cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Xikmado️

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Mostrar más
Finlandia136El idioma no está especificadoMotivación y presupuesto1 212
Publicaciones publicitarias
32 210
Suscriptores
+1424 horas
+1087 días
+46730 días
Distribuciones de tiempo de publicación

Carga de datos en curso...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
Análisis de publicación
MensajesVistas
Acciones
Ver dinámicas
01
SUBAX WANAAGSAN. Lacagtu waxay u beddeshaa daacadnimada khiyaano, jacaylna waxay u beddeshaa nacayb, nacaybna waxay u beddeshaa jacayl, wanaagna waxay u beddeshaa xumaan, xumaantana waxay u beddeshaa wanaag, addoonka waxay u beddeshaa sayid, sayidkii na waxay u beddeshaa addoon , nacasnimadana waxay u beddashaa xigmad, xigmaddana waxay u beddeshaa nacasnimo." Waxay doonto ha samayso baastaradu 😁, waa inaad heshaa.. Sannadkan Akoonkaaga ma biirisay?
7940Loading...
02
Waxaan dareemay saaxiibka ugu wanaagsan ee Kuu sheekayn Kara inay yihiin kutubta noocyadooda Kala Duwan ee aadka muhiimka u ah.
1 7032Loading...
03
Illahay Ha u naxriisto walaal Ahmed Uukow Dulmigiisa Cidii ka qayb qaadatay Alle ayaan ugu baryayaa in aduun iyo aakhiraba uu ka jaaziyo
2 2350Loading...
04
💞➰Community ++ ♨️♨️ ━━━━━━━🔺━━━━━━━━ 111k+ 📚Somali Free Books 📙 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 53k+ 📘Somali Librarians 📒 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 32k+ ✨Xikmado iyo murti🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 31k+ 📘Kobciye Books📗 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 23+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 21+k 🪴Dhiirigaliye nolol🍀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 19+k ⚙️Hoyga Farsamda💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 🧠 Dunida suugaanta👅 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 👤Quruxda islaamka🫂 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🪢 alxakiim channel 👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ ➰xaqiiqada Nolosha🪜 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🌱Dareen Side channel🪴 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k+ 🧚 Som Motivation🤳 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 💹 Hassan Caashaq ❇️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♨️ Qalbiyadeena 💢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🔴 Guulaayso bet 🟢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧩 Faiido Channel🪝 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 👩 Hogaan Dumar 🧕 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 💬 albaani channel 🗯 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k 📒 Qoraalo kooban 👀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🍇 Nuxur Side 🌬 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🌎 Haqabtire Online⚡️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 Ruuxda channel 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 MaanHage School 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ ━━━━━━━━━━━━ ⭐️ All Channels ➡️ JOIN ALL ✅ ━━━━━━━━━━━━ anti-delete 🔝12hrs in channel
1 5610Loading...
05
Media files
2 4371Loading...
06
Banaanbixii Ariga In aad Akhriso waa kuu Muhim, laakin khasab ma ahan. Habeen ayaa Qowsaar, Arigii ku soo xareeyay Mooradii, dhinac kasta waxa uu ka dhigay Ood adag si ay Dugaagta uga badbaadaan. Habeen Barkii ayaa waxaa yimid waraabayaal baahan, waxa ay waayeen meel ay ka soo galaan Moorada. Dib ayeey u noqdeen si ay u helaan Talo ay ku galaan. Talo ayey gaareen, dib ayeey u soo noqdeen iyaga oo Safaf dheedheer ku jiro watana Tabeelayaal oo dhigayo Banaanbax abaabulan oo ay ka hor dhigeen Gurigii Qowsaarka. Iyaga oo ku qeylinayo Arigu ha xuroobo, Xuquuqda Arigu waa lama taabtaan. Markii Arigii uu maqlay Shanqarta Banaanbaxa ka socdo guriga Qowsaarka ee lagu difaacayo Xuriyadda iyo Xuquuqda Ariga. Arigii waa kacay waxa uuna bilaabay in uu Oodii ku jajabiyo Geesihiisa iyo Cidiyihiisa si ay u difaacdaan xuriyadooda. Oodii weey wada jajabiyeen, waxa ayna isla habeenkii ku carareen Duurkii mugdiga ahaa. Waraabayaashiinaa waa ka daba carareen, Qowsaarkiina waa ka daba cararay isaga oo qeylinayo oo Ku tuurtuurayo Ushiisii. Taasi waxba uma tarin, wuuna daalay kadibna waa iska fadhiistay. Arigii iyo Waraabihii waxa ay iskula bexeen Meel banaan oo ka fog Mooradii iyo Qowsaarkii. Habeenkaasi waxa uu u ahaa Habeen Musiibo ah Arigii Xuriyadda helay, waxa uuna u ahaa Habeen Farxad u ah Waraabihii Baahnaa. Maalintii xigtay Subaxdii markii Qoraxdii soo baxday, Qowsaarkii waxa uu arkay Arigii Xurta ahaa, Lafahoodii, Uuskoodii, Maqaaradoodii oo midba meel yaal, muuqaal aan Xuriyadda Aragi u fiicneeyn. Taasi waa sheeko dhalnteed ah, Laakin aan u soo qaatay Tusaalaha Dhabta ah, ee Waraabayaasha Aduunku ay ku raadinayaan Xuriyaada Haweenka Muslimiinta ah, muuminiita Dhowrsan ah, ayna ku leeyihiin ka xurooba Guryaha waalidiintiin, Saygiina iyo Eheladiina, iska Tuura Xijaabka, iyo Shuruudaha adag ee dhowrsanaanta Diinta, ku dhaqaaqa Banaanbaxyo aad ku raadsaneysiin Xuriyadiina. Hadafku ma ahan Xuriyadda Haweenka Islaamka ee waa Xuriyadda Waraabahu uu ku cidleeysan lahaa Haweenka Islaamka. Habloow Ha qaadanina oraahdii aheyd "Waddo kasta Magaalada Rome ayey tagtaa, ( every Road goes to Rome) ee Noqda Sidda Magaaladda Maka Al Mukarama , kii awoodo ee shuruudahana buuxiyo ayaa tagi karo, man istadaaca ileeyhi sabiilaan. Ogow Xuriyadda Haweenka ee laguu sheegaa Qaarkeed in ay tahay Go'aan ka soo baxay Shirkii Waraabayaasha Caalamka. Maalmahaan Haddii aad aragtay waxaa lagu soo kordhiyay Banaanbaxa Haweeka in iyaga oo wada qaawan ama qeyb ahaan qaawan ay banaanbaxaan, Xabadka oo qaawanna ayey ku qortaan (Women Rights) si ay xuquuqdooda u helaan. Iska jir Banaanbaxa Waraabayaashu Qorsheeyaan. Waa iga Talo. Allaah ha badbaadiyo Dhamaan Haweenkeena iyo Annagaba, Aamiin, Aamiin, Aamiin. FG : wixii ka khaldan ka sax, wixii ka dhimanna ku dar.
2 6166Loading...
07
Nimanyahow Horta su'aal "gabadh kasta Sandakan kaanool baa gacanta usuran" maxaa hablihii helay, taan arkaaba way buktaa? 🤣
3 1671Loading...
08
Waxaan marayaa heerkaas noloshayda oo aan iska ilaaliyo muranka. 1+1=5  xitaa hadaad iisheegto dhab ahaantii waad saxantahay. Baashaal baashaal. 😁
3 0752Loading...
09
WAR SOOMAALI DHIB BADANAA. Afar Nin oo mid Soomaali yahay, midina Sacuudi yahay, midna Kuweyti, midna Masri yahay, ayaa Hal Digaag wada iibsaday, ka dib wey Gowraceen, weyna kariyeen, waxeyna ku Heshiiyeen Ninkii sheega Aayad Quraanka ka mid ah oo ka hadleysa Xubinta uu ka doonayo Digaagada inuu Cuno in la siin doono Xubintaas:- 1- Kii Sacuudiga ayaa bilaabao oo Akhriyey Aayadda Oraneysa:- ( واخفض لهما جناح الذل من الرحمه ). Oo Macnaheedu yahay (U dhaadhici Labadaada Waalid Dhinacaaga Naxariista). Haddaba kaasi Nasiibkiisu wuxuu noqday Labada Garab. 2- Kii Kuweytiga ayaa ku Xigsaday oo isna Akhriyay Aayadda Oraneysa:- ( والتفت الساق بالساق ). Oo Macnaheedu yahay (Markay Lugtu Lugta kale ku Laabanto ). Kaasna wuxuu helay Labada Lugood. 3- Kii Masriga baa isna Akhriyay, Aayadda dhaheysa:- -( الم نشرح لك صدرك ). Oo Macnaheedu yahay (Soow maanan kuu Waasicinin Laabtaada). Kaasna Laabta ayuu Nasiib u yeeshay. 4- Kii Soomaaliga Aayadba waa u Suuro geli weysay inuu sheego si uu u helo Qeybtii uu Digaaga Nasiibka uga heli lahaa. Intii uu Fekeraayay ayey Saaxiibadii Seexdeen. Fursadaas ayuu ka Faa'ideystay, markiiba kolkaasuu Digaagii oo idil wada Cunay Lafihiina Qariyay kkkk. Markay soo tooseen ayey iyagoo aad ugu Xiiso qaba Digaagii weydiiyeen Soomaaligii oo ay ku yiraahdeen Aaway Digaagii ?. Kolkaasuu isna Aayadiisii soo Tuurtay oo yiri:- ( فطاف عليها طائف من ربك وهم نائمون ). Oo Macnaheedu yahay (Mid socoto ah ayaa Xagga Rabbi uga yimid iyagoo Hurda). Yaab badanaa, Soomaalida wax ka dhib badan Adduunka ma jiro, Waxaadba mooda iney Dadka Dunida jooga ay ka Damac badan yihiin. Abdulkadir Uukow @Xikmadosom @somalibooks
3 4374Loading...
10
( ومن لم يحكم بما أنزل الله فأولئك هم الكافرون ) و ( فأولئك هم الظالمون ) [ المائدة : 45 ] ( فأولئك هم الفاسقون ) [ المائدة : 47 ]
3 2791Loading...
11
Qabyaalad qurun weeye tuugadey u tahay quud 🦅🤐
3 6131Loading...
12
Gabar ayaa Hooyadeed ku tiri: Hooyo Laba Bilood dhiig caado iskuma arag. Hooyadii ayaa kaadi ka qaaday. Waxaa lagu yiri: Uur ayeey leedahay. Hooyadii oo xanaaqsan oo murugeysan ayaa Gurigii timid. Aabe iyo Hooyo oo wada fadhiyo, ayaa Gabadhii wacay, kuna yiri: yaa ku uureeyaya. Uma jawaabin ee Telephone ayeey wacday, waxa yar kadib waxaa yimid Nin taajir ah oo Magaalada Caan ka ah. Waxa uu yiri: Aniga ayaa Uureeyay, laakin xaaladda aan ku suganahay iyo qoyskeyga oo Hodon ah iyo Adinka oo fakhri ah gabadhaan ma guursan karo. Laakin hal balan ayaan idinka qaadayaa, haddii ay Gabar dhasho waxaa idin siinaa Hal Milyan Dollar , Guri iyo Gaari, haddii ay Wiil dhashana Laba Milyan Guri iyo Gaari, Haddi ay Mataano dhasho 4 Milyan 2 Guri iyo 2 Gaari. Waana igu ballan ayuu yiri, Waana istaagay. Waxa kale uu yiri Taajirkii, laakin haddii ay waxba dhali weeydo maxaa la sameeynaa? . Aabihii Gabadha ayaa garabka ka taabtay Taajirkii kuna yiri: Haddii ay wax dhali weeydo dhib male, mar kale ayaad u noqee si ay Uur u qaado.
4 0913Loading...
13
⭕️🔻 𝗖𝗼𝗺𝗺𝘂𝗻𝗶𝘁𝘆 ++ ❗️❕ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ┌ @Diinteenna_Macaan ├ @Al_xakiim ├ @Quruxdaislaamka ├@Hidaayatu_Rabi ├ @hogaan_Dumar └ @Dhaqan_wanaag) ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @XikmadoSom ├ @Dhiiragaliye ├ @Mucaashaq_Jacayl ├ @AishaAhmed99 ├ @QalbiDhaye143 ├ @kalimakariim ├ @xaqiiqadanolosha ├ @Albaanichannel252 └ @Ruuxda ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 𝗷𝗮𝗰𝗮𝘆𝗹𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗼𝗿𝗮𝗮𝗵 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ├ @Dareen_side ├ @Hasancaashaq) ├ @daren_jaceyl ├ @Mohametahmed ├ @Noqoxiddig ├@FAAIDOCHANEEL └ @DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @𝗠𝗮𝗮𝗻𝗵𝗮𝗴𝗲 ├ @𝗳𝗮𝗿𝘀𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮 ├ @𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯𝘁𝗶𝗿𝗲1 └ @KobciAqoontaada2 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @somalibooks ├ @Somalilibrary └ @kobciyebooks ━━━━━━━━━━━━━━━━ 💎𝗽𝗿𝗲𝘀𝗲𝗻𝘁𝗲𝗱 by @zomalibot ━━━━━━━━━━━━━━━━
4 4721Loading...
14
Shakiga dila dadka Xarun caafimaad oo lagu baaro dadka, ayaa waxaa isku mar yimid labo nin oo midkood uu la il darnaa dhawr cudur, halka kan kalena ahaa mid iska shakisan, caafimaad qaba oo aan wax cudur ahi hayn. Dhakhtarkii ayaa khaldamay, waxa uuna si kama' ah ugu dhiibay warqaddii natiijada ee ninkii xanuunsanaa kii caafimaadka qabay, halka uu warqadihii ay ku qornaayeen dhawrka xanuun ee laga helay ninkii xanuunsanaa siiyay wadaadkii caafimaadka qabay! uu Aad ayuu u farxay bukaankii la khalday ee isu maleeyay in uu caafimaadka qabo, oo sidii isaga oo dib loo dhalay waxa uu dhex galay noloshiisi caadiga ahayd, isaga oo wax badan cabbay, cunayna xataa cuntooyinkii hore looga reebay. Saaxiibkeenki soo qaatay warqadaha dhawrka cudur ugu qornaayeen, aad ayuu u murgooday, waxa uuna ka quustay nolosha, isaga oo ka dhex baxay dadkiisi, oo waxa uu yaraystay cabbista, cunista iyo dhan, muddo ka dibna waa uu dhintay!. dhaqdhaqaaqa oo Shakiga iyo is-moodsiisku waxa uu dilaa qofka. In uu qof iska dhaadhiciyo jiritaanka shay' waloow beenba ha noqdee, waa ay adagtahy in uu ku qanco wax ka duwan is- moodsiiskiisa. Qofka in uu wax fisho, suureysto ama maleeysto intuba waxa ay ka qayb qaataan, in uu qofkaas ku dhex noolaado wixii uu maleystay, suureytay ama fishay. Haddii aad maleysatid xanuun waxa aad la nooleeysaa xanuun. Filashada walwalku waxa ay keentaa walwal. Suureeysashada cabsidu waxa ay horseeddaa cabsi. Qofku waxa uu is-moodsiiyo ayuu helaa. Nin beeraleey ah ayaa SOO booqday guriga nin falysafuuf xakiim ahaa, uuna aad u qaddarin jiray. Xakiimkii ayaa ka codsaday ninkii beeraleeyda ahaa in uu la qadeeyo; isaguna waa uu aqbalay, laakiin waxa uu ku dhex arkay saxankii qadada in ay qoroto ku jirto, balse waxa uu ku ixtiraamay xakiimkii in uusan ka hadlin, maleeyay in uuba cunay qorotadii. waxa uuna Ninkii waxaa laga qabtay caloosha, aad xanuunsaday. Maalintii labaad ayuu ku soo ayuuna 1 noqday xakiimkii uuna ku yiri: shalay waxa aan cunay qoroto saxanka aad qadada nagu siisay ku jirtay! Laakiin xakiimkii ayaa u sheegay, in aysan ahayn qoroto nool, balse uu ahaa sawir xagga sare ku sawirranaa, oo uu saxanka dhalada ahi qabanayay sawirka. Laakiin waxaa sii yaab badan, in ninkii isla daqiiqadaas uu caafimaaday, calooshiina laga fuqay. Qofku waa waxa uu iska dhaadhiciyo, inta badanna aadanahu waxa ay la noolyihiin xanuunno aan jirin, balse ay iska dhaadhiciyeen, kadibna ay ku qanceen, ilaa ay isaga beddeleen xaqiiqooyin aan la beenin karin. Waxa ninka beeraleeyda ah caloosha ka hayay ma ahayn cudur ka dhashay qoroto uu laqay, laakiin waxa uu ahaa malaysashada, sawirashada iyo shakiga oo ah dilaa qarsoon. Waxa uu yiri Ibnu Siina: "Shakigu waa cudurka barkii"!. Waa lakala shakiyay
4 7304Loading...
15
Ereyada khiyaaliga ah ee lagu qanciyo dhalinyartan soomaaliyeed ee jahwareerku isku dhiidhiibo waxaa kamid ah "Dadka qurbaha Jira stress ayaa Ku badan". Anigu waa kasoo hor jeedaa ee I dhagayso " markii la dhaho dhalinteena soomaaliyeed waxaanu Ku nool nahay nolol aad u jahwareersan oo aanan deganayn taas oo dhalinteena Ku kalifta inay tahriibaan oo meeshay nolol wanaagsan Ku tuhmayaan doontaan". Jaamacadaha Somalia oo dhan waxaa sanad walba kasoo baxda arday Ka qalan jabisa kuliyadaha ugu badan ee dalka laga Barto haddana markay soo baxaan Waxa laga yaabaa percent ahaan in %.001 ay fursado shaqo helaan inta kalana meel cidlo kusoo dhacaan Alle ayaana u maqan. Haa dhalinteena waxaa u sabab ah in ay tahriibaan shaqo la'aanta Ka jirta dalka iyo in kumanaan kale galabtii si qurux badan usoo labistaan Laakiin ay Ku danbeeyaan fadhi Ku dirir "Maxaa dhacay,siyaasadi halkee marin,adiga kawaran ciyaartii xalay iyo su'aasha Kala dishay ee ah, dagaalkii reer hebel halkee Ku danbeeyaa iyo reer kaasi kursi bay naga dhaceen". Kasoo gudub Bal nolosha kale ee taala qurbaha aanu eegno " way jirtaa in dhaqaalaha sanadahan danbe ay soo adkaanayaan caalamku Laakiin 100%100 way Ka nolol wanaagsan tahay tan Somalia wayna Ka fursad badan tahay. Ninka dhalinyarada ah ee Ku nool qurbaha wuxuu shaqeyn ugu yaraan 8 saac amaba kasii Yar kadib wuxuu galin waxbarasho,kasoo gudube waqtiyada u haray wuxuu u qeybin GYM iyo Hurdo Ku filan, Isla maalinta kalana intaas ayuu samayn oo noloshiisa oo dhan Waxay Ku wareegin xayndaab aan u ogolaanayn inuu saacado badan fadhiyo kursi oo uu wax aanan macno lahayn Ka doodo. Haah hadda waa ila fahantay fikirkayga sow maaha " Yaa stress-ku hayaa ma annaga Somalia kunool Mise kuwa qurbaha kunool ?. W/Q Yasser Abdiladiif
4 2313Loading...
16
Oday ayaa Wiilkiisii yaraa ku yiri: u tag Ninka Farmashiyaha ee iiga soo qaad Kaniiniga Buluugga ah ee Ragga kaliya ay isticmaalaan. Hana kuu soo sheego sida loo cunayo. Wiilkii ayaa u tagay Ninkii Farmashiyaha, Kaniinigii ayaa loo soo dhiibay. Waxaana lagu yiri: 6-dii Saacba Hal Xabo ha cuno. Wiilkii Kaniinigii ayuu u geeyay Aabihii, laakin waxa uu khalday sida loo isticmaalayo, Halkii uu dhihi lahaa, 6-dii Saacba, Hal xabo. Ayuu ku yiri: Halkii Saacba 6 Xabo. Maalma kadib ayaa Dhakhtarkii waxa uu wadadda ku arkay wiilkii, waxa uuna ku yiri: Aabe ka waran?. Wiilkii ayaa yiri: kaniinigii waan u geeyay waana u sheegay in Halkii Saacba uu 6 Xabo cuno. Dhakhtarkii oo Naxsan ayaa yiri: Aabe Hadda ma noolyahay. Wiilkii ayaa yiri: waa noolyahay, waana kuu mahadcelinaayay. Laakin Arin kale ayaa Xaafadda ka jirto. Hooyo waa dhimatay, Macalimaddii Guriga wax igu bari jirtayna meel ay jaan iyo cirib dhigtay waa la la'yahay. Jaariyadii Guriga joogtayna Isbitaal ayeey ku jirtaa. Naag Xaafadda deganeyd oo aan weligeed wax dhalinna Uur ayeey leedahay
4 1945Loading...
17
Sawirkaan waxaa la qaaday 1980dii, ninka sawirka ku jira waxaa lagu magacaabaa Shimizu. Ninkaan jimicsi ma sameen, jiim ma aado, habeenkii xilli danbe ayuu seexdaa, cuntada siduu rabuu u cunaa, muxuu sameeyay si uu u helo jirka nuucaan ah ? Shimizu sirtiisu maahan mid qarsoon, Shimizu waa qofka fadhiya geeska bidix ee Sawirka, ninka taagan ma aqaan.
4 7848Loading...
18
Ka Faa’iideyso Fursada ku soo marta! 1. Subax kasta markuu waaga baryo Fursad ayaa laguu soo bandhigaa. Adigay ku jirtaa inaad ka faa’iideysato ama lumiso. Inaad wixi shalay kaa qaldamay ku saxdo ama ku sii qaribto 2. Goortii fursad Albaabkaada soo garaacdo ha u oggolaan in Cabsi dib kuu celiso. Ka fur Albaabka oo qabso fursadaa sababtoo ah fursado isku mid ah laba jeer ma soo noqdaan 3. Dadku waa laba qeybood: Kuwa dhibaato ka dhex arka fursad kasta, iyo kuwo fursad ka dhex arka dhibaato kasta. Labadaa midka aad tahay adiga ayaa garanaya 4. Qof kasta mar buu helaa wixi uu weligii jeclaa ama ku riyoon jiray noloshiisa balse nasiib darro marki uu fursadaa dahabiga helo ayuu dayacaa, dib u noqdaa halki uu horay u socon lahaa. 5. Xusuusnow, Fursaduhu marnaba ma lumaan; qof kale ayaa qaadanaya tii aad khasaarisay 6. Wax kasta nolosha ku soo mara waxaad ka dhigan kartaa fursad aad ku guuleysato ama caqabad fashil & guuldarro kuu horseeda. Kala xulashada adigaa leh 7. Waxa ugu dambeeya aan ka shalayno waa fursadihi na soo maray oo aynaan ka faa’iideysan 8. Goortii albaab xirmo mid kalaa furma. Balse waxaan mudo dheer sii eegnaa albaabki xirmay annagoo ka shalayna, waxaana ku guuldareysanaa inaan aragno albaabki kale ee noo furmay 9. Ha iska sugin weligaa in Fursad kuu timaado, adigu abuuro sababtoo ah hadii aadan isku dayin oo ficil sameyn ma jirayso fursad aad ku guulaysato 10. Marnaba ha is dhaafin fursada ah qof ku Jecel, ku daneeya, diyaarna u ah in uu ku daryeelo. Marnaba ha ku ciyaarin dareenka qof ku jecel, ha dhaawicin qalbigooda sababtoo ah hubaashi maalin intaad baraarugto ayaad garan doontaa inaad dayaxa weyday kolki aad xidigaha tirineysay
4 8826Loading...
19
Codadka shimbiraha, qosolka carruurta, jabaqda dhirta, codka hoose ee uu ku ooyo, aabbaha xalka u waayay xaalka carruurtiisa. Ilmaha uurka hooyadii ku jira, odayga sariirta dhimashada saaran, ninka naagtiisa khiyaamaya, naagta soo noqoshada ninkeeda sugaysa rajada ay qabto. Saaxiibada is waayay, deriska cusub ee is baranaya, ilmaha iskuulka bilaabaya, askariga dagaalka u baxaya dhiirranaanta uu dareemayo. Sanqadha siiriga booliiska taraafikada, quruxda jacaylka ugub, qeylada kuwa is qaba, codka dheer ee xaakimku ku kala furayo lammaanaha, nolol cusub naawilidooda. Dhiirranaanta kuwa guuldarraystay, rajada kuwa soo kabanaya, quusta kuwa ku daalay dhawrista wax khayr leh iyo ka quusadkayga in aan dib u helo xasiloonidaydii, waa qeyb yar oo kamid ah nolosha koonka ee iska soo horjeedda.
4 6995Loading...
20
⭕️🔻 Community ++ ❗️❕ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ┌ @Diinteenna_Macaan ├ @Al_xakiim ├ @Quruxdaislaamka ├ @Hidaayatu_Rabi ├ @hogaan_Dumar └ @Dhaqan_wanaag ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @XikmadoSom ├ @Dhiiragaliye ├ @Mucaashaq_Jacayl ├ @AishaAhmed99 ├ @QalbiDhaye143 ├ @kalimakariim ├ @xaqiiqadanolosha ├ @Albaanichannel252 └ @Ruuxda ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ├ @Dareen_side ├ @Hasancaashaq) ├ @daren_jaceyl ├ @Mohametahmed ├ @Noqoxiddig ├ @FAAIDOCHANEEL └ @DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @maanhage ├ @farsamada ├ @haqabtire1 └ @KobciAqoontaada2 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @somalibooks ├ @Somalilibrary └ @kobciyebooks ━━━━━━━🔺━━━━━━━━━ 💎Presented by @zomalibot ━━━━━━━🔻━━━━━━━━━
5 0732Loading...
21
Qof kasta oo waalan haddii la weeydiiyo. ma waalan tahay? Waxa uu ku leeyahay : Maya, ma waalni. Adigu Hadda ma waalantahay? Waa Su'aal Haa iyo Maya midna aadan uga jawaabi karin. Ileeyn Adigu isma Hubtide, Haddii aad HAA tiraa, waxaad noo sheegtay in aad waalantahay. Haddii aad MAYA tiraana waxaad Bixisay Jawaabtii Dadka waalaan
5 2843Loading...
22
Mid cabtooy ah oo Dugsi Qur'aan ag marayay ayaa maqlay Macallinkii oo Ardaydii ku leh. ( Laan wax male) . Cabtooygii Inta ku soo leexday ayuu yiri: war ilmaha beenta ka daa, Laan waxa uu leeyahay Caleene. Qofka wax si ka yihiin, iyo Qofka aan wax hubsan, waxa ay dhiibtaan Jawaab aan ku habooneyn ula jeedada ficilka
5 6064Loading...
23
Asc Dhalinyaro Waxaan wadnay Tijaabo Yar adeega Somali-Comminitiy 2 minit Waa Delet..
831Loading...
24
Goorma ayaad adoonsateen dadka iyadoo, hooyooyinkood ay xornimo Ku dhaleen "Cumar bin khataab"
6 1840Loading...
25
TACSI إِنَّا ِلِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ, Hawlwadenada channel-kan waxan tacsi udiraynaa qoyska qaraabada asxaabta. Iyo shacabka somaliyeed uu kabax AUN. (Abuukar ibrahin maxamed) Oo ahaa Ownerka channelkan Abdulkadir uukow aabihi. Waxaan marxuumka ilaahay uga baryeynaa inuu naxariistii jano ilaahay kawaraabiyo qoyskii iyo qaraabadii asxabtii uu kabaxay ilaahay samir iyo iimaan saadiqa kasiiyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN إِنَّا ِلِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ,
6 9711Loading...
26
Media files
6 4911Loading...
27
Wuxuu Yiri : "Xataa doolligii aad ka cabsan jirtay ee aad iga codsan jirtay in aan dilo.. wuxuu ii yimid markaan kala tagnay kaddib, waxaa uu na igu yiri: ma taasaa tii aad rabtay in aad darteed ii disho.. balaaya hele"
6 2804Loading...
SUBAX WANAAGSAN. Lacagtu waxay u beddeshaa daacadnimada khiyaano, jacaylna waxay u beddeshaa nacayb, nacaybna waxay u beddeshaa jacayl, wanaagna waxay u beddeshaa xumaan, xumaantana waxay u beddeshaa wanaag, addoonka waxay u beddeshaa sayid, sayidkii na waxay u beddeshaa addoon , nacasnimadana waxay u beddashaa xigmad, xigmaddana waxay u beddeshaa nacasnimo." Waxay doonto ha samayso baastaradu 😁, waa inaad heshaa.. Sannadkan Akoonkaaga ma biirisay?
Mostrar todo...
😁 18 5
Waxaan dareemay saaxiibka ugu wanaagsan ee Kuu sheekayn Kara inay yihiin kutubta noocyadooda Kala Duwan ee aadka muhiimka u ah.
Mostrar todo...
👍 44👏 2 1
Illahay Ha u naxriisto walaal Ahmed Uukow Dulmigiisa Cidii ka qayb qaadatay Alle ayaan ugu baryayaa in aduun iyo aakhiraba uu ka jaaziyo
Mostrar todo...
😢 40👍 3 2
💞➰Community ++ ♨️♨️ ━━━━━━━🔺━━━━━━━━ 111k+ 📚Somali Free Books 📙 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 53k+ 📘Somali Librarians 📒 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 32k+ ✨Xikmado iyo murti🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 31k+ 📘Kobciye Books📗 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 23+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 21+k 🪴Dhiirigaliye nolol🍀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 19+k ⚙️Hoyga Farsamda💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 🧠 Dunida suugaanta👅 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 👤Quruxda islaamka🫂 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🪢 alxakiim channel 👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ ➰xaqiiqada Nolosha🪜 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🌱Dareen Side channel🪴 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k+ 🧚 Som Motivation🤳 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 💹 Hassan Caashaq ❇️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♨️ Qalbiyadeena 💢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🔴 Guulaayso bet 🟢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧩 Faiido Channel🪝 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 👩 Hogaan Dumar 🧕 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 💬 albaani channel 🗯 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k 📒 Qoraalo kooban 👀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🍇 Nuxur Side 🌬 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🌎 Haqabtire Online⚡️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 Ruuxda channel 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 MaanHage School 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ ━━━━━━━━━━━━ ⭐️ All Channels ➡️ JOIN ALL ━━━━━━━━━━━━ anti-delete 🔝12hrs in channel
Mostrar todo...
5👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
37👍 7
Banaanbixii Ariga In aad Akhriso waa kuu Muhim, laakin khasab ma ahan. Habeen ayaa Qowsaar, Arigii ku soo xareeyay Mooradii, dhinac kasta waxa uu ka dhigay Ood adag si ay Dugaagta uga badbaadaan. Habeen Barkii ayaa waxaa yimid waraabayaal baahan, waxa ay waayeen meel ay ka soo galaan Moorada. Dib ayeey u noqdeen si ay u helaan Talo ay ku galaan. Talo ayey gaareen, dib ayeey u soo noqdeen iyaga oo Safaf dheedheer ku jiro watana Tabeelayaal oo dhigayo Banaanbax abaabulan oo ay ka hor dhigeen Gurigii Qowsaarka. Iyaga oo ku qeylinayo Arigu ha xuroobo, Xuquuqda Arigu waa lama taabtaan. Markii Arigii uu maqlay Shanqarta Banaanbaxa ka socdo guriga Qowsaarka ee lagu difaacayo Xuriyadda iyo Xuquuqda Ariga. Arigii waa kacay waxa uuna bilaabay in uu Oodii ku jajabiyo Geesihiisa iyo Cidiyihiisa si ay u difaacdaan xuriyadooda. Oodii weey wada jajabiyeen, waxa ayna isla habeenkii ku carareen Duurkii mugdiga ahaa. Waraabayaashiinaa waa ka daba carareen, Qowsaarkiina waa ka daba cararay isaga oo qeylinayo oo Ku tuurtuurayo Ushiisii. Taasi waxba uma tarin, wuuna daalay kadibna waa iska fadhiistay. Arigii iyo Waraabihii waxa ay iskula bexeen Meel banaan oo ka fog Mooradii iyo Qowsaarkii. Habeenkaasi waxa uu u ahaa Habeen Musiibo ah Arigii Xuriyadda helay, waxa uuna u ahaa Habeen Farxad u ah Waraabihii Baahnaa. Maalintii xigtay Subaxdii markii Qoraxdii soo baxday, Qowsaarkii waxa uu arkay Arigii Xurta ahaa, Lafahoodii, Uuskoodii, Maqaaradoodii oo midba meel yaal, muuqaal aan Xuriyadda Aragi u fiicneeyn. Taasi waa sheeko dhalnteed ah, Laakin aan u soo qaatay Tusaalaha Dhabta ah, ee Waraabayaasha Aduunku ay ku raadinayaan Xuriyaada Haweenka Muslimiinta ah, muuminiita Dhowrsan ah, ayna ku leeyihiin ka xurooba Guryaha waalidiintiin, Saygiina iyo Eheladiina, iska Tuura Xijaabka, iyo Shuruudaha adag ee dhowrsanaanta Diinta, ku dhaqaaqa Banaanbaxyo aad ku raadsaneysiin Xuriyadiina. Hadafku ma ahan Xuriyadda Haweenka Islaamka ee waa Xuriyadda Waraabahu uu ku cidleeysan lahaa Haweenka Islaamka. Habloow Ha qaadanina oraahdii aheyd "Waddo kasta Magaalada Rome ayey tagtaa, ( every Road goes to Rome) ee Noqda Sidda Magaaladda Maka Al Mukarama , kii awoodo ee shuruudahana buuxiyo ayaa tagi karo, man istadaaca ileeyhi sabiilaan. Ogow Xuriyadda Haweenka ee laguu sheegaa Qaarkeed in ay tahay Go'aan ka soo baxay Shirkii Waraabayaasha Caalamka. Maalmahaan Haddii aad aragtay waxaa lagu soo kordhiyay Banaanbaxa Haweeka in iyaga oo wada qaawan ama qeyb ahaan qaawan ay banaanbaxaan, Xabadka oo qaawanna ayey ku qortaan (Women Rights) si ay xuquuqdooda u helaan. Iska jir Banaanbaxa Waraabayaashu Qorsheeyaan. Waa iga Talo. Allaah ha badbaadiyo Dhamaan Haweenkeena iyo Annagaba, Aamiin, Aamiin, Aamiin. FG : wixii ka khaldan ka sax, wixii ka dhimanna ku dar.
Mostrar todo...
🥰 16👍 7
Photo unavailableShow in Telegram
Nimanyahow Horta su'aal "gabadh kasta Sandakan kaanool baa gacanta usuran" maxaa hablihii helay, taan arkaaba way buktaa? 🤣
Mostrar todo...
🤣 33😁 12👍 4
Waxaan marayaa heerkaas noloshayda oo aan iska ilaaliyo muranka. 1+1=5  xitaa hadaad iisheegto dhab ahaantii waad saxantahay. Baashaal baashaal. 😁
Mostrar todo...
👍 17😁 5😢 2

😁 30 9👍 8
( ومن لم يحكم بما أنزل الله فأولئك هم الكافرون ) و ( فأولئك هم الظالمون ) [ المائدة : 45 ] ( فأولئك هم الفاسقون ) [ المائدة : 47 ]
Mostrar todo...
👍 24