cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Hano Quluuptooda 🥺

Qudhayda mar uun udaaa Qudhaada ha daawatee😒

Mostrar más
Publicaciones publicitarias
3 830
Suscriptores
-324 horas
+567 días
+24930 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Photo unavailableShow in Telegram
Haa, waxaad iska dhigaysaa qof ka gudbay xanuunka iyo dhaawaca ay kuu geysteen. Xidhiidhadii kaa burburay, iswaagii nafta ku dhuftay, saaxiibkaagii garabkaaga ka baxay, dadkii milgaha lahaa ee ay geeridu kaa wadatay iyo duruufaha waayuhu kugu leyriyeen iyo... Waxaas oo dhan weli dhaawacoodii waad la ildarantahay oo waad la tacaalaysaa, lkn waxaad iska dhigaysaa qof ka gudbay.
Mostrar todo...
😢 5
Haa, waxaad iska dhigaysaa qof ka gudbay xanuunka iyo dhaawaca ay kuu geysteen. Xidhiidhadii kaa burburay, iswaagii nafta ku dhuftay, saaxiibkaagii garabkaaga ka baxay, dadkii milgaha lahaa ee ay geeridu kaa wadatay iyo duruufaha waayuhu kugu leyriyeen iyo... Waxaas oo dhan weli dhaawacoodii waad la ildarantahay oo waad la tacaalaysaa, lkn waxaad iska dhigaysaa qof ka gudbay.
Mostrar todo...
Adkaa inaad tidhaahdo nabadgelyo, isagoo qalbigu rabba inaad la sii joogto. 💔😥
Mostrar todo...
💔 5
Photo unavailableShow in Telegram
dhambaal dheer ayaan kuu soo qoray, kadib waxaan xasuustay inaadan jeclayn fariimaha dhaadheer, markaasaan tirtiray badhkood, markaasaan xasuustay inaadan jeclayn wax akhrinta, markaas ayaan tirtiray intooda badan, ilaa aan hal kelmad ku soo qoray, oo udhignayd "waankuu xiisay waana ku jeclahay" waxaana xasuustay inaadan i jeclayn, markaas ayaan tirtiray mobilekana damiyay.😢
Mostrar todo...
😢 6
https://t.me/addlist/-UM3DrFiOQBmODI0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad2 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
Mostrar todo...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 97 chats.

👍 1
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
Mostrar todo...
💻 ONLINE MARKET⌨
📖 TAFSIIRKA QURANKA
تعلم اللغةالعربية 📕
📕 تعلم حديث
🌙 التقويم الهجري
🕋 QUR'AN REMINDER
📚 Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA 🖼
LEARN ARABIC WITH MUSAB 📚
ENGLISH CONVERSATION 📙
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
🖥IIBIYE ONLINE🖨
XIFDINTA QUR'ANKA
✊Team kordhis🫠
🤝ADMIN
Naga mid ma ahan nimanka farriimaha iyo wicitaanada dumarka degdegga uga jawaaba, kuwa raggana dib u dhiga ama ismoogeysiiya. Ama ninka nin kale u caaya si uu isaga dhaadhiciyo gabar! U soo laabta ragannimada, doqoma yahow.😐
Mostrar todo...
🤣 8
Photo unavailableShow in Telegram
Haduu ilaahay igu yiraahdo adoonkaygow Markasta maxaad la ilmeysaa Ma waxaan usheegaa Magacaaga.😔
Mostrar todo...
😢 8👍 1
Repost from N/a
🎁🦋KOOXDA MIDNIMO🦋🎁 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ https://t.me/Qalbitabat14 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/wdDvsbTm6IY2ODRk
Mostrar todo...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 88 chats.

Naxariis iyo nabad galyo korkooga ha ahaato kuwa la dhaawacay ee hadana cafiska bixiyey iyagoo aargoosan karaya.. Gobonimo
Mostrar todo...
😢 5👍 3
Elige un Plan Diferente

Tu plan actual sólo permite el análisis de 5 canales. Para obtener más, elige otro plan.