es
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Ir al canal en Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Mostrar más

📈 Análisis del canal de Telegram SAMEWADE ACADEMY

El canal SAMEWADE ACADEMY (@samewade) en el segmento lingüístico de Somalí es un actor destacado. Actualmente la comunidad reúne a 17 395 suscriptores, ocupando la posición 11 569 en la categoría Educación y el puesto 488 en la región Somalia.

📊 Métricas de audiencia y dinámica

Desde su creación el невідомо, el proyecto ha mostrado un crecimiento acelerado, reuniendo a 17 395 suscriptores.

Según los últimos datos del 24 junio, 2026, el canal mantiene una actividad estable. En los últimos 30 días la variación de miembros fue de -155, y en las últimas 24 horas de -4, conservando un alto alcance.

  • Estado de verificación: No verificado
  • Tasa de interacción (ER): El promedio de interacción de la audiencia es 4.26%. Durante las primeras 24 horas tras publicar, el contenido suele obtener 1.12% de reacciones respecto al total de suscriptores.
  • Alcance de las publicaciones: Cada publicación recibe en promedio 742 visualizaciones. En el primer día suele acumular 194 visualizaciones.
  • Reacciones e interacción: La audiencia responde de forma activa: el promedio de reacciones por publicación es 0.

📝 Descripción y política de contenido

El autor describe el recurso como un espacio para expresar opiniones subjetivas:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Gracias a la alta frecuencia de actualizaciones (últimos datos recibidos el 25 junio, 2026), el canal mantiene la vigencia y un amplio alcance. La analítica demuestra que la audiencia interactúa activamente con el contenido, lo que lo convierte en un punto de referencia dentro de la categoría Educación.

17 395
Suscriptores
-424 horas
-217 días
-15530 días
Archivo de publicaciones
Si joogta ah ayaan u maqlaa maktabad hebla ayaa laga ‎furay deegaankaas. Taasina waxa ay cadaynaysaa in la ‎ogaaday faa’iidada maktabaha guud ee wax lagu akhristo. ‎Haddaba qaar waa lacag yar in aad bixisaa, qaarba waa ‎bilaash. Haddaba tag meelahaas aad ka helayso buugta ‎tirada badan.‎ Haddii ay jiraan maktabado buugta laga amaahdo oo bisha ‎lagac lagaa qaadayo, haka dib dhicin maantaba in aad ‎iska soo diwaan galiso.‎ ‎18. SOO BOOQO MAKTABADAHA BUUGTA IIBIYA, XITAA HADDII AADAN ‎WAX KA SOO GADANAYN.‎ Kaliya tag buugta eeg eeg, hor dhacyada iyo tusmooyinka ‎akhri haddii laguu ogol yahay, hadalka jaldiga danbe ‎lagu qoro si wanaagsan u akhri. Waxaaba dhici karta in ‎aad hesho buug aad lacagtuu yahay si kal iyo laab ah ‎ugu quurto.‎ ‎19. KA YEEL AKHRISKA WAX AAD RABTO OO HAKA YEELAY WAX ‎KHASAB KUGU AH.‎ Waxaa jira dad akhris haddii ay bilaabaan aad moodo in ‎uu yahay sharci ay dowlad dajisay ama diintu wax ay na ‎fartay oo waajib ah.‎ ‎20. KA YEL GURIGAAGA MEEL KUGU RIIXAYSA IN AAD WAX AKHRIDO.‎ Waxaadna sidaa uga dhigi kartaa in aan buug badan ‎keento gurigaaga ama qolkaaga, oo aad meesha aragaagu ‎qabanayoba aad buug dhigto, ama aad sameyso armaajo ‎buug.‎ Yoonis Baarri II

SIDEE AKHRISKA U JECLAAN KARTAA? ‎1.‎ XADDID BUUGTA AAD RABTO IN AAD AKHRIDO.‎ Buugtu waa noocyo badan yihiin: Sheekooyin oo u ‎qaybsama khayaali iyo dhab. Buugta cilmiga ah, sida; ‎kuwa ganacsiga iyo siyaasada. Buugta dhiirrigelinta. ‎Iyo buugta cilmi gaar ah ku baraysa.‎ ‎2. ‎XULO BUUG TAYO LEH.‎ Buug walba oo aad aragto ha iska akhrin! Buugta qaarna ‎kuuma wanaagsana in aad akhrido, oo ama xogta ku jirta ‎ayaa sun maankaaga badalaysa ah, amaba waa la iska ‎xarxariiqay.‎ ‎3. MAXAY TAHAY SABABTA AAD RABTO IN AAD WAX U AKHRIDO.‎ Wax walba oo aad qabanayso waa in ay jirtaa sabab ka ‎danbeysa qabashada shaygaa, tusaale; waxaa jira dad wax ‎akhriya si hab qoraalkoodu u wanaagsanaado.‎ ‎4. BUUGTA KU MADADAALISA AKHRI.‎ Buugtu waa kuwo toos wax kuu bara, iyo kuwo si ‎madadaalo ah wax kuugu sheega. Haddaba haddii aad ku ‎cusubtahay wax akhriska ama aad xaalad cakiran ku sugan ‎tahay, kuwa ku madadaalinaya akhri. ‎5.‎ ISKU XIR AKHRISKA IYO ARRIMAHA KALE EE AAD DANEYSO.‎ Xiriir ha yeeshaan waxa aad qabato ama aad daneyso iyo buugta qaar, ‎waliba ha ahaadaan inta badan ee aad akhrido.‎ ‎6.‎ ISKA DHIG BUUGTA AAN KU CAJABIN.‎ Buugga marka aad xoogaa wado haddii aad dhibsato – ama ‎iin ku didinaysa ha lahaado amaba arrin kale – khasab ‎ma aha in aad sii wadaa. Dhig oo mid kale oo aad ku ‎qanacdo raadi.‎ ‎7.‎ AKHRISKU WAA ARRIN SHAKHSIYA.‎ Buugta aad danayso in aad akhrido waa wax adiga kuu ‎gaar ah, haddaba buugta aad jeceshay – haba ahaadaan wax ‎ummadda kugu hareeraysan ay neceb yihiine – akhri.‎ ‎8.‎ SAMEYSO JAWI KUU GAAR AH MARKA AAD BUUG AKHRINAYSO.‎ Akhrisku ama waa mid aad dareemahaaga oo dhan siinayso, ‎ama waa mid aad waqtiga isku dhaafinayso oo madadaalo ‎uun ah. Haddaba xaalada hore, jawi kuu gaar ah samayso, ‎matalan; marka aad wax akhrinayso, dadka ka dhex bax oo ‎meel bilaa buuq ah tag, shaah ama bun amaba wax aad ‎cabto diyaarso, taleefanka iska xir. iwm…‎ ‎9.‎ JOOGTEE WAX AKHRISKA.‎ Yaysan kaa noqon xiise iyo dhowr ayaamood, balse ‎joogtee maalin kasta ama maalin dhaaf, adigaa xaalkaaga ‎yaqaane.‎ ‎10. GOOR IYO WAQTI CAYIMAN QABSO.‎ Maalintii xilli gaar ah oo aad inta meel fariisato aad ‎wax akhrinayso qabso, masalan; subaxii, duhurkii amaba ‎marka aad sii seexanayso. Waqtigana qabso 1saac, 2saac amaba 30daqiiqo.‎ 11.‎ WAQTIGA FIRAAQADA AH UGU FAA’IIDAYSO WAX AKHRIS.‎ Mar kasta oo aad baxayso buug sii qaado, ma ogid xili ‎aad waqti firaaqo ah heli doontee.‎ ‎12. SARIIRTAADA MAR WALBA HA DHINAC YAALO, BUUG DOONAYA IN ‎AAD AKHRIDO.‎ Haddii aan si kale u dhigo, “Yaysan siriirtaada ‎dhinaceedu bilaa buug noqon.” Marka aad mid dhamaysaba ‎waa in aad mid cusub markaba soo dhigtaa.‎ ‎13. SAMEYSO LIIS BUUGTA AAD RABI LAHAYD IN AAD AKHRIDO.‎ Baraha bulshada waxaa maalin kasta la so dhigaa buug ‎cusub, waxaa jira bandhigyo iyo carwooyin, haddaba liis ‎u gaar ah buugta aad rajaynayso ama aad rabi lahayd ‎akhrintooda ku diiwaan gasho. Sidoo kale buugta aad ‎meel ku aragto sawir ka qaado, si aad liiska ugu ‎darsato hadhow.‎ ‎14. DABA QAL XOGTA QORAYAASHA AAD KA HESHAY HAB QORAALKA ‎BUUGTOODA.‎ Buug baad akhrida, waad ka heshay heer aad tiri, “Buug ‎la mida waligay ma akhrin\arkin.” Dee qoraagii buugaas ‎lahaa haka harin, daba qal oo buugtiisi kale raadi, ‎waxa uu soo wadana ka war hay.‎ ‎15. KU BIIR BARAHA IYO KOOXAHA AY QOROYAASHU KU MIDOOBEEN.‎ Waliba si xad ka bax ah ayay ugu soo badanayaan ‎gayigeena dhawaanahan! Boggag arrimaha akhriska xooga ‎saara iyo naadiyayaal ay ku midoobeen qorayaasha iyo ‎akhristayaashu.‎ ‎16. MARKA AAD MASHQUULSAN TAHAY DHAGAYSO BUUGTA MAQALKA AH.‎ Waxba kama dhacaan buugta la akhriyo, waqti yar bay ‎kugu qaadanaysaa dhammaynta buug, waana ka qiimo jaban ‎yihiin buugta waraaqda ah. Haddaba haddii aad tahay ‎ruux aan shaqaba ka dhammaan, marmarsiiyo aad buug ku ‎dhagaysan waydo ma jiro.‎ ‎17. TAG MAKTABADAHA GUUD EE WAX LAGU AKHRISTO EE KU YAAL ‎DEEGAANKAAGA.‎

@samewade - Garaadso intaadan guursan.pdf9.31 KB

photo content

photo content

DHALIISHA DHAQANKA SOOMAALIDA.pdf ·

"Dhaqanka Soomaalida, marka geela la dhacaayo, waxaa is raaci jiray dhowr nin oo shufto ah, oo ilmaadeera. Ama nin kaliya ayaa soo dhici jiray. Marrarka qaarkood, nimankaas geela dhacayaa waxay dili-jireen raga ay geela kasoo dhacayaan. Marrarka qaarkoodna, dhiig kumuu daadan jirin. Markay geela soo dhacaan, waxay geelaas keeni-jireen degaankooda. Inta aan geela la kala qaybsanin, waxaa loo yeedhi-jiray “sheekha” ama “wadaadka” reerka. Waa maxay sababta loogu yeedhayo “sheekha?” Sababtu waxay ahayd: maadaama uu geelu yahay geel lasoo dhacay oo xaaraan ah (booli ah), waxaa “sheekha” laga codsan-jiray inuu geela “xalaaleeyo.” “Sheekhu” wuxuu geela ku akhriyi-jiray “aayaddo Quraan” ah oo geela lagu xalaalaynayo. Aayadahaas Quraan-ka ah ee geela lagu xalaalaynayo, waxaa loo-yaqaanay: “Booli Reeb.” Ereyga “booli” micnihiisu waxaa weeye “xaaraan;” erayga labaadna waxaa weeye “reeb,” oo micnihiisu yahay in geela laga reebo xaaraanta; oo xalaal laga dhigo. Ereyga “booli” waxaa micnihiisa ku tusaaya, odhaahda Soomaaliyeed ee tidhaahda: “Hal booli-yi, nirig xalaala ma dhasho.” —DHALIISHA DHAQANKA SOOMAALIDA

photo content

Caawa insha Allah buug cusub aab idinla wadagi donaa

🔴CILMIGA NAFAQADA(NUTRITION) pdf ✪༺ ──•◈•── WAA KAN BUUGII LAWADA SUGAAYI HALKAN KA DEGSO XOGAA WAAN KASOO DIB DHACAY KA RAALI NOQDA ──•◈•──༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somalibook 🔐Join us ➠: @samewade 🔐Join us ➠: @samewadegroup 🔐Join us ➠: @suncodeacademy 🔐Join us ➠: @som_sub 🔐Join us ➠: @Aflaan 📚Join us ➠: @Buugaagbot ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪

🔴CILMIGA NAFAQADA(NUTRITION) pdf ✪༺ ──•◈•── BUUGA CILMIGA NAFAQADA WAA BUUGA LOO JECELYAHAY LOOGU RAADINTA BADAN YAHAY BUUGA
🔴CILMIGA NAFAQADA(NUTRITION) pdf ✪༺ ──•◈•── BUUGA CILMIGA NAFAQADA WAA BUUGA LOO JECELYAHAY LOOGU RAADINTA BADAN YAHAY BUUGAN WAXA UU KU QORAN YAHAY AFSOOMAALI HADII AAD RABTO SI AAN DHAQSO USOO DHIGNO KALIYA LIKE AMA LOVE SAAR ──•◈•──༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somalibook 🔐Join us ➠: @samewade 🔐Join us ➠: @samewadegroup 🔐Join us ➠: @suncodeacademy 🔐Join us ➠: @som_sub 🔐Join us ➠: @Aflaan 📚Join us ➠: @Buugaagbot ✪༺ ──•◈•── ──•◈•──༻✪

📚 Waadigii Nolosha...pdf ✪༺ ─•◈•─ ─•◈•─༻✪ 🔐Join us ➠: @Som_read 🔐Join us ➠: @som_wall 🔐Join us ➠: @somalibook 🔐Join us ➠: @samewade 🔐Join us ➠: @samewadegroup 🔐Join us ➠: @suncodeacademy 🔐Join us ➠: @som_sub 🔐Join us ➠: @Aflaan 📚Join us ➠: @Buugaagbot ✪༺ ─•◈•─ ─•◈•─༻✪

🔐 WAADIGII NOLOSHA .PDF □ □ □ □ 📄Waa buug xiisihiisa wata oo cajiib ah oo wx badan kaga hadlayaa nolosha 📍Qoraaga buuga :
🔐 WAADIGII NOLOSHA .PDF □ □ □ □ 📄Waa buug xiisihiisa wata oo cajiib ah oo wx badan kaga hadlayaa nolosha 📍Qoraaga buuga : c/Rashid A Mahamud Oo ku magac dheer BUKHAARI ⚙SIZE GA:1MB 📑PAGESKA :142 📥Download pdf format👇

Halkaan waxaad ka heleysaa waxyaabo badan Sida Xikmado Waxtar leh Sheekooyin Qosol badan Oraahyo jeceyl Xadiithyadii laga war
Halkaan waxaad ka heleysaa waxyaabo badan Sida Xikmado Waxtar leh Sheekooyin Qosol badan Oraahyo jeceyl Xadiithyadii laga wariyey nabigeena scw Following me Instagram 👇👇👇👇👇👇 https://www.instagram.com/wacyiga_bulshada?r=nametag

Qiima dhimistii Ciida Maanta ayay ku egtahay. Fadlan ka faaiideyso oo yaanay ku dhafin Mahadsanid. #Adobephotoshop #Adobeillu
Qiima dhimistii Ciida Maanta ayay ku egtahay. Fadlan ka faaiideyso oo yaanay ku dhafin Mahadsanid. #Adobephotoshop #Adobeillustrator F.G: dadkii hore isku diiwan giliyay ha inala soo xriiran si aan ugu darno groupka waxbarashada Habeen danbe insha Allah xiisada wey bilawanaysaa. Iska Diiwan gili @suldan_fiqi

Qiima dhimistii Ciida Maanta ayay ku egtahay. Fadlan ka faaiideyso oo yaanay ku dhafin Mahadsanid. #Adobephotoshop #Adobeillu
Qiima dhimistii Ciida Maanta ayay ku egtahay. Fadlan ka faaiideyso oo yaanay ku dhafin Mahadsanid. #Adobephotoshop #Adobeillustrator F.G: dadkii hore isku diiwan giliyay ha inala soo xriiran si aan ugu darno groupka waxbarashada Habeen danbe insha Allah xiisada wey bilawanaysaa.