cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegaciรณn. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

KU DHIIRO ๐Ÿซต

"Hadii Aad Caado Ka Dhigato Inaad Ka Carooto Wax kasta Oo Ku Raali Gelin Waaya, Ogoow Abidkaa Nolosha Kuu Xasili Meeyso, YouTube ||www.youtube.com/@OGAALBULSHO

Mostrar mรกs
Finlandia700El idioma no estรก especificadoReligiรณn y espiritualidad10 136
Publicaciones publicitarias
9 205
Suscriptores
-224 horas
+107 dรญas
+4130 dรญas

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Photo unavailableShow in Telegram
"Dadka wax walba aad haysato ha u sheegin, dadka oo dhan ma niyad sama, dadka badankiisa xaasidnimo iyo masayr ayaa ku jira. Ku-dhiiro ๐Ÿซต
Mostrar todo...
โค 4๐Ÿ’ฏ 1
Photo unavailableShow in Telegram
Imam shafici Wuxuu Yidhi: dadka waxa ugu garaad badan ka adduunka ka taga intuusan ka tagin, qabrigiisa iftiimiya intuusan degin, Rabbigii raalligeliya intuusan la kulmin, waalidkii u ixsaan-fala intaysan ka tegin' U-Fiirso ๐Ÿซต
Mostrar todo...
โค 28๐Ÿ‘ 3๐Ÿ‘Œ 1
Photo unavailableShow in Telegram
"Si aadan u dhicin haku tiirinin dhabarkaaga qof bini'aadam ah. ๐Ÿซต Subscribe ๐Ÿ‘
Mostrar todo...
๐Ÿ‘ 18
๐Ÿ‘
๐Ÿ˜ฑ 1
๐Ÿ‘Ž
Photo unavailableShow in Telegram
7 sifo uu Allah kugu jeclaanayo๐Ÿฅนโ˜๐Ÿป๐Ÿค 1. ixsaan inaa  samayo  ุงู† ุงู„ู„ู‡ ูŠุญุจ ุงู„ู…ุญุณู†ูŠู†. ๐Ÿค๐ŸŒฟ              2. sifada labaad uu Allah kugu jeclaanayo waa towbah    ุงู† ุงู„ู„ู‡ ูŠุญุจ ุงู„ุชูˆุงุจูŠู† ๐Ÿคโ˜๐Ÿป๐Ÿฅบ 3. sifada sadaxaad waa dahaarada ุงู† ุงู„ู„ู‡ ูŠุญุจ   ุงู„ู…ุชุทู‡ุฑูŠู†๐Ÿค๐ŸŒฟ  4. sifada afaraad uu Allah kugu jeclaanayo waa Allah oo kacabsato  ุงู† ุงู„ู„ู‡ ูŠุญุจ ุงู„ู…ุชู‚ูŠู†  . ๐Ÿค๐ŸŒฟ 5. Sifada shanaad uu Allah kugu jeclaanayo waa sabarka            ุงู† ุงู„ู„ู‡ ูŠุญุจ      ุตุงุจุฑูŠู†  . ๐Ÿค๐Ÿฅบโ˜๐Ÿป 6. Sifada lixaad uu Allah kugu jeclaanayo waa cadaalad ุงู† ุงู„ู„ู‡ ูŠุญุจ ุงู„ู…ู‚ุณุทูŠู† .๐Ÿค๐ŸŒฟ 7. sifada toddobaad uu Allah kugu jeclaanayo waa tawakalka ุงู† ุงู„ู„ู‡ ูŠุญุจ ุงู„ู…ุชูˆูƒู„ูŠู† inaa Allah talo  saaratoโ˜๐Ÿป๐Ÿค JOIN US ๐Ÿ‘
Mostrar todo...
โค 20๐Ÿ‘ 2๐Ÿ’ฏ 1
๐Ÿ‘ 5
๐Ÿ˜ฑ
๐Ÿ‘Ž 1
Photo unavailableShow in Telegram
"Poostiyo Aad U Qurux Badan Ayaan Kusoo Bandhignaa Halkaan Hoose Maka Wada Socon Karnaa Si Aan U Faaidno, ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ https://www.facebook.com/Ogaalbulsho?mibextid=ZbWKwL Ka faa'ideyso Oo Follow Dheh. Facebook Ogaalbulsho Ogaalbulsho โœ
Mostrar todo...
๐Ÿ‘ 8โค 2
Photo unavailableShow in Telegram
Dadka Imaan & Camal Saalixa Ayaa Kala Koreeysiiya Illhey u Kala Dhaweeyah Dhalasho Qurux Xoolo Mansab Maha Waxa Illhey Loogu Kala Dhawyahay Reer Hebel Baanka Dhashay Illhey Loguma Dhawaado Waan Qurux Badnahayna Illhey Agtiisa Waxba Kama Aha Maalbaan Hestaana Waxba Kama Ahha Manaasib Adiinbaan Hestaana Waxba Kama Aha Waxaa Alle Agtiisa Wax Ka Ah Imaan Iyo Camaal Wanaagsan. Sheikh Mustafa Xaaji.
Mostrar todo...
โค 8๐Ÿ‘ 3
Ilaahay wuxuu ku abuuray adiga oo xor ah xor ahow sida uu Alle kugu abuuray. Cidna Ha Isku Hoos Dhigin Ha Isu Duleeyin .. Xor Ahoow Alle Haduuba Ku Karameeyay Waxaad isku Dhuldhigto Meesha Mayalaan
Mostrar todo...
๐Ÿ‘ 8
Haddii iimaankaagu hoos u dhaco, oo aad ka wahsato cibaadada, markastaย  ku celceli ducadan: โ€œIlaahayow ha iga dhigin mid nasiib xun iyo mid la duudsiyo toona .โ€ "ุงู„ู„ู‡ู… ๏ปป ุชุฌุนู„ู†ูŠ ุดู‚ูŠู‹ุง ูˆ๏ปป ู…ุญุฑูˆู…ู‹ุง." _ุงู„ุดูŠุฎ ุงู„ุดู†ู‚ูŠุทูŠ.
Mostrar todo...
๐Ÿ‘ 14
Photo unavailableShow in Telegram
Cali Bin Abii Daalib (Kw), wuxuu yiri:- Caalamku wuxuu ku taagan yahay afar tiir, mid haddii la waayo dhamaan wuu dumaya, waxayna kala yihiin: 1- Qof Cilmi leh oo cilmigiisa u gudbinaaya dar Allah, 2- Jaahil aan ka san taagaynin (is kibrin) inuu wax barto, 3- Maalqabeen (Taajir) aan kibir lahayn oo dar Allah wax u bixinaya, 4- Sabool ku qanacsan Saboonimadiisa. U'Fiirso ๐Ÿซต
Mostrar todo...
โค 17๐Ÿ‘ 9
Photo unavailableShow in Telegram
"Caawa Cimaamada Nagu Tuura, 10K Waxyar inooga haray, Fadlan Subscribe Noo Dheh  linkigan Hoose ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ https://youtu.be/ZgoW5CPf5fA?si=SZYpFSjx1VOjgFKD
Mostrar todo...
๐Ÿ‘ 1