cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegaciΓ³n. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Somali Investment ltdπŸ’΅πŸ“Š

Waxyabaha an Qabano Waxaa Kamid ah πŸ‘‰Maalgalinta Lacagah yaryar πŸ‘‰Maareynta Account Kaaga πŸ‘‰Maalgashiga Lacagaha Crypto Currency

Mostrar mΓ‘s
Finlandia3 229El idioma no estΓ‘ especificadoEducaciΓ³n85 324
Publicaciones publicitarias
663
Suscriptores
Sin datos24 horas
+57 dΓ­as
+4430 dΓ­as

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay shir wadatashi ah oo ku saabsan wada-hadaladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub ee dhinacyada maalgashiga iyo ganacsiga oo ah mashruuc cusub oo ay maalgeliyay Midowga Yurub. Shirka waxaa khudbado furitaan ah ka jeediyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Qorsheynta Qaranka, Mudane Maxamed Shire iyo Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane Maxamed Saneey Dalmar, iyo madax ka socotay Midowga Yurub. Mashruucan ayaa looga golleeyahay in ay ku kulmaan islamarkaana uu kor u qaado wada-shaqeynta ka dhaxeysa Wadamada Midowga Yurub iyo Ganacsatada Soomaaliyeed. Sidoo kale, mashruucan waxa uu fududeynayaa in wadamada Midowga Yurub ay maalgashi ku sameeyaan gudaha dalka Soomaaliya.
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
Shirka Caalmiga ah ee Maalgashiga Soomaaliya ayaa hadda ka furmay Muqdisho. Agaasimaha SOMIVEST, Maxamed Dhuubow, ayaa soo dhoweeyay martida, wuxuuna Hormuud, Salaam Bank, BECO iyo Buruuj uga mahadceliyay taabbagelinta shirkan, oo ay ka soo qeybgaleen Madaxda Dowladda, hay'adaha ka shaqeeya mashaariicda, ganacsatada, maalgashadayaal caalami ah iyo marti sharaf kale. #SIICO2022 #BECO #Hormuud #Salaambank #Buruuj
Mostrar todo...
πŸ‘ 1
Photo unavailableShow in Telegram
Shirka Caalmiga ah ee Maalgashiga Soomaaliya ayaa hadda ka furmay Muqdisho. Agaasimaha SOMIVEST, Maxamed Dhuubow, ayaa soo dhoweeyay martida, wuxuuna Hormuud, Salaam Bank, BECO iyo Buruuj uga mahadceliyay taabbagelinta shirkan, oo ay ka soo qeybgaleen Madaxda Dowladda, hay'adaha ka shaqeeya mashaariicda, ganacsatada, maalgashadayaal caalami ah iyo marti sharaf kale. #SIICO2022 #BECO #Hormuud #Salaambank #Buruuj
Mostrar todo...
Ismail Abdalla, the head of Investment Facilitation and Support Section of the Somalia Investment Group (SOMINVEST) at the Ministry of Planning, Investment and Economic Development of Somalia, has attended a two-day workshop on β€œNew Approaches to International Investment Agreements in Africa” which took place in Casablanca, Morocco, from January 30-31 2024. The workshop was vital to boost SOMINVEST’s overall capacity in initiating and negotiating a mutually beneficial Bilateral Investment Treaties for Somalia. The workshop was organized by UNCTAD in Cooperation with the Islamic Development Bank (IsDB).
Mostrar todo...
Agaasimaha Xafiiska Dhiiragelinta Maalgashiga Soomaaliya ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamed Dubo iyo qaar ka mida hawlwadeenada xafiiska ayaa maanta kulan miro dhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda mas’uuliyiin ka socotay Bankiga Ziraacaat KatΔ±lΔ±m Soomaaliya, waxaana ay ka wada hadleen Mashaariicda Maalgashi ee u qorsheysan bangiga in uu gudaha Soomaaliya ka hirgeliyo. Xafiiska Dhiiragelinta Maalgashiga Soomaaliya iyo Bangiga Ziraacaat waxa ay Ka wada shaqeynayaan in maalgashi ballaaran lagu sameeyo qeybaha muhiimka u ah Soomaaliya iyadoo laga faa’ideysanayo xariirka wanaagsan ee Bangigu la leeyahay hay’adaha maaliyadeed ee Caalamiga ah. @Somaliinvestment
Mostrar todo...
πŸ₯° 1
Photo unavailableShow in Telegram
Nagu so biir Teamkayga Samee lacago maalin walba πŸ€‘πŸ’΅βœ…
Mostrar todo...
ogow wllo πŸ•΅οΈβ€β™‚οΈβ ‚-howraarsan iyo sanad wacan kadib, Codsiyo aad u baday awgeed waxaan go,aansanay oo aan bilownay π™΅πšŠπšœπšŠπš•πš”πš’πš’ 3aad ee π™΄πšπš‘πš’πšŒπšŠπš• π™·πšŠπšŒπš”πš’πš—πšπšŠ πš‚πš’πšπš’πš’ π™²πšŠπšŠπšπšŠπšπšž π™°πš‘πšŠπš’πš πšœπšŠπš—πšŠπšπš”πš’πš’πš‹πšŠ πš•πšŠπš‹πšŠ πš“πšŽπšŽπš› πšŠπš’πšŠπšŠπš— πššπšŠπšŠπšπšŠπš— jirnay πšŠπš›πšπšŠπš’ hada waxaan ka dhigi doonaa 3 jeer ,πš†πšŠπš‘πšŠπšŠ π™±πš’πšœπš‘πšŠπš— 3 ilaa 5 πš€πšŠπšŠπšπšŠπš— π™³πš˜πš˜πš—πšŠ π™°πš›πšπšŠπš’ π™²πšžπšœπšžπš‹ 𝚘𝚘 π™±πš’πš•πš˜πš  πš’πš’πš˜ π™³πš‘πšŽπš‘ πšπš‘πšŽπš‘πšŠπšŠπšπšŠ. π™·πšŠπšπšŠπš‹πšŠ π™΅πšŠπšœπšŠπš•πš”πš’πš’πš‹πšŠ πš†πšŠπšŠ 70 π™°πš›πšπšŠπš’, πš†πšŠπš‘πšŠ πš•πšŠ πš€πšŠπšŠπšπšŠπš—πšŠπš’πšŠπšŠπš—πšŠ πš†πšŠπšŠ hal Fasal 𝚘𝚘 πš”πšŠπš•πš’πš’πšŠ πš’πš—πšπšŠπšŠπš—πšŠπš’ π™±πš’πšœπš‘πšŠ πšπšŠπšŠπšπš‘πš’πš— π™·πš˜πš›πšŽ πš„ πšπšŠπšŠπšπš‘ πš‚πš‘πšžπš›πšžπšžπšπšŠπš‘πšŠ π™ΌπšŠπš‘πšŠ 𝚠𝚊𝚑 𝚊𝚍𝚊𝚐 π™΅πšŠπšπš•πšŠπš— πš‚πš˜πš˜ π™ΆπšŠπš• πššπšŠπš’πš‹πšπšŠ π™Έπšœπššπš˜πš›πš’πšœπšπšŠ https://t.me/E_Somalihacking β β’Ύβ–‘β–’β–“β–ˆβ–ˆ hadii aad Xiisayso la xidhiidh @inapoqor7 π™ΌπšŠπš‘πšŠπšπšœπšŠπš—πš’πš.
Mostrar todo...
4.24 MB
Sheeg Dalka Kaliya ee Ka Mid ah Dalalka Carabta oo aan Gudiihiisa aan Laheen "Dhul Saxaro ah" - Desert ? Jawab Wacan.....Anonymous voting
  • Iran
  • Egypt
  • Lebanon
  • Moroco
  • Afghanistan
0 votes
Ciid Wanagsan Dhamaan Dadkii aan ka beermow Nabad iyo Caafimaad ku Ciida meel Walba oo Aduunka ka jogtaan .Caruurta halaga farxiyo .. masakiinta xoolaha la qalaayo Wax halaga siiyo inshalah .πŸ™
Mostrar todo...
Buurta "Toubkal" oo ah Buurta Ugu Dheer Dunida Carabta Sheeg Wadanka ay ku Taalo..?Anonymous voting
  • Saudi Arabia
  • Egypt
  • Moroco
  • Arab Emirates
  • IRAN
  • Sudan
0 votes
Archivo de publicaciones
Elige un Plan Diferente

Tu plan actual sΓ³lo permite el anΓ‘lisis de 5 canales. Para obtener mΓ‘s, elige otro plan.