es
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Ir al canal en Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Mostrar más

📈 Análisis del canal de Telegram SAMEWADE ACADEMY

El canal SAMEWADE ACADEMY (@samewade) en el segmento lingüístico de Somalí es un actor destacado. Actualmente la comunidad reúne a 17 331 suscriptores, ocupando la posición 11 561 en la categoría Educación y el puesto 485 en la región Somalia.

📊 Métricas de audiencia y dinámica

Desde su creación el невідомо, el proyecto ha mostrado un crecimiento acelerado, reuniendo a 17 331 suscriptores.

Según los últimos datos del 28 junio, 2026, el canal mantiene una actividad estable. En los últimos 30 días la variación de miembros fue de -173, y en las últimas 24 horas de -13, conservando un alto alcance.

  • Estado de verificación: No verificado
  • Tasa de interacción (ER): El promedio de interacción de la audiencia es 4.22%. Durante las primeras 24 horas tras publicar, el contenido suele obtener 1.11% de reacciones respecto al total de suscriptores.
  • Alcance de las publicaciones: Cada publicación recibe en promedio 732 visualizaciones. En el primer día suele acumular 192 visualizaciones.
  • Reacciones e interacción: La audiencia responde de forma activa: el promedio de reacciones por publicación es 0.

📝 Descripción y política de contenido

El autor describe el recurso como un espacio para expresar opiniones subjetivas:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Gracias a la alta frecuencia de actualizaciones (últimos datos recibidos el 29 junio, 2026), el canal mantiene la vigencia y un amplio alcance. La analítica demuestra que la audiencia interactúa activamente con el contenido, lo que lo convierte en un punto de referencia dentro de la categoría Educación.

17 331
Suscriptores
-1324 horas
-547 días
-17330 días
Archivo de publicaciones
Waa yimi buugu please hala soo RATING gareeyo channelkeena ...Members ku waa family kayga waan idin tabaynaa......

📚Duleynta Somalida.pdf Buugan waxaan rajaynayaa in uu idiin noqdo dhiirigalin oo aan faceen la tartano
📚Duleynta Somalida.pdf Buugan waxaan rajaynayaa in uu idiin noqdo dhiirigalin oo aan faceen la tartano

Haa heey waa kaa oo lahayaa ee howsha hala cabo RATING
Haa heey waa kaa oo lahayaa ee howsha hala cabo RATING

📚🏆Fikrado maalgalin. Pdf Haye buuga maalgalinta ah hadii xiiso loo qabo waan soo fasixi hadii kale waan iska dhaafi ee hadi
📚🏆Fikrado maalgalin. Pdf Haye buuga maalgalinta ah hadii xiiso loo qabo waan soo fasixi hadii kale waan iska dhaafi ee hadii aad rabtaan in aan soo fasaxno channelka hala soo RATING gareeyo ilaa 100 RATING 👇👇👇

Waa kan buugi ee hala soo kala kiciyo

🕗🕗Buug Maalgasho wakhtiga🕗🕗 Buugani waa buug aad uxiiso badan oo waxtar iyo manfacba leh hadab soo RATING gareeya ka hada
🕗🕗Buug Maalgasho wakhtiga🕗🕗 Buugani waa buug aad uxiiso badan oo waxtar iyo manfacba leh hadab soo RATING gareeya ka hada RATING ku waxaa uu marayaa 31 hadii 10 ama 20 point ku dartaan buugani waan soo fasaxynaa indinkuu idinku xidhan yah shaqo wacan .......... waad mahadsanidiin.....

Asc asxaabta hadii habka loo RATING garaynaayo aad fahmi waydaan please waa kan isagoo video ah ee habkan raaca kadibna RATING gare 👇 Mahadsanidiiin

Haye asxaabta waa kan buugi ee hala soo kala kiciyo

🔴 Wahsi Tire Pdf. ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ Haye asxaabta maanta buugta waan idinka dharjinaynaa lkn idinkuna RATING ka naga dharjiya�
🔴 Wahsi Tire Pdf. ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ Haye asxaabta maanta buugta waan idinka dharjinaynaa lkn idinkuna RATING ka naga dharjiya👇👇

Haye asxaabta waa kaa buugi ee hala soo qarxiyo RATING ka si aan faceen ula tartano kuwo kale soo wadnaa..

📚Burburkii Domoqoraaditada Soomaaliya.pdf Format: pdf Size : 0.5. Pages: 43.
📚Burburkii Domoqoraaditada Soomaaliya.pdf Format: pdf Size : 0.5. Pages: 43.

Haye asxaabta waa kaa buugi ee ka faaidaysi wanaagsan Halan soo qarxiyo RATING ka

📚Quickbook pro. Pdf Haye asxaabta buugan ayey cudku ubatay wuxuuna heley 11 cod hadab si buuga daawaha uga soo qaadno soo RA
📚Quickbook pro. Pdf Haye asxaabta buugan ayey cudku ubatay wuxuuna heley 11 cod hadab si buuga daawaha uga soo qaadno soo RATING gareeya hadii aanad hore usoo ratingaray ........mahadsanidiin.........

New book is loading please rating in our channel ...........👇

📚soomaalida.Pdf ✯ ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ ✯ 🔐Join us ➠: @som\wall 🔐Join us ➠: @somalibook 🔐Join us ➠: @samewade 🔐Join us ➠: @tiigsi 🔐Join us ➠: @som_sub 🔐Join us ➠: @Aflaan 📚Join us ➠: @Buugaagbot ✯ ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ ✯

Thanks asxaabta qiimiga badan wxaan idin leeye sida noo garab taagantiin waa ku mahad santiin ee intiina hadhay noo RATING ga
Thanks asxaabta qiimiga badan wxaan idin leeye sida noo garab taagantiin waa ku mahad santiin ee intiina hadhay noo RATING gareeya .

Asxaabta aan jclhy buugan masoo deynaa waa buug aad u weyn oo taariikhda soomaaliya iyo soomaalida si faahfaahsan uga hadlaay
Asxaabta aan jclhy buugan masoo deynaa waa buug aad u weyn oo taariikhda soomaaliya iyo soomaalida si faahfaahsan uga hadlaayo 433 pages waaye hadaad haa u codeysaan insha allab berito subax hore waan soo dhigaynaa Haa ❤️ maya 🙏

Haye asxaabta waakan buugi ee hala soo qarxiyo loveka

💵💴FOREX-SOMALI. pdf Wax walba oo aad uga baahantahay suuqa sarifka lacagaha Aduunka ee Caalamiga ah Buug ani waxaa oo ka Ha
💵💴FOREX-SOMALI. pdf Wax walba oo aad uga baahantahay suuqa sarifka lacagaha Aduunka ee Caalamiga ah Buug ani waxaa oo ka Hadlaya Ganacsiga Forex iyo Sida loo ga Shaqeysan karo hab online ah ◇◇◇◇◇◇◇◇ Haye waa soo dhacayaa ee hala soo RATING gareeyo channelka ........Mahadsanid......

Waa kan buugii ee RATING hala soo dhaho buug badan soo wadnaay👇

SAMEWADE ACADEMY - Estadísticas y analítica del canal de Telegram @samewade