cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

CARUUSHÃ PLUS™

Kalsoco chanalkan @Madasha_Caruusha123 barnaamijyo kuxiisagaliya oo noloshaadana wax badan kabadelaya sida : ● Xikmadooyin ●Talooyin ● Falsafadaha iwm fadlan marwaliba lajirkena ahaaw mahadsanid @Madasha_Caruusha123 🤝🌍👊

Mostrar más
Publicaciones publicitarias
4 253
Suscriptores
+424 horas
+347 días
+18430 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

maxaynu u sugaynaa baahi inoo celiso xaggiisa? balaayo inna xasuusisa magaciisa iyo musiibo ina gelisa masjidka? miyaanu mudnayn in aynu isu dhiibno balaayo la,aanteed ?miyey inagu yaraadeen galladihiisa ay ka mid yihiin : nolosha ,caafimaadka ,iimaanka ,ammaanka ,iyo liibaantu?
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
Aadanaha ma xukumo cimrigiisa oo maalmuhu waa ay socdaan iyaga oo aan la tashan,balse in uu u koro qofka garaad iyo aqoon ahaan, waa wax uu isaga dooranayo
Mostrar todo...
👍 2
https://t.me/addlist/-UM3DrFiOQBmODI0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad2 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
Mostrar todo...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 97 chats.

👍 1
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
Mostrar todo...
💻 ONLINE MARKET⌨
📖 TAFSIIRKA QURANKA
تعلم اللغةالعربية 📕
📕 تعلم حديث
🌙 التقويم الهجري
🕋 QUR'AN REMINDER
📚 Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA 🖼
LEARN ARABIC WITH MUSAB 📚
ENGLISH CONVERSATION 📙
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
🖥IIBIYE ONLINE🖨
XIFDINTA QUR'ANKA
✊Team kordhis🫠
🤝ADMIN
Nin dayacay dantiisi Door fiican heli waa Mana dego halkuu rabo Iyo degel negaadi ah Abwaan galayr
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
inay Ahaato Gabadhu Singal Ayaa Dhaanta iney Guursato Qofkii Ayna Ku Habooneyn oo la Qaadato Nolosheeda inta Dhiman Marka aad Guursenayso Gabadh Ha ka dhigin Quruxda tiirka ugu muhiimsan Sababto ah Quruxdu wey Baaba'aysaa wax-yar kadib waxa hadhaya waa Akhlaaqda dhaqanka Muhiim maaha qurux bilaa akhlaaq ah
Mostrar todo...
Dadka ayku hadlaan gadaasha waa sedex nooc 1. Marka ay gaari waayaan heerka aad taaganthy manta. 2. Marka ay waayaan waxaad haysato manta. 3. Marka ay isku dayaan in ay kaa koobiyeeyaan qaab nololeedkaaga laakiin eysan awoodin Halka inta kelena ey isku deyaan si ay beri unooladaan
Mostrar todo...
Repost from N/a
🎁🦋KOOXDA MIDNIMO🦋🎁 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ https://t.me/Qalbitabat14 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/wdDvsbTm6IY2ODRk
Mostrar todo...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 88 chats.

Repost from N/a
🎁🦋KOOXDA MIDNIMO🦋🎁 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ https://t.me/Qalbitabat14 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/wdDvsbTm6IY2ODRk
Mostrar todo...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 88 chats.

Photo unavailableShow in Telegram
In yar oo lahadlo waa xikmad inyar oo lacuno waa caafimaad,inyar oo dadka la dhaxgalo waa nabad iyo daganaan
Mostrar todo...
👍 1
Elige un Plan Diferente

Tu plan actual sólo permite el análisis de 5 canales. Para obtener más, elige otro plan.