es
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Ir al canal en Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Mostrar más

📈 Análisis del canal de Telegram SAMEWADE ACADEMY

El canal SAMEWADE ACADEMY (@samewade) en el segmento lingüístico de Somalí es un actor destacado. Actualmente la comunidad reúne a 17 320 suscriptores, ocupando la posición 11 611 en la categoría Educación y el puesto 489 en la región Somalia.

📊 Métricas de audiencia y dinámica

Desde su creación el невідомо, el proyecto ha mostrado un crecimiento acelerado, reuniendo a 17 320 suscriptores.

Según los últimos datos del 30 junio, 2026, el canal mantiene una actividad estable. En los últimos 30 días la variación de miembros fue de -187, y en las últimas 24 horas de -4, conservando un alto alcance.

  • Estado de verificación: No verificado
  • Tasa de interacción (ER): El promedio de interacción de la audiencia es 4.27%. Durante las primeras 24 horas tras publicar, el contenido suele obtener 1.09% de reacciones respecto al total de suscriptores.
  • Alcance de las publicaciones: Cada publicación recibe en promedio 740 visualizaciones. En el primer día suele acumular 188 visualizaciones.
  • Reacciones e interacción: La audiencia responde de forma activa: el promedio de reacciones por publicación es 0.

📝 Descripción y política de contenido

El autor describe el recurso como un espacio para expresar opiniones subjetivas:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Gracias a la alta frecuencia de actualizaciones (últimos datos recibidos el 01 julio, 2026), el canal mantiene la vigencia y un amplio alcance. La analítica demuestra que la audiencia interactúa activamente con el contenido, lo que lo convierte en un punto de referencia dentro de la categoría Educación.

17 320
Suscriptores
-424 horas
-757 días
-18730 días
Archivo de publicaciones
Buugan xiisaha badan qofkii raba waa diyaar waxadna ka heli kartaa groupkeena kale ee 📚MATAANIHII JACEYLKA.... PDF 📕 🦋 ➠Ch
Buugan xiisaha badan qofkii raba waa diyaar waxadna ka heli kartaa groupkeena kale ee 📚MATAANIHII JACEYLKA.... PDF 📕 🦋 ➠Channel: @Som_read 🦋 ➠Channel: @Som_wall 🦋 ➠Channel: @somalibook ❤️Buug Codso:@buugaagbot

Buuga furaha guusha waa buug aad u muhiim ah kaas oo anfacaya dhamaan yar iyo weyn kuwaas oo raba inay ganacasi sameyaan ama
Buuga furaha guusha waa buug aad u muhiim ah kaas oo anfacaya dhamaan yar iyo weyn kuwaas oo raba inay ganacasi sameyaan ama ay bartaan sida loo sameyo ganacsi Insha allah saacado kadib aan soo dhigaynaa wax yar usii dulqaata

📚ku macaanso karitaada.... PDF 📕 🦋 ➠Channel: @Som_read 🦋 ➠Channel: @somalibook ❤️Buug Codso:@buugaagbot ------------------------------- Sorry iga raali ahaad waan la soo yara daahay mhdsanidii sida noogarabtaagantiin ❤️👍 inaga qar xiya

Asxaabta waxaan idinka raali galinayaa buug in aan idinkala daahay mardho saacadu markay tahay 1:00 PM geeska Africa soo fasxaynaa 👏👏👏👏👏👏👏sorry sorry

📚ku macaanso karitaada.... PDF 📕 🦋 ➠Channel: @Som_read 🦋 ➠Channel: @somalibook ❤️Buug Codso:@buugaagbot -----------------
📚ku macaanso karitaada.... PDF 📕 🦋 ➠Channel: @Som_read 🦋 ➠Channel: @somalibook ❤️Buug Codso:@buugaagbot ------------------------------- Hadii caawa <b>likeda</b>👍 iyo <b>love ka</b> ❤️ min 30 gaadhsiisaan dhakhso soo dhigayaa.

Lk asxaapta sidan oo dhan miyaa xaasid utihiin kolay maya wxaan filayaa in aad ilmaamteen ❤️👍 love like ii qarxiya 👏

Sorry asxaabta waan idinkalasoo daahnay buug

📚SAHANKII RICHARD.... PDF 📕 🦋 ➠Channel: @Som_read 🦋 ➠Channel: @somalibook ❤️Buug Codso:@buugaagbot

Asxaabta ❤️👍 soo qarxiyo qoordhow soo dhacayaa buugaasi👆

📚SAHANKII RICHARD.... PDF 📕 🦋 ➠Channel: @Som_read 🦋 ➠Channel: @somalibook ❤️Buug Codso:@buugaagbot
📚SAHANKII RICHARD.... PDF 📕 🦋 ➠Channel: @Som_read 🦋 ➠Channel: @somalibook ❤️Buug Codso:@buugaagbot

Sahankii Richard cidii raadin jirtay iyo cidii u hamuum qabtay wuu yimi buugan ee linkga CHANNEL ka hoos soo dhigi soono hala
Sahankii Richard cidii raadin jirtay iyo cidii u hamuum qabtay wuu yimi buugan ee linkga CHANNEL ka hoos soo dhigi soono hala sii share gareeyo Mahadsanid wllyaal

❤️👍 ma dhib ayeye idinku tahay wllalyaal okay maba soo raacindoono hada kadib hadii caawa 20❤️ ama 👍 aad nagaadhsiin waydaan

                                          DHIIRIGELIN:  Dhiirigelintu waa sida cunto maskaxda la siinayo kagama dhergasid hal fadhi waa in aad ku soo noqnoqodka badisaa. Dhiirigalintu waa dhaqaajiyaha naftaada waa ka sabab u noqda inuu qofku uu qabto hawl heerkeedu aad u sareeyo, gaadhsiyana natiijo aad u wayn waana furuha keena inuu qofku gaaro guul,ogsoonaw gaadhigu ma socdo bilaa shidaal, dadkuna waa sidoo kale guul ma gaaran ilaay helaan dhaqaajiye (dhiirigalin) Hadaba dhaqaajiyaha nafeed waxaad kuheli kartaa adigoo naftaada tuso aragti fiican sidaa ayaad guul ku gaari kartaa.Dhiirigalinta waxaa kamid ah ineey dadku kugu dhiirigaliyaan, inuu waalidkaaga ku dhalay kugu dhiirigaliyo hankaaga iyo himiladaada ama inaad adigu naftaada isku dhiirigaliso wanaaga. Qofka bini aadanka haduu helo dhiirigalin iyo daryeel joogta ah waxaan shaki ku jiri inuu nolosha guul ka gaari kuna noolaan si farxad leh. Miyaadan is dhiirigalin karin ? sidee u samaysan laheed dhiirigalin joogta ah ? Haa waad is dhiirigalin kartaa waanad samaysan kartaa adigoo adeegsanaya qodobadan  Naftaada ku kalsoonaaw Wakhtiga ka faaiidayso Warqad ku qoro waxyaalaha ku dhiirigaliya Dhagayso muxaadirooyinka ku dhiirigalinayo Aragti fog yeelo Yeelo yool   Naftaada adigu dhiirigali adigoo u adeegsanayo hadalo dhiirigalin ah kuna dheh waad guulaysan kartaa.iwm Ereyo dhiirigalin ah  Waad guulaysan kartaa  ha cabsan  Waad kartaa  waad baran kartaa  Isku day  halyeey ayaa tahay  Way fududahay  hormuud ayaa tahay  Waad ka soo bixi kartaa  waad samayn kartaaa  Hore u soco  Karti ayaad leedahay  way dhib yartahay  Adkayso --------------'XX-------------- Soogudbintii QADAR ADAM

hye masuul

Sxp diiri galin uga dhig

Asxaabta madama buugaan uu page yar uu kakoobanyahay waxaan idinku soo daraa buug kale

✍gabadhii-labada-reer-.pdf😱 ╭━═━⊰✒️📖🖋⊱━═━ 👍 channel :@somalibook ❤️Codso: @Buugaagbot ╰━═━⊰✒️📖🖋⊱━═━╯