GARAADSO
Ir al canal en Telegram
Welcome garaadso channel ka daawo muuqaalo ku xiiso galiya. Soo booqo social media heena Our social media -Discord 👇 https://discord.gg/WmfEZjGVdy -YouTube👇 https://youtube.com/@garaadso?si=FyO5oFIBleW8v4e4 -Tiktok👇 https://www.tiktok.com/@garaadso_fx
Mostrar más6 958
Suscriptores
+124 horas
-87 días
-5230 días
Archivo de publicaciones
6 957
60% waxaa loo codeeyay haa taas oo ah in Trade aad qadan lahydeen Flatku waa Flat dhamaystiran oo Expanding ah hadana sidaas oo ay tahay Sl ayuu ku dhacay waxaa jirta meel badan oo flat ka saxnaantiisa laga fiirsho ka hor inta aadan trade ka qadan

60% dadku waxay u codeeyeen in la qaato dhibaatooyinka dhalinyarada haysata waxaa ka mid ah in qofku uu barto kaliya flats balse uusan aqoon u lahayn kan ugu saxan sidoo kale hadii Stop Loss looga dhaco uusan ogayn sababta keentay iyo waxa ka danbeeya ee keenay isbadalka dhalinyaro waxaa arkaysaa wave isticmaalaaya mudo 5/4 sano hadana aan sixi karin dhibaatooyin kaan oo kale halka kuwo kale ayba iskaga hayaameen Strategy dhan insha allah 2 bil ee nagu soo aadan waxaa rajajnaynaa Garaadso Team ahaan bal in aan xalino ciladaas 100% #more_tocome
6 957
51% Waxay u codeeyeen in Trade kaan la qaato Halkaasna waxaa ku cad dhalinyaradu inay kaliya barteen shape flats oo aysan aqoon u lahyn meelaha saxda ah ee laga fiirsho