Salah Muse Hassan
Ir al canal en Telegram
4 063
Suscriptores
-224 horas
-337 días
-12230 días
Archivo de publicaciones
4 063
■ANAGA DASTUURKEENA ALLAA DAJIYAY WAXBA NALOO DAJIN MAAYO~BAARLAMAANKA XUKUNKIISA|| SHEEKH XASAAN
4 063
Haka quusanina naxariista illaahay."🥰
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╔═══════ - ════════╗
KOOXDA KULMIS
🔆✿❀ - ❀✿🔆
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buug soomaali PDF ah
Ꙭ: ORAAHYO
Ꙭ:hoyg xikmadaha
Ꙭ: Xikmado badan
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ: Somali scholarship
Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: ma_ogtahay
Ꙭ: DIINTEENA MACAAN
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Buug somali maqal ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Dhambaal
Ꙭ: Dareenka dunida
Ꙭ: Buugwalba ood u baahato
Ꙭ Xikmad iyo dhiirigelin
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: Hoyga sheekooyinka
ꙬHoyga_Akhriska
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Halxiraale
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buuug dhagaysi ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Oraahyo
Ꙭ: Baro af English-ka
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Xikmado xul ah
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Sahanka nolosha
Ꙭ: cilmi daadiye
Ꙭ BARO XADIISKAN
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: QALINKA 24
Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI
Ꙭ: BARO TELEGRAMKA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: ila qosol
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
Ꙭ:faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╚═══════ - ════════╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
☞︎︎︎KAYD BOOKS
☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
☞︎︎︎XIKMAD BADAN
☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.
Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.
Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso.
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 063
Abuurka Alle Ee Cajiibka Ah.
Waxaa La Yiri:
Isha Waa Baruur (Cadiin) Ilaah Xikmadiisa Wanaagsan Iyo Abuurkiisa Haboon , Isha Goorta Uu Allaah Abuuray Si aynan Isu Badalin Wax Dhib Ahna Ola Kulmin Wuxuu Dhax Dhigay Biyo Dhanaan.
Dhimrinta Ilaah Uu U Dhimriyo Adoomadiisa Taagta Daran.
{ أَلَمۡ نَجۡعَل لَّهُۥ عَیۡنَیۡنِ }
[سُورَةُ البَلَدِ: ٨]
{ وَفِیۤ أَنفُسِكُمۡۚ أَفَلَا تُبۡصِرُونَ }
[سُورَةُ الذَّارِيَاتِ: ٢١]
t.me/Asalraac
4 063
Waxa muuqdodib u noqosho gadaal loo laabto.
Sanamyo la taago ma ahayn dhaqan muslimiin ee gaalada ayaan ku naqaanay askarta dowlada ma waxay bilaabeen sanamyada in la dhaqo
4 063
Marka raga loo furay albaab walba oo fasaad ahaa dumarka-na iyaga oo qaawan banaan yahay marayaan inta aan aragnay wax ka waaweyn oo soo socdo fisha.
4 063
بعد كشف الفضيحة الجنسية الفظيعة لأحد الفتيات ونشر فيديوا لها وهي عريانة مورس معها الوطء والجماع من قبل ديوس لئيم بدأت تملئ الصراخ والعويل والبكاء في سوشيل ميديا مبررة لنفسها حيث تلقي تهتم الغذر والخيانة على الرجل الذي قام بتسجيل الفيديو بعدما اشربها ماء فيها مواد مسكرة جعلتها تفقد وعيها وحسها بعد شرب الماء حسب ما جاء في حديثها بعد انتشار الفيديو في سوشيل ميديا على نطاق واسع وشاع الخبر وسط المجتمع كالنار في الهشيم !!
Aqlaaq xumada iyo anshaxii oo laga tagay iyo in la iska soo duubo videos iyadoo la niikinayo misana la dhageysanayo heeso nuuc waliba leh waliba lala shaahayo rag ajanabi ka ah dumarka !
Cowradu ay muuqato luqunta naasaha xabadka iyo meel kaloo xasaasi ah !!
Waxaad maqleysaa heblaayo baa fadeexo dhexda kaga jirta waayo iyadoo galmo sameeyneysa ayaa lagu arkaya baraha bulshada waxaa durbo bilaabanaya oohin iyo baroor ayadoo la isku dayayo in gabadhaas loo ceeb qariyo halka markii horre la daawanayey iyadoo intaasoo xumaan ku dhex jirta ceebaheedna ay waagaa qarsanaayeen !!
Gabdhahaa wada qaawan ee jidadka muqdisho kulaafyoonaya aaway ehelkooda aaway kuwa u diirnaxaya marka ay fadeexadu banaanka timaado !!
Maxaa loo eeganayaa iyagoo qaawan in ay nahor socdaan dharkii asturka tuuraan aaway dhaqankii aaway diintii aaway xishoodkii !!
الأيام القادمة حبلى !!!
نسال الله العافية والسلامة !
Xigasho
4 063
#Abwaan_hadraawi ma ahayn abwaanada kale afkiisa inta dhagar gaalo ku kashifay ma yareen.
ILAAHEY ha u naxariisto.
4 063
Dhamaanteen waxaan wada saaran nahay wadada geerida ILAAH ha u naxariisto #Abwaan_hadraawi.
https://t.me/Asalraac
4 063
Xasanul-Basri Ayaa U Qoray Cumar Cabdi Caziiz; Intaas Ka Dib:
Aduunyadu waa daar geedi ee ma aha daar nagaansho aadam-na waxaa un loo soo dajiyay aduunyada iyada oo u ah cuquubo , ee ka digtoonow aduunyada amiirka mu'miniintow, maxaa yeelay sahayda aduunka laga qaato waa ka tagideeda hodantinimada laga qaatana waa faqiirtinimadeeda , aduunyadu mar walbo waxay leedahay mid dilan, way duleysaa qofkii sharfiya , weyna saboolisaa uruuriya, ku ahow aduunyada sida kan dhaawaciisa daaweynaayo oo kale, kulaylka dhaawaca ayuu maciin bidayaa wax yar, baqdin uu ka qabo wax in badan dhibi doona, wuxuuna ku sabrayaa dhibka daawada, baqdin uu ka qabo balaayo ku daba dheeraan doonto.
4 063
Haka quusanina naxariista illaahay."🥰
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╔═══════ - ════════╗
KOOXDA KULMIS
🔆✿❀ - ❀✿🔆
Ꙭ: Buug soomaali PDF ah
Ꙭ: ORAAHYO
Ꙭ:hoyg xikmadaha
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ: Somali scholarship
Ꙭ:
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: ma_ogtahay
Ꙭ: DIINTEENA MACAAN
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Buug somali maqal ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Dhambaal
Ꙭ: Dareenka dunida
Ꙭ: Buugwalba ood u baahato
Ꙭ Xikmad iyo dhiirigelin
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: Hoyga sheekooyinka
ꙬHoyga_Akhriska
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Halxiraale
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buuug dhagaysi ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Oraahyo
Ꙭ: Baro af English-ka
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Xikmado xul ah
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Sahanka nolosha
Ꙭ: cilmi daadiye
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: QALINKA 24
Ꙭ: Yasir mukhtar
Ꙭ: BARO TELEGRAMKA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: ila qosol
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
Ꙭ:faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╚═══════ - ════════╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
☞︎︎︎KAYD BOOKS
☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
☞︎︎︎XIKMAD BADAN
☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.
Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso.
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 063
Dilka #salmaan_rushdi ma ahayn illaa khiyaano mareekanka wato iiraan-na looga dhigaayo dowlad ma tasho muslimiinta.
4 063
⬅️قال تعالى:"{أَفَغَیۡرَ ٱللَّهِ أَبۡتَغِی حَكَمࣰا وَهُوَ ٱلَّذِیۤ أَنزَلَ إِلَیۡكُمُ ٱلۡكِتَابَ مُفَصَّلࣰاۚ}"
➡️Macnaha:"Ma-Diinka Alle Waxan Aheyn Baa udoona Xaakim isagoo idiin Soo Dajiyay Kitaab Cad oo Kala dhigdhigan."
⬅️قال تعالى:"{ أَلَیۡسَ ٱللَّهُ بِأَحۡكَمِ ٱلۡحَاكِمِینَ}"
➡️Macnaha:"Alle Soo Maahan Midka Ugu Xukun Wanaagsan."
👉Marka 7aad:Diidmada Ama Dareen Kakeenidda Sareynta Shareecada islaamka Waa Diin Xumo iyo iimaan Darro.
⬅️قال تعالى:"{وَیَقُولُونَ ءَامَنَّا بِٱللَّهِ وَبِٱلرَّسُولِ وَأَطَعۡنَا ثُمَّ یَتَوَلَّىٰ فَرِیقࣱ مِّنۡهُم مِّنۢ بَعۡدِ ذَالِكَۚ وَمَاۤ أُو۟لَئِكَ بِٱلۡمُؤۡمِنِینَ}"
➡️Macnaha:"Waxey Oranayaan Alle iyo Rasuulkisa Waan Rumeynay Waana Ajiibnay Hadana Weey Jeesan intaa Kadib, Kuwaa Mu'miniin Maahan."
⬅️قال تعالى:"{فَلَا وَرَبِّكَ لَا یُؤۡمِنُونَ حَتَّىٰ یُحَكِّمُوكَ فِیمَا شَجَرَ بَیۡنَهُمۡ ثُمَّ لَا یَجِدُوا۟ فِیۤ أَنفُسِهِمۡ حَرَجࣰا مِّمَّا قَضَیۡتَ وَیُسَلِّمُوا۟ تَسۡلِیمࣰا.}"
➡️Macnaha:"iiman Dhameystiran Lagama Helin Dadka inta Ay Kaaga Xukun Dhiganayaan Wixi image dhexmaray waliba aanay Dhibsan Go'aanka aad Kukala Saarto una hogaansamayan hogaansan"
||Cabdiraxman Garaad Cali.
4 063
{𝐒𝐡𝐚𝐫𝐞𝐞𝐜𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐬𝐥𝐚𝐚𝐦𝐤𝐚}
⬅️بسم الله الرّحمٰن الرّحيم
👉Marka 1aad:Shareecada Alle Waa Mid dhameystiran waliba faahfaahsan Kana Timid Rabbi Kuxeel dheer Arrin Walba.
⬅️قال تعالى:{الۤرۚ كِتَابٌ أُحۡكِمَتۡ ءَایَاتُهُۥ ثُمَّ فُصِّلَتۡ مِن لَّدُنۡ حَكِیمٍ خَبِیرٍ}
➡️Macnaha:Kitaabka Qur'aanka Waa Mid Lasugay
Aayadihiisa Lana Cadeeyay Kana Yimid Eebbe Falsan oo Xog Ogaal ah xagii.
⬅️قال تعالى:"{مَّا فَرَّطۡنَا فِی ٱلۡكِتَابِ مِن شَیۡءࣲۚ}"
➡️Macnaha:"Kaga-Meynan Tagin Kitaabka dhexdii Waxba oo Arrin Walba Waan Ku dhameystirnay."
👉Marka 2aad: -Awooda Maamulka- Alle Ayaa Leh, Waana Xuquuq Ugaar ah Asaga, Cidii Sheegata Awooda Sharci Dajintana Waxey Sheegatay Awood Eysan Laheyn:
⬅️قال تعالى:{مَا تَعۡبُدُونَ مِن دُونِهِۦۤ إِلَّاۤ أَسۡمَاۤءࣰ سَمَّیۡتُمُوهَاۤ أَنتُمۡ وَءَابَاۤؤُكُم مَّاۤ أَنزَلَ ٱللَّهُ بِهَا مِن سُلۡطَـٰنٍۚ إِنِ ٱلۡحُكۡمُ إِلَّا لِلَّهِ أَمَرَ أَلَّا تَعۡبُدُوۤا۟ إِلَّاۤ إِیَّاهُۚ ذَالِكَ ٱلدِّینُ ٱلۡقَیِّمُ وَلَكِنَّ أَكۡثَرَ ٱلنَّاسِ لَا یَعۡلَمُونَ}
➡️Macnaha:Maamulka iyo Talada Alle Unbaa Leh oo waa Xaqq Ugaar ah Asaga Lalana Wadaagin.
⬅️قال تعالى:"أَلَا لَهُ ٱلۡخَلۡقُ وَٱلۡأَمۡرُۗ تَبَارَكَ ٱللَّهُ رَبُّ ٱلۡعَالَمِینَ"
➡️Macnaha:Uunka Alle Ayaa leh oo Abuurtay Asaga Keliya Unbaana Leh Hagidooda iyo Maamuliddooda.
👉Marka 3aad:Ogolaanshaha Sharciga Alle inuu Hirgalo Talada Allena Sarreyso Waxey Kamid Tahay iimaanka iyo Toosnaanta Towxiidka:
⬅️قال تعالى:"{وَهُوَ ٱللَّهُ لَاۤ إِلَهَ إِلَّا هُوَۖ لَهُ ٱلۡحَمۡدُ فِی ٱلۡأُولَىٰ وَٱلۡاخِرَةِۖ وَلَهُ ٱلۡحُكۡمُ وَإِلَیۡهِ تُرۡجَعُونَ.}ا"لقصص
➡️Macnaha Alle Xaq Lagu Caabudo oo Alle Kasoo Haray Majiro Asageyna U-ahaatay Mahad Tan Hore iyo Tan Dambaba Asagaana Xukunka Leh Xagiisaana Loo Laaban."
⬅️قال تعالى:"{وَلَا تَدۡعُ مَعَ ٱللَّهِ إِلَهًا ءَاخَرَۘ لَاۤ إِلَهَ إِلَّا هُوَۚ كُلُّ شَیۡءٍ هَالِكٌ إِلَّا وَجۡهَهُۥۚ لَهُ ٱلۡحُكۡمُ وَإِلَیۡهِ تُرۡجَعُونَ}"
➡️Macnaha:Habaryina Alle Maciisa Ilaah Kale,Ilaah Xaqq Lagu Caabudo oo Alle Kasoo Haray Majire, Wax Kasta Weey Baabi'i Asaga Uun Mooye, Xukunka Asagu U-ahaaday Xagiisaana Loo Laaban.
👉Marka 4aad:Shareecada islaamka in La-isku Maamulo wax Kasokeeyana La-aqbalin Waa Waajib Alle Faray Nabiyada iyo Guud Ahaan Umadda. Wuxuna Yiri:-
⬅️{إِنَّاۤ أَنزَلۡنَاۤ إِلَیۡكَ ٱلۡكِتَابَ بِٱلۡحَقِّ لِتَحۡكُمَ بَیۡنَ ٱلنَّاسِ بِمَاۤ أَرَاْكَ ٱللَّهُۚ وَلَا تَكُن لِّلۡخَاۤئِنِینَ خَصِیمࣰا}
➡️Macnaha:innagaa Xagaaga Usoo Dajinnay Kitaabka Si-dhab ah Si-aad Ugu Kala Xukunto Dadka Dhexdooda Wuxu Alle Kutusiyay."
⬅️قال تعالى:"{وَأَنِ ٱحۡكُم بَیۡنَهُم بِمَاۤ أَنزَلَ ٱللَّهُ وَلَا تَتَّبِعۡ أَهۡوَاۤءَهُمۡ وَٱحۡذَرۡهُمۡ أَن یَفۡتِنُوكَ عَنۢ بَعۡضِ مَاۤ أَنزَلَ ٱللَّهُ إِلَیۡكَۖ}"
➡️Macnaha:"Kukala Xukun Dhexdooda Wuxu Alle Weyne Soo Dajiyay oo Haraacin Hawadooda,iskana ilaali ineey kaa Fitneeyaan Wax kamida Waxa Lagugu Soo Dajiyay"
👉Marka 5aad:Kama Furna Gorgortan iyo Kala Doorashada Sharciga Alle iyo Shuruucda Kale Ee Kasoo haray :
⬅️قال تعالى:"{وَمَا كَانَ لِمُؤۡمِنࣲ وَلَا مُؤۡمِنَةٍ إِذَا قَضَى ٱللَّهُ وَرَسُولُهُۥۤ أَمۡرًا أَن یَكُونَ لَهُمُ ٱلۡخِیَرَةُ مِنۡ أَمۡرِهِمۡۗ}"
➡️Macnaha: Mu'minka Khiyaar iyo Gorgortan Ugama Furna Go'aamada Alle iyo Rasuulkiisa Xagooda Kayimaada Aan Ka aheyn ineey Raacaan oo-Kaliya.
👉Marka 6aad:Heshiis Ama Qaanun Kasokeeya Sharciga islaamka Mala Dajin Karo:Waayo Baahidas waaba Nalaga Kaafiyay Mana Laga Door bidi Karo Shareecada Wax Kasta oo kasoo haray.
⬅️قال تعالى:"{أَوَلَمۡ یَكۡفِهِمۡ أَنَّاۤ أَنزَلۡنَا عَلَیۡكَ ٱلۡكِتَابَ یُتۡلَىٰ عَلَیۡهِمۡۚ إِنَّ فِی ذَالِكَ لَرَحۡمَةࣰ وَذِكۡرَىٰ لِقَوۡمࣲ یُؤۡمِنُونَ}
➡️Macnaha:"Miyaaney Kufilneyn Dadka inaan Kugu Soo Dajinay Kitaab oo Lagu Dul Aqrinayo Waliba, Arrinkaas oo u-ah Raxmad Iyo Waano Kuwa Alle Rumeysan"
⬅️قال تعالى:"{أَفَحُكۡمَ ٱلۡجَاهِلِیَّةِ یَبۡغُونَۚ وَمَنۡ أَحۡسَنُ مِنَ ٱللَّهِ حُكۡمࣰا لِّقَوۡمࣲ یُوقِنُونَ}"
➡️Macnaha:"Maxukunka Jaahiliyaddey Doonayan Oo Yaa Alle Kaxukun Wanaagsan Hadeey Wax Yaqiinsanyihin?".
4 063
Haka quusanina naxariista illaahay."🥰
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╔═══════ - ════════╗
KOOXDA KULMIS
🔆✿❀ - ❀✿🔆
Ꙭ: Buug soomaali PDF ah
Ꙭ: ORAAHYO
Ꙭ:hoyg xikmadaha
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ: Somali scholarship
Ꙭ:
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: ma_ogtahay
Ꙭ:
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Buug somali maqal ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Dhambaal
Ꙭ: Dareenka dunida
Ꙭ: Buugwalba ood u baahato
Ꙭ Xikmad iyo dhiirigelin
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: Hoyga sheekooyinka
ꙬHoyga_Akhriska
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Halxiraale
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buuug dhagaysi ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Oraahyo
Ꙭ: Baro af English-ka
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Xikmado xul ah
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Sahanka nolosha
Ꙭ: cilmi daadiye
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: QALINKA 24
Ꙭ: Yasir mukhtar
Ꙭ: BARO TELEGRAMKA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: ila qosol
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
Ꙭ:faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╚═══════ - ════════╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
☞︎︎︎KAYD BOOKS
☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
☞︎︎︎XIKMAD BADAN
☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.
Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso.
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 063
Repost from متبعي الأثر - ASAL RAAC
✍Channel Cusub Doodaha Culimada
Ka Faa'idaysta.👇
https://t.me/somsalaf
¡Ya disponible! Investigación de Telegram 2025 — los principales insights del año 
