cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Maan Hadal🧠

Halkaan kala soco xikmado iyo qoralo ku rali galiya 🧠 Aragtiyo saxan 🧿🧿 fariimo wanagsan ☯️ Dhambalo macan 💫💫Oraahyo cajipa 💦💦Xikmado nolosha ah ❇❇ Sheekooyin cajiiba 📚📚 Qoraalo xigmadeysan Waxii tala nagala soo xiriir 👉 @mukhtarmarkale

Show more
Finland507The language is not specifiedReligion & Spirituality7 268
Advertising posts
12 307
Subscribers
-124 hours
-77 days
+76130 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Photo unavailableShow in Telegram
runtu waa run xitaa hadii aan cid sheegeynin. beentuna waa been xitaa hadi calamkoo dhan sheegayo “go’aankaaga saxan ku adkeyso marxalad kasta” good night freinds
Show all...
👍 7
Photo unavailableShow in Telegram
Murugta waxa loo qaybiyay bini aadamkee Ku samir dhibaatada qaybta kugu soo hagaagtay 😢💊
Show all...
👍 6🥰 4🤨 1
Photo unavailableShow in Telegram
“hadad taqaanid naftaada waxba kaa dhibimeyso waxa lagaa leeyahy” arooryo suuban sxbyal;
Show all...
❤‍🔥 6👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 𝗕𝗬 : @halgnka @wadnojacayl @Darenjaceyl1 @dhiirigaliye10 @Maskax_maaal @noloshuwaaguul @Xikmadoiyodhiirigalin 𝗛𝗮𝗱𝗮𝗳𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗮𝗵 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯 𝘁𝗶𝗿𝗻𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗶𝘆𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻𝗲𝗲𝗱 𝗘𝗲 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗻𝗼 𝗴𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗜𝗻𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵. 💯📚🧠 ~ 𝗔𝗱𝗺𝗶𝗻 - @Wll_adnaan
Show all...
❤‍🔥 1
𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝘄𝗹𝗹 ♥
Photo unavailableShow in Telegram
“كي لا تموت مرتين لا تعود لمن خذلك!” “Si aanad laba jeer u dhiman, ha u noqon kuwii hoos kuu dejiyey!” guuleysta dhalinyero🤚🫡
Show all...
🕊 7
Photo unavailableShow in Telegram
diintu waxay leedahay gabadha yan lagaracin. qanuunku wuxu leyahay gabadha yan lagaracin. bulshadu waxay leedahay gabadhu yan lagaraacin. iyadana waxay ku leedahay kaaley igarac hadad regtahy. habeen wanagsan sxbayal🎆
Show all...
🤣 8👍 1
3 da qaacido ee xalka mushkiladaha: markay mushkilad ama dhibato iyo caqabad kula kulanto kaliya waxaa kuu banan 3dan qaacido mid kamid ah inad ku dhaqaqdo 1. XAL: dhibaatada meesha taala xalli (maaree) oo si toos ah uwajah si’aad wax uga badasho oo aad u xaliso 2. QANAC: hadii ad xalin kariweydo waa inaad dhibta sideeda ku qaadata oo aad udeysaa sideeda farahana ka qaada wax xal ah iyo fursad kale midna isku dhibin kuna raali noqotaa dhibta iyo caqabada sideedana udeysa 3. KATAG: hadi ad xalin kariweydey kuna qanci weydey kaliya waxaa kuu banan inaad gabi ahanba isaga tagto mushkilada iyo dhibaatad oo aad iska siideyso gabigeedaba waxa jirta qacida 4 aad oo lasheego lkn ani ahan matagersani waana in la iska indhotiro shibta ilamana ahan xal waaraya sido kale badana dadku waxay sameyan 4tan qaacido mid aan ahayn oo ah iney markey mushkilad so wajahdo calaacal iyo cabad la fadhiatan noloshana kadhacan SU’AAL: maxad samaysa markey dhibato ku qabsato 5tan qaacido? 1. xalka 2. qancid 3. katagid 4. iska indhotir 5. calaacal iyo oytin
Show all...
"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, Nagu Soo Biir Kama Qoomameyn Doontid. Sponsored ⬇️ @QALINKA24 @HOYGAJACAYLKA @Manhadal @WADNOJACAYL Www.youtube.com/@ogaalbulsho
Show all...
👍 1
🫵 KU-DHIIRRO 🫵
😢 JACEYL 😢
💪XIGMAD SIDE💪
🤯 MASKAX MAAL 🤯
🥰 SHEKOOYIN 🥰
🫵HORMARI HANKA🫵
❤️WADNO JCYL❤️
🫠RIYOOYINKA🫠
💪ISBADALKA GUSHA💪
😊WAAYA ARAG😊
🤯MAAN HADAL🤯
💪WADOYINKA GUSHA💪
😍WEHEL CAASHAQ😍
🤌HAGAHA NOLOSHA🤌
🫵 HANKAAGA 🫵
🤯AQOON KORDHIYE🤯
😍HOYGA FARXADA😍
💪DHIIRISO💪
🗂MAD'XAFKA🗂
🤯MUFAKIR🤯
🫨SOYAALKA🫨
😍HAYAANKA😍
💪DHAWAR ADEYG💪
💪DHIIRIYE💪
✊HADAFKA NLSH✊
🫱CILMIYE🫲
🫵 U-FIIRSO 🫵
🫠DAACAD CALI🫠
📚 SOM PDF 📚
📸BEST IMAGES📸
✍QORMOYIN✍
👍MADAALIYE👍
🫵NAGU SOO BIIR🫵
Photo unavailableShow in Telegram
mararka qaar sida kaliya ee aad ku badbaadi karto ama aad isku difaacikarto waa inaad weerar qaadaa. waa inadan sugin ilaa iyo intey dharbaaxadu kaaga dhacayso “hadeyba tahy qasab inad mar un dagalanto adiga weerarka qaad” سلام علي من اتبع الهدئ🖐️
Show all...
👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
“haduu ilaahey kheyr ama wanag kula doono xitaa cadowgaaga ayuu kugusoodhiibaya” had iyo jeer sidan wax u aragno iyo sida ilaahey wax u xugmiyo weykalafogtahy; salaam jaalayal 💖❤️‍🔥
Show all...
👍 9❤‍🔥 1😁 1