cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

FAHANKA NOLOSHA 🌍💕

Waqtigu cidna ma beddelo..lakin Waqtigu wuxuu daaha ka qaadaa runta qof walba,!!! halkaan ugu imaaw qoraallo qulubtaada soo jiita sawiraan indhahaaga soo jiita,🥰🥰🌹. FAHANKA NOLOSHA fadlan, JOIN dheh) tallo wixi aad rabto( 👉 @macruuf1

Mostrar más
Finlandia528El idioma no está especificadoReligión y espiritualidad7 360
Publicaciones publicitarias
12 085
Suscriptores
+6424 horas
+2157 días
+1 03930 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Qays iyo Layla Taariikhdu waxa ay inoo sheegtay qisadii Qais iyo Layla taas oo Qais bin al-Maluux uu jeclaa ina-adeertiis Layla bintu al-Mahdi, markii ay yaraayeen oo ay xanaanayn jireen geela qoyskooda. Markii ay koreen, Layla way ka xijaabaty, Qaysna wuu sii jeclaaday, Laylana way jeclayd. Markii ay sheekadoodii jacayl dadka ku dhex faaftay, Laila aabbaheed wuu xanaaqay, wuuna diiday in u guuriyo Qaais, wuu murugooday, wuuna xanuunsaday anfariirka uu ka qaaday Laila, markaas ayuu ways aabbihii u tegay walaalkii oo Laila aabbaheed ahaa. Waxa uu ku yidhi: wiilka walaalkaa waxa uu u dhaxeeyaa waa geeri ama waali, ee iska daa madax adayga iyo adkaysiga, hase yeeshee wuu diiday oo wuu ka dhego adaygay oo ku adkaystay inaanuu u guurin. Markii uu ogaaday jacaylka ay u qabto Qaais, wuxuu ugu hanjabay inuu nolol duugaayo haddii ay nin kale aqbali weydo, si uu u guuriyo way ogolaatay iyada oo aan jeclayn. Kama soo wareegan maalmo yar mooyee ilaa uu u guuriyay Al-Mahdi inantiisii Warda bin Muxamed, markaas ayuu Qeys dadkii ka fogaaday oo dooxooyinka dhex wareegay. Wuu dawakhsan yahay oo miyir beelay mana ku soo dhacaan maskaxdiisa wax aan ka ahayn Laila. Qais waxa uu billabay in uu soo booqdo raadadka iyo burburka dhulkoodi ay ku ciyaari jireen yaraantoodii, isaga oo ku cabiraya fikirkiisa, oohinta, gabayo kalgacal ah uu tirinayo, ilaa lagu laqabay oo loogu yeeray kii ku waalnaa laylaa. Laila ma aaney ku noolaan farxad qalbi maqan jismi cidlaa bay noqotay jacaylkii weynaa ee qays dartii ilaa ay ka xanuunsatay xanuun daawadiisii loo diiday, walbahaar baa ku dhacay, markaasay isaga ka hor dhimatay, 🥲💔 Geerideeda wuu ogaaday, markaasuu qabrigeeda iska joogay, isagoo u barooranaya jecelkeeda, Habeen iyo maalin ilaa uu ka dhintay.🥹🥲🖤💔😮 #FAHANKA_NOLOSHA 🌎
Mostrar todo...
😢 7💔 1
Photo unavailableShow in Telegram
_Mar mar waxaan wax u qornaa dadka oo dhan si hal qof uu u aqriyo,;!!!!
Mostrar todo...
👍 3👌 1
Sheekooyinka kuwa ugu quruxda badan uguna faafitaanka badan waxaa ka mid ah sheekadii abwaankii iyo geesigii cantara Al-CAbASI, oo uu jeclaa ina-adeertii Abla bintu Maalik, Waxaa dhacday in ay isagana jeceshahay. Antara waxa uu ka dhashay aabe Carab ah, Camar bin Shaddad. Wuxuu ahaa sayid ka mid ah sayiddada qabiilkiisa, hooyadiina waxay ahayd ajnabi, umadda Xabashida madaw ee Zabibah, Antarana wuxuu ka keenay madawga hooyadii. Jacaylka Antara iyo Abla ayaa gaadhay heerkii ugu sarreeyey waxayna noqdeen kuwo is jecel, Antara waxa uu u tagay adeerkii si uu u gadoonto gabadhiisa, Laakiin midabkiisa madow iyo abtirsiintiisa ayaa hor istaagtay. Maalik waxa uu diiday in uu gabadhiisa u guuriyo nin dhiigiisu aannuu Carab iska dhaal ah ahayn oo xididdada ka leh. Si uu uga jeediyo oo uu u dareemo wax-qabad la’aan iyo inuu awoodi waayo inuu bixiyo meherkeeda. Wuxuu ka codsaday inuu ka siiyo meher kun geela cas cas ah oo ka yimid Boqor Al-Nucman oo loo yaqaannay casaafiir., Antara wuxuu isku dayay inuu taas gaaro, aad bayna ugu adkeyd, laakiin ma uusan quusan oo wuxuu keenay meherkii Abla, laakiin aabbaheed wuu ka aqbali waayay.!! Taa beddelkeeda, wuxuu ka dhigay madaxa Antara meherka gabadhiisa, qofkii doonaya inuu guursado waa inuu madaxa cantara keenaa,;!!, cantara wuxuu arkay hooga taas ka dhashay. Waxa uu la kulmay wax aan macquul aheyn, aakhirkiina waxaa la go’aamiyay in Abla uu guursado geesi Carbeed, halka cantara la tagay murugada jaceylka uu u qabo iyo in uu gabayo ka tiriyo ilaa uu ka dhintay isagoo gabyay,;!!. Dhamaad..
Mostrar todo...
😢 6🥴 2
Photo unavailableShow in Telegram
"Halkaan qof walba waad ku arki lkin inta isku hadaf ah waa hal iyo labo, Qof baa u yimaad dalxiis Qof ayaa u yimaad dhib inuu gaysto Qof baa u yimaad macsi Qof ayaa u yimaad caafimaad, Qof ayaa u yimaad kubad inuu ku soo cayaaro xeebta, Hadaba intaas adoo ka raacaya badda magac u bixi aan bad ahayn,;!!☝️
Mostrar todo...
👍 4 2
Photo unavailableShow in Telegram
اللهم انى أسألك فواتح الخير وخواتمه , وجوامعه , وأوله وظاهره , وباطنه , والدرجات العلا من الجنة
Mostrar todo...
10🥰 1
Photo unavailableShow in Telegram
Wixii ugu quruxda badnaa ee jacaylka aan ka iri, Walashey iblook, anigu kuma bloogi kare🙊🖤😇
Mostrar todo...
😁 24💔 6👍 1
Fadliga maalmaha dunida ugu fadliga badan
Mostrar todo...
👍 8
_Si buuxda ayaad laguu aqbalay-
Mostrar todo...
👍 7🌚 2🤝 1
,Fartaa kugu dhacday waadna haaday ee mar kale taabo (join)
Mostrar todo...
👍 7🤔 3 1🌚 1🤪 1