabi Nuux oo ahaa Nabigii ugu Dheeraa Xaga Zamanka uu Dacwada waday Dadaal weyna ku Bixiyay sidii ay Qoomkiisa Toowxiidka u Qaadan lahaayeen, wallow Dad yar uun Dacwo ahaan Ajiibeen. Taasoo Macnaheedu yahay in Dadka Ducaada ah looga Baahan yahay in Dacwada waqti badan galiyaan, oo aysan ka Daalin Hadii laga Ajiibo iyo hadaanan laga Ajiibin, maxaa yeelay Gaarsiinta Dacwda waxa ay ka mid tahay Cibaadooyinka Alle (Cw) loogu Dhawaado Xataa hadaanan Qofna kaa Aqbalin. Sidoo kalana Suurada Nuux waxa ay Dadka ku Baraarujineysaa Goobaha dacwda la gaarsiinayo iyo saacadaha dacwada laga Shaqeynayo iyo Nidaamka loo Gaarsiiyo Dacwada. Nabu Nuux waxaa uu Sheegay in uu Dacwda Gaarsiinayay Qoomkiisa Habeen iyo Maalian arintaas oo Tuseysa Diinta Faafinteeda in Habeean iyo Maalinba loo Baahan yahay in laga Shaqeeyo, sidoo kalana Nabi Nuux waxaa uu Sheegay inuu Dacwada si sir ah iyo Iclaan ahba u Faafinayay, taasoo Macnahedy yahay in Dacwada looga Shaqeyn karo Qalabka Maanta Dunida yaal ee casriga sida Taleefoonada Webst-yada, TV-yada, Raadiyaha iyo Warbaahainta kala Duwan Suuradaan waxaa kaloo laga Faaiidaa in Dadka Marka Diinka laga hadlayo Dacwada looga Bilaabo in Allaah loogu yeero sida Nabi walbaba Caadada u aheyd inuu Dacwadiisa Toowxiidka ka Bilaabo. Suuradana waxey Dadka ku Baraarujisaa in Dacwada Towxiidka hadii si xasan oo Dhab ah loo Qaato Miraheeda lagu arko Aduunka sida in Roob Fiican Beeruhu Helaan, Maal iyo Caruur badana in lagu helo, Abaarahuna Dhamanaayaan. Suuradan waxey kaloo Nagu baraarujineysaa Dhibaatada Nabi Nuux ku gaartay Dacwada iyo sida ay Qoomkiisa uga Dhabar adeygeen in ay Xaqa Aqbalaan ayagoo ku kadsoonaa Cibaado ay u Sameyn Jireen Taalooyin ay u dhiseen Dad Saalixiin ahaan jiray ayagoo u heesta jid saxan in ay Cagta ku hayaan. Waxaa kaloo Suuradan laga qaadanayaa in Waalidka loo Duceeyo Geeridooda ka dib sidaba Nabi Nuux uu ugu Duceyay labadiisa Waalid iyo Mumniinta oo dhan islamarkaana wuxuu Habaar weyn habaray kuwa Xaqa diiday ee ku Galoobay Diinta Towxiidka ee Shirkiga Diinka u yahay.
1 2951Loading...
13
Aragtida Muslimiinta iyo Ahlu Kitaabka ee ku Aaadan Nabi Nuux Nabi Nuux waxaa Quraanka kusoo arooray Amaan gaar ah inuu lahaa inuu iyo Dadaal aad u weyn waxaa uuna ka mid yahay 5 Nabi oo loo yaqaan ‘’Ulul Cazmi’’ ah oo ah Horjoogayaasha Nabiyada aritaasoo muunjineysa Darajo ahaan iyo Sharafba halka uu ka joogo Nabi Nuux dadka Muslimiinta ah, waxaa kaloo nabiga ku faahfaahiyay fadliga Nabi Nuux axaadiistiisa waxaa uuna ku tilmaamay inuu ahaa Nabi aad u Cibaado badan. Hase yeeshee Ahlu kitaabka masiixiyada iyo Yuhuuda waxaa Kitaabadooda ku qoran Nabi Nuux inuu xataa khamri cabay oo uu ku daroogoobay cawradiisana qarsan wayay ayadoo mar dambe mid ka mid caruurtiisa u asturay, arintaas oo muujineysa Mowqifkooda ku aadan guud ahaan Nabiya iyo inaysan Xormad iyo Xushamadba u heyn taasoo ah Daliil cad in Kitaabada ay heestaan yihiin kuwa ay dad Gacmahooda ku qoreen maxaa yeelay illaaha ma dhihin mana soo dajin Kitaab sheegaya inuu Nabi Nuux Khamri Cabay!
1 1771Loading...
14
Media files
1 1680Loading...
15
Suurada 71aad Nuux Suuradan waxaa loogu Magac daray Nuux oo ahaa Rasuulkii ugu horeeyay ee Diinta Toowxiidka ugu yeeray markii Aduunka uu ku Biloowday Shirki iyo Kufri. Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 28 Aayadood, waxa ayna soo Dagatay Suurada Al-Naxl ka dib, Musxafkana Juz ahaan waxey kaga Beegan tahay Bilooga Qeybta labaad ee Juzka 28aad. Macnaha Guud ee Suurada Nuux: Hadii aan si Dul mara Taariikhda Nabi Nuux wax ka iraahdo, Nabi Nuux waxaa uu ahaa Nabi uu Allaah soo saaray xili ay dadkii waagaas joogay ay Taalooyin ay Caabudaan dhisteen ayagoo weyneynaya Dad ka horeeyay oo Diin ahaan wanaagsanaa Jaceyl loo haayay darted, markii uu Nabi Nuux u istaagay inuu ku waaniyo inay Allaah weyneeyaan Cibaadada ku gaar yeelaan waxa si gaar ah uga horyimid Duqoowdii iyo hogaankii Qabiilkiisa ayagoo u heesta in ay Xaq tahay Cibaadada Taalooyinka (sanamyada) waxaana Rumeeyay dadkii Masaakiinta u badnaa yagoo taasoo ku kaliftay Nabi Nuux inuu habeen iyo Maalin Sir iyo Jaharba u istaago siduu Xaqa u gaarsiin lahaa Dhamaan, waxaa uuna Dadaalka Dacwada u taagnaa 950 sano ayadoo aysan Qaadan dacwada dad badan. Nabi nuux Markii uu Dacwada dadaal intaas la eg galiyay ayaa Allaah u waxyooday inaysan tolkiisa cid kale oo Rumeyn doontaa ku jirin lana faray inuu diyaariyo doon ay ku baxsadaan asaga iyo inta raacday saarana doontaas wax walba Lab iyo Dhedig, waxaana la halaagay Qoomkiisa Dhamaan marka laga reebo in yar oo Doontaas raacday.
1 2901Loading...
16
Media files
1 0431Loading...
17
Waydiin iyo warcelin Sheeg weedha wada koobaysa dhamaan xarfaha farta Soomaliga ( shaqalada iyo shiibbanayaashaba) weedhan waxa laga Dhowray in shiibbanayaasha oo asalka xarfaha ahi , Aan midna mar labaad soo wada noqon⁉️⁉️⁉️
1 6920Loading...
18
Suurada 70aad Al-Macaarij Suuradaan waxaa loogu Magac daray Al-Macaarij oo ah Macno ahaan kor u fuulid, maadaama ay Suurada soo Hadal qaaday Malaaigta Samada Kor u Fuusha, waxaa kaloo Suuradan loo yaqaan Sa’ala oo ah kalimad ay ku Bilaabato Suurada. Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 44 Aayadood, waxa ayna soo Dagatay Suurada Al-Xaaqqah ka dib, waxa ayna Musxafka kaga Beegan tahay Bilowga Qeybta labaad ee Juzka 29aad. Macnaha Guud ee Suurada Al-Micraaj: Suuradaan wax ay aad u faahfaahisaa Arimaha ku Saabsan Caqiidada Islaamka Gaar ahaan waxey si gaar ah uga Hadshaa Qiyaamha iyo xaaladaha ka jiri Doono marka Meesha la tago, waxa ayna Suurada Dadka Xasuusisaa in Dadka Qaarna ku Hoogi Doonaan, Qaarna Maaliankaas Nicmo oo dhan Halkaas ka heli Doonaan. Suuradaan waxa ay aad u Naqdisaa Dadka Beeniya Jiritaanka Maalinta Qiyaamaha ee Diidan in Geerida ka Dib ay Jirto Nolol kale iyo Xisaab, taasoo ay ka Dhalaneyso in Qof walba laga Abaal marin Doono wuxuu kasbaday intuu Aduunka Joogay.
1 7991Loading...
19
Media files
1 4110Loading...
20
💞➰Community ++ ♨️♨️ ━━━━━━━🔺━━━━━━━━ 111k+ 📚Somali Free Books 📙 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 53k+ 📘Somali Librarians 📒 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 32k+ ✨Xikmado iyo murti🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 31k+ 📘Kobciye Books📗 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 23+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 21+k 🪴Dhiirigaliye nolol🍀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 19+k ⚙️Hoyga Farsamda💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 🧠 Dunida suugaanta👅 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 👤Quruxda islaamka🫂 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🪢 alxakiim channel 👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ ➰xaqiiqada Nolosha🪜 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🌱Dareen Side channel🪴 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k+ 🧚 Som Motivation🤳 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 💹 Hassan Caashaq ❇️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♨️ Qalbiyadeena 💢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🔴 Guulaayso bet 🟢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧩 Faiido Channel🪝 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 👩 Hogaan Dumar 🧕 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 💬 albaani channel 🗯 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k 📒 Qoraalo kooban 👀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🍇 Nuxur Side 🌬 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🌎 Haqabtire Online⚡️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 Ruuxda channel 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 MaanHage School 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ ━━━━━━━━━━━━ ⭐️ All Channels ➡️ JOIN ALL ✅ ━━━━━━━━━━━━ anti-delete 🔝12hrs in channel
4491Loading...
21
Media files
1 6470Loading...
22
Media files
1 7210Loading...
23
Suurada 70aad Al-Macaarij Suuradaan waxaa loogu Magac daray Al-Macaarij oo ah Macno ahaan kor u fuulid, maadaama ay Suurada soo Hadal qaaday Malaaigta Samada Kor u Fuusha, waxaa kaloo Suuradan loo yaqaan Sa’ala oo ah kalimad ay ku Bilaabato Suurada. Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 44 Aayadood, waxa ayna soo Dagatay Suurada Al-Xaaqqah ka dib, waxa ayna Musxafka kaga Beegan tahay Bilowga Qeybta labaad ee Juzka 29aad. Macnaha Guud ee Suurada Al-Micraaj: Suuradaan wax ay aad u faahfaahisaa Arimaha ku Saabsan Caqiidada Islaamka Gaar ahaan waxey si gaar ah uga Hadshaa Qiyaamha iyo xaaladaha ka jiri Doono marka Meesha la tago, waxa ayna Suurada Dadka Xasuusisaa in Dadka Qaarna ku Hoogi Doonaan, Qaarna Maaliankaas Nicmo oo dhan Halkaas ka heli Doonaan. Suuradaan waxa ay aad u Naqdisaa Dadka Beeniya Jiritaanka Maalinta Qiyaamaha ee Diidan in Geerida ka Dib ay Jirto Nolol kale iyo Xisaab, taasoo ay ka Dhalaneyso in Qof walba laga Abaal marin Doono wuxuu kasbaday intuu Aduunka Joogay.
2 0200Loading...
24
Media files
1 6850Loading...
25
⭕️🔻 𝗖𝗼𝗺𝗺𝘂𝗻𝗶𝘁𝘆 ++ ❗️❕ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ┌ @Diinteenna_Macaan ├ @Al_xakiim ├ @Quruxdaislaamka ├@Hidaayatu_Rabi ├ @hogaan_Dumar └ @Dhaqan_wanaag) ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @XikmadoSom ├ @Dhiiragaliye ├ @Mucaashaq_Jacayl ├ @AishaAhmed99 ├ @QalbiDhaye143 ├ @kalimakariim ├ @xaqiiqadanolosha ├ @Albaanichannel252 └ @Ruuxda ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 𝗷𝗮𝗰𝗮𝘆𝗹𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗼𝗿𝗮𝗮𝗵 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ├ @Dareen_side ├ @Hasancaashaq) ├ @daren_jaceyl ├ @Mohametahmed ├ @Noqoxiddig ├@FAAIDOCHANEEL └ @DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @𝗠𝗮𝗮𝗻𝗵𝗮𝗴𝗲 ├ @𝗳𝗮𝗿𝘀𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮 ├ @𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯𝘁𝗶𝗿𝗲1 └ @KobciAqoontaada2 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @somalibooks ├ @Somalilibrary └ @kobciyebooks ━━━━━━━━━━━━━━━━ 💎𝗽𝗿𝗲𝘀𝗲𝗻𝘁𝗲𝗱 by @zomalibot ━━━━━━━━━━━━━━━━
1 0500Loading...
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█         🫧 Community ++ 🌪 █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ Join 👉 @somali_admins ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 📮Somali Free Books ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Somali Librarians   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Xikmado iyo murti ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Kobciye Books        ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Mucaashaq Jacayl↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dhiirigaliye nolol   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hoyga Farsamda    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aqoon Kobciye      ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hidaayatu Rabbi   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dunida suugaanta ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Quruxda islaamka   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 jacaylside channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 alxakiim channel    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮xaqiiqada Nolosha  ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dareen Side channel↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Som Motivation       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hassan Caashaq       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Qalbi Dhaye               ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qalbiyadeena          ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Guulaayso bet         ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kalimat Kariim        ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aisha bin Ahmed    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Faiido Channel       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hogaan Dumar       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 albaani channel      ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dhaqan Wanaag     ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dinteena suuban   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qoraalo kooban    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Nuxur Side FXV      ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kaydka Qormo     ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Ruuxda channel    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 MaanHage School ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ █▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🎯Presented by @zomalibot █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ anti-delete 🔝12hrs in channel
Mostrar todo...
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█         🫧 Community ++ 🌪 █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ Join 👉 @somali_admins ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 📮Somali Free Books ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Somali Librarians   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Xikmado iyo murti ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Kobciye Books        ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Mucaashaq Jacayl↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dhiirigaliye nolol   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hoyga Farsamda    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aqoon Kobciye      ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hidaayatu Rabbi   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dunida suugaanta ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Quruxda islaamka   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 jacaylside channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 alxakiim channel    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮xaqiiqada Nolosha  ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dareen Side channel↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Som Motivation       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hassan Caashaq       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Qalbi Dhaye               ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qalbiyadeena          ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Guulaayso bet         ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kalimat Kariim        ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aisha bin Ahmed    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Faiido Channel       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hogaan Dumar       ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 albaani channel      ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dhaqan Wanaag     ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dinteena suuban   ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qoraalo kooban    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Nuxur Side FXV      ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kaydka Qormo     ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Ruuxda channel    ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 MaanHage School ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ █▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🎯Presented by @zomalibot █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ anti-delete 🔝12hrs in channel
Mostrar todo...
Indhoole xikmad badnaa ayaa habeen nin u yimi wuxuuna arkay ninkan indhoolaha ah oo faynuus u baxayo dabeed waxaa uu yidhi kii indha qabay waar heedhe maxaad ka shidataa faynuuska ilayn waabad indho la'dehee? ninkii indhoolaa ahaa baa yidhi: waxaan u shitaa inaan kuwa indhaha qabaa i jiidhin habeenkii ilayn waxba arki maayaane,
Mostrar todo...
😁 6👍 3
Madaxweyne Iran Waa Geeriyooday alle ha Naxariisto samir iyo iimaana alle Haka siiyo dhamaan umadda islaamka
Mostrar todo...
😢 10👍 2 1
♥️
👍
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🫧 @somalibooks 🌪 █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ Join 👉 @somali_admins ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇 🕋Muslim Channels🕋👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦🎥 @Diinteenna_Macaan ➦🎥 @Al_xakiim ➦🎥 @Quruxdaislaamka ➦🎥 @Hidaayatu_Rabi ➦🎥 @hogaan_Dumar ➦🎥 @Dhaqan_wanaag ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇😂JOKES AND FUN😂👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦🎧 @XikmadoSom ➦🎧 @Dhiiragaliye ➦🎧 @Mucaashaq_Jacayl ➦🎧 @AishaAhmed99 ➦🎧 @QalbiDhaye143 ➦🎧 @kalimakariim ➦🎧 @xaqiiqadanolosha ➦🎧 @Albaanichannel252 ➦🎧 @Ruuxda ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇📽ENTERTAINMENT📽👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦✍️ @Dareen_side ➦✍️ @Hasancaashaq) ➦✍️ @daren_jaceyl ➦✍️ @Mohametahmed ➦✍️ @Noqoxiddig ➦✍️ @FAAIDOCHANEEL ➦✍️ @guuleyso11 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇 📲 Educations 📲👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦📲 @maanhage ➦📲 @farsamada ➦📲 @KobciAqoontaada2 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 👇📚 Pdf Books📚👇 ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ➦📕 @somalibooks ➦📕 @Somalilibrary ➦📕 @kobciyebooks █▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🎯Presented by @zomalibot █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
Mostrar todo...
👍 3
Dhamaan bah-waynta KobciAqoontaada waa idin salaamay bacda salaan sidee u aragtaan in aynu sameyno madal u gaar ah af-soomaaliga Codkiinu waaAnonymous voting
  • Waa loo baahanyahay
  • Halkan uun inoogu soo gudbiya
0 votes
Sidee u fahamnaa qur'aanka Goorta la Abuuray Jinniga: Jinniga waa Abuur ka mid ah Adoomada Alle waxaa uuna ka kooban yahay inta Dadka Insaanka ah ka kooban yihiin oo kale Muslimiin, Mushrikiin iyo Ahlu-Kitaab waxaa uuna Abuur ahaan ka Horeeyay Insaanka taas waxaa Daliil u ah Markii uu Alaah (Cw) Abuuray Aadam waxaa joogay koonka hortiis Ibliis oo ka mid ah Jinniga ayadoo ay Culimada qaar yiraahdaan Ibliis waa Asalka Jinka kasoo jeedo, Markii la yiri u Sujuud Aaadam waa kii Diiday oo yiri Anaa ka Kheyr badan, kuna Faanay in Asaga Dab laga Abuuray. Sababta loo Abuuray Jinnga: Jiniga waxaa loo Abuuray inuu Alle Koonka ku Caabudo sidaba Insaanka Cibaadada Darteen loogu Abuuray, sidoo kalana Koonka oo dhanba waxaa uu Allaah u Abuuray Cibaadadiisa Darteed, mana jiro wax Koonkan ku Dhex jira oo anan Alle Cabuudin ha ahaado Malaaig, Insaan Jinni,Geedo, Biyo, Xawayaanada kala Duawan Shimbira iyo Xasharaadka. Waxaana xasuusin Mudan wax Caasinimo la yimaada ama ilooba Cibaadada ama ka Kibra Cibaadada Alle (Cw) waxaa ka jira Qaar Insaanka iyo Jiniga ka Mid ah sidaa darted ayuu Allaah waxaa uu Naarta u Abuuray inuu ka Buuxiyo Jinni iyo Insaan Fara badan oo Caqligooda iyo Aragooda iyo Maalkooda iyo Mansabkooda ku Kadsoomay oo diiday in ay Allaah (Cw) kaliya Caabudan.
Mostrar todo...
📚𝐊𝐨𝐛𝐜𝐢𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐡𝐚𝐧𝐧𝐞𝐥📚

Suurada 72aad Al-Jinni Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Jinni Maadaama si aad ah ay uga Sheekeyso Jinniga Makhluuqa la yiraahdo, Jinniga waa Qeyb ka mid ah Uunka Caqliga lagu Beeray waxaa uuna Mukulaf u yahay Sida Insaanka oo kale waana Xaqiiq jiritaankiisa. Suuradan waa Makiyah, Cadadka Ayadaheeduna waa 28 Aayadood, waxa ayna soo dagatay Suurada Al-Acraaf ka dib, waxa ayna Musxafka kaga Beegan tahay bartamaha Qeybta Labaad ee Juzka 29aad. Macnaha Guud ee Suurada Al-Jinni: Suuradan waxaa ay Guud ahaan la mid tahay Xaga Manhajka Suuradaha Madaniga ah waxa ayna faahfaahisaa Asalada Caqiidada sida Toowxiidka, Risaalada, Soobixinta iyo Abaal marinta Malinta Qiyaamaha. Suuradan waxaa ay si gaar ah uga hadashaa Jinniga oo ah Abuur Xaqiiq ah oo ka mid ah Abuurada Alle (Cw) Abuuray ee Caaqiliinta ah sida Maalaaigta iyo Insaanka oo kale. Jinniga inuu yahay Abuur jira waxaa Daliil u ah Nusuusta Sharciga (Kitaabka Sunnaha iyo Ijmaaca) iyo Waaqica Insaanka ku nool yahayba.

👍 4

👍 5 1