es
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Ir al canal en Telegram
4 061
Suscriptores
-224 horas
-337 días
-12230 días
Archivo de publicaciones
Repost from Kooxda Kulmis
Habeen wanaagsan. |I{•------» ﷽ «------•}I| Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh. https://t.me/noqomufakir44 ╔═══❖•ೋ° - °ೋ•❖═══╗ KOOXDA KULMIS *✿❀ - ❀✿* 📌 dunida dahsoon 📌 ku baro afcarabiga qoralo 📌 Faafinta diinta islaamka 📌 culimada su'aashaada weydii 📌 xikmado xul ah. 📌 kala soco WARARKA 📌Axaadiista nebiga oo afsomali ah 📌 Love stories 📌 su'aalo guud(diini iyo maadi) 📌 Xikmado badan 📌 Buug somali maqal ah 📌 Dhambaal 📌 Dareenka dunida 📌 Buugwalba ood u baahato 📌 Xikmad iyo dhiirigelin 📌 weheliso 📌 Taariikhda 📌 Dareenka dunida 📌 Gaarsiinta diinta 📌 Halxiraale 📌 Noqo mufakir 📌 Science iyo qur'aanka 📌 Buuug dhagaysi ah 📌 Su'aalo iyo jawaabo 📌 siirada nebiga SCW 📌 Oraahyo 📌 Baro af English-ka 📌 sheekoyin qosol iyo xikmad ah 📌 Dhagayso quraanka 📌 cilmi nafsiga 📌 Siyaasadda dunida 📌 Sahanka nolosha 📌 Kalasoco wararka 📌cilmi iyo aqoon 📌 Baro luuqada English'ka 📌 Iftiinshe 📌 Dhiirigeliye 📌 Qoraal qaadasho mudan 📌 Qaado iftiinka 📌 ila qosol 📌 oraahside 📌baraaruji awoodahaaga 📌 niyadeena 📌 korodhso online academy 📌 Su'aalo diini ah 📌 Rajada nolosha 📌 BUUG SOMALI PDF AH 📌faafinta khayrka 📌 arrimaha islaamka 📌 Aqoonkaal media *✿❀ - ❀✿* ╚═══❖•ೋ° - °ೋ•❖═══╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY 📌 @kaydbooks@xikmadbadan@Oraahyo https://t.me/noqomufakir44 ___ ⭆ Buug soomaai PDF ah iyo kuwo Dhagaysi ah ayaad halkan ka helaysaa. ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

+9
𝗠𝗨𝗞𝗛-𝗧𝗔𝗦𝗔𝗥𝗨 𝗔𝗫𝗔𝗔𝗗𝗜𝗧𝗛𝗨 𝗦𝗜𝗬𝗔𝗔𝗠 𝗗/6𝗮𝗮𝗱 𝗦𝗛 𝗜𝗦𝗠𝗔𝗔𝗡 𝗫𝗔𝗔𝗝𝗜 𝗚𝗔𝗔𝗦

Repost from Qalbi jaceyl 💔
🍃🌸🍃🌸🍃🌸🍃🍃🌸🍃🌸🍃 ♡ R A M A D A N M U R A K ♡ 🍃🌸🍃🌸🍃🌸🍃🍃🌸🍃🌸🍃 +:。.。 - 。.。:+ Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh. https://t.me/kaydmusic ╔═══❖•ೋ° - °ೋ•❖═══╗ 📌 KOOXDA KULMIS 📌 *✿❀ - ❀✿* 📌korodhso 🪡 BUUG SOMALI PDF AH 📍Aqoonkaal media 🪡 dunida dahsoon 🪡ku baro afcarabiga qoralo 🪡culimada su'aashaada weydii 🪡 xikmado xul ah. 🪡kala soco WARARKA 🪡Axaadiista nebiga oo afsomali ah 🪡 Love stories 🪡su'aalo guud(diini iyo maadi) 🪡Xikmado badan 🪡 Buug somali maqal ah 🪡Dhambaal 🪡 Dareenka dunida 🪡Buugwalba ood u baahato 🪡Xikmad iyo dhiirigelin 🪡weheliso 🪡Taariikhda 🪡Dareenka dunida 🪡Gaarsiinta diinta 🪡Halxiraale 🪡Noqo mufakir 🪡 Science iyo qur'aanka 🪡Faafinta diinta islaamka 🪡 Su'aalo iyo jawaabo 🪡 siirada nebiga SCW 🪡Rajada nolosha 🪡Oraahyo 🪡barashada af English-ka 🪡sheekoyin qosol iyo xikmad ah 🪡Dhagayso quraanka 🪡 cilmi nafsiga. 🪡Siyaasadda dunida 🪡 Sahanka nolosha 🪡 Kalasoco wararka 🪡cilmi iyo aqoon 🪡Baro luuqada English'ka 🪡Iftiinshe 🪡 Dhiirigeliye 📌Baahiyaha khayrka 🪡 Qoraal qaadasho mudan 🪡Qaado iftiinka 🪡ila qosol 🪡oraahside 🪡baraaruji awoodahaaga 🪡 niyadeena 🪡korodhso online academy 🪡Su'aalo diini ah 🪡WARARKA CAALAMKA 🪡faafinta khayrka 🪡 arrimaha islaamka 🪡BUUGAAG DHAGAYSI AH *✿❀ - ❀✿* ╚═══❖•ೋ° - °ೋ•❖═══╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY 📌 @kaydbooks@xikmadbadan@Oraahyo ゚+:;;: - :;;:+゚ ¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥  🥷Sheeg sheyga kali ee wax cuna hadana aan dhargeynin 🥷 ¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥ ゚+:;;: - :;;:+゚ ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅▄ ▂ ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

Ramadaan wanaagsan. +:。.。 - 。.。:+ Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh. ╔═══❖•ೋ° - °ೋ•❖═══╗ 🥷KOOXDA KULMIS 🥷 *✿❀ - ❀✿* 🧶Buugaag dhagaysi ah 🧶 dunida dahsoon 🧶ku baro afcarabiga qoralo 🧶culimada su'aashaada weydii 🧶 xikmado xul ah. 🧶kala soco WARARKA 🧶Axaadiista nebiga oo afsomali ah 🧶 Love stories 🧶su'aalo guud(diini iyo maadi) 🧶Xikmado badan 🧶 Buug somali maqal ah 🧶Dhambaal 🧶Dareenka dunida 🧶Buugwalba ood u baahato 🧶Xikmad iyo dhiirigelin 🧶weheliso 🧶Taariikhda 🧶Dareenka dunida 🧶Gaarsiinta diinta 🧶Halxiraale 🧶Noqo mufakir 🧶Science iyo qur'aanka 🧶Faafinta diinta islaamka 🧶 Su'aalo iyo jawaabo 🧶 siirada nebiga SCW 🧶Rajada nolosha 🧶Oraahyo 🧶barashada af English-ka 🧶sheekoyin qosol iyo xikmad ah 🧶Dhagayso quraanka 🧶cilmi nafsiga. 🧶Siyaasadda dunida 🧶 Sahanka nolosha 🧶 Kalasoco wararka 🧶cilmi iyo aqoon 🧶Baro luuqada English'ka 🧶 Iftiinshe 🧶 Dhiirigeliye 🧶Qoraal qaadasho mudan 🧶Qaado iftiinka 🧶ila qosol 🧶oraahside 🧶baraaruji awoodahaaga 🧶 niyadeena 🧶korodhso online academy 🧶Su'aalo diini ah 🧶BUUG SOMALI PDF AH 🧶faafinta khayrkaarrimaha islaamkaAqoonkaal media *✿❀ - ❀✿* ╚═══❖•ೋ° - °ೋ•❖═══╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY 📌 @kaydbooks@xikmadbadan@Oraahyo ゚+:;;: - :;;:+゚ ¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥  halkan waxaad ka helaysaa buugwalba oo aad u baahato. Buug soomaali ah oo badan baad ka helaysaa. ¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥ ゚+:;;: - :;;:+゚ ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅▄ ▂ ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

🔊 نُبَشِّركم أنَّه قد جاءكم شهرُ رمضان شهرٌ مُباركٌ ⛔ ➢ عن أبي هريرة - رضي الله عنه - قال : " كان رسول الله ﷺ يُبَشِّرُ أصحابه بقدوم رمضان يقول : قد جاءكم شهرُ رمضان شهرٌ مُباركٌ ، كتب الله عليكم صيامه ، فيه تُفتح أبواب الجنة وتُغلق فيه أبواب الجحيم ، وتُغَلُّ فيه الشياطين ، فيه ليلةٌ خيرٌ من ألف شهرٍ ، من حُرِمَ خيرها فقد حُرِم " رواه أحمد في (مسنده) في مسند المكثرين من الصحابة برقم (٨٧٨٧) (٣٨٦/٢) ، والنسائي في (سننه) برقم (٢١٠٦) (١٢٩/٤) وصحَّحَه العلاّمة المُحَدِّث الألباني في (صحيح الترغيب والترهيب) (٤٩٠/١) . ------------- ❍ وَقَالَ الحَافِظُ ابنُ رَجبٍ الحنبليُّ - رَحِمَہُ اللهُ تَعَالــﮯَ - ❞ ... قال بعض العلماء : هذا الحديث أصل في تهنئة الناس بعضهم بعضاً بشهر رمضان كيف لا يُبَشِّر المؤمن بفتح أبواب الجنان ، كيف لا يُبَشِّر المذنب بغلق أبواب النيران ، كيف لا يُبَشِّر العاقل بوقت يغل فيه الشياطين ، من أين يشبه هذا الزمان زمان ❝ اهـ . ↷ انظر : (لطائف المعارف) (١٥٨/١) . ------------- ❍ وسُئِِلَ الشَّيخُ العَلاَّمةُ ابنُ بازٍ - رَحِمَہُ اللهُ تَعَالــﮯَ - (سؤال) : ما حكم استقبال رمضان والبشارة به والتهاني به من قبل الأصدقاء والرفاق؟ (الجواب) : ❞ رمضان شهر عظيم ، شهر مبارك يفرح به المسلمون ، وكان النبي ﷺ وأصحابه يفرحون به ، كان النبي ﷺ يبشر أصحابه بذلك ، فإذا فرح به المسلمون واستبشروا به ، وهنأ بعضهم بعضاً بذلك فلا حرج في ذلك كما فعله السلف الصالح ؛ لأنه شهر عظيم ومبارك يفرح به ، لما فيه من تكفير السيئات ، وحط الخطايا والمسابقة إلى الخيرات ، في أعمال صالحة أخرى ❝ اهـ . ------------- ❍ وسُئِلَ الشَّيخُ العَلاَّمةُ ابنُ عُثيمين - رَحِمَہُ اللهُ تَعَالــﮯَ - ➢ عن حكم كلمه رمضان كريم؟ (فأجاب) : ❞ حكم ذلك أن هذه الكلمة (‏رمضانٌ كريم‏)‏ غير صحيحة ، وإنما يقال‏:‏ ‏(‏رمضانٌ مبارك‏)‏ وما أشبه ذلك ، لأن رمضان ليس هو الذي يعطي حتى يكون كريماً ، وإنّما الله تعالى هو الذي وضع فيه الفضل ❝ اهـ . ↷ انظر : (مجموع فتاويه) (٢٠ سؤال رقم : ٢٥٤) . 🔊 Waxaan idiinku bishaaraynaynaa in bishii ramadaan ay idiin timid bil barakaysan ⛔ ➢ Waxaa laga wariyey Abuu Hureyrah – Eebbe haka raalli noqdee – inuu yiri: “Rasuulku (scw) wuxuu asxaabtiisa ugu bishaarayn jiray soo gelitaanka bisha Ramadaan, isagoo leh: bishii Ramadaan ayaa soo gashay. Idinkana waa bil barakeysan, kun bilood laga bilaabo, qofkii laga reebo wanaagga waa laga reebay.” Waxaa wariyey Axmad oo ku sugan kitaabkiisa (Musnad) ee Musnad-ka saxaabada weyn ee Nambarka (Saxiix At-Targheeb Wat-Tarxiib) 1/490). ------------ Al-Xaafiz Ibnu Rajab Al-Xanbaalina wuxuu yidhi - Alle ha u naxariistee. ❞ ... Culumada qaarkood waxay yiraahdeen: Xadiiskani wuxuu saldhig u yahay in dadku isugu hambalyeeyaan bisha Ramadaan, sida uusan mu'minku ugu bushaarayn albaabbada Jannada oo laga furo, sida uusan ugu bishaareyneynin bisha Ramadaan. Dambiile in albaabbada Naarta la xidho, sidee dadka miyirka qaba ugu bishaarayn karaan wakhti shaydaanka la xidhi doono, xaggee wakhtigani u ekaan karaa wakhti? ↷ Fiiri: (Latiif al-Macarif) (1/158). ------------ Caalimkii Sheekh Ibnu Baz-Alle ha u naxariistee- ayaa la weydiiyey- (Su’aal Sheeg) Waa Maxay Xukunka Soo Dhaweynta Ramadaanka iyo Bishaarada Bisha Ramadaan ee Asxaabta iyo Saxaabada? (Jawab) Maxaa yeelay waa bil weyn oo barakeysan oo uu ku farxo, maxaa yeelay waxa ay kafaaragtaa dambiyada, dambiyada iyo wanaagga ay ku tartanto wanaag kale. ------------ Caalimkii Sheekh Ibnu Cuthaymiin-Alle ha u naxariistee- ayaa la weydiiyey- ➢ Ku saabsan xukunka erayga Ramadaan Kariim? (Wuxuu ku jawaabay): Xukunku waa in eraygan (Ramadaan Kariim) khaldan yahay, balse waxa la yidhi: (Ramadaan Mubaarak) iyo wixii la mid ah, waayo Ramadaantu maaha mid wax bixiya si uu wax u bixiyo, balse waa Alle. Al-Fadlna waa kii geliyey. ↷ Fiiri: (Guud ahaan fatwada) (20 Su'aal No.: 254). ‏

#DEGDEG: Dowladda Sucuudi Arabia ayaa ku dhawaaqday in maalinta berri ah ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan, waxayna
#DEGDEG: Dowladda Sucuudi Arabia ayaa ku dhawaaqday in maalinta berri ah ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan, waxayna sheegeen in meelo kala duwan oo ka tirsan dalka Sucuudiga laga arkay Bisha.

𝙎𝙤𝙤𝙢𝙖𝙖𝙡𝙞𝙮𝙖 𝙎𝙖𝙣𝙖𝙙𝙠𝙖𝙣 𝙨𝙖𝙖𝙘𝙖𝙙𝙖𝙝𝙖 𝙡𝙖𝙨𝙤𝙤𝙢𝙖𝙮𝙤 𝙬𝙖𝙖 13 𝙨𝙖𝙖𝙘 𝙞𝙮𝙤 30 𝙙𝙖𝙦𝙞𝙞𝙦𝙤 𝙤𝙤 𝙭𝙞𝙧𝙞𝙞𝙧 𝙖𝙝. 𝙝𝙖𝙡𝙠𝙖 𝙙𝙖𝙡𝙖𝙡𝙠𝙖 𝘾𝙞𝙧𝙖𝙖𝙦 𝙞𝙮𝙤 𝙈𝙖𝙨𝙖𝙧 𝙡𝙖𝙜𝙖 𝙨𝙤𝙤𝙢𝙖𝙮𝙖𝙤 15 𝙨𝙖𝙖𝙘 𝙞𝙮𝙤 30 𝙙𝙖𝙦𝙞𝙞𝙦𝙤 𝙤𝙤 𝙭𝙞𝙧𝙞𝙞𝙧 𝙖𝙝 𝘿𝙖𝙡𝙖𝙡𝙠𝙖 𝙘𝙖𝙖𝙡𝙖𝙢𝙠𝙖 𝙄𝙨𝙡𝙖𝙖𝙢𝙠𝙖 𝙨𝙖𝙖𝙘𝙖𝙙𝙖𝙝𝙖 𝙨𝙤𝙤𝙢𝙠𝙖 𝙬𝙖𝙭𝙖𝙖 𝙪𝙜𝙪 𝙙𝙝𝙚𝙚𝙧 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖 𝘼𝙛𝙜𝙝𝙖𝙣𝙞𝙨𝙩𝙖𝙣 𝙤𝙤 𝙨𝙖𝙣𝙖𝙙𝙠𝙖𝙣 𝙡𝙖𝙜𝙖 𝙨𝙤𝙤𝙢𝙖𝙮𝙤 17 𝙨𝙖𝙖𝙘𝙖𝙙𝙤𝙤𝙙 𝙭𝙞𝙧𝙞𝙞𝙧 𝙖𝙝 𝙓𝙞𝙜𝙖𝙨𝙝𝙤

photo content

Repost from N/a
تيسير الرحمن في أحكام صيام رمضان

كتاب جديد:تيسير الرحمن في أحكام صيام رمضان لشيخ أبي خالد عبد الله الأبكري ختم الله له بالتّوحيد والشّهادة.👇👇👇
كتاب جديد:تيسير الرحمن في أحكام صيام رمضان لشيخ أبي خالد عبد الله الأبكري ختم الله له بالتّوحيد والشّهادة.👇👇👇

JADWALKA UGU FUDUD AKHRINTA QURAANKA BISHA BARAKAYSAN 🌙🌙📖📖🌙🌙 Habka aad ku dhamayn karto 30-ka juz ee Qura,aanka Bisha Ramadaan (1 mar ) ‏- • Salaada *subax* kadib : 4 page • Salaada *Duhur* kadib : 4 page • Salaada *Casar* kadib : 4 page • Salaada *Makhrib* kadib : 4 page • Salaada *cishaa'i* kadib : 4 page Habka aad ku dhamayn karto 30-ka juz ee Qura,aanka Bisha Ramadaan ( 2 mar ) ‏- • Salaada *subax* kadib : 8 page • Salaada *Duhur* kadib : 8 page • Salaada *Casar* kadib : 8 page • Salaada *Makhrib* kadib : 8 page • Salaada *cishaa'i* kadib : 8 page ‏ Habka aad ku dhamayn karto 30-ka juz ee Qura,aanka Bisha Ramadaan ( 3 mar ) ‏- • Salaada *subax* kadib : 12 page • Salaada *Duhur* kadib : 12 page • Salaada *Casar* kadib : 12 page • Salaada *Makhrib* kadib : 12 page • Salaada *cishaa'i* kadib : 12 page ‏Habka aad ku dhamayn karto 30-ka juz ee Qura,aanka Bisha Ramadaan )5 mar ‏- • Salaada *subax* kadib : 20 page • Salaada *Duhur* kadib : 20 page • Salaada *Casar* kadib : 20 page • Salaada *Makhrib* kadib : 20 page • Salaada *cishaa'i* kadib : 20 page Kaliya waxay ubaahantahay Go,aan adag iyo joogtayn. #Guurin Sahanka nolosha

𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗚𝗲𝗲𝗿𝗶𝘆𝗼𝗼𝗱𝗮𝘆 𝗔𝗯𝗱𝘂𝗿𝗮𝗵𝗺𝗮𝗻 𝗥𝗼𝘀𝗮𝗿𝗶𝗼 𝗣𝗮𝘀𝗾𝘂𝗶𝗻 𝗼𝗼 𝗮𝗵𝗮𝗮 𝗾𝗼𝗳𝗸𝗶𝗶 𝘂𝗴𝘂 𝗵𝗼𝗿
+1
𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗚𝗲𝗲𝗿𝗶𝘆𝗼𝗼𝗱𝗮𝘆 𝗔𝗯𝗱𝘂𝗿𝗮𝗵𝗺𝗮𝗻 𝗥𝗼𝘀𝗮𝗿𝗶𝗼 𝗣𝗮𝘀𝗾𝘂𝗶𝗻 𝗼𝗼 𝗮𝗵𝗮𝗮 𝗾𝗼𝗳𝗸𝗶𝗶 𝘂𝗴𝘂 𝗵𝗼𝗿𝗿𝗲𝗲𝘆𝗮𝘆 𝗲𝗲 𝗤𝘂𝗿'𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗸𝘂 𝘁𝗮𝗿𝗷𝘂𝗺𝗮𝘆 𝗹𝘂𝗾𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗧𝗮𝗹𝘆𝗮𝗮𝗻𝗶𝗴𝗮 𝗶𝘀𝗹𝗮𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗮𝗵𝗮𝗮 𝗾𝗼𝗳𝗸𝗶𝗶 𝘂𝗴𝘂 𝗵𝗼𝗿𝗿𝗲𝗲𝘆𝗮𝘆 𝗲𝗲 𝗠𝗮𝘀𝗷𝗶𝗱 𝗸𝗮 𝗱𝗵𝗶𝘀𝗮 𝗺𝗮𝗴𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝗠𝗶𝗹𝗮𝗻 𝗲𝗲 𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗧𝗮𝗹𝘆𝗮𝗮𝗻𝗶𝗴𝗮. 𝗝𝗮𝗻𝗮𝗮𝘇𝗮𝗱𝗶𝗶𝘀𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗸𝗮𝘀𝗼𝗼 𝗾𝗲𝘆𝗯 𝗴𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗯𝗼𝗾𝗼𝗹𝗮𝗮𝗹 𝗾𝗼𝗳 𝗺𝘂𝘀𝗹𝗶𝗺𝗶𝗶𝗻 𝗮𝗵

MUXAADARO AXKAAMTA SOONKA SH.XASAAN XÙSAYN Walaal qaali ka faaidayso aad bay kuu anfici doontaa inshaa'Allaah. Sheekha waxa uu kaga hadlaayaa muxaadarada gudaheeda qaybahaan soo socdo 1-fadliga faaidada soonka Iyo dardaaran qiimo badan 2-Noocyada soonka 3-Xukunka soonka 4-darajada uu soonka kaga jiro diinta 5-Xukunka qofka soonka ka tago asagoo kari karo 6-Cida soonka uu ku waajibo 7-Arkaanta tiirarka uu ku taagan yahay soonka 8-Waxyaabaha soonka jabiyo 9-waxyaabaha soonka aan jabinin oo ay dadka qaar u haystaan inuu soonka jabiyo 10-dadka rukhasada leh ee ramadaanka iska afuri karo 11-Aadaabta soonka 12-Su'aalooyin la waydiinaayo sheekha adna waad faaidi doontaa hadii Allaah idmo. Waa qodobo aad iyo aad u faaido badan. Dadka kale #gaarsiiya si ay ooga faaidaystaan.

Repost from Salah Muse Hassan
Dardaaran muslimiinta loo dardaarmaayo in ay docada badiyaan bisha ramadaan gudaheeda Dadka kale #gaarsiiya si ay ooga faaidaystaan.

photo content

Qofka leh edaab iyo akhlaaq wanaagsan wuxuu gurtaa miraha xushmada iyo jaceylka dadka u hayaan. +:。.。 - 。.。:+ Magaca ku cajabiya ku dhufo oo JION dheh. ╔═══❖•ೋ° - °ೋ•❖═══╗ 🥷KOOXDA KULMIS🥷 *✿❀ - ❀✿* 🧶Buugaag dhagaysi ah 🧶 dunida dahsoon 🧶ku baro afcarabiga qoralo 🧶culimada su'aashaada weydii 🧶 xikmado xul ah. 🧶kala soco WARARKA 🧶Axaadiista nebiga oo afsomali ah 🧶 Love stories 🧶su'aalo guud(diini iyo maadi) 🧶Xikmado badan 🧶 Buug somali maqal ah 🧶Dhambaal 🧶Dareenka dunida 🧶Buugwalba ood u baahato 🧶Xikmad iyo dhiirigelin 🧶weheliso 🧶Taariikhda 🧶Dareenka dunida 🧶Gaarsiinta diinta 🧶Halxiraale 🧶Noqo mufakir 🧶Science iyo qur'aanka 🧶Faafinta diinta islaamka 🧶 Su'aalo iyo jawaabo 🧶 siirada nebiga SCW 🧶Rajada nolosha 🧶Oraahyo 🧶barashada af English-ka 🧶sheekoyin qosol iyo xikmad ah 🧶Dhagayso quraanka 🧶cilmi nafsiga. 🧶Siyaasadda dunida 🧶 Sahanka nolosha 🧶 Kalasoco wararka 🧶cilmi iyo aqoon 🧶Baro luuqada English'ka 🧶 Iftiinshe 🧶 Dhiirigeliye 🧶Qoraal qaadasho mudan 🧶Qaado iftiinka 🧶ila qosol 🧶oraahside 🧶baraaruji awoodahaaga 🧶 niyadeena 🧶korodhso online academy 🧶Su'aalo diini ah 🧶BUUG SOMALI PDF AH 🧶faafinta khayrkaarrimaha islaamkaAqoonkaal media *✿❀ - ❀✿* ╚═══❖•ೋ° - °ೋ•❖═══╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY 📌 @kaydbooks@xikmadbadan@Oraahyo ゚+:;;: - :;;:+゚ ¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥  🥷Haddii aad doonto Khayrka minjo u noqo, laakiin sharka madax ha u noqon.🥷 ¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥¥ ゚+:;;: - :;;:+゚ ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅▄ ▂ ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

photo content

photo content

photo content

𝗠𝗨𝗞𝗛-𝗧𝗔𝗦𝗔𝗥𝗨 𝗔𝗫𝗔𝗔𝗗𝗜𝗧𝗛𝗨 𝗦𝗜𝗬𝗔𝗔𝗠 𝗗/5𝗮𝗮𝗱 𝗦𝗛 𝗜𝗦𝗠𝗔𝗔𝗡 𝗫𝗔𝗔𝗝𝗜 𝗚𝗔𝗔𝗦