es
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Ir al canal en Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Mostrar más

📈 Análisis del canal de Telegram SAMEWADE ACADEMY

El canal SAMEWADE ACADEMY (@samewade) en el segmento lingüístico de Somalí es un actor destacado. Actualmente la comunidad reúne a 17 388 suscriptores, ocupando la posición 11 560 en la categoría Educación y el puesto 487 en la región Somalia.

📊 Métricas de audiencia y dinámica

Desde su creación el невідомо, el proyecto ha mostrado un crecimiento acelerado, reuniendo a 17 388 suscriptores.

Según los últimos datos del 25 junio, 2026, el canal mantiene una actividad estable. En los últimos 30 días la variación de miembros fue de -154, y en las últimas 24 horas de -5, conservando un alto alcance.

  • Estado de verificación: No verificado
  • Tasa de interacción (ER): El promedio de interacción de la audiencia es 4.17%. Durante las primeras 24 horas tras publicar, el contenido suele obtener 1.09% de reacciones respecto al total de suscriptores.
  • Alcance de las publicaciones: Cada publicación recibe en promedio 726 visualizaciones. En el primer día suele acumular 189 visualizaciones.
  • Reacciones e interacción: La audiencia responde de forma activa: el promedio de reacciones por publicación es 0.

📝 Descripción y política de contenido

El autor describe el recurso como un espacio para expresar opiniones subjetivas:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Gracias a la alta frecuencia de actualizaciones (últimos datos recibidos el 26 junio, 2026), el canal mantiene la vigencia y un amplio alcance. La analítica demuestra que la audiencia interactúa activamente con el contenido, lo que lo convierte en un punto de referencia dentro de la categoría Educación.

17 388
Suscriptores
-524 horas
-247 días
-15430 días
Archivo de publicaciones
19.Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Doodii Dhaxmartay Nabi Muuse Iyo Fircoon Qeybtii 3-aad

Isaaq Daahir Cali waa 79 jir kasoo tagay Gurigiisa oo ku yaal kaamamka barakacayaasha ayaan rabin caawa in uu u hoydo Gurigiisa, sababtana wuxuu iigu sheegay in ay joogaan 8 Caruur ah oo saaka markuu soo baxayey ku adkeeyey inuu usoo laabto isagoo u wado dharki iida, iyagoo og Aabohood in uu Indhaha iyo Lugaha daciif ka yahay Hooyadoodna ay tahay waayeel Xanuunsan, Gurigana aysan oolin Cunno ay cunaan ayeey 8daba ka sugayaaan iid. "Wiilkeygi Gurigayga ma aadi karo ilaa Iidu ka dhamaato waayo uma dul qaadan karo waydiintooda, waxay cunaan ayaan u waayey mana awoodo Iidsiintooda sidaas darteed hadaad isiin karto Meel aan seexdo way fiicnaan lahayd" Waxaan ku qanciyey inaan fariintiisa walaalaha soomaaliyeed la wadaagi doono ayna wax fiican ku sadaysan doonaan uuna ku laabto Gurigiisa anagana naga war sugo. Walaalayaal waan awoodnaa min $1 hadaan u dirno in ay kaafinayso baahidiisa oo dhan ee aan bilowno, soona Mention garee guud ahaan sxbadaa si aan uga farxinno aabahan soomaaliyeed kuna celino Gurigiisa insha allah, AAD BEY II DHIBTAY ILINTI INDHIHIISA KA SOCOTAY😥 Mention dhex Sxbadaa oo khayrkan ugu yeer siina share Garee🙏 Ugu dir waxaad awoodo 906410742 Ibrahim Musse Dahran

photo content

18.Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Doodii Dhaxmartay Nabi Muuse Iyo Fircoon Qeybtii 2-aad

17.Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Nabi Muuse Iyo Buurtii Duur ee Alle Kula Hadlay Iyo Ushii Maska Noqotay!

16.Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Ibliis Oo ku Fashilmay In uu ka xanaajiyo Dil Kifl

Qisaskii lama joojin insha Allah caawa aan sii wadeynaa

Qiima dhisimista Bisha Barakeysan ee ramadan Coursada: Adobe Photoshop waqtiga: 2 bil (Basic-Advanced) Qiimaha Hore $10 Qiima
Qiima dhisimista Bisha Barakeysan ee ramadan Coursada: Adobe Photoshop waqtiga: 2 bil (Basic-Advanced) Qiimaha Hore $10 Qiimaha hada ee Discount Kaliya $5 ku baro Basic ilaa Advanced Coursada: Adobe Illustrator waqtiga: 3 bil (Basic-Advanced) Qiimaha Hore $20 Qiimaha hada ee Discount Kaliya $10 ku baro Basic ilaa Advanced Fa'iideysi wacan wixii faafahin ah kala xiriir @suldan_fiqi

15.Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Nabi Yuunis (Cs) Oo Galay Calooshii Xuudka ama Nibiriga

14.Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Doontii Nabi Nuux (Cs) Iyo Hafintii Qoonkiisa daadka Q 2-aad_2

13.Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Qoomkii Nabi Nuux (Cs) Iyo Madax adeegoodii darnaa Q. 1-aad_2

12.Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Ciqaabtii Alle Iyo Qoomkii Luud Maxaa Ku Dhacay-_2

11.Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Ciqaabtii Qoomkii Caad ee loo Diray Nabi Huud (Cs)

10.Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Hashii Mucjisada aheyd Iyo Ciqaabtii Reer Thamuud_2

09.Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Luud (Cs) Iyo Seddexdii Malag ee Martida u noqday Iyo Damacii qoomkiisa

08.Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Nimrood Iyo Kaneecadii Sanka ka Gashay Markii uu Caasiyay Alle

Halaga Fa'iideysto waa Bil ramadan waqtigaga ooga fa'iide wax naftada Aduun iyo Aakhiro anfacaayo Buugaagtan Aqrintooda Aad bay muhiim inoogu tahay

so_soonka_taraa_wiixda_iyo_sakada.pdf3.89 MB

Xeerarka Soonka.pdf6.17 KB

buugga Axkaamta Soonka.pdf5.82 MB