es
Feedback
Maymuun thoughts ❤️😊

Maymuun thoughts ❤️😊

Ir al canal en Telegram

Soo dhowoow is ku day inaad cid nagusoo biiriso hal qofna ha ahaatee adiga oo linkiga zhere gareynaya halkaan waxaad ka helaysaa fikrado ku cajabiya♥️ Wixii talo ah halkan igalasoo xidhiidh💚👇 @Maymuuncali https://t.me/Audiobook2s 2021-5-24

Mostrar más

📈 Análisis del canal de Telegram Maymuun thoughts ❤️😊

El canal Maymuun thoughts ❤️😊 (@noqoxiddig) en el segmento lingüístico de Somalí es un actor destacado. Actualmente la comunidad reúne a 14 878 suscriptores, ocupando la posición 5 854 en la categoría Religión y espiritualidad y el puesto 553 en la región Somalia.

📊 Métricas de audiencia y dinámica

Desde su creación el невідомо, el proyecto ha mostrado un crecimiento acelerado, reuniendo a 14 878 suscriptores.

Según los últimos datos del 13 junio, 2026, el canal mantiene una actividad estable. En los últimos 30 días la variación de miembros fue de -278, y en las últimas 24 horas de 2, conservando un alto alcance.

  • Estado de verificación: No verificado
  • Tasa de interacción (ER): El promedio de interacción de la audiencia es 4.24%. Durante las primeras 24 horas tras publicar, el contenido suele obtener 0.70% de reacciones respecto al total de suscriptores.
  • Alcance de las publicaciones: Cada publicación recibe en promedio 631 visualizaciones. En el primer día suele acumular 104 visualizaciones.
  • Reacciones e interacción: La audiencia responde de forma activa: el promedio de reacciones por publicación es 1.

📝 Descripción y política de contenido

El autor describe el recurso como un espacio para expresar opiniones subjetivas:
Soo dhowoow is ku day inaad cid nagusoo biiriso hal qofna ha ahaatee adiga oo linkiga zhere gareynaya halkaan waxaad ka helaysaa fikrado ku cajabiya♥️ Wixii talo ah halkan igalasoo xidhiidh💚👇 @Maymuuncali https://t.me/Audiobook2s 2021-5-24

Gracias a la alta frecuencia de actualizaciones (últimos datos recibidos el 14 junio, 2026), el canal mantiene la vigencia y un amplio alcance. La analítica demuestra que la audiencia interactúa activamente con el contenido, lo que lo convierte en un punto de referencia dentro de la categoría Religión y espiritualidad.

14 878
Suscriptores
+224 horas
-487 días
-27830 días
Archivo de publicaciones
🌙☪️ Hambalyo! Team Somali 🧕🌙 ━━━━━ 1️⃣ 🌙 Diinta & Duunyada 🌙 15k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 16k 👉
🌙☪️ Hambalyo! Team Somali 🧕🌙 ━━━━━ 1️⃣ 🌙 Diinta & Duunyada 🌙 15k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 16k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 18k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 19k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 17k 👉 👉 Taabo halkan 🌙 26k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━ 2️⃣ ✨ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️ ✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 26k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 42k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 16k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan ✨ 19k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━━ 3️⃣ 📚 Buugaag & Akhris 📖 76k 👉 👉 Taabo halkan 📖 160k 👉 👉 Taabo halkan ━━━━━━━━━━━━━ 🎯 13k 👉 👉 Taabo halkan 🛠 27k 👉 👉 Taabo halkan 🇬🇧 15k 👉 👉 Taabo halkan 🎓 28k 👉 👉 Taabo halkan 🇸🇦 11k 👉 👉 Taabo halkan ❓❓❓❓ 📭 Powered by: 👉 Taabo halkan 📵ku hel Buugaagta Emailkaaga

❓❓Most Respected SomaliChannels

Wll {name} Ku soo dhwoow {group} keena Inaad wax badan ka Faaiido ayaa Ku Rajo weynahay Hadii Wax Deg deg jiraa Fadlan Call @Mfaratoon

🌙☪️Hambalyo🧕🌙 1️⃣🌙 Aqoon & Fasalo 🎓📖 🎯 13k 👉 @maanhage 🎯 27k 👉 @Farsamada 🎯 15k 👉 @Somalienglish1 🎯 28k 👉 @Somalienglish3 🎯 11k 👉 @Somaliarabic 2️⃣ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️ ✨ 18k 👉 @Hasancaashaq ✨ 20k 👉 @dareen_side ✨ 26k 👉 @KobciAqoontaada2 ✨ 18k 👉 @QalbiDhaye143 ✨ 42k 👉 @XikmadoSom ✨ 16k 👉 @Noqoxiddig ✨ 20k 👉 @Dunnidasuugaanta ✨ 19k 👉 @AishaAhmed99 3️⃣ Buugaag & Akhris 📚📖 76k 👉 @Somalilibrary 📖 160k👉 @Somalibooks 4️⃣ Diinta & Duunyada 🌙 🌙 15k 👉 @kalimakariim 🌙 20k 👉 @Al_xakiim 🌙 16k 👉 @Albaanichannel252 🌙 18k 👉 @hogaan_Dumar 🌙 20k 👉 @dareen_side 🌙 19k 👉 @Diinteenna_Macaan 🌙 17k 👉 @Etminnan7 🌙 26k 👉 @Quruxdaislaamka ——🫡- 📭Powered by: @Baahiyebot

AnimatedSticker.tgs0.04 KB

DEG DEG🔥 DAGAALKA IIRAAN: MARAYKANKA & ISRAA'IIL OO HADA WEERARO WAAWEYN ISKU WADA HADA . 📅 28 Febraayo 2026
AdduunkA iyo bariga dhexe ayaa galay xaalada dagaal. Galabnimadii maanta, Maraykanka iyo Israa'iil ayaa si wadajir ah weerar xooggan ku qaadeen Iiraanka — taas oo ah mid ka mid ah weeraradii ugu waaweynaa bari dhexe.
💥 MAXAA DHACAYA HADA?

Iimaanku ma aha wax mar walba isku heer ah. Mararka qaar qalbiga ayaa jilca, qofkuna wuxuu dareemaa inuu aad ugu dhow yahay A
Iimaanku ma aha wax mar walba isku heer ah. Mararka qaar qalbiga ayaa jilca, qofkuna wuxuu dareemaa inuu aad ugu dhow yahay Alle, salaaddana si qiiro leh ayuu u tukadaa, xataa wuu ku ooyaa salaadda dhexdeeda. Marar kalena qalbigu wuu qallalaa, cibaadadu waxay noqotaa culays, qofkuna wuu is weydiiyaa waxa is beddelay. Hadaba ma ahan munaafaqnimo ee waa dabeecadda bani’aadamka. Iimaanku wuu kordhaa marka la adeeco Alle, wuuna yaraadaa marka la dayaco Alle Buugga (Because i want Jannah) Haddii aad lakulanto dhacdo noocaan ah, haniyad jabin waxaad tahay Muslim wanaagsan oo leh qalbi dareemaya Sax-naanshihiisa iyo khalad ahaanshihiisa. Ramadan Mubarak

Alahamdulilah. Mahad oo dhan Allaah baa iska leh, kaasoo ii suurtageliyey qorista iyo dhamaystirka buugayga koowaad ee Daryee
Alahamdulilah. Mahad oo dhan Allaah baa iska leh, kaasoo ii suurtageliyey qorista iyo dhamaystirka buugayga koowaad ee Daryeel Hooyo. Waxaan rajaynayaa in buuggani noqdo mid isbeddel togan u horseeda hooyooyinkeena, kor u qaada wacyigooda caafimaad, una noqda iftiin iyo garab ay ku tiirsadaan xilliyada uurka iyo dhalmada.❤️

إِنَّمَا يُوَفَى الصَّابِرُونَ أَجْرَهُمْ بِغَيْرِ جِسَّابِ llaahay Swt wuxuu yiri "Kuwa sabra abaal marintoodu waa xisaab la
إِنَّمَا يُوَفَى الصَّابِرُونَ أَجْرَهُمْ بِغَيْرِ جِسَّابِ llaahay Swt wuxuu yiri "Kuwa sabra abaal marintoodu waa xisaab la'aan" Qofka sooman, wuxuu u sabray cunid la'aan, Cabid la'aan, Qur'aan akhris badan, Salaadda o waqtigeeda uu tukado, xanaaq la'aan iyo kuwo kale oo badan. Sidaa darteed Soonku waa tusaale weyn oo sabirka ah Ilaahay Abaal marinteenna haka dhigo Xisaab la'aan

👺👺 Somaliyeed aan ka shaqeynin...👺👺
👺👺 Somaliyeed aan ka shaqeynin...👺👺

🌙🌙☪️Waatan🧕☪️🌙🌙 1️⃣ Diinta & Duunyada ☪️🌍 🌙 15k 👉 @kalimakariim 🌙 20k 👉 @Al_xakiim 🌙 16k 👉 @Albaanichannel252 🌙 18k 👉 @hogaan_Dumar 🌙 20k 👉 @dareen_side 🌙 19k 👉 @Diinteenna_Macaan 🌙 17k 👉 @Etminnan7 🌙 26k 👉 @Quruxdaislaamka 2️⃣ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️ ✨ 18k 👉 @Hasancaashaq ✨ 20k 👉 @dareen_side ✨ 26k 👉 @KobciAqoontaada2 ✨ 18k 👉 @QalbiDhaye143 ✨ 42k 👉 @XikmadoSom ✨ 16k 👉 @Noqoxiddig ✨ 20k 👉 @Dunnidasuugaanta ✨ 19k 👉 @AishaAhmed99 3️⃣ Buugaag & Akhris 📚✨ 📖 76k 👉 @Somalilibrary 📖 160k👉 @Somalibooks 📖 42k 👉 @kobciyebooks 4️⃣ Aqoon & Fasalo 🎓📖 🎯 13k 👉 @maanhage 🎯 27k 👉 @Farsamada 🎯 15k 👉 @Somalienglish1 🎯 28k 👉 @Somalienglish3 🎯 11k 👉 @Somaliarabic ——————————————— 🔥 AI-Farsamada AI 🔥 💡 Baro AI🚀@Farsamada

💯13+📍Waatan-👺👌😂

AnimatedSticker.tgs0.15 KB

❤️MAKE SOMALI CREAT AGAIN
❤️MAKE SOMALI CREAT AGAIN

🚴🏼‍♀️ Fadlan Nagu Soo biir hadii Doonayso Meel Cilmi aqoon taalo
🚴🏼‍♀️ Fadlan Nagu Soo biir hadii Doonayso Meel Cilmi aqoon taalo

Somali Team 💢😍
1. Religion & Culture ☪️
🕌 @kalimakariim ― 15K 🕌 @Al_xakiim ― 20K 🕌 @Albaanichannel252 ― 16K 👩‍🦰 @hogaan_Dumar ― 18K 💖 @dareen_side ― 20K 🌷 @Diinteenna_Macaan ― 19K 📿 @Etminnan7 ― 17K 🌸 @Quruxdaislaamka ― 26K
2. Knowledge & Wisdom 💡
@Hasancaashaq ― 18K 💬 @dareen_side ― 20K 📘 @KobciAqoontaada2 ― 26K 💭 @QalbiDhaye143 ― 18K 🌟 @XikmadoSom ― 42K 💫 @Noqoxiddig ― 16K 📖 @Dunnidasuugaanta ― 20K 🌼 @AishaAhmed99 ― 19K
3. Books & Reading 📚
📗 @Somalilibrary ― 76K 📘 @Somalibooks ― 160K 📙 @kobciyebooks ― 42K
4. Languages & Learning 🌍
🎯 @maanhage ― 13K 🛠 @Farsamada ― 27K 🇬🇧 @Somalienglish1 ― 15K 🎓 @Somalienglish3 ― 28K 🇸🇦 @Somaliarabic ― 11K
🔥 Opportunities & Ads Services
🎯 Reach 500K+ viewers! 📢 Largest Channel: @SOMALIBOOKS 🎬 Qaraami: @ALFAGHI🥉 🤖 Bot: @Buugaag_bot