cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Bagdad Academy

Mostrar más
Finlandia802El idioma no está especificadoEducación18 721
Publicaciones publicitarias
7 767
Suscriptores
-224 horas
-67 días
-4530 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

03:06
Video unavailableShow in Telegram
𝗞𝗼𝗼𝗿𝘀𝗼 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯: Human Nutrition Bagdad Academy waxay ugu bishaareyneysaa dhamaan bahda waxbarashada jecel iney idin kentay koorsada Human Nutrition. Koorsada waxaa bixiniyaa Mr. Said Yusuf oo ah bare sare mudo dheer na maadada ka bixinayay qaar ka mid ah jaamacadaha dalka. Cutubyada koorsada waxay kala yihiin: Module 1: Introduction to Human Nutrition Module 2: Macronutrients and Energy Module 3: Basal Metabolism and Energy Utilization Module 4: Vitamins and Their Importance Module 5: Minerals and Hydration Module 6: Growth, Development, and Nutrition Hada kasoo dalbo koorsada link gaan https://bagdadacademy.so/courses/nutrition/ Si faah faahin dheeri ah aad u hesho nagala soo xiriir WhatsApp no: https://wa.me/message/ISFS4F5JQ7W7H1 +252682157717 +252611655024
Mostrar todo...
05:01
Video unavailableShow in Telegram
𝐊𝐨𝐨𝐫𝐬𝐨 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛: Webdesign (WordPress) Bagdad Academy waxay ugu bishaareyneysaa dhamaan bahda waxbarashada jecel iney idin kentay koorsada Webdesign (WordPress). Koorsada waxaa diyaariyay Eng. Ahmed Hassan oo kadhiga koorsada qaar ka mid ah jaamacadaha dalka ahna khabiir ku takhasusay culuumta computer ka. Koorsada markaad dhameysato waxaad awood u yeelan doonta in aad nashqadeyso website kuu gaar ah min bilow ilaa dhamaad. Hada kasoo dalbo koorsada link gaan https://bagdadacademy.so/courses/wordpress/ Si faah faahin dheeri ah aad u hesho nagala soo xiriir WhatsApp no: https://wa.me/message/ISFS4F5JQ7W7H1 +252682157717 +252611655024
Mostrar todo...
02:51
Video unavailableShow in Telegram
𝗞𝗼𝗼𝗿𝘀𝗼 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯: Facebook Marketing Bagdad Academy waxay ugu bishaareyneysaa dhamaan bahda waxbarashada jecel iney idin kentay koorsada Facebook Marketing. Koorsada waxaa bixiniyaa Mr.Najah Abdikarim oo mudo dheer kusoo shaqeeyay xayeesiiska digital ka ah gaar ahaan (Facebook Marketing). Koorsada markaad dhameyso waxaad awood u yeelan doonta in aad Facebook page sameysato kuna xayeesiiso si wax ku ool ah hadba adeega ama badeecado aad rabto. Hada kasoo dalbo koorsada link gaan https://bagdadacademy.so/courses/facebook-marketing/ Si faah faahin dheeri ah aad u hesho nagala soo xiriir WhatsApp no: https://wa.me/message/ISFS4F5JQ7W7H1 +252682157717 +252611655024
Mostrar todo...
02:03
Video unavailableShow in Telegram
𝗞𝗼𝗼𝗿𝘀𝗼 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯: Fundamentals of Law Bagdad Academy waxay ugu bishaareyneysaa dhamaan bahda waxbarashada jecel iney idin kentay koorsada Fundamentals of Law. Koorsada waxaa bixiniyaa 𝙈𝙧. 𝘼𝙬𝙞𝙡 𝙎𝙖𝙞𝙙 (𝘿𝙤𝙪𝙗𝙡𝙚 𝙈𝙖𝙨𝙩𝙚𝙧’𝙨 𝘿𝙚𝙜𝙧𝙚𝙚) oo kadhiga koorsada qaar ka mid ah jaamacadaha dalka. Hada kasoo dalbo koorsada link gaan https://bagdadacademy.so/courses/fundamentals-of-law/ Si faah faahin dheeri ah aad u hesho nagala soo xiriir WhatsApp no: https://wa.me/message/ISFS4F5JQ7W7H1 +252682157717 +252611655024
Mostrar todo...
03:29
Video unavailableShow in Telegram
𝐊𝐨𝐨𝐫𝐬𝐨 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛: Basic Computer Skills Bagdad Academy waxay ugu bishaareyneysaa dhamaan bahda waxbarashada jecel iney idin kentay koorsada Basic Computer Skills. Koorsada waxaa diyaariyay Eng. Ahmed Yusuf oo ku takhasusay cilmiga Computer ka ahna bare sare. Waxaad si (Pratical) ah ku baran doontaa : 1. Windows 2. Microsoft Office 3. Microsoft PowerPoint 4. Microsoft Excel 5. Microsoft Access Hada kasoo dalbo koorsada link gaan https://bagdadacademy.so/courses/basic-computer/ Si faah faahin dheeri ah aad u hesho nagala soo xiriir WhatsApp no: https://wa.me/message/ISFS4F5JQ7W7H1 +252682157717 +252611655024
Mostrar todo...
02:01
Video unavailableShow in Telegram
𝗞𝗼𝗼𝗿𝘀𝗼 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯: Computerised Excel Accounting Bagdad Academy waxay ugu bishaareyneysaa dhamaan bahda waxbarashada jecel iney idin kentay koorsada Computerised Excel Accounting. Koorsada waxaa bixinaya Mr. Abshir Mohamed oo ah xisaabiye kana dhiga koorsada qaar ka mid ah jaamacadaha dalka. Koorsada markaad dhameysato waxaad awood u yeelan doonta in aad u isticmaasho Excel xisaabaad ka maaliyadeed adigoo heli doona (Template Sheets) sidoo kale na ka shaqeyn doona leyliyo kala duwan. Hada kasoo dalbo koorsada link gaan https://bagdadacademy.so/courses/excel-accounting/ .Si faah faahin dheeri ah aad u hesho nagala soo xiriir WhatsApp no: https://wa.me/message/ISFS4F5JQ7W7H1 +252682157717 +252611655024
Mostrar todo...
Mostrar todo...
05:36
Video unavailableShow in Telegram
𝗞𝗼𝗼𝗿𝘀𝗼 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯: 𝗜𝗻𝘁𝗲𝗿𝗻𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗖𝗼𝗼𝗽𝗲𝗿𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻 𝗮𝗻𝗱 𝗛𝘂𝗺𝗮𝗻𝗶𝘁𝗮𝗿𝗶𝗮𝗻 𝗔𝗶𝗱 Bagdad Academy waxay ugu bishaareyneysaa dhamaan bahda waxbarashada jecel iney idin kentay koorsada 𝗜𝗻𝘁𝗲𝗿𝗻𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗖𝗼𝗼𝗽𝗲𝗿𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻 𝗮𝗻𝗱 𝗛𝘂𝗺𝗮𝗻𝗶𝘁𝗮𝗿𝗶𝗮𝗻 𝗔𝗶𝗱. Koorsada waxaa bixiniyaa 𝙈𝙧. 𝘼𝙬𝙞𝙡 𝙎𝙖𝙞𝙙 (𝘿𝙤𝙪𝙗𝙡𝙚 𝙈𝙖𝙨𝙩𝙚𝙧’𝙨 𝘿𝙚𝙜𝙧𝙚𝙚) oo kadhiga koorsada qaar ka mid ah jaamacadaha dalka kana soo shaqeeyay hay’dadaha NGO yada qaar. Qaadashada koorsadan ayaa waxay kuu sahli kartaa in aad wax badan ka fahmato sida hay’daha gargaarga fidiya u shaqeeyaan iyo sida aad ula falgali karto. Hada kasoo dalbo koorsada link gaan https://bagdadacademy.so/.../international.../ama Si faah faahin dheeri ah aad u hesho nagala soo xiriir WhatsApp no: https://wa.me/message/ISFS4F5JQ7W7H1 +252682157717 +252611655024
Mostrar todo...
04:29
Video unavailableShow in Telegram
𝐊𝐨𝐨𝐫𝐬𝐨 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛: 𝐄-𝐂𝐨𝐦𝐦𝐞𝐫𝐜𝐞 (𝐀𝐥𝐢𝐛𝐚𝐛𝐚) Bagdad Academy waxay ugu bishaareyneysaa dhamaan baxda waxbarashada jecel iney idin kentay koorsada E-Commerce (Alibaba). Koorsada waxaa diyaariyay Eng. Ahmed Hassan oo kadhiga koorsada qaar ka mid ah jaamacadaha dalka mudo dheer na kusoo shaqeeyay E-Commerce. Koorsada markaad dhameysato waxaad awood u yeelan doonta in si toos ah aad uga adeegato Alibaba adigoo Soomaaliya jooga. Hada kasoo dalbo koorsada link gaan https://bagdadacademy.so/?s=E-commerce ama si faah faahin dheeri ah aad u hesho nagala soo xiriir WhatsApp no: https://wa.me/message/ISFS4F5JQ7W7H1 +252682157717 +252611655024
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
🌟 Fursad Qaali Ah! 🌟 Bagdad Online Academy waxay ugu bishaareyneysaa dhamaan baxda waxbarashada jecel iney idin kentay 📚 koorsada M&E in The Humanitarian Sector. Cutubyada koorsada waxay kala yihiin: Module 1: Introduction to M&E in the Humanitarian Sector Module 2: M&E Frameworks in Humanitarian Programs Module 3: M&E Humanitarian Program Indicators Module 4: M&E Plans in Humanitarian Programs Module 5: Data Management for M&E in Humanitarian Programs Module 6: Performance Evaluation of Humanitarian Programs Si aad isku diiwaan geliso ama faah faahin dheeri ah aad u hesho fadlan nagala soo xiriir WhatsApp no: https://wa.me/message/ISFS4F5JQ7W7H1 +252682157717 +252611655024
Mostrar todo...