قناة د. فتحي محمد محمود
Ir al canal en Telegram
قناة دعوية لنشر العلم والثقافة العامة
Mostrar másEl país no está especificadoLa categoría no está especificada
816
Suscriptores
Sin datos24 horas
-27 días
+1130 días
Archivo de publicaciones
Halkaa ha iska diiwaan galiyo qofkasta oo doonay inuu kitaabka Dhigto waa (xaadirskii)
ASC Ogaysiis: *Kitaabkii 2aad waxa uu innoo bilaabmi Doonaa *Khamiista Dambe* 16/10/2025.
In sha Allaah.
Alxamdulilaah Kalimaad Aad u qiima Badan away culimadu Inna Sii yeeen ilaahay miizaanka xasanaadka ha ugu daro innagana ha innagu anfaco.
ARDAYDII IS DIIWAAN GAL I SAY KITAABAKANA DHAMAYSATAY QAYBTA ONLINE KA SHAHAADOOYINKII OO LOO DIYAARIYAY INSHA ALLAAH WAA INNOO SALAADD SUBAX KA DIB
Fadlan Sida ugu dhakhsaha badan ha LA ISU dii waan galiyo 1:30_5:30PM intake wixii k dambeeya Lama aqbalayo.
https://forms.gle/SUYGWQfuD7xRyQTNA
Arday Kitaabka Dhamaysatay halkan ha is ka dii waan galiyaa
1. Magca oo Dhammaystiran oo Carabi ah.
2. Goobta sad dagantahay.
3. Kitaabka M dhmaysatay mise wax baa kuu hadhay.
4. Nombarka.
