Wararka Tube 24
Closed channel
Ku soo dhawoow Qolka Wararka Tube 24 📺 Halkan kala soco warar cajiib ah, dhacdooyin layaab leh, iyo xog dhab ah oo dunida ka dhacayso🌍🔥 📌 Nagu xiro: ▶️ YouTube: https://youtube.com/@wararka-tube-24?si= 📘 Facebook: https://www.facebook.com/profile.ph
Show more193
Subscribers
No data24 hours
-17 days
-430 days
Data loading in progress...
Similar Channels
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
June '26
June '260
in 0 channels
May '260
in 0 channels
Get PRO
April '260
in 0 channels
Get PRO
March '26
+1
in 0 channels
Get PRO
February '26
+3
in 0 channels
Get PRO
January '26
+8
in 0 channels
Get PRO
December '25
+127
in 0 channels
Get PRO
November '25
+58
in 0 channels
Get PRO
October '25
+22
in 0 channels
| Date | Subscriber Growth | Mentions | Channels | |
| 03 June | 0 | |||
| 02 June | 0 | |||
| 01 June | 0 |
Channel Posts
Wariye ka tirsan Aljazeera oo la dhaho Axmed Daha ayaa xalay wareysanayay masuul Yuhuudi ah markaas ayuu weydiiyay su'aal ahayd:
Maxaad usoo bandhigi la'dihiin saameynta dagaalka, dhibka uu geysto saaruuqa, iyadoo la ogyahay iney Iran soo tuurtay iyo halka uu ku dhacay? Maxay tahay sababaha amni ee aad u diidan tihiin in muuqaalo laga soo duubo!?
Khabiirki wuxuu ku jawaabay; Marka uu weerarka dhaco waxaa goobta isagu imaanaya gurmadki caafimaadka, deb dembiski, ciidanki iyo cid walboo ay quseyso, marka waxaan diideynaa in muuqaaladaas Iiraan aragto oo marka kale duqeyn sameyso halkaasna uu ka dhaco khasaare badan.
Wariyihi wuxuu yiri; Waa runtaa, waana kugu raacay sababtoo ah sidaas ayaad sameyn jirteen marka aad Qaza duqeysaan, waxaadna duqeymo labaad ku disheen gurmadka caafimaadka, deb demiska iyo cid walboo caawinaad u timid.
Khabiirki wuxuu yiri: Haddii aan ogahay in aad noocaan tahay wareysi ma bixiyeen, mar kalena ma imaanaayo.... Wuuna baxay!! 😁😁
Wariyahan Masriga ah waa cajiib.
Available now! Telegram Research 2025 — the year's key insights 
