cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Garnaqsi channel

Channelkan ugu imow dhiirigalin, ka hadalka waaqaca soomaalida, Xikmado jaceyl, Niyad Jabtay samirsiinteedna😊 ugu kaalay🥰

Mostrar más
Finlandia1 532El idioma no está especificadoReligión y espiritualidad24 322
Publicaciones publicitarias
3 788
Suscriptores
-224 horas
+287 días
+13630 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Photo unavailableShow in Telegram
🟡💬@zamaawi230 waxay ugu hambaliyaynaysaa dhamaan Asxbta  nagu xidhan iyo Ummada Soomaaliyeed, Munaasibda Ciidu Al Adha, waxaan idin leenahay caafimaad ku ciida, nabad ku ciida, ilaahay waxaan idin kaga baryaynaa inuu idin ka aqbalo cibaadadii Acmaashii  aad Soo gudateen, iyo in rabi idin ku daro kumanaanka kun ee naarta laga xoreeyo. Qaysaskiina iyo Asxaabtiinaba waxaan idin leenahay Markale Ciid Muubarak, Sanad walba Soo Baraara. @Zamaawi230
Mostrar todo...
👍 1 1
🔴🔴
KULMIS
🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 96 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah: Barashada Quraanka kariimka. 👇👇👇👇👇 Ma joogtaa wadamada Europeanka ama amerika ama wadamada carabta. Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Oo barashaada Quraanka ah Halkan hoose iska diwaan gali 👇👇👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/h3vQESiP3J02Yjc0
Mostrar todo...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 96 chats.

✨Qofku markuu murugo weyn la kulmo, oo uu rafaad weyn la kulmo, waxa uu jecel yahay oo keliya inuu seexdo. ✨"Jiritaanka bani'aadamka waxaa ku xeeran mugdi iyo macno la'aan, annaguna, bini'aadam ahaan, waxaa lag nagu xukumay in aan raadiyo macnaha nolosheena adduun aan macno lahayn. ✨"Naag kastaa waxay ninkeeda u kaydisaa dembiyadii hore si ay u isticmaasho wakhtiga ku habboon." ✨"Qofka wax bartay had iyo jeer maaha qof sharaf leh, aqoontuna kuma filna inay dammaanad qaaddo in qofku leeyahay akhlaaq wanaagsan..." ✨ Noloshu waa dagaal, dagaal aad naftaada la gasho, waa dagaal duruufahaaga iyo dagaal aad la gasho nacasyada duruufahaas abuuray ✨ Farxadda laguma abuuro cunto oo keliya, ama dhar qaali ah, ama xumaan iyo xaasidnimo, laakiin waxaa lagu abuuraa jacayl aan dhammaad lahayn. ✨ Haddaanay iyada ahayn, ma aqaano sida loo noqdo akhriste Waxay ii akhriyi jirtay wax kasta oo lagu tilmaamayo nafta dhabta ah ee bini'aadamka, xitaa markaan bukoodo, waxay igu qaban jirtay laabteeda oo waxay ii akhrin jirtay gabayada oo ay ooyi jirtay. Ma filayo in aduunkan uu jiro qof ilaahay ku manaystay hooyo sidayda oo kale ah Dostoevsky wuxuu u sheegaa hooyadiis, -Fyodor Dostoyevsky Najiib ibrahim
Mostrar todo...
Wax walba waxay is badalayaan marka ay is badelaan dhaqanada, goobaha iyo dadka nagu xeeran Xaalad walboo cusub adigoo cusub ayay rabtaa. Nabad Zxbayaal
Mostrar todo...
👍 3
Photo unavailableShow in Telegram
Via @Faaido_team T 1 Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇    📍Ku biir📍 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌 @Hagaha_nolosha @wadnojacayl @halgnka @Maskax_maaal @Dabiibe_Jacayl @Cilmu_nafsi_10 @Naxariis_jacayl 🥺 Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7
Mostrar todo...
👍 1
HALKAAN TAABO 📌
INTA DAMIIRKOODU NOOL-YAHAY Waxaan daawaday Clip yar oo wiil soomaali ah uu soo dhigay TikTok, wiilka waxa uu ka mid ah ardayda wax ka barata Dalka Shiinaha. Wiilka waxaa laga duubayaa Muuqaal isaga oo cunaya mid ka mid ah Cuntooyinka ugu caansan Shiina ee waddooyinka lagu iibiyo. Waxa uu salaamay nin shiinees ah oo malahayga da’da 50-60 ka jira . Ninka waxa uu leeyahay waddankee u dhalatay? Soomaaliya . Soomaaliya hhhh Dalka Dagaalada ka socdaan . Soomaaliga : mmm maya maya hadda dagaalo kama jiraan Shiineeska : mmm lkn burcad badeed .hhhh Soomaaliga :hhh , Cuntada shiinaha waa macaan, Dadka shiinaha waa dad fiican. Ujeeddadeeda sheekada maahan . Ninka ajnabiga ah wax qalad ah ma’uusan sheegin oo inta uu naga yaqaano ayuu sheegay. Hayeeshee waxaa kaaf iyo kala dheeri ah sida Dunida innoo aragto iyo sida aan u kala qeysannahay ee tafaha aan isu heysanno. Xisaabaadkan ( LAAN-GAAB, LAANDHEER, REER HEBEL WAAYE, MAAMUL HEBEL AYUU KA SOO JEEDAA IWM.) Innaga ayaa ku xiiqeyna mooyee Dunida waxaan u nahay Dal soomaaliya la dhoho iyo Dad soomaaliyeed. Tilmaamaha innagu dhacayna waa argagixiso iyo Burcad-badeed. Quursiga wuu sii jiri doonaa inta aan kala qeysannahay. Jumca wanaagsan inta Damiirkoodu Nool yahay
.
Mostrar todo...
🤔 4
🔴🔴
KULMIS
🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 99 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah 👇👇👇👇👇 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/monbbtHDJUA3Zjc0
Mostrar todo...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 99 chats.

👍 1
Ha ku xidhin erayada quruxda badan laabtaada... Si kasta oo ay u fududahay qof kasta... Ma qiyaasi doontid sida weedhahaagu u iftiimiyaan noloshooda... #xigasho.
Mostrar todo...
👍 1 1
QIIMO DHIMIS BALLAARAN = *WAXA FURSAD SIINEYNAA 300 QOF* 1=diploma in nursing Qiimaha waa 6$ oo kaliya 2=diploma in nutrition Qiimaha waa 5$ oo kaliya 3=diploma in english Qiimaha waa 5$ oo kaliya 4=diploma in computer skills Qiimaha waa 6$ oo kaliya 5=Diploma in public health Qiimaha waa 6$ oo kaliya             ONLINE COURSES 1=basic computer 29 videos *Qiimaha 3$* 2=school management system 40 videos *qiimaha 3$* 3=graphic design 14 videos *qiimaha 3$* 4=hotel management system 24 videos *qiimaha 3$* 5=website design 13 videos *qiimaha 3$* 6=window formating 8 videos *qiimaha 3$* 7=e-commerce alibaba 11 videos *qiimaha 3$* 8=public speaking 7 videos *qiimaha 3$* 9=course nutrition 7 chapter iyo muuqaaladooda *qiimaha 3$* 10=course english 5 buug iyo muuqaaladooda *qiimaha 3$* 11=monitoring and evaluation 6 chapter iyo muuqaaladooda *qiimaha 3$* 12=research methodology 6 muuqaal iyo buug tix raac *qiimaha 3$* 13=maternal child and health 6 chapter iyo muuqaaladooda *qiimaha 3$* 14=course health wash 7 chapter iyo muuqaaladooda *qiimaha 3$* 15=project planning management 7 chapter iyo muuqaaladooda *qiimaha 3$* 16=mobile video editing 28 videos *Qiimaha waa 3$* 17=course cv writing application 8 cashar pdf iyo muuqaaladooda *Qiimaha 3$ oo kaliya* Waxbarta aan barwaaqo gaarnee RIIX HALKAN HADDII AAD DOONEYSO FURSADAAN QAALIGA AH https://wa.me/message/YDTNEAFI3ZFYM1
Mostrar todo...
abdixakiin Mohamed

Business Account

Photo unavailableShow in Telegram
Via @Faaido_team T 1 Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇    📍Ku biir📍 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌 @Hagaha_nolosha @wadnojacayl @halgnka @Maskax_maaal @Dabiibe_Jacayl @Cilmu_nafsi_10 @Naxariis_jacayl 🥺 Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7
Mostrar todo...
HALKAAN TAABO 📌