cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking ยซAccept allยป, you agree to the use of cookies.

avatar

Mucaashaq hore

Channel-kaan waxaa loo sameeyey dumarka soomaaliyeed si loogu amaano misana loogu weyneeyo .

Show more
Finland3 345The language is not specifiedReligion & Spirituality96 245
Advertising posts
533
Subscribers
+524 hours
+287 days
+8930 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Photo unavailableShow in Telegram
My heart can't take this damage. ๐Ÿ’”๐Ÿ’” Qalbigeyga ma xamili karo dhaawacan. ๐Ÿ’”๐Ÿ’”
Show all...
๐Ÿ’” 2
Photo unavailableShow in Telegram
Shumac aadmi kuu daaray Koley waa shan maalmoode Shida laanbad kuu gaar ah๐Ÿคž -๐Ÿ‘‹โค๏ธ
Show all...
๐Ÿ‘ 3
Photo unavailableShow in Telegram
ุงู†ุช ุจู‚ู„ุจูŠ ู…ู‡ู…ุง ุญุงู„ุช ุงู„ู…ุณุงูุงุช ุจูŠู†ู†ุง.๐Ÿ’–โœˆ Qalbigeyga ayaad ku jirtaa masaafo kasta oo noo dhaxaysa.โœˆ๐Ÿ’–
Show all...
โค 3๐Ÿ‘ 1๐Ÿฅฐ 1
Photo unavailableShow in Telegram
ุฃุฎุงู ุนู„ูŠูƒ ูˆูƒุฃู†ูƒ ุฎู„ู‚ุช ู…ู† ู‚ู„ุจูŠ.โค Waxaan kaaga baqaa sidii mid qalbigayga lagu abuuray.โค
Show all...
โค 2๐Ÿฅฐ 2๐Ÿ‘ 1
Photo unavailableShow in Telegram
ู„ุง ุชุฎุชุฑ ุงู„ุดุฎุต ุงู„ุฌู…ูŠู„ ุŒ ุงุฎุชุฑ ุงู„ุดุฎุต ุงู„ุฐูŠ ูŠุฌุนู„ ุญูŠุงุชูƒ ุฌู…ูŠู„ุฉ. ๐Ÿ’ž๐ŸŒฑ Ha dooran qof qurux badan, dooro midka noloshaada ka dhigaayo nolol qurux badan.๐Ÿ’ž๐ŸŒฑ
Show all...
๐Ÿ‘ 3
Photo unavailableShow in Telegram
ุงุญุชูุธ ุจู‚ู„ุจูƒ ุŒ ู„ุดุฎุต ูŠุณุชุญู‚ู‡. ๐Ÿ–ค Ku xafid qalbigaaga qof uqalma. ๐Ÿ–ค
Show all...
โค 3๐Ÿ‘ 1๐Ÿ”ฅ 1
Photo unavailableShow in Telegram
โ€Œโ€Žโ€Œโ€Žู…ู† ูŠุฑูŠุฏูƒ ููŠ ุญูŠุงุชู‡ ูŠุนุฑู ุฌูŠุฏุง ูƒูŠู ูŠุญุงูุธ ุนู„ูŠูƒ Kan kuu rabo noloshiisa wuu yaqaana sida uu kuu ilaalinaayo
Show all...
โค 3
As asxabta igu xiran Waxaan idin ogeysiina In beri ay tahey Maalinta sagaalaad Ee bisha muxaram ูŠูˆู… ุนุงุดูˆุฑุงุก Waa maalintii uu allah nabi muuse iyo qoomkiisa Uu kabad baadi fircooni iyo qoomkiisa Hadii ad soonto maalinka 10 aad Ee bisha muxram Waxaa laguu dhaafaya sanadkii lasoodhafey danbigii ad gashey Waxaa sunno ah In laga hormariyo maalin Ama laga danbeysiyo maalin Waxaa fiican In laga hormariyo maalin Si yahuuda lookhilaafo Beri oo isniin ah iyo maalinka talaadada An ka faa ideysano Sxp gaarsi inta an ogeen shere udheh ๐Ÿ™๐Ÿ™ Balanteena waa in an soono hadii uu alle nagaarsoyo l,aโœ…
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
Marabo Qalbigaaga inu qofkle ila yeeshoโค๏ธ๐Ÿ’ฏ
Show all...
โค 3๐Ÿ˜ 2
Photo unavailableShow in Telegram
Jecelku ma toosayo Lugihiisna kuma istaagi doono hadii la waayo xididka dareenka iyo xushmad .โค Haddi midkood lumo ama la waayo jecelkaas waa Curyaan๐Ÿ’”
Show all...
๐Ÿฅฐ 3
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.