es
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Ir al canal en Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Mostrar más

📈 Análisis del canal de Telegram SAMEWADE ACADEMY

El canal SAMEWADE ACADEMY (@samewade) en el segmento lingüístico de Somalí es un actor destacado. Actualmente la comunidad reúne a 17 283 suscriptores, ocupando la posición 11 622 en la categoría Educación y el puesto 490 en la región Somalia.

📊 Métricas de audiencia y dinámica

Desde su creación el невідомо, el proyecto ha mostrado un crecimiento acelerado, reuniendo a 17 283 suscriptores.

Según los últimos datos del 08 julio, 2026, el canal mantiene una actividad estable. En los últimos 30 días la variación de miembros fue de -196, y en las últimas 24 horas de 0, conservando un alto alcance.

  • Estado de verificación: No verificado
  • Tasa de interacción (ER): El promedio de interacción de la audiencia es 3.79%. Durante las primeras 24 horas tras publicar, el contenido suele obtener 1.05% de reacciones respecto al total de suscriptores.
  • Alcance de las publicaciones: Cada publicación recibe en promedio 655 visualizaciones. En el primer día suele acumular 181 visualizaciones.
  • Reacciones e interacción: La audiencia responde de forma activa: el promedio de reacciones por publicación es 0.

📝 Descripción y política de contenido

El autor describe el recurso como un espacio para expresar opiniones subjetivas:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Gracias a la alta frecuencia de actualizaciones (últimos datos recibidos el 09 julio, 2026), el canal mantiene la vigencia y un amplio alcance. La analítica demuestra que la audiencia interactúa activamente con el contenido, lo que lo convierte en un punto de referencia dentro de la categoría Educación.

17 283
Suscriptores
Sin datos24 horas
-347 días
-19630 días
Archivo de publicaciones
Quran Shorts.rar119.52 MB

Fariin inooga timid Eng Nasiib Farah Warsame Mid kamida Ardayda Dhamaystay Koorsooyiinkena Kala duwan. Arday kamida kuwa ugu
Fariin inooga timid Eng Nasiib Farah Warsame Mid kamida Ardayda Dhamaystay Koorsooyiinkena Kala duwan. Arday kamida kuwa ugu dadaalka Fiicna ka miro dhaliyay Dadaalkiisa Sidi kale joogtiyey inuu xirfadiisa sii hormariyo. Guul Wacan Alle haku barakeyo Xirfada aad baratay Adiga iyo dhaman Ardayda kaleba. @samewadeacademy

Maanta Waxaa si rasmi ah inoogu bilowday fasalada Cusub Dufcadii 11aad ee Graphic Design, Insha Allah waxan u rajeynaa guul s
Maanta Waxaa si rasmi ah inoogu bilowday fasalada Cusub Dufcadii 11aad ee Graphic Design, Insha Allah waxan u rajeynaa guul sido kale waxan rajeyna waxqabadkooda mudo 2 bil kadib inaan kuso bandhigno youtube channel-keena. _________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.

Bakery Resources.rar40.46 MB

Soon lasoomo ramadaan kadib waxaa ufadli badan bishaan aan kujirno oo ah bisha allah ee muxaram rasuulkeena naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee waxa uu yiri "  قَالَ رَسُولُ اللَّه ﷺ: أَفْضَلُ الصِّيَامِ بعْدَ رَمضَانَ: شَهْرُ اللَّهِ المحرَّمُ، وَأَفْضَلُ الصَّلاةِ بَعْد الفَرِيضَةِ: صَلاةُ اللَّيْلِ رواه مسلمٌ." ■Maanta oo ah maalin isniin ah muxaram waa 9 maalinka kuxigo oo ah 10ka muxaram neh waa maalinkii caashuura ee Nabi muuse ilaahey bad-baadiyay , fircoona lahalaagay . Soonka labadaas maalin waa suno aad ufadli badan kafaa ideesta walalayaal ■Hadaadan awoodin inaat soonto xuska allah badi maalmahaan Wq:Ismail Abduweli

Diiwan Gilinta Dufacadii 11aad waxaa inooga haray 2 Maalin kaliya Ka fa'iideyso Intaysan kaa xermin. Koorsada waa Online, Fas
Diiwan Gilinta Dufacadii 11aad waxaa inooga haray 2 Maalin kaliya Ka fa'iideyso Intaysan kaa xermin. Koorsada waa Online, Fasaladda waa Photoshop, Illustrator Iyo InDesign Midkiiba waa Fasal gaar ah. MahadSanid.

Diiwan Gilinta Dufacadii 11aad waxaa inooga haray 3 Maalin kaliya Ka fa'iideyso Intaysan kaa xermin. Koorsada waa Online, Fas
Diiwan Gilinta Dufacadii 11aad waxaa inooga haray 3 Maalin kaliya Ka fa'iideyso Intaysan kaa xermin. Koorsada waa Online, Fasaladda waa Photoshop, Illustrator Iyo InDesign Midkiiba waa Fasal gaar ah. MahadSanid.

Mensaje de voz07:34

Fursad Muhiim ah Diiwan gilinta #Dufcadii_11aad Waxa inoo bilowday Diiwan gilinta Fasalada Cusub ee Graphic Design-ka Waxan r
Fursad Muhiim ah Diiwan gilinta #Dufcadii_11aad Waxa inoo bilowday Diiwan gilinta Fasalada Cusub ee Graphic Design-ka Waxan rajeynaa Inaad Fursadan ka fa'iideysan doontid. ______________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.

Resources Poster.rar7.85 MB

Diiwan Gilinta Dufacadii 3aad ee Video Editing waxaa inooga haray Maalin kaliya Ka fa'iideyso Intaysan kaa xermin. F.G: Waxay
Diiwan Gilinta Dufacadii 3aad ee Video Editing waxaa inooga haray Maalin kaliya Ka fa'iideyso Intaysan kaa xermin. F.G: Waxay Cashirada Si rasmi ah u bilaabanayaan Maalinka Berito Sabti 06 July, 2024. Software-ka Lagu dhiganaayo Adobe Premier Pro. MahadSanid. ______________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.

Diiwan Gilinta Dufacadii 3aad ee Video Editing waxaa inooga haray 3 Maalin kaliya Ka fa'iideyso Intaysan kaa xermin. F.G: Wax
Diiwan Gilinta Dufacadii 3aad ee Video Editing waxaa inooga haray 3 Maalin kaliya Ka fa'iideyso Intaysan kaa xermin. F.G: Waxay Cashirada Si rasmi ah u bilaabanayaan Maalinka Sabti 06 July, 2024. Software-ka Lagu dhiganaayo Adobe Premier Pro. ______________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.

Diiwan Gilinta Dufacadii 3aad ee Video Editing waxaa inooga haray 5 Maalin kaliya Ka fa'iideyso Intaysan kaa xermin. F.G: Wax
Diiwan Gilinta Dufacadii 3aad ee Video Editing waxaa inooga haray 5 Maalin kaliya Ka fa'iideyso Intaysan kaa xermin. F.G: Waxay Cashirada Si rasmi ah u bilaabanayaan Maalinka Sabti 06 July, 2024. Software-ka Lagu dhiganaayo Adobe Premier Pro. MahadSanid. ______________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300