cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegaciรณn. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Xikmad badan

Halkaan waxaad kaheleey saa xikmado kuraali galiyo ๐ŸŒทqoraalo farxad ku dheehantahat๐Ÿ’ซ dhiirigelin ๐ŸŒป waano๐Ÿ Admin: @xikmadbadan_bot

Mostrar mรกs
Finlandia515El idioma no estรก especificadoReligiรณn y espiritualidad7 839
Publicaciones publicitarias
11 471
Suscriptores
-324 horas
+487 dรญas
+24530 dรญas

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Xushmee dareenka dadka xitaa hadii aysan wax macna leh kula aheyn iyaga ayee u tahay wax walbo,๐Ÿ‘โค๏ธ #xusuusin #naseexo @xikmadbadan
Mostrar todo...
โค 4
Dhakhtarkii/qoraagi/suuganyahankii reer masar wuxu ina leeyahy "Waxa keliya ee aad diin kuyeelan kartaa waa aqoon oo ilaahay jaahilnimo laguma caabudo." -Dr mustafe maxamuud aHun
Mostrar todo...
โค 14
"Waddanka waxa iska leh hantiilayaasha,waddaniyaddana saboollada." -maxamuud darwiish
Mostrar todo...
โค 6๐Ÿ’ฏ 3
Ukala horeysii sidey muhiim uyihiin.! 1. jacayl 2.caafimaad 3.sharef 4.dhaqaale Bal aan aregno Qofwalba๐Ÿ˜โค๏ธ
Mostrar todo...
โค 11๐Ÿ‘ 3๐Ÿฅฐ 1๐Ÿ‘ 1
"Wacdaraha adduunka Walaac Anigoo ku seexday maxaan walabahaar la toosay." -Hadraawi ahun
Mostrar todo...
๐Ÿ’ฏ 9โค 1
"Kuwa na jecel marka aan ku jirno Xalada ugu xun waa kuwa mudan inay ku sii jiraan qalbiyadeena weligood."๐Ÿซ€๐Ÿฆ‹ #xikmadbadan #....
Mostrar todo...
โค 15
Halyeey waxa ah cali binu abii-daalib markii uu kaligiis dagaal kula wareegay albaabkii kheybar laga galayey.!
Mostrar todo...
โค 15๐Ÿ‘ 2
Dadka jannada Gala da,doodu waxay udhaxaysaa?Anonymous voting
  • 20 sano
  • 30 sano
  • 35 sano
  • 33 sano
  • Midna
0 votes
๐Ÿ‘ 7โค 2
Kumuu ahaa saxaabigii mala,iigtu kaxishoon jirtay?Anonymous voting
  • Sacad binu waqaas
  • Cusmaan binu cafaan
  • Sacad binu mucaad
  • Bilaal binu rabaax
  • Midna
0 votes
โค 2
ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู… ู…ูŽุง ุฃูŽุตู’ุจูŽุญูŽ ุจููŠ ู…ูู†ู’ ู†ูุนู’ู…ูŽุฉู ุฃูŽูˆู‘ู’ ุจูุฃูŽุญูŽุฏู ู…ูู†ู’ ุฎูŽู„ู’ู‚ููƒูŽ ููŽู…ูู†ู’ูƒูŽ ูˆูŽุญู’ุฏูŽูƒูŽ ู„ุง ุดูŽุฑููŠูƒูŽ ู„ูŽูƒูŽ ููŽู„ูŽูƒูŽ ุงู„ู’ุญูŽู…ู’ุฏู ูˆูŽู„ูŽูƒูŽ ุงู„ุดูู‘ูƒู’ุฑู. Maalinkaaga waxaad ku bilawdaa dikriga Ilaaheey, waxaad ka heleysaa farxad, firfircooni, furfurnaan, barako, bashaashnimo, caafimaad, ajar badan iyo inuu Ilaahey kaa ilaaliyo wax walba oo dhib kugu ah aduun iyo aakhiro. #ุฃุฐูƒุงุฑ_ุงู„ุตุจุงุญ_ูˆุงู„ู…ุณุงุก
Mostrar todo...
โค 3๐Ÿ‘ 1๐Ÿ’ฏ 1