cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Hayaan Academy Channel📊🔥

Linkiga Brokerka aan Isticmaalno waa kanaa⬇️ http://www.fxprimus.com/open-an-account?r=39617613®ulator=vu

Mostrar más
El país no está especificadoEl idioma no está especificadoLa categoría no está especificada
Advertising posts
12 291Suscriptores
Sin datos24 hours
Sin datos7 days
Sin datos30 days

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

🔊 🔔 Waa Kanaa Linkiga Discord Server-ka Publica ah ee loogu talogalay dhammaan dadka ku xiran YouTube-keena MoalimuuFX ✅ https://discord.gg/c4q54QcNup
Mostrar todo...
Join the MoalimuuFX Discord 📈📊💯 Discord Server!

Check out the MoalimuuFX Discord 📈📊💯 community on Discord - hang out with 9,625 other members and enjoy free voice and text chat.

Telegramka iyo In aan Wax macluumaa ah galino waxaa noogu dambaysay sanadkii hore ee 2021, anaga dhan waxaan u guurnay dhank Discordka🙏
Mostrar todo...
Telegramka keliya ee aan leeyahay aniga waa midkaan, ma jiro group kale ama channel kale oo moalimuufx ah oo aan aniga leeyahahay, fadlan iska ilaaliya qof aan aniga ahayn oo magacayga ku qaraabanaya yuusan idin khaldin🙏
Mostrar todo...
Waxyaalaha uu Discord kaga fiicanyahay telegram waaa ka mid ah in aan ardayda cusub isla discord dhexdiisa ay ka heli karaan meel ay ka daawadaan casharadii hore u dhaafay iyo sida ay u kala horeeyaan, deedna qof wlaba marka uu dadka soo gaaro ayuu qolka sheekada iyo discusionka uu isagana fikirkiisa ku bandhigi karaa iyo wixii suaal ah ee uu qabo🙏
Mostrar todo...
Salaamulaahi Dhammaantiin🙏 Telegram Channelkaan Weli wuu jiraa Aniga ayaana Gacanta ku haya, ee waxaan Isticmaalkiisii iyo inaan xog idiin kusoo diro aan u yareeyay waa in ardayda Intii Active ahayd iyo Aniga aan Wada joogno Dhanka Discordka aanu a halkaas asbuuc walba suuqa ku wada falanqayno kuna wada Trade garayno🙏✍️ Telegramka waa meel ay ku badanyihiin Dad badan oo Aniga iska kay dhigaya oo laga yaabo inay magacayga qof ku dhibaateeyeen sidaas Darteed ayaan Discord ugu wareegnay maadaama Uu Discordku in badan ka nadiifsanyahay Telegramka💯✍️ Haddii aadan weli ka mid ahayn Lixda Kun ee arday ee Discord igala socda, Halkaan waad kaga biiri kartaa🙏💯 https://discord.gg/7EGYtxdU
Mostrar todo...
Join the HayaanAcademy Discord Server!

Check out the HayaanAcademy community on Discord - hang out with 6,888 other members and enjoy free voice and text chat.

Linkigaan ayaad ugu soo biiri kartaa Discord channelka ay ardaydu ku wada jirto https://discord.gg/j3nPE7Mg
Mostrar todo...
Discord - A New Way to Chat with Friends & Communities

Discord is the easiest way to communicate over voice, video, and text. Chat, hang out, and stay close with your friends and communities.

Waa kanaa Videogii aan nidaamka dhan kusoo koobay, fadlan isku day in aad dhowr jeer ku cel ceshatid ilaa aad si fiican u fahmtid in badan ayaan runtii isku dayay in aan soo koobo si ay u noqoto wax aad hal fadhi ku dhamayn kartid balse boqolaal saacadood oo practice ah ayuu kaaga baahan doonaa https://www.youtube.com/watch?v=D-WkOdcJYKU&t=2s YouTube Moalimuu fx Nidaamka aan Tradeskeena U Diyaarino (STEP-BY-STEP)
Mostrar todo...
Nidaamka aan Tradeskeena U Diyaarino (STEP-BY-STEP)

Muuqaalkaan waxa aan ku sharaxayaa Habka aan ku keeno setupska aan asbuuc walba idinla wadaago iyo dhammaan talaabooyinka aan marno ka hor inta aanan wax tra...

dadka uusan linkigaas hore u shaqayn kan hadda waad kusoo gali kartaan Discordka 🙏🏾 link walba keliya hal maalin ayuu active yahay ✍️ https://discord.gg/xswEFQuc
Mostrar todo...
Discord - A New Way to Chat with Friends & Communities

Discord is the easiest way to communicate over voice, video, and text. Chat, hang out, and stay close with your friends and communities.

Linkigaan ayaad ugu soo biiri kartaa Discordka https://discord.gg/fBwz2aaq
Mostrar todo...
Discord - A New Way to Chat with Friends & Communities

Discord is the easiest way to communicate over voice, video, and text. Chat, hang out, and stay close with your friends and communities.

Aniga Iyo Ardayda intii Forex ka dhab ahayd Halkaas ayaan Ku wada Trade garaynaa Idinkana waa Nagusoo biiri kartaan😍🙏
Mostrar todo...