cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Albaani ²⁴™| قناةالألباني

Cid libinta kaa xigto ma jirto🏃 Sacabna sacabkaaga kagama horeeyo👏Aamin in waxaasi suurogal yihn, Qiimaheeda bixi👊 °#BARNAAMIJYADA_ka_baxa_Kanaalka²⁴° ■Xikmado dahabi ah ■ CASIRIYADA JIMCAHA ■ SHEEKO TAXANE ■SUAALAHA JIMCAHA IWM. SOO DHAWOOW WLLKA✌

Mostrar más
Finlandia511El idioma no está especificadoReligión y espiritualidad7 106
Publicaciones publicitarias
12 643
Suscriptores
Sin datos24 horas
+107 días
-2430 días
Distribuciones de tiempo de publicación

Carga de datos en curso...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
Análisis de publicación
MensajesVistas
Acciones
Ver dinámicas
01
Robot-ka cusuboo ay soo wadaan Elon musk iyo Tesla ayaa la sheegay in xitaa caruurta lagu aamini karo oo ay sii heyn karaan marka waalidku mashquul noqdo! adiga maku aamini lahayd ilmahaaga robot-kan. Subax wanaagsan
801Loading...
02
🍀يـقـول أحـد الفُقـراء : كُنـتُ أبـگي لأننـي أَمـشي بِـدون حـذاء .. ولـكنني توقـفت عَـن البـُكاء عنـدما رأيـت رَجـلاً بِـلا قَدمـين ..🥺 ✨"Mid ka mid ah dadka saboolka ah ayaa yiri: Waan ooyay sababtoo ah waxaan socday kabo la'aan.. Laakiin oohintii waan joojiyay markaan arkay nin aan cago lahayn.😧.🕊️ Caweys  wanaagsan saaxiibbayaal
1560Loading...
03
ASC Qabari, NAQERIZO Halkaan yaa baraawe ah oo ina jooga 👀🤔
2831Loading...
04
Qormada 23aad ee barnamijka {QORMO} 📌 𝗪𝗮𝗮 𝗺𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗖𝗶𝗯𝗮𝗮𝗱𝗼 ? CIBAADO : waa magac kulminaayo wax kasta oo allah uu jeclyahay raalina uu kayahay waxaas ama hamuuqdaan.ama haqarsoonaadaan Cibaadadu waaba sabta naloo.abuuray oo allah swt nooma uusan abuurin wax aan.ka aheen inaan caabudno قال الله سبحانه " وَمَا خَلَقْتُ ٱلْجِنَّ وَٱلْإِنسَ إِلَّا لِيَعْبُدُون " inaat allah kacabsato waa cibaado inaat allah wax karajeyso waa cibaado Baryada allah waa cibaado Fahanka cibaadada ma ahan kaliya acmaasha waaweyn ee ah salaada iyo soonka ,sadaqada ee cibaadadu waa Wax kutacaluqa nolosheena oo dhan ilaahey swt waxaa uu yiri قُلْ إِنَّ صَلَاتِي وَنُسُكِي وَمَحْيَايَ وَمَمَاتِي لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ" Waxaan ayadaan kabaran karnaa in cibaadadu aysan.aheen kaliya acmaasha waaweyn bal nolosheena oo dhan ay cibaado tahay . Maa daama nolosheena oo dhan ay cibaado tahay si aan ajirkeeda uhelno waa inaan wax kasta oo aan sameyneyno aan lanimaano niyad __Hadaad guursaneyso uguurso inaat badineyso qoysaska islaamka oo niyeeso ajirkeeda maxaa yeelay waa cibaado __hadaad shaqeyneyso oo aat kashaqeyneyso waxaan allah Cara galineynin niyeeso ajir maxaa yeelay waa cibaado Qofka muslimka ah waxaa laga rabaa inuu shaqeysto oo uusan gaal.gacanta uhoorsan oo uu dhulka Camiro kheyraadka kujirana uu kalasoo baxo Qofka muslimka ah shaqadaas waxa ay utahay cibaado kamida cibaadooyinka shardigu waa haduu niyad layimaado Hadii aan nolosheena oo dhan kadhigno cibaado xaqiiqatan nolasha aduunyana waxaan kunoolaaneynaa kheyr iyo baraaro aakhirana jano iyo raali ahaasho allah Shiikhul islaam 𝙄𝙗𝙣𝙪 𝙏𝙖𝙮𝙢𝙞𝙮𝙖𝙝 Waxaa uu yiri : " إن في الدنيا جنة ، من لم يدخلها لن يدخل جنة الآخرة " " Aduunyada dhaxdeeda jano ayaa taala qofka aan janada aduunka galina tan aakhiro magalaayo " Janada aduunka taalo waxaa kunoolaan kara oo sacaadada iyo kheyrkaas heli kara ruuxa nolashiisa oo dhan kadhiga cibaado Saaxibayaal inaan fahano maf-huumka cibaadada waxay kadhigantahay inaan fahanay sababta koonkan naloo keenay iyo sababta aakhiro jano iyo naar lagu mudeeysanayo Allaha nasiiyo cibaado suuban walalayaal Aan kunoolaano nolol wada cibaada ah si aan ugu noolaano janada aduunka mida aakhirana uhelno insha allah 💖 @ismaildheere
5050Loading...
05
Ardayda galaysa Imtixaanka Qaranka 2-talo oo anfaci doonta ayaan siinayaa. Midda #1aad: farta iska qurxiya oo wax la aqrin karo oo qurxoon qora. Midda #2aad: jaawaabaha faah-faahiya oo waxbadan qora, buugga jawaabaha ee la idisiin doono hal-bog oo banaan haka taginina, xitaa hadaa garan wayso su’aasha wax lee ku buuxi macquul ah. Cabsida iyo walwalka badanna iska yareeya, jadwal wax akhris lee samaysta hurda fiicanna seexda khalaas.😊 Guul ayaan idiin rajaynayaa dhamaantiin. #Imtixaanka #qaranka #National #exam #F4 #ALBAANI JOIN US || @Albaanichannel252
4743Loading...
06
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🫧 Community ++ 🌪 █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ Join 👉 @somali_admins ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 📮Somali Free Books ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Somali Librarians ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Xikmado iyo murti ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Kobciye Books ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Mucaashaq Jacayl↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dhiirigaliye nolol ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hoyga Farsamda ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aqoon Kobciye ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hidaayatu Rabbi ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Quruxda islaamka ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 jacaylside channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 alxakiim channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮xaqiiqada Nolosha ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dareen Side channel↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hassan Caashaq ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Qalbi Dhaye ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qalbiyadeena ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Guulaayso bet ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kalimat Kariim ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aisha bin Ahmed ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Faiido Channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hogaan Dumar ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 albaani channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dhaqan Wanaag ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dinteena suuban ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qoraalo kooban ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Nuxur Side FXV ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kaydka Qormo ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 MaanHage School ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Ruuxda channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ █▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🎯Presented by @zomalibot █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ anti-delete 🔝12hrs in channel
5051Loading...
07
Ninka idin muuqda sawirkaan ayuu bartiisa soo dhigay wuxuuna ku qoray qoraalkaan : "Sidaan ayuu dharkayga shaqada isu bedey mudo sanad gudihiisa .. waxaan ahaa shaqaale shirkad duulimaad u shaqeeya , kadibna waxaan u wareegay shaqaale delivery (shaqaalaha dalabyada dadka u geeya) ee shirkadda Amzon ilaa markii dambe aan noqday rinjiile . Wakhti aan fogayn waxaan ahaa nin sheegasho badan oo waxaan dhibsan jiray safarada diyaaradda ee habeenkii baxa waxaana u arkaayay inay dhib badantahay, laakiin maanta waa waxa aan ugu xiisaha badanyahay inaan dib ugu laabto.. Sidaan ayay noloshayda Mudo kooban isku bedeshey .. qof walbo haka mahadiyo xaaladiisa uu maanta joogo si kastay tahayba , waayo adiga ma ogid nicmada aad maanta haysato qiimaheeda iyo waxa ay tahay ilaa aad banaanka ka istaagto oo aad gebi ahaanbo waydo " Habeen wanaagsan @Albaanichannel252
5660Loading...
08
Nolashaada allah talo saaro Bari wlh waad yaabi natiijada iyo farxada aad heli doonto Anigaa arkay Alahu akbar (si kali ah allah u bari kadib sida qof ku hor fadhiyo oo kale wax oogu sheego). Kadib arag natiijada YAA RABI ALLOW NAA DANBI DHAAF❤️
5512Loading...
09
Laba ka mid ah culumada aan ogu jeclahay xaqiiqatan Sh.Mustafa xaaji ismacil harun Sh.Xuseen cali jabuuti Allow noo dhaw culumadeena sharafta badan ❤️
5682Loading...
10
-Ma ka faaiidaysatay maalinka carafo oo allah ma waydiistay muraadkaaga CAJIIB -Allah ayaan waydiistay arin wlh saaka unbaan helay war aad iga farxiyay oo ku saabsan arintaas -Alxamdulilaah wlh aad baan u farxay xaqiiqatan Allah farajkiisu dagdag badnaa alxamdulilaah Wlh blh tlh HADII AAD MURAAD LEEDAHAY KALIYA ALLAH MAD WAYDIISATID CAJIIB WLH DUCADA ALLAH LA BARYO WAA CAJIIB -Lacag kagamaba baahno -Wakhti Kagama baahno -meel kasta iyo xili kasta Qofka ogu bakhaylsan waa qofka ka bakhayla ducada iyo in uu allah wax waydiisto War hadu dhib ku haysto fursadan maad ka faiidaystid oo albaabkan ku furan mad ka faiidaystid xage laga haystaa -Biniaadmi miyaad wax waydiisanayaa wad ku duloobi lkn allah waydiiso wu ku siini adigo sharaf leh Cajiib cajiib cajiib cajiib
6500Loading...
11
Asc asxaabta kanaalka ciid wanaagsan.... Maanta halkee ku ciideesatay oo ku hilibeesatay 🐪🐐🐓🐬🍗 Teamka ugu badan waa arkeenaa i.a F/G magaaladaa hadaa ka tagay igu qaado yaah🤣🤣 💬💬💬💬👇👇👇 TELEGRAM | @Albaanichannel252
6160Loading...
12
Ciida Iyo Cad Wanaagsan Saaxiibayaal. 🏷 ABDINAASER_MOHAMMED🎙
6240Loading...
13
Mid akteyda fadhiyo wuxuu ileeyahay bisadaha maalinta ciid adxa lama arko?...😂🙈🐈 warkaas maxaaa ka jiro ○ @Binu_Abdiziiz @Albaanichannel252
6520Loading...
14
Neef Ari Beri loo qali Rabay Udxiyo Ayaa dabaqan iska soo tuuray Suu ufakado. Uga dambeyn waa la Badbadiyey ..😂😂 @Binu_Abdiziiz
6830Loading...
15
Allah ugu dhawaada qurbaan 🐪🐃🐐🍗🥩🥪 TELEGRAM | @Albaanichannel252
6120Loading...
16
🌸🫶كل عام وانتم بخير Ciid Mubarak
6750Loading...
17
𝗖𝗮𝗿𝗮𝗳𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝗹𝗮 𝘁𝗮𝗮𝗴𝗮𝗻𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗱𝘂𝗰𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝘀𝗮𝗱𝗮 𝘄𝗮𝘅 𝘄𝗮𝗹𝗯𝗮 𝗶𝗹𝗹𝗮𝗮𝗵𝗮𝘆 𝘂𝘀𝗵𝗲𝗲𝗴𝗼 𝗰𝗮𝗯𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝗿𝗮𝗷𝗮𝗱𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗶𝗱𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝗱𝗮𝗰𝗮𝗱𝗮𝗱𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗹𝗮𝗮𝗱𝗵𝗶 𝗶𝗹𝗹𝗮𝗮𝗵𝗮𝘆 𝘄𝘂𝘂𝗸𝘂𝘂 𝗮𝗾𝗯𝗮𝗹𝗮𝘆𝗮
7631Loading...
18
Waxaa jiri doonto qiimo dhimis aad u wayn farxada ciida darteed 👇👇👇👇👇👇👇 @engmohamedqoslaaye
7810Loading...
19
Yaa allah nagu arsaaq annaga Oo dhalin yar ah booqashada gurigaaga 🤲🏻
6621Loading...
20
Waa maalin Rabigeena uu soo degayo samada kowaad oo weydiiso waxaa u baahan tahay 🤲🤲🤲🤲🤲 ○○○ JOINED US ○○○ @Albaanichannel252
5780Loading...
21
Ha laga faaideesto asxaabta Kanaalka 👍👍👍😘😘 NAASER_MOHAMMED @Albaanichannel252 @jiilka_wacyiga1
5750Loading...
22
Saakaay iyo Carafo ❤🤲👳‍♂️🧕
6470Loading...
23
الْيَوْمَ أَكْمَلْتُ لَكُمْ دِينَكُمْ وَأَتْمَمْتُ عَلَيْكُمْ نِعْمَتِي وَرَضِيتُ لَكُمُ الْإِسْلَامَ دِينًا.❤️
6030Loading...
24
Barnaamijka qormo Qormadii 22 aad (Mahadnaqa alle) Horta cida ugu horaysa ee mudan in mar walba loo mahad naqo waa alle wayne kii ku jirsiiyay adoon jirin Kii kuu dhigay qaabkan san kii ku barbaariyay ee heerkaan kusoo gaadhsiiyay maanta aad joogto ka xubnahan quruxda badan eed ku xaragooto marna ku wax ku qabsato ku siiyay Mahadnaqu waa dabarka nicmada wixii lagu siiyay hadaad ku mahad naqdo way kuu barakoobi oo way kuu balaadhan wanay kuu joogi doontaa ilaa intuu alle doono Lkn wixii aan lagu mahad naqin wuu suulaa ycnii wuu baaba'aa  barakana ma yeesho Bini aadamku waxay ku siiyaan way kuugu galad sheegtaan oo mar walba waxay ku odhan waanigii barigii waxaas ku siiyay hadaanad uga abaal gudina way kuu xanaqaan illhay ayaa tusaalaha sare iska leh🌸 fiiri wll  korantada guryaheena ku xidhan bil walba lacag ayaa laynaga xisaabiyaa  hadaanad bixina waa lagaa goosan laydhka Bal ka wrn rabbi (swt) lugaa   gacmaha indhaha sanka aad ka neefsanayso caloosha cuntada aad ku qaadato 30 sano 40 sano 50 sano 60 sano 70 sano 80 sano  kuugu shaqaynayay bilaa lacag.bal alle ayaan kugu dhaarshee   ma waxaad awoodi waysay kaliya inaad dhahdo alxamdullhi Yaa rabbi  allow waad ku mahadsanthy nicmooyinkaaga aad igu manaysatay Nabi muhamed ﷺ Alle wuxu amray inuu ku shukriyo ama ku mahad naqo nicmadiisa Wuxuuna idhi  alle 👇 وَأَمَّا بِنِعْمَةِ رَبِّكَ فَحَدِّثْ Nabi nuuxna cs alle wuxu iri wuxuu ahaa adoon mahad naqa Xadiis kale rasuulku ﷺ wuxu iri (التحدُّث بنعمة الله شكر، وتركها كفر، ومن لا يشكر القليل لا يشكر الكثير، ومن لا يشكر الناس لا يشكر الله) 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐤𝐚𝐲𝐬𝐨 𝐧𝐢𝐜𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐥𝐚𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐜𝐞𝐥𝐢𝐧 𝐚𝐚𝐝 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐚𝐦𝐚 𝐬𝐡𝐮𝐤𝐫𝐢𝐧 𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐬𝐡𝐮𝐤𝐫𝐢𝐝𝐚𝐲, 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐠𝐭𝐨 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐜𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐞𝐧𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐠𝐚𝐚𝐥𝐧𝐢𝐦𝐨, 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚 𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐲𝐚𝐫 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐮𝐠𝐮 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐢𝐧 𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧𝐧𝐚 𝐤𝐮𝐦𝐚 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐢𝐲𝐨, 𝐬𝐢𝐝𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚 𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐮 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐜𝐞𝐥𝐢𝐧𝐧𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐮𝐦𝐚 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐜𝐞𝐥𝐢𝐲𝐨 Xadiis kale oo anas warinayo rasuulku ﷺ wuxu iri 👇 قال رسول الله ﷺ: (إن الله ليرضى عن العبد أن يأكل الأَكْلَة فيحمده عليها، أو يشرب الشَّربة فيحمده عليها Alle wuxu ka raali noqdaa adoonka markuu cunto cuno ku mahad naqa ama markuu wax cabo ku mahad naqa Walaalayaal waxaan naftayda iyo naftiinaba kula dar daarmayaa inaynaan marnaba ilaawin mahadcelinta rabbigeen WQ #FARDAWSA✍
6431Loading...
25
https://chat.whatsapp.com/FmGn3NelSPD3VihPj7XvdQ
10Loading...
26
BILAASH KU BARO DIINTADA -Qur,aanka -Axthiista -Fiqiga -Siirada Hada ku soo biir gurubkaas watsup oo ka faiidayso hada kutub ayaa ka socdo SH.MAXAMAD SUNA☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
10Loading...
27
Maxaan sameeyaa maalinta carafa Sifiican qoraalkan u akhriso dhaqan galina waad ku faaiidi dontaa insha allah 1. Xilli hore seexo 2. Suxuurta u kac ilaahay iyo malaa’igtiisaba ruuxa suxuuranaya way u duceeyaan. 3. Suxuurta kadib afar rakcadood tuko ilaahayna weydiiso kheyrka adduunyo iyo ka aakhiro iyo inuu maalinta carafa ku waafajiyo 4. Kadib waxooga istiqfaarso si dadka xilliyadaas dembi dhaafka weydiista laguugu daro 5. Isku diyaari salaada subax, hadaad jamaacad ku tukan karto kaba fadli badan(ragga)). 6. Weysayso oo dembi dhaaf u niyeyso intaad niyada soo xaadiriso 7. Akhri ducooyinka weysada kadib 8. Ka daba akhri aadaanka xilliyada salaadaha 9. Salaada subax kadib haka kicin meeshaad ku tukatay illaa cad ceedu soo baxayo 10. Akhri qur’aan salaada subax kadib 11. Salada shuruuqa hadad tukato waa cumro dhamaystiran labadaa rakcadood 12. Takbiirtii bilow salaada subax kadibba sidii rasuulka naga soo gaadhay sallallaahu calayhi wasallam. 13. Ku Salliga rasuulka sallallaahu calayhi wasallam ha iloobin 14. Akhriso adkaartii subaxda 15. Ha iloobin inaad sadaqo la baxdo hadaad awoodo 16. Inaad hawlaha xaafada ka caawiso intaan duhurka la gaadhin 17. Duxadii tuko ugu yaraan laba rakcadood 18. Waxaad kartaa maalintaas oo dhan inaynan sikin ku dhaafin ood soo jeedo iyo inaad laba saacadood seexato una niyooto inaad u nasanayso saad si fiican u cibaadaysato hadhaw 17. Kadib duhurkii kutukato jamaacad xili horena masjidka siigal si aad sunihii faralka ka,horeeyay utukato. 18. Badi ku cel celinta ‎إله إلا الله وحده لا شريك له.. له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير، 19. Casarka tuko 20. Adkaartii galabta akhriso 21. Takbiirtii ha iloobin 22. Si,aadan u caajisin cibaadaadka isku bad bedel, mar qur’aan, mar duco, mar adkaar……. 23. Hana iloobin inaad xasuusataan eheladeenii iyo dhamaan mawtaatkii muslimiinta inaad u ducaysaan Waxaanan idiin rejeynayaa maalin wada cibaado iyo kheyr ah. ⏺️ Laasii wadaag walaalahaa kharka @Albaanichannel252
6504Loading...
28
💞➰Community ++ ♨️♨️ ━━━━━━━🔺━━━━━━━━ 111k+ 📚Somali Free Books 📙 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 53k+ 📘Somali Librarians 📒 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 32k+ ✨Xikmado iyo murti🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 31k+ 📘Kobciye Books📗 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 23+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 21+k 🪴Dhiirigaliye nolol🍀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 19+k ⚙️Hoyga Farsamda💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 👤Quruxda islaamka🫂 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 🌓Somali to English♦️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🪢 alxakiim channel 👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ ➰xaqiiqada Nolosha🪜 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🌱Dareen Side channel🪴 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 💹 Hassan Caashaq ❇️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♨️ Qalbiyadeena 💢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🔴 Guulaayso bet 🟢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧩 Faiido Channel🪝 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 👩 Hogaan Dumar 🧕 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 💬 albaani channel 🗯 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k 📒 Qoraalo kooban 👀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🍇 Nuxur Side 🌬 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🌎 Haqabtire Online⚡️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 Ruuxda channel 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 MaanHage School 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ ━━━━━━━━━━━━ ⭐️ VIP Channel ➡️ JOIN NOW ✅ ━━━━━━━━━━━━ anti-delete 🔝12hrs in channels
7034Loading...
29
Qofkii ugu da’da weynaa ee Xajka ku sugan waa Xaajiyo Sarahuda Istiti oo jirta 130 sano. Waxey u dhalatay dalka islaamka ee Algeria. Waxey gudaneysaa waajibaadka xajka ee sanadkaan.
7641Loading...
30
https://chat.whatsapp.com/FmGn3NelSPD3VihPj7XvdQ
8321Loading...
31
BILAASH KU BARO DIINTADA -Guruubkii kowaad wuu buxsamay kan yaan lagaa hor buuxinin ☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️ hada ku soo biir
8391Loading...
32
Waxaa iinoo socoda Maalmhii Farxadaha Iyo hadyadaha Rabi bixinaayaay  Wanaagaas diyaar baynu u Wadanahay 🤍💜 NAASER_MOHAMMED @Albaanichannel252
9620Loading...
33
Media files
10Loading...
34
Waxaa iinoo socoda Maalmhii Farxadaha Iyo hadyadaha Rabi bixinaayaay  Wanaagaas diyaar baynu u Wadanahay 🤍💜 NAASER_MOHAMMED @Albaanichannel252
10Loading...
35
HAL XARAF AYUU QALDAY WAXA KU DHACAY YAAB😮😴🤔 DHIBAATADAAS KA WARAN BAL 🤣🤣 micnaha commentiga ka eeg💬💬 @Binu_Abdiziiz
7901Loading...
36
Ogaysiis…Ogaysiis…Ogaysiis📍 📢 Waxaa dhowaan inoo soo socda xuska maalmaha xorriyadda! Miyaad ku qanacsantahay qaabka aynu u xusno ee aan raadka reebin? Haddii ay jawaabtaadu tahay maya, markani waa markii aad xiiso, xurmo iyo xoog ku bixin aad ku xusilahayd degaankana u hiilin lahayd. Maalmaha xorriyadda ee 26 Jun ilaa 1 Julay, waxaan kugu wargelinaynaa barnaamij is xilqaan ah oo loogu wanqalay ‘Xus oo Xaaqo’ kaas oo laga fulin doono dhammaan magaalooyinka waaweyn ee dalkeenna, annaga oo abaabulnay dhallinyaro maalmaha xorriyadda ku xusaya: 1. Nadiifinta goobaha dadweynaha 2. Dhiraynta goobaha dadweynaha 3. Aslidda (rinjiyaynta) goobaha dadweynaha Haddaadan ka mid noqon kuwa xoogga bixinaya maalintan sabab jiro awgood, ka mid noqo kuwa farriimaha waxqbadka ah faafiya. Waxaan carraale (waddani) ku leenahay, tuducan “Iskaa wax u qabsadu nolosha waa u udub dhexaad”Xaaji Aadan- Afqallooc. Toddobaadka xorriyadda aan qurxinno qarankeenna. #xusooxaaqo26Jun🇸🇴 @highlight #xusdhaba #jun26 #luulyo
8010Loading...
37
Nin dhulkiisa gaala cadaan ka xoreystay ayay ukala ordayaan carabta khaliijku inay la saaxiibaan…. Mar aan fogeen reer falastiina waa xoreebi ee ducada haka ilaawina……. Soomaaliyana way ka xoreebi doontaa gaalo madoow iyo kuwa xalane kasoo maalgeliya… Hoggaamiyaha sare ee afgaanistan, Sirajuddin ayaa gaaray magaalada barakeysan ee Makka , si uu u guto waajibaadka xajka. Hadda waa Wasiirka Arrimaha gudaha Afgaanistaan, wuxuu ku jiray liiska reer galbeedka ee dadka loogu doonista badan yahay …. @Albaanichannel252
8100Loading...
38
Qofka diyaar ah ciwaankan ha igala soo xiriiro si loo diwaan galiyo ciwanka hoose 👇👇👇👇👇 @engmohamedqoslaaye
4212Loading...
Photo unavailableShow in Telegram
Robot-ka cusuboo ay soo wadaan Elon musk iyo Tesla ayaa la sheegay in xitaa caruurta lagu aamini karo oo ay sii heyn karaan marka waalidku mashquul noqdo! adiga maku aamini lahayd ilmahaaga robot-kan. Subax wanaagsan
Mostrar todo...
😁 9🤔 2😱 1
Photo unavailableShow in Telegram
🍀يـقـول أحـد الفُقـراء : كُنـتُ أبـگي لأننـي أَمـشي بِـدون حـذاء .. ولـكنني توقـفت عَـن البـُكاء عنـدما رأيـت رَجـلاً بِـلا قَدمـين ..🥺 ✨"Mid ka mid ah dadka saboolka ah ayaa yiri: Waan ooyay sababtoo ah waxaan socday kabo la'aan.. Laakiin oohintii waan joojiyay markaan arkay nin aan cago lahayn.😧.🕊️ Caweys  wanaagsan saaxiibbayaal
Mostrar todo...
4💯 1
ASC Qabari, NAQERIZO Halkaan yaa baraawe ah oo ina jooga 👀🤔
Mostrar todo...
👍 3🤔 2🌚 2
Qormada 23aad ee barnamijka {QORMO} 📌 𝗪𝗮𝗮 𝗺𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗖𝗶𝗯𝗮𝗮𝗱𝗼 ? CIBAADO : waa magac kulminaayo wax kasta oo allah uu jeclyahay raalina uu kayahay waxaas ama hamuuqdaan.ama haqarsoonaadaan Cibaadadu waaba sabta naloo.abuuray oo allah swt nooma uusan abuurin wax aan.ka aheen inaan caabudno قال الله سبحانه " وَمَا خَلَقْتُ ٱلْجِنَّ وَٱلْإِنسَ إِلَّا لِيَعْبُدُون " inaat allah kacabsato waa cibaado inaat allah wax karajeyso waa cibaado Baryada allah waa cibaado Fahanka cibaadada ma ahan kaliya acmaasha waaweyn ee ah salaada iyo soonka ,sadaqada ee cibaadadu waa Wax kutacaluqa nolosheena oo dhan ilaahey swt waxaa uu yiri قُلْ إِنَّ صَلَاتِي وَنُسُكِي وَمَحْيَايَ وَمَمَاتِي لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ" Waxaan ayadaan kabaran karnaa in cibaadadu aysan.aheen kaliya acmaasha waaweyn bal nolosheena oo dhan ay cibaado tahay . Maa daama nolosheena oo dhan ay cibaado tahay si aan ajirkeeda uhelno waa inaan wax kasta oo aan sameyneyno aan lanimaano niyad __Hadaad guursaneyso uguurso inaat badineyso qoysaska islaamka oo niyeeso ajirkeeda maxaa yeelay waa cibaado __hadaad shaqeyneyso oo aat kashaqeyneyso waxaan allah Cara galineynin niyeeso ajir maxaa yeelay waa cibaado Qofka muslimka ah waxaa laga rabaa inuu shaqeysto oo uusan gaal.gacanta uhoorsan oo uu dhulka Camiro kheyraadka kujirana uu kalasoo baxo Qofka muslimka ah shaqadaas waxa ay utahay cibaado kamida cibaadooyinka shardigu waa haduu niyad layimaado Hadii aan nolosheena oo dhan kadhigno cibaado xaqiiqatan nolasha aduunyana waxaan kunoolaaneynaa kheyr iyo baraaro aakhirana jano iyo raali ahaasho allah Shiikhul islaam 𝙄𝙗𝙣𝙪 𝙏𝙖𝙮𝙢𝙞𝙮𝙖𝙝 Waxaa uu yiri : " إن في الدنيا جنة ، من لم يدخلها لن يدخل جنة الآخرة " " Aduunyada dhaxdeeda jano ayaa taala qofka aan janada aduunka galina tan aakhiro magalaayo " Janada aduunka taalo waxaa kunoolaan kara oo sacaadada iyo kheyrkaas heli kara ruuxa nolashiisa oo dhan kadhiga cibaado Saaxibayaal inaan fahano maf-huumka cibaadada waxay kadhigantahay inaan fahanay sababta koonkan naloo keenay iyo sababta aakhiro jano iyo naar lagu mudeeysanayo Allaha nasiiyo cibaado suuban walalayaal Aan kunoolaano nolol wada cibaada ah si aan ugu noolaano janada aduunka mida aakhirana uhelno insha allah 💖 @ismaildheere
Mostrar todo...
13👍 4
Ardayda galaysa Imtixaanka Qaranka 2-talo oo anfaci doonta ayaan siinayaa. Midda #1aad: farta iska qurxiya oo wax la aqrin karo oo qurxoon qora. Midda #2aad: jaawaabaha faah-faahiya oo waxbadan qora, buugga jawaabaha ee la idisiin doono hal-bog oo banaan haka taginina, xitaa hadaa garan wayso su’aasha wax lee ku buuxi macquul ah. Cabsida iyo walwalka badanna iska yareeya, jadwal wax akhris lee samaysta hurda fiicanna seexda khalaas.😊 Guul ayaan idiin rajaynayaa dhamaantiin. #Imtixaanka #qaranka #National #exam #F4 #ALBAANI JOIN US || @Albaanichannel252
Mostrar todo...
8👍 1👏 1
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🫧 Community ++ 🌪 █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ Join 👉 @somali_admins ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 📮Somali Free Books ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Somali Librarians ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Xikmado iyo murti ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Kobciye Books ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Mucaashaq Jacayl↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dhiirigaliye nolol ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hoyga Farsamda ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aqoon Kobciye ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hidaayatu Rabbi ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Quruxda islaamka ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 jacaylside channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 alxakiim channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮xaqiiqada Nolosha ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dareen Side channel↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hassan Caashaq ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Qalbi Dhaye ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qalbiyadeena ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Guulaayso bet ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kalimat Kariim ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aisha bin Ahmed ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Faiido Channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hogaan Dumar ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 albaani channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dhaqan Wanaag ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dinteena suuban ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qoraalo kooban ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Nuxur Side FXV ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kaydka Qormo ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 MaanHage School ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░📮 Ruuxda channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ █▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🎯Presented by @zomalibot █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ anti-delete 🔝12hrs in channel
Mostrar todo...
3
Photo unavailableShow in Telegram
Ninka idin muuqda sawirkaan ayuu bartiisa soo dhigay wuxuuna ku qoray qoraalkaan : "Sidaan ayuu dharkayga shaqada isu bedey mudo sanad gudihiisa .. waxaan ahaa shaqaale shirkad duulimaad u shaqeeya , kadibna waxaan u wareegay shaqaale delivery (shaqaalaha dalabyada dadka u geeya) ee shirkadda Amzon ilaa markii dambe aan noqday rinjiile . Wakhti aan fogayn waxaan ahaa nin sheegasho badan oo waxaan dhibsan jiray safarada diyaaradda ee habeenkii baxa waxaana u arkaayay inay dhib badantahay, laakiin maanta waa waxa aan ugu xiisaha badanyahay inaan dib ugu laabto.. Sidaan ayay noloshayda Mudo kooban isku bedeshey .. qof walbo haka mahadiyo xaaladiisa uu maanta joogo si kastay tahayba , waayo adiga ma ogid nicmada aad maanta haysato qiimaheeda iyo waxa ay tahay ilaa aad banaanka ka istaagto oo aad gebi ahaanbo waydo " Habeen wanaagsan @Albaanichannel252
Mostrar todo...
11👍 5😱 2
00:32
Video unavailableShow in Telegram
Nolashaada allah talo saaro Bari wlh waad yaabi natiijada iyo farxada aad heli doonto Anigaa arkay Alahu akbar (si kali ah allah u bari kadib sida qof ku hor fadhiyo oo kale wax oogu sheego). Kadib arag natiijada YAA RABI ALLOW NAA DANBI DHAAF❤️
Mostrar todo...
1.24 MB
13
00:21
Video unavailableShow in Telegram
Laba ka mid ah culumada aan ogu jeclahay xaqiiqatan Sh.Mustafa xaaji ismacil harun Sh.Xuseen cali jabuuti Allow noo dhaw culumadeena sharafta badan ❤️
Mostrar todo...
2.05 MB
18👍 3
-Ma ka faaiidaysatay maalinka carafo oo allah ma waydiistay muraadkaaga CAJIIB -Allah ayaan waydiistay arin wlh saaka unbaan helay war aad iga farxiyay oo ku saabsan arintaas -Alxamdulilaah wlh aad baan u farxay xaqiiqatan Allah farajkiisu dagdag badnaa alxamdulilaah Wlh blh tlh HADII AAD MURAAD LEEDAHAY KALIYA ALLAH MAD WAYDIISATID CAJIIB WLH DUCADA ALLAH LA BARYO WAA CAJIIB -Lacag kagamaba baahno -Wakhti Kagama baahno -meel kasta iyo xili kasta Qofka ogu bakhaylsan waa qofka ka bakhayla ducada iyo in uu allah wax waydiisto War hadu dhib ku haysto fursadan maad ka faiidaystid oo albaabkan ku furan mad ka faiidaystid xage laga haystaa -Biniaadmi miyaad wax waydiisanayaa wad ku duloobi lkn allah waydiiso wu ku siini adigo sharaf leh Cajiib cajiib cajiib cajiib
Mostrar todo...
11👍 1🥰 1
Inicia sesión y accede a información detallada

Te revelaremos estos tesoros después de la autorización. ¡Prometemos que será rápido!