cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Xornimo Dhaqaale

+252907333839 www.xornimo-dhaqaale.com

Mostrar más
El país no está especificadoEl idioma no está especificadoCriptomonedas10 973
Advertising posts
11 328Suscriptores
-224 hours
+37 days
+3630 days

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

🎁 millioneirska ugu badan caalamka waxaa soosaara suuqa cyprto. 💵 shalay waxaa sobaxay new cyrpto aan horay ujirin taaso qiimaheedu ahaa 0.1 isla shalay waxay gaartay $5,000. 🚩 haddi aad gadan lahayd ama aad garanaysay meelaha laga gato inta aysan soobixin waxaa dhici kartay in $50 aad kugaadati qiimahedu marku ahaa 0.1 aad heshi 500xabo kadib 500×$5,000= oo kafaaidi $2,500,000 🚩Tani maahan wax sahlan balse waxay usahlantahay qofki garanaya aqoonta suuqaan iyo meelaha lagahelo cyrptadan inta aan exchange sooqaadan. 🚩Waxaajira rules isku xig xiga oo aad kafiirinaysi lacagtaan inay mid wanagsan mid xun mid aan qiime yelan doonin mid qiime yeelan doonta mid tuugo mid real ah meelaha laga helo in exchange waaweyn sooqadan doonan iwm. Waxaa jira markay bilowga tahag meelo lagu soobandhigo waxaa jira hab loo akhriyo inay wax ku ool tahay . 📢 plan A. Markaan update websiteka soodhamayno maalmaha sosocda waxaa xigi doona inaan soo bandhigno barnaamij aan oran karno waaki koowaad ee ugu ballaarna ee looga hadlo suuqa crypto
Mostrar todo...
👍 118 40🫡 17👀 8🆒 8❤‍🔥 7🔥 4
🚩 update cusub Fundednext. Stellar lite Qiimaha waa raqiis sidokale dailyloska iyo max loska wa layareyay sidookale targetka laga rabo waa layareeyay. 🚩 wixi macluumaad ah warqadda kafiiri 🚩7.5% Discount all accouns - Discount Code: xornimo ⚠️Hadadan haysan card aad kugadati nalasooxiiriir waan kacawinayna ⚠️ kafuro linkigeena: https://fundednext.com?fpr=xornimo-dhaqaale
Mostrar todo...
27👍 17🔥 3 1❤‍🔥 1
❗️ Qiimedhimis 48saac soconaysa ⚠️10% Discount Code: FNSAVEBIG10 ⚠️Hadadan haysan card aad kugadati nalasooxiiriir waan kacawinayna. ⚠️ kafuro linkigeena: https://fundednext.com?fpr=xornimo-dhaqaale
Mostrar todo...
❤‍🔥 8👍 6 2🔥 2🆒 2 1
🔔Buy ONE GET ONE , KU Eg 48saac. ✅Hal accoun gado oo hel 2account ✅coupen code: FNBOGO ✅phase1 iyo phase2 markad ka gudubti baad helaysa accounkale o free-ga ah ⚠️Hadadan haysan card aad kugadati nalasooxiiriir waan kacawinayna. ⚠️ kafuro linkigeena: https://fundednext.com?fpr=xornimo-dhaqaale
Mostrar todo...
👍 6 3❤‍🔥 1🔥 1
❗️ Saddex qiimedhimis ookaladuwan Fundednext 💚🏦cyrpto payment haddaad kugadanaysi accounska- waxaad helaysa labo qiimedhimis ookaladuaan: 1️⃣ 18% discount acccounska yaryar: 6K, 15K, 25K challenges. - Coupon Code - CC18 2️⃣ 12% Discount accounska waaweyn: 50K, 100K, 200K challenges. - Coupon Code - CC12 3️⃣💳Haddaad card kugadanaysi waxaad helaysa 7.5% Discount all accouns - Discount Code: xornimo ❗️Hadadan haysan card aad kugadati nalasooxiiriir waan kacawinayna. 💚 kafuro linkigeena: https://fundednext.com?fpr=xornimo-dhaqaale
Mostrar todo...
👍 13 13🔥 4🏆 4🙏 2😍 2
Ramadan Mubaarak☪️, Ilaaahay soonka nabad iyo caafimaad qab waa inoogu bilaabaye ha inoogu dhameystiro, kuwa bishaan Ramadaan Khayrkiisa iyo nimcadiisa ka faaideysta-na allaha inaga dhigo. Kuwa salaada, sadaqada iyo cibaadada u orda-na Allah hanaga yeelo!
Mostrar todo...
36👍 2😍 2🙏 1💯 1
🚨Fundednext Fursad weyn. 🔴 Waxaad Helaysa 1️⃣ 10% Discount: MT4MT5 2️⃣150% refund #⃣ adeegso Discount codeka: MT4MT5 #⃣card hadadan haysan nalasoxiriir. #⃣Kafurolinkigeena: https://fundednext.com?fpr=xornimo-dhaqaale
Mostrar todo...
14👍 10🔥 2💯 2
Cawa wa habeenka ALLE uu adoomahiisa cafiska weydisto cafinayay kuwa naxarista weydiistana unaxarisanayay. Ka faideso insha'Allah. رَبَّنَا ظَلَمْنَا أَنفُسَنَا وَإِن لَّمْ تَغْفِرْ لَنَا وَتَرْحَمْنَا لَنَكُونَنَّ مِنَ الْخَاسِرِينَ" سورة الأعراف آية:٢٣ Hidaayatu rabi
Mostrar todo...
71😍 5💯 4❤‍🔥 3👍 2
Caawa waa habeenka kala badha bisha Shacbaan (15) Laga bilaabo salaadda Maqrib illaa iyo salaadda Subax inta laga gaadhayo wuxuu ALLAH, soo dajiyaa raxmad waxa uuna danbi-dhaaf ballaadhn u sameeya adoomadiisa. Rasuulkeena scw wuxuu yidhi “ALLAH addoomadiisa inta uu daalacdo habeenka 15 ka Shacbaan ayaa u wada danbi dhaafaa illaa laba qof mooyaane; 1- Qof ILLAAHEY cibaadadiisa cid kale la wadaajiyo 2- Qof cuqdad iyo xumaan caloosha ugu hayo qof kale oo walaalkii ah Qofkii qof kale qalbiga wax ugu hayayoow, caawa iska caafi. Aynu is cafino walaalayaal cafis iyo saamax. ➖ILLAAHEY kuwii uu u dambi dhaafo ha innaga yeelo dhammaanteen. Aamiin Aamiin Yaa ALLAH. 📌Muhiimada Ducada Habeenkan Barakeysan: Akhrinta Suuratul Yasin , Sadex Mar , Mid walbana Ula Niyoonaya In Alle Kugu Gaarsiiyo Ramadan ka : Ducadaada uhoraysi qodobadaan ➖Caafimad Tama Iyo Inu alle kusiiyo ➖Cumri barakeysan. ➖Arsaaqad Xalaala. Intaas Ka dib Duceyso Si Qotodheerna Eeba U Bari.
Mostrar todo...
35👍 4🙏 4👏 2🔥 1
Fidelcrest Discount 20% -waxaad promo codekaan kuhelaysa 3-waxyaabood: - 20% DISCOUNT - 125% REFUND - 0 minimum trading days adeegso discoun code : TRYOUT-20
Mostrar todo...
👍 15 8💯 5